“Liis Akoonada dad badan oo ay kujiraan kuwa caan ah"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 2 วันที่ผ่านมา +3

    Maansha allah saas aa loo baahan yahay waa in wax laga qabtaa

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 วันที่ผ่านมา

    Waan bogadinaya talabadan👏🎉💙🇸🇴🇸🇴

  • @CiiseWarsame-s2u
    @CiiseWarsame-s2u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guul dowladeena

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar6778 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha kuugu guuleeyo

  • @siradm
    @siradm 2 วันที่ผ่านมา

    Waa wax aad looga naxo subxaanallaah, shaqo ka qabta, iney ka joogsadaan ha sugina ee ku qaada hadaba, wadamada ay joogaan sawir meel shil ka dhacay xittaa sooma dhigi karaan, waa ganaax lacageed iyo xarig, dacwo ka gudbiya, kuwa aad haysaanna hadda soo qabta, waa haddii sharki hora uga yaallay, mahadsanidiin.

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg 3 วันที่ผ่านมา +4

    Kuwa badan oo waxa jira dadka is colaadaha huriya nabadu dhibeyso wax ha laga qabto

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 วันที่ผ่านมา

    Masha.alaah guuuuuuuuuuul

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 วันที่ผ่านมา +2

    WAA SAX IN AWOODA DOWLADA LA DAREE.O WAA MUHIIM HALAGA JOOJIYO

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 วันที่ผ่านมา

    Kowdheh 👍

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 3 วันที่ผ่านมา +3

    Hala xiro caado qaatayaasha dadka isku diraayo walaalo weeye soomaaliya cadaw alle ha inaga qabto

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli 2 วันที่ผ่านมา +1

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH KUWII LAHAA BAAD KAMID TAHAY

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 วันที่ผ่านมา

      Waa run xamar ma ahan gedo iyo garba haareey soamalida qabiil walba meel buu degaa farmaajo waa mareexan halka eey degaana waa la yaqaanaa muqdishana qabiil baa leh hadeey ku dhibeeyso iska ooy

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 วันที่ผ่านมา

    Arinkaa anoon dowmada hada joogtah jeclayn waan ku raacsanay in kuwa buuqa ka wadah baraha bulshada kuwaa shaqo ka qabtah kuwa muqdiaho joogah kabilow

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waa hadal loo baahanyahay

  • @siradm
    @siradm 2 วันที่ผ่านมา

    Haddey xishoon waayaan ha cabsadaan, gacan bir ah ku qabta, waa shaqo fiican. Barnaamijyo wacyi galin ahna ha la qabto iyo doodo ku saabsan qabyaaladda, bal aan iswaydiinno waxa aan ka helno iyo sida lagu baabi'in karo, tvga qaranka iyo golaha murtida iyo wacyi galintu waa iney xil iska saaraan

  • @Cadar49
    @Cadar49 3 วันที่ผ่านมา +2

    Talefisin walba ee qabiil shiraaya soo duuba iyo dad hanjabaaya hala xiro idaacadaha ku shaqeeysta colaada gudbinteeda

  • @same-wade
    @same-wade 2 วันที่ผ่านมา

    Kk ma iney dhacday oo lasoo gudbiyay qalad ah mise inaad kahortagi weyseen inay arintaas dilka ah danbi ah

  • @AbjadHuwaz
    @AbjadHuwaz 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk dawladnimoy xaal qaado wlhi anaa qajila markay kuwani dawlad sheegraan indha adakaa wuxu

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka dibada sharciga sooshal miidiya wey ogyihiin sharcigana wyogyihiin

  • @acazaam
    @acazaam 3 วันที่ผ่านมา

    Muqaalada dabka ah ee ayantan socda halaga hortago miya kawadaaa

  • @OTMANA-ld5zk
    @OTMANA-ld5zk 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaali caboy afarihiisa magalikartaan warning barafasoor ag

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 3 วันที่ผ่านมา

    Somalidu hada diinba mahaystaan, waxaa u dhiman in maydka lafuulo keliya.

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames 2 วันที่ผ่านมา

    This guy talking like this lives in parklands Nairobi Kenya 😂😂😂😂😂
    Who cursed Somalia 😂😂😂😂

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 วันที่ผ่านมา

    Social media la xidho waxaa ka mihiinsan in dagaalada socdaa dawladdu ka shaqayso sidii loo joojin lahaa iyadoo loo maraayo guddiyo nabad Doon ah oo la magacaabo Iyo in ciidan dhexdhexaad ah la dhex dhigo iyadoo labadaa dhinac odayaashooda loo yeedhaayo haddii ay diidaan xoog Lagu fuliyo Si caddaalad ah oo aan loo Kala dhex galo
    Intaa haddaan ka gudbo
    Alcaddaala gaar ahaan waxaad ka Soo jeedaa beesha sacad ee beesha habargidir Kala celi oo dhex gal ama Kala celi Sacad Iyo leelkase

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga waaye xayaawan habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya bahane beenlow duur joogo ku noolan jiray side xoolaha ka sheekasa futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane

    • @MohamedTako-m7m
      @MohamedTako-m7m 2 วันที่ผ่านมา

      Inta caqligaaga la eg yahay ayaad hadashay

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 2 วันที่ผ่านมา

    Haddii laydin dhaliilo waa xanaaqaysiin miyaa mida kale sociaal media maxaa ka qaban kartiin dawlad la aqoonsan yahay ma tihiin banaadir oo ah gobolka ugu yar 18kii gobol ee soomaaliya xitaa amnigiisa gacan kuma haysaan villa soomaaliya ka soo dhex hanjaba naftiina been ha u sheegina.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 วันที่ผ่านมา

    AL CADALA BEENTA YAAD U SHEGYYASAA DAMEER FIQI BAA YADHI DAGALAKA LAASCANOOD ANGAA BILOWNEY KA BACDI MARKII BUU SAFIIRKA SOMALIDA MARKEYN U JOGA U SHEGY IN MARKEYNKU SOMALILAND KU SOO DHAWANYO O XIDHIDH ADAG SOCDO DAGAALAKA QABIILADA DAWLALADA HASSAN XABALE QOTE KA DANBIYEY

  • @MaidaIbrahim-x7f
    @MaidaIbrahim-x7f 2 วันที่ผ่านมา

    Walaahi haddaad sidaas yeeshay Caddaaloow waa Fiican tahay.. Waaba na waaleen.. Please hala xanibo.. Qurbahaan joogno run iyo been baan kala garan weynay..

  • @IssaFeisal-e4n
    @IssaFeisal-e4n 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkk maxaad xukuntaa radiyaha dowlaada oo kaliyah ???