SUNDUS AMA KOKO MID JACEYL U SHEEGO CEYDA CAAWA MACALIN DUGSI ISKU BADALAY AMIRA CAMBUULO NUMBARAGA😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • SUNDUS AMA KOKO MID JACEYL U SHEEGO CEYDA CAAWA MACALIN DUGSI ISKU BADALAY AMIRA CAMBUULO NUMBARAGA😂

ความคิดเห็น • 210

  • @fardowsoccali
    @fardowsoccali 3 หลายเดือนก่อน +48

    adno iyo amiira waa gabdho isku darsaday aqlaal wanaag xushmad iyo inta dumar laga rabay nolosha idin maciisho adna iyo amiira❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +3

      ma aragtay Hal qof baad moodaaba aqlaaqda xishoodka fur furnaanta dabeecad wanaaga farxada Quruxda funny nimada intaasba way ka sinan yihiin

    • @AfnaanSiidcali
      @AfnaanSiidcali 3 หลายเดือนก่อน

      Kkk m a ma amaantay ama waa ceysay​@@adoontiallesiman262

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +86

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤👍

    • @SouhaibDaher-b9f
      @SouhaibDaher-b9f 3 หลายเดือนก่อน +3

      Koko wankutakera❤😊😢

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 3 หลายเดือนก่อน +46

    Amiira waa gabar qalbi Wanagsan cambuulo waa walaakee❤😂

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim 3 หลายเดือนก่อน +72

    Cumeer bigfan legend waaye wllahi soo dawao suu ugu farxiyey zaki somali

    • @zeynabmaxamed3317
      @zeynabmaxamed3317 3 หลายเดือนก่อน +3

      Haa sido ufarxiyay xita uu ooyay 😢😊

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waxaas waa jiliin balse hampalyo

    • @ABUUALQaasim
      @ABUUALQaasim 3 หลายเดือนก่อน

      @@munamaanka8020 Hambalyo

    • @Liverpoolsomaliis
      @Liverpoolsomaliis 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaas ruwaayad waaye 😂

    • @abdiraxmankisaayi1284
      @abdiraxmankisaayi1284 3 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb dadka isku garado lama aha

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 หลายเดือนก่อน +10

    Koko iyado xala markii la dhahay yaa jeclaan lahayd in kula dalxiiiso mocalimu ayey dhahday kooko mocalimu aaday u ixtiraamtaa m. Allaah

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 หลายเดือนก่อน +37

    Allah is one prophet Mohammed scw 😊❤️😘

    • @BlackTiger-pp5vy
      @BlackTiger-pp5vy 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abti hadaadna english si fiican u garanayn somaligaga ku qor hada waxanad soo qortay waa dambiye

  • @Saciidasiman-s1i
    @Saciidasiman-s1i 3 หลายเดือนก่อน +22

    Team koko one like ❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 หลายเดือนก่อน +13

    Koko wiil kasto ka yar walalked waye naagtas warkeda mar hore cadeysay😅😅

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ku sali nabigeena the best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ( صلى الله عليه وسلم) ❤😊😊

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 3 หลายเดือนก่อน +20

    Amiiro walidii sundus aa kujirto😂😂😂😂😂😂

  • @Besthistoryworld1
    @Besthistoryworld1 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ceyda dumaashida ka hishow alla aniyaa😅😅😅

  • @muqtaar1726
    @muqtaar1726 3 หลายเดือนก่อน +6

    Caawa ciyaar baa meesha ka dhacday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mayzaabdirahman1113
    @mayzaabdirahman1113 3 หลายเดือนก่อน +7

    Macko macalimo iyo koko❤❤

  • @ruumaneygclmohamed3022
    @ruumaneygclmohamed3022 3 หลายเดือนก่อน +17

    Kusali rasulka scw

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ala manooli 😂😂😭 amiiro iyo macalimow funny

  • @NimcoApdirahmne
    @NimcoApdirahmne 3 หลายเดือนก่อน +14

    Bismilaah adno haday ku qabato aduunyada kula soo yaranaysa adno macalimo wad ka kicisEe😭🤣🤣

