CEYDA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 357

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m 3 หลายเดือนก่อน +94

    Ceyda amiira soo khiyaantay gamekii hore isna sundus khiyaamaya😂

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 3 หลายเดือนก่อน +25

    Markee ku fahantay qayanada sidee utiri waryaa ceyda qurux wye😂😂

    • @user-py1bp6pr7o
      @user-py1bp6pr7o 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 haa wahli been maaha

  • @Taliso-u7x
    @Taliso-u7x 3 หลายเดือนก่อน +67

    Ciyartan koko iyo amira isku balami plz 🙏 😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน +50

    Ala sundus iyo ceyda wan kuheysta walhi funny waye amiiro iyo ceyda isku balami cimraan😂😂😂😂

    • @IkraanDamion7
      @IkraanDamion7 3 หลายเดือนก่อน +5

      Wala lo isku balamiyay

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 3 หลายเดือนก่อน +38

    samia iyo cadnaan so qabo please cimraan ❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 3 หลายเดือนก่อน +46

    Labadaan wayahan tom and jerry isku noqdeen😂😂😂❤

    • @yaasmiinnuur8887
      @yaasmiinnuur8887 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ma ila argtay meelkste wee isladaba daaganyihiin😂😂😂

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +4

      Tom and jeeri amiira Io sundus 😂inta kale been😂

    • @AxmedCabdi-ol5rd
      @AxmedCabdi-ol5rd 3 หลายเดือนก่อน

      Qayaano ceyda wow celinoya caaga

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 3 หลายเดือนก่อน +60

    Cimraan pls team qab qab noo keen ceyda iyo amiira pls next video🙏❤️❤️

  • @HamdaOmar-mz1or
    @HamdaOmar-mz1or 3 หลายเดือนก่อน +41

    Caydaruus gameKa dhann QiyaNnO ku dhameeyeyBa😅

  • @Itz_miira
    @Itz_miira 3 หลายเดือนก่อน +24

    Sundus isn't easy 😂❤

  • @SuhaybSubeer
    @SuhaybSubeer 3 หลายเดือนก่อน +19

    Ku sali nabiga scw scw scw

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 หลายเดือนก่อน +26

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 3 หลายเดือนก่อน +40

    Waryaaa ceyde maxaa madaxa uqabanee😂😂😂

  • @Suhaybyare631
    @Suhaybyare631 3 หลายเดือนก่อน +15

    Nabiga kusali scw scw scw scw scw

  • @Hadia-Apdi
    @Hadia-Apdi 3 หลายเดือนก่อน +6

    Team sundus one like 👍 ❤

  • @NimcoApdirizak-bm4wz
    @NimcoApdirizak-bm4wz 3 หลายเดือนก่อน +11

    Waryaa caynde waryaa mxaa madaxa u qabane waryaa wa I qiyamoyaa ninkan waryaa ceyda mxa ka qaldan😂😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +20

    naagahan Amiira afka ku soo taagayo maxa waaye war Amiira sxbted sundus waxay rabaan bay is dhahaan siday rabaana ha iskugu qayliyaan maxa idinka galay idinka

  • @YasminJamaal-up3qj
    @YasminJamaal-up3qj 3 หลายเดือนก่อน +27

    Sundus. Dhibkeda jecliyaa❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +19

    war labadaan maba is fahmayaane maxay dheelaan ceyda sidii Asad bu Qiyaano wadaa sundus ne sidii koko bay qaylo bilowday koko baa saan cml u qaylin jirtay markay Asad iyo ceyda Wiyaano ku qabato 😂 so hada 2 iyo 2 waaye laba qayliya iyo laba Qiyaanolayaal eh 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน +30

    Cayda qiyaano sundus na qeylo😂😂😂

    • @HoodoShiikhaadan
      @HoodoShiikhaadan 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@HoodoShiikhaadan runtay maho🤣

  • @aaminaali4202
    @aaminaali4202 3 หลายเดือนก่อน +27

    Ceyda iyo amiira soo sameey

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waryaaa ceyda maxaa madaxa u qabanee😂😂😂😂😂

  • @Mssazmoh
    @Mssazmoh 3 หลายเดือนก่อน +8

    Cimraan Plz Koko Ceyda no keen Koko Manan Aragee👏

  • @user-gg3zs7nw9i
    @user-gg3zs7nw9i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus dhag wayn ceynda khiyaanu ku dhameeyey😂😮

  • @fardowsoAxmad-dy3zp
    @fardowsoAxmad-dy3zp 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ceed iyo sudusina dadkeyga tageero😊😊

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 3 หลายเดือนก่อน +11

    Akhas cimaranow sidani xaq maaha dee ciyaarta si cadaalada Haloo dheelo waxey ceyda khiyaamadan uu wadaa Hal su.aal in la weydiiyo maba doonaye😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      Ceyda iyo Asad qiyaano u daa 😂

