Jazaakalaahu keyraa Sheikeyga Ahmed yare Allah kubarakeeyo Cimridheer iyo caamimaad Allah kusiiyo cilmigaaaduna Allah kubarakeeyo kuuma ziyaadiyo cumada waad canfacdeen adi yo sheeikh Hassan Hussein Adan Xafidahu laaahu Xaqa haqarinina marnabo i.a bayaaniya inta Ahlu xaqa ah Allah Kor kadhigo inta Ahlu baadhilna Xoos Allah udhigo Amiin❤
Sh Axmed yare allaha khayr siiyo kutubta culimadi qarnigii labaad aya alle ku timaamay inu sareyo aayadaha iyo axadithta aya uga dayanaynaa fasirkooda wax diidana waxa ugu horeeyay ee inkira sareenta alle jahmiyo oo culimada islaamka dhan isku wafaqeen inay baadinahaayeen
Masha allaah Sheekh Abuukar Xasan alle ha ku xafido Nahaabiyo alle boos u gooni ah bay u yeeleen Anaga waxaan u qaadanaynaa in aan alle meel gooni ah loo yeelin ee alle meel walba uu joogo subxaana watacaalaa
Waxaan ka yaabay qolyaha ashaacirada ah maanta ka dhan waxay ka cararayaan han u dayno ilaahay wixii uu isku tilmaamay iyo wixii uu rasuulkiisu scw ku tilmaamay ilaahay isagaa iska keen yqaanaa rasuulkiisuna scw isagaaa ilaahay inaga yaqaanee markaas bay hadana u cararayaan ta wiilaad iyo hadalo ay culimadoosu leedahay oo macnihii baa badalaya قل ءأنتم أعلم أمن الله ومن أظلم ممن كتم شهادة عنده من الله وماالله بغافل عما تعملون
Hadii lis weydiineynin xujo. Nin waliba anigaa saxan ayuu iska dhahaa lkn fadliga Allah waxay ku durdurtay qofka saxan iyo kan qaldan in lagu kala baxo kitaabkiisa iyo axaadiithka rasuulka salalhu calyhi wasalam saxiixda ah . Marka su aasha aan ku weydiineyno waa sidee ku garatay lawadaan wadaad midka saxan ? Ma caqliga ayaa ku tusay mise si kale ayaad ku garatay adigoo si daacad u hadlaya
Sh/abuukar xasan wuxuu kuu keenay hadalada culimo mad habkiisa waa faqsan lana garanayo in ay yihiin ashaaciro waliba qarnigii 4aad iyo wixii ka danbeeyay ah sheekha axmed isna wuxuu keenay culimo qarnigii 3aad iyo wixii ka horeeyay ah marka aaway cadaaladu walal ayaa labadan u dhaw salafkeenii xaqa uu cad yahee qof jeclaysiga hala iska daayoo xaqa hala raaco kaligeenbaa la ina xissbiniye

Subxanakah war shekh abukarow horta masalo marka laga hadlayo quranka iyo axadista marka lagaso tago aqwaaha culimada waweyn ee muctabarinta ah aya kow la aada waxey ka dhahen masalada adugana kow waxadba aadey culimo muta khirin ah
Muhiim ma aha wll in shaqsiyada qofka la weeraro muhiimadu waa in xaqa la raaco lana cadeeyo labaduba waa mualimiin inaad cilmigooda iyo aqoontooda miisaanka saartidna shaqadaada ma aha shaqadaadu waa in aad dhagaysatid hadalkooda xaqana aad raacdid kanbaa saana iyo kanbaa saana faa iido kuuma laha wll qali
Dr sheekh abuukar xasan maalin wuxuu keenay wax macquul ah iyo hadslka imaamu nawawi ee wadaadkan kale hadal iyo af soomaali umbuu hayaa kaaf iyo kala dheeri