  • @Mariyamohamed2023
    @Mariyamohamed2023 3 หลายเดือนก่อน +33

    Adna iyo cayda 😂Tom and jerry 😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      booskii Asad buu galay Asad iyo Amiira saas ahaan jiray 😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 หลายเดือนก่อน +12

    6:07 😅meesha ceyda wuu xanaqaa see udhaheysaa canbuulo nambarkeyga soo sii

    • @Liverpoolsomaliis
      @Liverpoolsomaliis 3 หลายเดือนก่อน +4

      wowba qoslaaye ma nabee 😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 3 หลายเดือนก่อน +2

      Been badna ciyaa qiiro ma thy😂😂😂

  • @CEYDA925
    @CEYDA925 3 หลายเดือนก่อน +66

    TEAM AMIRA❤ONE LIKE

    • @SagalMxa
      @SagalMxa 3 หลายเดือนก่อน +1

      m.a❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ar macalim iga wosliye funny wa funny wale😅😅😅

  • @AsmaIbrahim-no8kv
    @AsmaIbrahim-no8kv 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dunida ma so marina shikhisi ka sharafa badan oo ka runa badna kusali nabigena maxmad Wscwscwsc ❤❤

  • @Raamid143
    @Raamid143 3 หลายเดือนก่อน +6

    Iicamira king ceyda youtubers waye

  • @Abdirashidmahad065Abdirashid
    @Abdirashidmahad065Abdirashid 3 หลายเดือนก่อน +5

    Amiro waa gabar wanagasan m.a❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 3 หลายเดือนก่อน +4

    Adna xupi wnkjclhy xbty hormar wcn miss one million❤❤😂lkn ceyda cawa macalin dugsi isku bedeley cml😂😂

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 3 หลายเดือนก่อน +8

    Firs one ❤sundus Lee soo arkay 😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus iyo koko aaaa ka maqan. Sundus wish wish wish😂😂

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537
    @fartuunabdijmcfartuunabdij8537 3 หลายเดือนก่อน +9

    No sobadiya dugsiyaa so xasustaa😂😂

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 3 หลายเดือนก่อน +8

    Wake up to reality 😂😂😂

  • @AnasCawad
    @AnasCawad 3 หลายเดือนก่อน +7

    😂😂😂Ala kuwaanaa😂😂

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi macalimow wil funny furfuran qurxn kooooko logu talagly plz isku darno dad funny🎉❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      Amira iyo ceyda o 4 sano kala wayn bay dadka qaar way ka wayn tahay iska dhahaane koko iyo Maxalimo o 5 sano ama 6 sano kala wayna maxad u malayn 😂

    • @XamsMaxamad
      @XamsMaxamad 3 หลายเดือนก่อน

      Maya wllo wllhi 4 sano Amiira kama weyna Cayda ee ugu yaran 8 saney ka weynatahay kokona macalimow waxay ka wentahay 3 sano wayo wajiga shagay wllo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      @@XamsMaxamad subxanalah adoo been sheegaya maa wllhi dhehe ogow waxan wa lagaa xisaabinaa horta macalimo 20 jir waaye koko na 25 waaye ma garatay 5 taas sano bay ka wayn tahay ceydana 22 waaye Amiira ne 26 4 taas sano bay ka wayn tahay hadiu hal cunug la dhalo in dadka 8 sano laga waynaanayo maa u malaysay

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537
    @fartuunabdijmcfartuunabdij8537 3 หลายเดือนก่อน +10

    Team maclimo🎉😂❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 หลายเดือนก่อน +7

    Zaki somali farxada laqaybsada oo u hambalyeeya 🎉❤mahiimadu gifts maaha 🎉❤ only farxada laqaybsada

  • @EsmanieRzK
    @EsmanieRzK 3 หลายเดือนก่อน +7

    Macalimow se cml hee😂😂😂😂😂😂

  • @NajmaBashir-kv2tn
    @NajmaBashir-kv2tn 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wa idin salamay 😂MACKO io caymir

  • @Nah-b9b
    @Nah-b9b 3 หลายเดือนก่อน +20

    Koko soo arkeyeey😂❤❤

  • @SimranABDALLA
    @SimranABDALLA 3 หลายเดือนก่อน +22

    Koko hadan maqlo miir malihi😅😂 dartet u daawaday

    • @nimcomoxamed2345
      @nimcomoxamed2345 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sem

