Ileyska VOA: Kheyraadka iyo biyaha Soomaaliya oo halis ku jira | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay daraasad cusub oo shaaca ka qaaday in kheyraadka oogada sare iyo biyaha Soomaaliya ay halis ku jiraan, sababo la xiriira isbeddelka cimilada, daraasaddaas oo uu daabacay machadka Heritage.
    Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

ความคิดเห็น • 4