@@Btsarmy-xo5br Kkk fasiix iyo caanbax idinka qaata anaga xaqa ayaan dooneynaa is faalis dhan idinka qaata anaga xaqa inaan haysano lee noo qira . Qofaan sh axmed yare aqooninoo hadeer baro sheekha uma uusan jawaabin wadaadka in uu iska maagay lee ama magac ku raadsanooy iska hadal waa laga fiicanyahay waxa ayaa loogu jawaabaya oo ku kadsoomay oo isku arkay in looga saxneynin tawiilka oo giliyay marka wadaadka cid ku caan raadsneeneyso ma ahee ee xaqa doona intii kadsoon ku jirtiin dadkiina aad yaseysaan xaqii waa garab marteen qaar idinka niga mid ah waxayba ka maroysaa shirkiga inay amaraan ay dhahaan qofaan Allah ahyn baahidaada u sheego war hooy isqbta waa socotiinee is qabta
@@handsomehandsome1730 الدين النصيحه Yaa sheekh qofka su aal oo Soo dirsaday ayaa loogu jawaabay iska hadalka wax fiican ma aha iyo qabweynnimada walaalkaaga haduu qaldanyahay waa loo naseexeeynaa sh axmed yare nin la aqoonin ha u moodin waa nin lagu yaqaano juhdi diimeed iyo xaqa inuu bayaamiyo xujadiisana cad oo ku dhahaya قال الله وقال الرسول صلى الله عليه وسلم وعلى فهم السلف الصالح. Ee daliil ma aha nin qaladka kaaga horeeyay inaa warkiisa daliilsato waxaan ognahay qofka asigoo caalim ah diintana juhdi ku leh ayuu zalaad yeelana waxa la leeyahay caalimkaan zaladaan wuu ku sariin baxay ilaah hakaga danbi dhaafo ee zaladiisa daliil ma aha sidaasi u garo caalimka hadalkiisa daliil ayaa loo raadinaa hadalkiisa daliil ma aha .
Sucaad maxamuud Inuu saxan yahay see ku ogaatay caqliga miyaa kuu ogaatay mise si kale ileyn garsooraa iska dhigtayee midna ogow eexashada waa danbi na qanci bal
Wll qali wixii ilaahay iyo rasuulkiisu noo sheegeen sidooda ayaan u rumaynaynaa kamana murmayno mana diidayno wixii uusan waxyi noo sheegina kama hadli karno waayo si aan ku ogaanaba ma jirto Sheekhu wuxuu kuu diidayaa inaad saraynta ilaahay kala qaad qaadid hadaad haysid cid kala qaadqaaday oo qarniyadaa hore ah ee uu isagu soo rarayo hadaladooda soo dhawaw wll sheekhuna ma uusan odhanba cid baa ilaahay lamida ama ilaahay baa cid lamida
Dadka dhahayo sheekh abukar xasan malin ma la tosinaa !!!!!!! İbnu cabaas ba waxu dhahay waxan idin ka cabsonaya in la idin halago oo roob dhagxo ah cirka idinkaga imaado waxan idin sheegaya hadlka rasulka scw markas bad waxa leedihiin abubakar iyo cumar sidas dhahay Sheekh abukar xasan malin intu ku jira İmaamu malik ba wuxu dhahay asigo qabriga nabiga scw dul taagan midka qabrigan iska leh marka laga reebo qof ma jiro ilaa hadlkiisa waxba laga qaadani waxna laga tagi. Culimada islamka o dhan ba so galaya mas'aladi khilaaf ka imaado midka xaqa ku tagan wadada salafka raacsan baa la raaci Nafteyda io wlley dhaman waxa u digaya taqliid (qof