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 3 หลายเดือนก่อน

      Leee😂😂😂😂

    • @AsmaQurux-c6z
      @AsmaQurux-c6z 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ala dhiigab😂❤

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 3 หลายเดือนก่อน

      @@AsmaQurux-c6z hee😂😂😂😂😂

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 3 หลายเดือนก่อน

      Ala anigaba😂

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah abaayo inaba caadi maaha najiib xaaskii aay gaabo ani ❤qosolka aduunka wey people adna saxaaf

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 หลายเดือนก่อน +6

    Adna cawa gaymka sundus cawa kamaqan 😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adnay adi amiira video yow so wada duuba waa idin jeclhy 😂❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 3 หลายเดือนก่อน +7

    One love ❤️ team amiiro qurux 😅😮❤😊

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ceyda halo naxariisto me dhiiga😢😢😢

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ceyda foodo saaid ah uwadaa😂😂😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 หลายเดือนก่อน +7

    Team Amiira qurux one like 👍

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤

  • @adnocabdi
    @adnocabdi 3 หลายเดือนก่อน +4

    Koko🎉🎉🎉❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +3

    qab qab maxa waaye hee caawa qosol baad igu disheene 😂 su aal i waydii abootadaa su aal adag waydii kulahaa hadana Amiira Abootadaa lee kaso hartay ceyda 😂 lkn Amiira caqli lay waaye meeqa jeer bay u goysay usha o Adna iyo macalimo la babiyay 😂😂😂😂

  • @Hodanbaddelyuusuf
    @Hodanbaddelyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome to the TH-cam Saamiya 🎉❤❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mss 2mlyn insha alaaah mar dhow

  • @Faadumafilsan-q4e
    @Faadumafilsan-q4e 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adno qurux adna kuuseey 😅😅😅😅😅❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂

  • @SabnaGcl
    @SabnaGcl 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adnooy seee wax yeshay😂😅

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂 usha su aalshaan ka jeclahay ani balaayadan la isku babinaayo xanuun waaye Adna 😂😂

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 หลายเดือนก่อน +5

    King cayda

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂funny video 🔥😂

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMiira io macalimo 😂😂😂😂

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adna dhib badaa ilyaas iga soo qabo odaygaa karbaashka kulahaaaa😂usha xanuunkeediii ka yeersiiyey😂

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 หลายเดือนก่อน +4

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🎉❤
    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha ❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hyey macalinka koko iyo sundus heeee ma fahmin

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 3 หลายเดือนก่อน +1

    King ceyda dhibadnaa 😂😂

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ayyyy team walba iyo adna waa shidan tihiin caawa

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team Amiira qurux like ❤😊

  • @NasroMuse-yx8vl
    @NasroMuse-yx8vl 3 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira😅❤

  • @Haniqurux-j6p
    @Haniqurux-j6p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anna sooceli barnamijkii got talent 😊

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 3 หลายเดือนก่อน

    Maclimow cayda way isku camiryaan 😂😂😂

  • @faadumoapzhir849
    @faadumoapzhir849 3 หลายเดือนก่อน +4

    Amiiro abuubakar nookeen❤

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dharka lawo lawo lesku egyahay😂

  • @MohaYre7
    @MohaYre7 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ar Macalimowaa wajigiisa soo dhahy😂😂😂😂

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waanaga waasheen niyahaw

  • @HasanMoalim
    @HasanMoalim 3 หลายเดือนก่อน +3

    Come soon to ❤2m🎉🎉🎉🎉

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 หลายเดือนก่อน +4

    Lamanaheygi qabqab ❤❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 3 หลายเดือนก่อน +1

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin 🎉kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @EsmanieRzK
    @EsmanieRzK 3 หลายเดือนก่อน +6

    Macalimow cwa qosol igu dilay😂😂

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 3 หลายเดือนก่อน +9

    Team qabqab bles like😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน

    Ala manoli adnoy se wax yeshy macalimo cadi udishay😂😂😂

  • @SPORTSMAN42
    @SPORTSMAN42 3 หลายเดือนก่อน

    Amiiro labo waraaqad ay iskuqaadanysa🔥😂😂

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda ka leexda maadama alle naga dhigay qaraabo

