FADLAN USOO DUCEE SOMALIYEY WAXAAD AWOODO KUSOO DARSO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Sacadu waa 12 iyo 36PM daqiiqo salada maqrib kahor xiliga adinka salaada maqrib
Halkan waa Xerada ifo2 waxaan soo boqday qoysan idiin muuqda waa hooyo 9 caruur ah haysata Qoyskan oo dhawaan ka imaday somalia waxay ku nool yihiin Geedkan hostiisa
meshan idiin muqata ayay ku nool yihiin caruurtan iyo walidkood
bal firi waa Geed Hoostii meel banan halkan ayay sexdaan hargalaan waana qorax malintii habeenkiina waa dhaxan
bal qiyaas nolasha halkan?
caruurtan dhulka ayay sexdaan waxana intaas udheer gaajo macaluul iyo cuno la aan hada oo habeen lajoogo casho looma karin manta maysan qadeen sidaas dartet muslimiinta Somaliyed meelkasta oo aad jogtaan waxaan idinka codsan inaad reerkan ila cawisaan Somaliyey fadlan share dhaha sawirka reerkan muqalkana insha allah waan soo wadaa haduu alle idmo insha allah
wixii fafahin ah kala xiriir
+2547277274714
+25470622447