in la iska daba kaco oo ma qaldami laga aamino ) culimada ijtihaadka ey sameynayan mar walbo ajir bey ku helayan xaqa ha isiibaan ama yey asiibin lkn anaga hadii xaqa o ino cadaado taqliid(sheekh hebel baa sidaas dhahay ) darteedne aan u raaci weyno wan ku damba weynaa Wayo waxan nala amray daliilka iyo xujada inan raacno Dadka qaar taqliidka meel ey ka gaaren waxey ceeb u arkaan sheekhooda iney daliil weydiiyaan markaas bey waxey ku leeyihiin maku kalsoonid miyaa sidee sheekha daliil u weydiina !!! Taqliidku wa cudur dad badan muslimiin ah lagu imtixaanay oo mar walbo in ilaahey laga magan galo mudan waaye
سبحان الله allaah maleh makaan lagu tilmaamo oo uu joogo sida banii aadamka qafkii ka hari waaya sifaha allaah caqliyadu way ka dhumaan wuuna danbaabayaa
Kkkk hadalkaaga wuxuu u muuqdaa hadal jaahil ah ileyn cilmiga qofka leh asiga kaligiis ma leh cilmi ayaan leeyahay micnaheeda ma aha waan saxanahay ama hanuunka ayaan ku taaganahay waxaa la arkaa qof cilmi yar inuu ka saxanyahay nin cilmi sheeganayo sidaasi u garo Amaa mida aad sheegtay cilmi laguma gaaro wuxuu kasaayo waalala kasaa dad ka aqoon badan ayaa ku jira culumada rabaaniyiinta ah . Marka walaalow kadsoonka hadii aad iska dhaafi lahydeen xaqa waa fahmi lahaydeen lkn kadsoon ayaa xaqii la garab mareysiin qaarkiina kuwoo kale ayaaba niga daran intay kadsoon ku jirto saan ahaan jirnay la taxantagtay ayayba waxay marooyiin shirkiga inay daafacaan
Tallow Maxay ka dhaheen ama ka dhahaayaan Marka Salaada nabiga Alle usoo dhiibayay Xagee ayaa loo dheelmiyay? Ma dhulka dhexdiisa lagusoo wareejiyay mise Cirka Ayay kor ukoreen Samo kastana Malakul-Jibriil uu garaacayay Albaabkedda markuu isku sheego Ee la warsado yaa kula socda Ee uu ku jawaabayay Muxammad talow arinkaas maxay ku jawaabayaan aniga oo aqoon ahaan laga yaabo inay iga sareeyan ayaaba dhaama 😂
Axmed yare waa 5 biri ku shiikh Shiikh abuukarna was la yaqaanaa culuumta juhdiga iyo dadaalka oo ku bixiyay itixaad diin maba taqaan af soomali la soc socanaaya
Hadal caamo waa saas lee 5 bari ku shiiq iskaga hadaaqa war meeshaan cilmi aa la iska rabaa, waa u jedaa sh dr ahmed cilmi uu idinku harqiyay idinkana caay & aflagado aa mesha ku heysaan taasna naftiina ay dhibee
@@Abdikarim3277 caamo iyo caalim soo kala baro iska hadal loma hadlo indho madoow nimo looma looma socdo dadka cilmiga usaaxiibka ah iyo dadka afkooda kaliya ku egyahay cilmiga kala baro caqligaaga aadbuu uliita sifiican wax u so ogoow dadkana kala baro
Msha Allah xaqiiqdii waa caalim fahan dheer shikh ahmed yare ilahey cilmiga ha kuu barakeyo
Alxmdulilah Masha Allâh jazaakalahu hukhayr shek axmed yare
Shiikh Axmed yare allah ku xifdiyo
Masha alahhh SHEIKH AXMED yaree ALAHA KU XAFIDO..
