Erayxulashada Habboon Ee Dadka La Hadla Dadka Iyo Xilkasnimada Warbaahinta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Dadka la hadla dadka, marka ay seegaan ama dhayalsadaan erayxulashada; marka ay xulan waayaan erayada habboon ee aan xanafta iyo xasaradda abuurayn, isla markaa na ay warbaajintu na ilaaliso xilka saaran iyo masuuliyadda warbaahinta, waxa laga badbaadayaa xasarado halis ah oo bulshada dhib iyo qaybsanaan u horseedi kara.

ความคิดเห็น •