    • @Lion_gamer10
      @Lion_gamer10 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@adoontiallesiman262 haa wlhi waliba mrky wada joogaan ayy ugu darn tahay😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 หลายเดือนก่อน +17

    Sundus iyo ceyda vedio muran be ku dhameyne next amira iyo ceyda

    • @user-rg9sw8jf7e
      @user-rg9sw8jf7e 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waala Soo sameye😅😅😅😅

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz 3 หลายเดือนก่อน +9

    Cimran gameka ceyda iyo sundus dheloyane amiiro mexey la hadloysaa ama so gali gemka ayada ma dhagesana mise kuwa ciyarayan usheeg dee

  • @Prettygirl2175
    @Prettygirl2175 2 หลายเดือนก่อน +3

    Matching outfits wow 😯😍❤️❤️

  • @SafaMohamedabdi
    @SafaMohamedabdi 3 หลายเดือนก่อน +12

    Team ceyda one like❤

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi 3 หลายเดือนก่อน +37

    Sundus istustuska jooji ee respect ulaciyaar wiilka wuu ku ixtiramoyaa ee showga jooji

    • @AminaOmarolow
      @AminaOmarolow 3 หลายเดือนก่อน +14

      Naaagta mesha ka qeylineyso ma ayada lala ciyaaraya Istusnimadeda

    • @ifraaxkaamil4752
      @ifraaxkaamil4752 3 หลายเดือนก่อน +10

      Naa respect beel manta dhan soka qiyamayay

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 3 หลายเดือนก่อน +3

      Cumeer baa kufiicnaa 😂

    • @user-eg9fb2rn7t
      @user-eg9fb2rn7t 3 หลายเดือนก่อน +6

      Naayaa.gabdha.afkanookabixi.idimadhaline

    • @Nasren2
      @Nasren2 3 หลายเดือนก่อน +3

      Wee iska kaftamosa mahane respect la'aan kma aha😂

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 3 หลายเดือนก่อน +5

    Kan gemka keenay cimranku waa dhandhan war wixii khalada qofka samenaya makaqabatid uf Kan iyo koko kharar lee wadayan bisinka😅

  • @cabdiqays0423
    @cabdiqays0423 3 หลายเดือนก่อน +7

    Cayda uu khiyanay sundus waa ku celis cimaran sundus ayn wadana ee wan ka jaranaynaye nogu celi ciyrta

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus qaraar bdana isna qayaano bdanaa😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda qayana badanaa asaga ciyaarta hore Amiira so qayantay hadana sundus qayamoyaa

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 3 หลายเดือนก่อน +13

    Amiira ciyaarta halaga aa musiyo😂😂😂😂

    • @Samia15-r9m
      @Samia15-r9m 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 waala diiday

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +2

      Massoconeeso 😂

    • @HalaAlasdhowre
      @HalaAlasdhowre 3 หลายเดือนก่อน +2

      Maseer ayaa haya😂😂😂

  • @Aliza.Mahamed
    @Aliza.Mahamed 3 หลายเดือนก่อน +7

    5:39 warya ceynda 😂😂😂

    • @Ikraaneyy246
      @Ikraaneyy246 2 หลายเดือนก่อน +1

      Same waa furay 😂😂

  • @user-wm7xt1qq3i
    @user-wm7xt1qq3i 3 หลายเดือนก่อน +3

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

  • @LaylaadanAli
    @LaylaadanAli 3 หลายเดือนก่อน +13

    Amiira qosol dheer😂😂

  • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
    @SahroIsaaqxasan-cr2ez 3 หลายเดือนก่อน +11

    Team koooookiiina on like dee😂

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 3 หลายเดือนก่อน +5

    😂Inta og codkaan in wxkle lo badaalyo😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 หลายเดือนก่อน +61

    TEAM Ceyda only like 🎉❤❤

  • @user-lw6ue6by5g
    @user-lw6ue6by5g 3 หลายเดือนก่อน +13

    Koookooooo iyo amiira keen aboowe please

  • @AbdirahmanMuhumed-sj2ou
    @AbdirahmanMuhumed-sj2ou 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kusali nabiga scw

  • @user-df9lh6vo2v
    @user-df9lh6vo2v 3 หลายเดือนก่อน +4

    Amiiro and koko nookeen next video ❤

  • @Prettygirl2175
    @Prettygirl2175 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda iyo sundus funny waay😂😂❤

  • @Empirelady_8835
    @Empirelady_8835 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cayta uu khiyamay ciyarta dhan bilow ila dhamad 😅

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alla caydaa game kii oo dhan qiyaano uu ku dhammeyay aar ka aa😅😂😂😂😂