Jazaakalahu hukhayr shek axmed yare
جزى الله شيخنا أحمد ير
Sh abuukar xasan maalin allha hanooxafido cumrigiisa allha dheereeyo
Jazaka Allah kheyr sh axmed yare
جزاك الله خير الجزاء الشيخ أحمد محمد يري
وهداه الله أبوبكر حسن مالن
Maaasha allaah sh abuukar xasan malin dr ilaaheey haku xafido wa shikha somalia ugu cilmi badan maasha allaah ilaahey ha xijaabo
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Maanshaaalaah
Sheekhabuubokor
Jazaakalaahu keyraa Sheikeyga Ahmed yare Allah kubarakeeyo Cimridheer iyo caamimaad Allah kusiiyo cilmigaaaduna Allah kubarakeeyo kuuma ziyaadiyo cumada waad canfacdeen adi yo sheeikh Hassan Hussein Adan Xafidahu laaahu Xaqa haqarinina marnabo i.a bayaaniya inta Ahlu xaqa ah Allah Kor kadhigo inta Ahlu baadhilna Xoos Allah udhigo Amiin❤
سبحان اللله allaah maleh makaan cayiman sida banii aadamka ookale haddii aad qilaafto caqliyada way ku dhimaan waana danbi iska fiiri qofka aad u ducayneeyso
جزاك الله خيرا شيخ احمد يرى وكثر الله امثالك
Sh axmed yare allah haxifdiyo wa saxan yahay 100/100 wana sheekhsgayga kutub badan baan ka akhristay o caqido ah
أسأل الله أن يجزي شيخنا أحمد يري خيراً كثيراً و أن ينفع بعلمه
آمين
Aaamiin aamiiin yaa arxamu raaximiin 🤲🤲
@Abū AbdulRahmān al-Aqeeli akhi idn't thinks so, just communicate the sheikh through his facebook account
آمين
Amin
Sh Axmed yare allaha khayr siiyo kutubta culimadi qarnigii labaad aya alle ku timaamay inu sareyo aayadaha iyo axadithta aya uga dayanaynaa fasirkooda wax diidana waxa ugu horeeyay ee inkira sareenta alle jahmiyo oo culimada islaamka dhan isku wafaqeen inay baadinahaayeen
Waa suufiyada sheekh abuukar sheekh axmedyarena waa sheekh salafiya
ماشاء الله ياشيخ احمد يری اوضحت الحق وافحمت علی ذلک الاشعري الجلد ابوکر مالن
Masham shiq ahmed
جزاك الله خير شيخي
جزاك الله خيرًا شيخنا احمد محمود
جزاك الله خيرا وحسن الله إليك شيخنا الحبيب شيخ أحمد يري
Masha allaah Sheekh Abuukar Xasan alle ha ku xafido
Nahaabiyo alle boos u gooni ah bay u yeeleen
Anaga waxaan u qaadanaynaa in aan alle meel gooni ah loo yeelin ee alle meel walba uu joogo subxaana watacaalaa
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Sheekhunaa Jaliil Sheekh Dr Abuukar Xasan Maalin Ilaahay kheyr badan ha siiyo. Intuu noo sheegay ayaa nagu filan.
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
ياالله احفظ شيخناابوبكرحسن مالن
أفصح الله لسانك شيخنا أطال الله عمرك
قبح الله لسانه
Sheekh Axmed yare haqa Waad cadeysee yaa faxmi waaye, Allaha wuxuu yiri( أفمن زين له سوء عمله فرءاه حسنا)
صحيح ما قلت ( ومن يردالله فتنته فلن تملك له من الله شيئا) بهض الناس يتركون الحق عنادا وغرورا اللهم ثبتنا لاقول الثابت في الحياة الدنيا وفي الآخرة
Yaa Allah guide us YOUR straight path amen.
Somali hadaanahy waan isticmaalnaa, qofkaan cirkuu sabeynayaa oo loola jeedo ama caanu noqday, ama xoolo ayuu yeeshay, sidoo kale ganacsiga ayaa lagu mithaaliyaa ayadoo laleyahay ganacsigaan cirku marayaa.
Shiekh abukar hassan maalin cimrigaaga allah dheereeyo.
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
M.a caalimul banaadir sheekh abuubakar xasan maalim ee niyahaw sheekha aqoon kuma gaartide isga har caalimka soomaalia sheekh abuukar xasan maalin alaha kuxafido
Mahaqa bad raadhini mise waa nin jeclaysi
Caalamul banaadir oo godayo مضاف إليه
Muxuu yahay?
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Waxaan ka yaabay qolyaha ashaacirada ah maanta ka dhan waxay ka cararayaan han u dayno ilaahay wixii uu isku tilmaamay iyo wixii uu rasuulkiisu scw ku tilmaamay ilaahay isagaa iska keen yqaanaa rasuulkiisuna scw isagaaa ilaahay inaga yaqaanee markaas bay hadana u cararayaan ta wiilaad iyo hadalo ay culimadoosu leedahay oo macnihii baa badalaya قل ءأنتم أعلم أمن الله ومن أظلم ممن كتم شهادة عنده من الله وماالله بغافل عما تعملون
جزاك الله ياشيخ أبوبكر.