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team Amiiro ONE like 👍

  • @Maslaxcalixusen820
    @Maslaxcalixusen820 3 หลายเดือนก่อน +9

    See iyooloosaa😅😅😅

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Team adna fani ❤😂😂❤

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiro indhaheda jcl ka muuqdo
    😂
    i,amina wku dhereya ani baarida😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      waa ku jabtay 😂sanboor baa haya miskiinta 😢

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhhhhhh cafimad kaada suu ahaa cmlaa

  • @SaamiyaQareee
    @SaamiyaQareee 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwan ya isku balmiyey😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 หลายเดือนก่อน +4

    Team amira qurux like❤😊

  • @NastacabdiNalka
    @NastacabdiNalka 3 หลายเดือนก่อน +4

    Team amiira

  • @AminaAbdullkadir-bv4go
    @AminaAbdullkadir-bv4go 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team ceyda ❤ one Like

  • @XaawoBile-vh3wy
    @XaawoBile-vh3wy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalimow😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyaanAli-gn3tf
    @AyaanAli-gn3tf 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa jecel team 27 in u lakulmo hadaa jeclaan laheeed inaa lakulanto. Like hafaqiirin

  • @SulaymCabdijaliil
    @SulaymCabdijaliil 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiroo😮😂❤

  • @alinurabdirahin4077
    @alinurabdirahin4077 3 หลายเดือนก่อน +9

    Dhalinyartii maleysia intooda badan TH-cam ayey furteen waxaan u maleynayaa sida kuwa Nairobi oo kale inay ku dhici doonto oo views ka yaraado maadaama qof kasta ayaga ka mid ah laga rabo muuqaal waxayna sababi kartaa in laga xiiso dhaco.

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +3

      dad funny ah waaye lagama xiisa dhacayo 😂

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 3 หลายเดือนก่อน +2

      Team malysia talent ayay leeyihiin xaiiqidi 😂😂😂😂😂❤

  • @raxmomohamed2296
    @raxmomohamed2296 3 หลายเดือนก่อน +1

    Prt 2 amiira abubakar.maxamed.keeen

  • @RuweydoCfitaax
    @RuweydoCfitaax 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adno abaa wa kutagera😂

  • @zaraali5396
    @zaraali5396 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ceyda dumashida ka xisho😂

  • @najmaahmed3185
    @najmaahmed3185 3 หลายเดือนก่อน +2

    cambuulo yaa waye

  • @laylamaxamed-uk2fe
    @laylamaxamed-uk2fe 3 หลายเดือนก่อน +1

    machllah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @LeeyloCarfaaye
    @LeeyloCarfaaye 3 หลายเดือนก่อน +5

    Miqo marayay marka imaneysay ani 1 ❤team 27❤

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aduunka ayaa lagu yahay gabar la yiraahdo Reyma somali adna chnalba wad garsisen in badan ay dashay wana gabar xamilo ah oo garab u bahan somaliyey 100k 20k ayaa uga dhiman dano badan ayaa uga xeran inay gaarto ee walalayal wax ween maaha aqona uma lihi ee damarki naxarista badnaa away gabadhas an garab istagno

  • @AadancusmaanMaxamed-g9h
    @AadancusmaanMaxamed-g9h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adnaaclimoo marwalbo hilib muxuu kuu weydiinaa😅

  • @naimaarif745
    @naimaarif745 3 หลายเดือนก่อน +7

    Abukar intay sundus maqantahe youtube ma rabo inu kaso muuqdo😢
    Markay imaado ayuu kaso muuqanaa with her😂

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qoftu crush uyhy maqaan noh😂😢

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@NuuriyocaliXuseen Haa crush uu ku yahe

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +2

      wah Abuukar intay sundus maqan tahay ma rabo inuu video kasoo muuqdo kulahaa 😂😂😂😂😂 maxa saan maba is yaqaanaane hal habeen lee video isla duubeenba 😂

  • @FartunaliShuriye
    @FartunaliShuriye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayy😂😂🎉