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ceyda io Amiira so qabo cimraan ❤😊

  • @SaadoCabdilaahi-h9q
    @SaadoCabdilaahi-h9q 3 หลายเดือนก่อน +19

    Cimraan koko iyo cayda noo keen p abowe😊

    • @SowdoMukhtar
      @SowdoMukhtar 3 หลายเดือนก่อน

      Haa cayda iyo koko kadhig gameka xiga plz wll

  • @FfFf-gp1ev
    @FfFf-gp1ev 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team sundus one like

  • @MariyaAbdi-ul6ee
    @MariyaAbdi-ul6ee 3 หลายเดือนก่อน +5

    Labadaan yaa isku balamiyey😂😂😂

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 หลายเดือนก่อน +4

    Team Sundus 😂❤

  • @yusroabdi6541
    @yusroabdi6541 3 หลายเดือนก่อน +6

    Cayda waa aabaha khiyaanada isga io asad

  • @ZalmaAhmed-fl2kg
    @ZalmaAhmed-fl2kg 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus 26 jir aya tahay anba kawayn 😮

  • @FAADIMAJanno
    @FAADIMAJanno 3 หลายเดือนก่อน +6

    Apowe coming soon 300k waxaad keentaa saamiya Iyo
    sundus

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wayraa ceynda mxaa madaxa uqabanee kulahaa 😂sundus game hdey aragto qaraarlee😂

  • @dhelatira
    @dhelatira 3 หลายเดือนก่อน +3

    Caydo gem bila khiyamo dhelaya wayey inta waxbuu khiyamaya 😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 หลายเดือนก่อน +6

    Amira iyo ceyda nosobadi❤❤❤❤

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 3 หลายเดือนก่อน +4

    Barnamishkan cimran ku celis waye teda kle dadka bananka joogo aamusi 😂😂😂😂😂

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน

      Ma amuseso shaqa Ma kuledhy😂

    • @SabariinMohamed-ox7hm
      @SabariinMohamed-ox7hm 3 หลายเดือนก่อน

      Sax😂🎉​@@AmiiradaT27

  • @Ram-n5z1u
    @Ram-n5z1u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Team sundus only like❤❤❤❤

  • @user-yu5jt4qi5z
    @user-yu5jt4qi5z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Video maxay thy amiiradan ka dhex qoslysa wayba kaa khalkhalisee naga aamus dhe😂❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 3 หลายเดือนก่อน +3

    See udhahde waryaa caynda ninka maxa uqabane😂😂😂😂😂😂

  • @MizkMohamett
    @MizkMohamett 3 หลายเดือนก่อน +10

    Tom and jerry oo dada is helay 😂😂💔lkn cayda gabdha yar wa qiyaameysa adna qiyaano ma deysid iydna qeylo ma deyso

  • @HalaAlasdhowre
    @HalaAlasdhowre 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa caynde maxaa madaxa uqabanee😂😂😂😂😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 หลายเดือนก่อน +3

    waryaaa cadyda maxdxa.maxaaaa.ugu dhegeee kulhaaaa.aar sundusaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @AyaanaKadar-qr5ig
      @AyaanaKadar-qr5ig 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi daacada u qoslay ninka kulaha xaataa😂

  • @Mafiamonn181
    @Mafiamonn181 3 หลายเดือนก่อน +2

    We need part2 plzs😂❤

  • @FarhaanmohamedFarhaanmohamed
    @FarhaanmohamedFarhaanmohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    ku saliya nabiga walaalayaal❤

  • @AxmedIbraahim-ck6dd
    @AxmedIbraahim-ck6dd 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus umadena mha😂😂😂

  • @umayma8715
    @umayma8715 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saaalax miskiin maxaa kudhay
    Intuu fadhiyo🥺😭

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qiyaanadu maxy thy waryaa cimraan waana sii sheegeysaa oo maa qabatid ninkan wayn ee gabadha qiyaamayo agah

  • @AmiiraSaid-dw8hx
    @AmiiraSaid-dw8hx 3 หลายเดือนก่อน +7

    Team sundus ❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ee barnaamijka dadka banaanka ineysan wax ku darsan qurux badan ayaga hais xukumaan ama haisdilaan

  • @AbdulMjhamad
    @AbdulMjhamad 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂 san usugaye ceysa in sual lWeydiyo😂😂😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 หลายเดือนก่อน +10

    team qab qab like❤😂

  • @NajahJama-ek8mi
    @NajahJama-ek8mi 3 หลายเดือนก่อน +18

    Amiiro maxaa haya wayabe😂😂😂😂😂

    • @Samia15-r9m
      @Samia15-r9m 3 หลายเดือนก่อน +2

      Adigana mxa ku haya😂

    • @user-ku3lk9th9v
      @user-ku3lk9th9v 3 หลายเดือนก่อน +2

      Cayda haday argto waji maleh 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@user-ku3lk9th9vceyda iyo sundus ba waa sxbadeed waxay rabto ayay dhahaysaa maxa 😂 lkn idinkaan waji lahayn o bilaa sabab iskaga maago Amiira

