Quruxeey waxaad yeeshaa qalaji intaada galin talajada mara bati meesha ku fidi kadibne qudarta sar markey ku qashao ku gur welashoo qalalan waa fikirkeyga ku qasbi mayo
Masha allah qurxy wax badan ayaan ka faaiidnay vediogaan lkn mid aan ku weydiiyo bocorada iyo karootada waad dhaqday adigoona qalajin ayaa caagada ku shubtay kadibna waad ku xeray hadii aad farejka galiso amuu halaaaban mise waa caadi??
Plz videoga like 👍 haka ilobina muhiim ayay i thy mhdsnidiin wlalaheyga🥰
Mcnto ilahey haku barakeyo muqdisho maa jogtaa
Msha allh muqal aad u qurux bdn waye abyo wax bdna ka faaidaystay allha ku barakeyo
Msha allhaa bidhaan ibraahin wllo dar ilahay ayaan kujeclahay
Masha allah ❤
Bidhaan qurux hoyo Karti leh baa tahay Allah ku fududeyo afar indhood nabad ah abyo waxaa kaso hadashaa walaca iyo dhibtiisa saad ugu so gubtay iyo cunada cuni jirtay
Hye qli🥰
Masha Allah Abaayo ❤🌹
Mash Allh mcn Alle haku xiftiyo
MashaAllah gabar kudayashi mudan
Asc bocorka abaayo maxad kacunee waaba tuurte wixifiicnaa abaayo iisodir Anna rabee waaqaali dunida
Quruxeey waxaad yeeshaa qalaji intaada galin talajada mara bati meesha ku fidi kadibne qudarta sar markey ku qashao ku gur welashoo qalalan waa fikirkeyga ku qasbi mayo
Masha allh abyo wa runtaa
manshalah manshalah
Wcs masha allaah
Mashaallah isku aasho ceeb maha una fa.ideey wllka hore u soco sis
Masha allah wankugu cusbahy shalay ayan arkay video yadada ad ayan uga helay hore soco qali qurux badaney ❤️❤️❤️
Abayo horay u soco ada ku jeclahay ❤🥺🌺💝😍
mashaallh,ilahey,hakubarkeyo
Mashallah 🥰 abaay il ilaahey ku ma tuso aqoontaada iyo kartidaa allaa kuu barakeeyo
Mansga allaah gabo illahay ha ku barakeeyo nagnimo ayaa laysku dhafay
Masha Allah macanto
Mashallh
Mashalaah family qurux badan alaha idin barakeeyo
Masha allah
Abayo ado xamr joga ama somali maxa fridge freezer U gashane qudarta adoo mid farash ah heli karayo subax walbo Wan U xisay cuna freezer ahen qurbaha Ku nacay adna xamar ayadba isku dhibesa Jah
Mashaa allaah tabaarakallaah Gabar garti badan hore usoco xbbti
Abayo frujeerkan kii hilibka iyo baraf weeye qudaarta wuu dilaa noocayada taagga ah ba loogu talagalay
Mansha allah abaayo horay usoco
Thanks sidaad noo dhiiragalisid aniga waan ku caatoobaa
Masha Allaah anaa xamilaah waa na idhirikalisay mahad sanid
👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
Msh allh hore usoco❤
Bidhaan hadaan fahmi waayay kawaran
1 bocor cad , bocor gaduud
2 cajiin
Abyo wan kugu cusbahy m.a alle ha idin xifdiyo 🥰
Maasha Allah inaba caadi mahan🥰🥰
M.a xbbti illahey haku barakeeyo aniga bisha 7waad Aya kujiraa wax yar xitaa matagnan karo m.a adi intan dhan hadad tagan tahy aniga ismoday
Masha.alaah queen👑👑❤❤
Masha allah🥰🥰
Ayyy m.a keep going mcnto 🥰🥀♥️👍
Apyo ilaahay dartiisa kuu jeclahay♥️♥️♥️
Alle haku jeclado qli🥰
Cajiin talaagada la galinaya maxaa laga wadaa 😊
Abyo ma ka qamirayo fresh ku ahana
Wxd thy dhiirigelintayda kowad
Abayo baris maceyaxa ma carry powder aa ii faidey haday macqul tahy
Ismahan dahir u egtahay xogo xita codka wllo matihin
Masha Allah. Abayo horumara kuu rajena vidio aad ayan u dawada abayo malin walbo miya farijka la dara asna qish iga sii ina Soo ibsada rabaye
May xabbti anu habeen kiiyoo dhan baan daaraa malin kiina wan danshaa
Mashallah keep going sister
Cajiinku waxay ?