Sh. Abuukar xasan maalin tiisaa saxan.
Maxaad kudhahday saxib
Illeen waxa saxsan ama qaldan waa fahamka iyo adiladee bal xujo keen iyo sabab.
Hadii lis weydiineynin xujo.
Nin waliba anigaa saxan ayuu iska dhahaa lkn fadliga Allah waxay ku durdurtay qofka saxan iyo kan qaldan in lagu kala baxo kitaabkiisa iyo axaadiithka rasuulka salalhu calyhi wasalam saxiixda ah .
Marka su aasha aan ku weydiineyno waa sidee ku garatay lawadaan wadaad midka saxan ?
Ma caqliga ayaa ku tusay mise si kale ayaad ku garatay adigoo si daacad u hadlaya
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Sh/abuukar xasan wuxuu kuu keenay hadalada culimo mad habkiisa waa faqsan lana garanayo in ay yihiin ashaaciro waliba qarnigii 4aad iyo wixii ka danbeeyay ah sheekha axmed isna wuxuu keenay culimo qarnigii 3aad iyo wixii ka horeeyay ah marka aaway cadaaladu walal ayaa labadan u dhaw salafkeenii xaqa uu cad yahee qof jeclaysiga hala iska daayoo xaqa hala raaco kaligeenbaa la ina xissbiniye
Sh/abuukar xasan wuxuu kuu keenay hadalada culimo mad habkiisa waa faqsan lana garanayo in ay yihiin ashaaciro waliba qarnigii 4aad iyo wixii ka danbeeyay ah sheekha axmed isna wuxuu keenay culimo qarnigii 3aad iyo wixii ka horeeyay ah marka aaway cadaaladu walal ayaa labadan u dhaw salafkeenii xaqa uu cad yahee qof jeclaysiga hala iska daayoo xaqa hala raaco kaligeenbaa la ina xissbiniye
Subxanakah war shekh abukarow horta masalo marka laga hadlayo quranka iyo axadista marka lagaso tago aqwaaha culimada waweyn ee muctabarinta ah aya kow la aada waxey ka dhahen masalada adugana kow waxadba aadey culimo muta khirin ah
ما شاء الله شيخ احمد
Wadaadow cilmiga soo baro yaa axmad yare sheekh abuukar waligaa cilmi ku gaarimeysid
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Muhiim ma aha wll in shaqsiyada qofka la weeraro muhiimadu waa in xaqa la raaco lana cadeeyo labaduba waa mualimiin inaad cilmigooda iyo aqoontooda miisaanka saartidna shaqadaada ma aha shaqadaadu waa in aad dhagaysatid hadalkooda xaqana aad raacdid kanbaa saana iyo kanbaa saana faa iido kuuma laha wll qali
Dr sheekh abuukar xasan maalin wuxuu keenay wax macquul ah iyo hadslka imaamu nawawi ee wadaadkan kale hadal iyo af soomaali umbuu hayaa kaaf iyo kala dheeri
Oo hadalada culimada uusoo guurinayo ma arkaysid maxad indhaha iyo dhaga iskaga tiri imaam nawawi iska dhaafe qafnigii 3aad ayuu kuu soo guuriyay hadaladoodii xaqa raac wll isaga ayaa ku hurane
Masha allh sheykhii ilahey kheyr haku siiyo
Masha'ALLAH shiikh abubakar xasan maalin waqtigiisii waxow kubixiyey uqidmeynta diinta islaamka
Qofkaan shiikh abuukar magaaree
Waa caanimo raadis
Waxow karabaa dr shiikh abuukar aan ladoodey
Waxaa leeyahey wanaag kusoo caan baxey
@@handsomehandsome1730 wxas war lee waye
@@handsomehandsome1730 hhhh haa wlhy xitaa fasiixnimo kuma gaaryo ee wuxuu rabaa inuu caan noqdo
@@Btsarmy-xo5br
Kkk fasiix iyo caanbax idinka qaata anaga xaqa ayaan dooneynaa is faalis dhan idinka qaata anaga xaqa inaan haysano lee noo qira .