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 3 หลายเดือนก่อน

      Wlhi abaayo amiiro anaa kajecel kaf tan ahaan usoo qoray ​@@Samia15-r9m

  • @KabcacumarSheikh
    @KabcacumarSheikh 3 หลายเดือนก่อน +5

    koko iyo cayde

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus wilka wu ku xushmenoyaa caadi iska dhig😂😂😂

    • @farduusjaamac8234
      @farduusjaamac8234 3 หลายเดือนก่อน +4

      Sagaa qaldan

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 3 หลายเดือนก่อน

      Wuu qiyanayaa marwalba maujedid

  • @COCOMELON123GMAIL
    @COCOMELON123GMAIL 3 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂Inta sugaysa codkasoo laxankiisa wata

  • @MaxamedCilmi-r5y
    @MaxamedCilmi-r5y 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waryaa caydee waryaa maxaad madxa uqabnysa sunduseet hhhhhhhh

  • @NajaxHashi
    @NajaxHashi 3 หลายเดือนก่อน +1

    saalax background ahaan miyuu meesha u fadhiya😂😂😂😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus aqli leey waaye

  • @Aragsan4
    @Aragsan4 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ab iyo mj markay dhelayan langbyadu ha amusan 😂

    • @nimconadar1039
      @nimconadar1039 3 หลายเดือนก่อน +1

      inkaar hesho mxd shegty umada iska dhaaf qabil qabil ka sareyaa ma jiree qurxeey😂😂

  • @queenfatusharmygirl
    @queenfatusharmygirl 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus 24 1sano iskajartay😂😂

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team ceyda❤❤❤

  • @IfraahArizak
    @IfraahArizak 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cwda Koko Io asad hajjio maxa ku dhacay labadoda wax video ah masoo kalinin asxapta inta kale o video soo tubtay neh guriga asad wax video ku soo duubay mlhan maxa ku dhacay talow🤔🥺😥

  • @NalkaAbdi-tt4yt
    @NalkaAbdi-tt4yt 3 หลายเดือนก่อน +10

    Sundus funny waaye maashaalah meel joogto laguma caajiso ayadaa shida channel kastaa wax yar shidan

  • @DekaSugow-yv1vi
    @DekaSugow-yv1vi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ssundus wlhi masakin Im sorry Wxna mafah miyso wlhi maskun 😂😂😂🤣ciyda wa qiyana bad ned niyow gawada kaqaliy 😿😿✌💔💔

  • @FarxiyoCadow-lf4nk
    @FarxiyoCadow-lf4nk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ala wuu qiyaamay geedka gacanka kuqabtay😂😂😂

  • @Cayuush8606
    @Cayuush8606 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus funny wallhi love you 😂❤

  • @AaminaJaamac-iz5ue
    @AaminaJaamac-iz5ue 3 หลายเดือนก่อน +2

    Plz cimraan amiira iyo ceyda noo keen

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 3 หลายเดือนก่อน +3

    King ceyda 👑😍😍

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 หลายเดือนก่อน +5

    Theam sundus❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Khiyaani iyo qayloo yaa isku balamiyy labadan😂

  • @IstarUsman
    @IstarUsman 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus wallahi fani waye😂😂😂😂😂

  • @IqlaasIqro-mk8eo
    @IqlaasIqro-mk8eo 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda iyo koko isku balami

  • @HoodoYasin1558
    @HoodoYasin1558 3 หลายเดือนก่อน +4

    Koko io cayda markale nososamee wll

  • @user-xv6zn8pm1y
    @user-xv6zn8pm1y 3 หลายเดือนก่อน +2

    ala sundusa waryaa caunde warya maxa madaxa uqabane kulaha😂😂😅

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน +5

    Cimraan please cayko so qabo koko wan u xiisnee❤

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +1

      Masoconeso 😂😂😂😂

    • @AmoulMostafa
      @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน

      @@tuneeyyyyy way soconeysaa🤣

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน

      WHO is ceyko 🙄😂

    • @AmoulMostafa
      @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน

      @@AmiiradaT27 who are you check who we are before you talking team cayko😡🤣

    • @AmiiradaT27
      @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน

      @@AmoulMostafa I think ceyko is something you eat🙄😂

  • @AdventureAwaits26
    @AdventureAwaits26 3 หลายเดือนก่อน +7

    Labo madax adag😂😂😂😂😂😂😂

  • @AmmyNaas
    @AmmyNaas 2 หลายเดือนก่อน +1

    Team Ceyda one like 👍