Abaayo yaan yada ma lashiidikaraa kadib ma gashankaraa
Mansha allh
Mahadsanid abaayo
Mashaa alaah habo waasax
Markaan Mogadishu imado in aan ku arka rajayna Insha Allah
masha allah abayo hormar wacan ❤❤👍
Masha.alaah
Masha allah qurxy wax badan ayaan ka faaiidnay vediogaan lkn mid aan ku weydiiyo bocorada iyo karootada waad dhaqday adigoona qalajin ayaa caagada ku shubtay kadibna waad ku xeray hadii aad farejka galiso amuu halaaaban mise waa caadi??
Abaayo qudaarta fiiqan meeqo maalin ey ku heenkartaa
keep going sis
Masha allaah macanto
abaayo firiijka markee qudaarta kujirto madamisaa ii soo jawaab abayo
Lam dabiyo abyo way kaa halaabee habowga hday waydo😢
@@hafsaqurux4691 mahad sanid qali
Lama damiyo abaayo qudarta weey kahalabee
barbarojiga fariijka ma galisid abaayo
masha alaah wll isoo boqo ishare gana❤❤❤❤❤
Hye wll 🥰
msha allah xapiipti wllh xoogaga rabbi hku daayo dhiirigiliso rabbi hka ajarziiyo
Kkkk wax kale you are so funny 😆 😜😜😜😜😂😂😂👋👋 good girl 👧
👏👏👏👏👏 hambalyo Hambalyo horay usoco wan kaa wada qabnaa waanada wngsan mahadsanid mcnto. 🥰🥰🥰😍😍🤩🤩😘😘
Asc asxabta bidhaan Igarab qabta siscuribe iso dhaha fadlan hooyo ahay kaliged
Mash Allah beautiful thank you 👍
Bidhaan firiijka kasoo adeego waye sheekada m.a🤣
Walalay uur ma ledahay
Hada wan dhalay abayo videoga wa 6bil ka hor
Manta kaliyan arkay ciwankaga sadax vedio na wan dawaday like to Dane wan siyay
Asc abaayo hada ayaa arkay vedio wan kahelay supscrib wan kusaray guul ayaa kurajeyna birta alaabta lasarto bakaro waa kahelaysa ayado bir ah & ayadoo caag ah labadaba
Keep going sis
Waalaqalajiyaa qudaarta qalaji
Mashallah keep going👏❤️
masha.allah
M.a abayo wax badana Ka faaiday Allah Ku barakeyo
Abaayo markii biyo lagu dhaqo maa canbaareesaneesoo
Maro ku qalaji qudarta marka dhaqdo una gaabi firijka
Aby weelasha qudaarta ku rideesid meqa lagada
Xamar kula jogaa cagagta intee kaso gadaa
Suqwalbo macuun lagu gado waka hele abayo
Cajiin wa maxa weye
Shabaqa alaabta lasaaro bakaara ka helee asoo jaban anaa kaso gaday abyo
Darad asago cag aha so arkay kan birta radinayay wan wayay mhdsnid qli🥰
Qaali
Waxa dhan soow baraf kaama noqaayaan hee sharafeey baraf haduu noqdo macanka wuu ka yaraahaa talaajo cadi ah inaa is ticmaleyso an mooday markan qalaji ku dhahayay
Mya mesha u dambeyso hada geyso ma adkanayan sidisa u ahana kaliya said ayan u gabiya
wll misigu waa dambi iskadaa qali
Bisinka hays cayuumin
Gabadha u kala kaciya TH-camka
Noso Badi rountinka🥰
Bakro tala mesha macunta
Masha allah
Masha allah
Masha allah