Qofaan sh axmed yare aqooninoo hadeer baro sheekha uma uusan jawaabin wadaadka in uu iska maagay lee ama magac ku raadsanooy iska hadal waa laga fiicanyahay waxa ayaa loogu jawaabaya oo ku kadsoomay oo isku arkay in looga saxneynin tawiilka oo giliyay marka wadaadka cid ku caan raadsneeneyso ma ahee ee xaqa doona intii kadsoon ku jirtiin dadkiina aad yaseysaan xaqii waa garab marteen qaar idinka niga mid ah waxayba ka maroysaa shirkiga inay amaraan ay dhahaan qofaan Allah ahyn baahidaada u sheego war hooy isqbta waa socotiinee is qabta
@@handsomehandsome1730
الدين النصيحه
Yaa sheekh qofka su aal oo Soo dirsaday ayaa loogu jawaabay iska hadalka wax fiican ma aha iyo qabweynnimada walaalkaaga haduu qaldanyahay waa loo naseexeeynaa sh axmed yare nin la aqoonin ha u moodin waa nin lagu yaqaano juhdi diimeed iyo xaqa inuu bayaamiyo xujadiisana cad oo ku dhahaya
قال الله وقال الرسول صلى الله عليه وسلم وعلى فهم السلف الصالح.
Ee daliil ma aha nin qaladka kaaga horeeyay inaa warkiisa daliilsato waxaan ognahay qofka asigoo caalim ah diintana juhdi ku leh ayuu zalaad yeelana waxa la leeyahay caalimkaan zaladaan wuu ku sariin baxay ilaah hakaga danbi dhaafo ee zaladiisa daliil ma aha sidaasi u garo caalimka hadalkiisa daliil ayaa loo raadinaa hadalkiisa daliil ma aha .
ما شاءالله جزا ك الله خير شيخنا شيخ ابوبكر حسن مالن
Kkkkkkkkk
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Sheikh abukar jazakalah
Masha allah allah sheeq abu bakar allah xafido
maasha allaah shiiq abu bakar waa nuur ilxunkuma arak to
Naar buu niiwadaa ninkaas been kuumasheegaayo hadiinan kalaabanin wxd Alle ka'aaminsantihiin
, للشيخ ابوبكر حسن مالن حفظه الله واطال عمره
Naar buu niiwadaa ninkaas niyow runtaa kuusheegaa
Aaamin
@@samirzain7212 walaal saas hadhihin janada iyo naarta gacanta alle ayey kujiraan qofka uu doono ayuu galinayaa
@@c.risaaqaxmed3913 haa waan lasocdaa balse caqiidada oo kaalunsan qatarteeda ayey leedahay asxan qof dambiyo kudhaca Alle wuu udhaafi balse caqiidada waa aas aaska diinta iyo madaxa diinta.
Dad sifaadka Alle diiday, salafka wadadooda kaleexdey Alle hasoohanuuniyo lee dhihi karaa
@@samirzain7212 aamiin yaa Allah walaal Allaha hasoo hanuuniyo
Sheikh abukar xasan maalin baa saxan🌹
Kkkkkkkk
Dr ah abuukar xasan maalin
Keep going
Allah noo deysto shiikheyna
Sucaad maxamuud
Inuu saxan yahay see ku ogaatay caqliga miyaa kuu ogaatay mise si kale ileyn garsooraa iska dhigtayee midna ogow eexashada waa danbi na qanci bal
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Abukar Wuxu Ku Saxan ya hay noshek
sh abuukar maasha alah qofki diin rabo sheekheena wuu cadeyay marka wadas ha isdaalinin
Sh abuukar in naxwaha laga saxo aya ceeb uga filan kkkkkk
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Sh axmed yare waacaalim sunni ah,ee maaha suufi caqligu wareeray, alle habarakeeyo.
Msha alh ilhey haku haafido sh Ahmed yare wa sheiqa caqiida iguu fcn towhidka igii lagaahadlayo
Aaamin wlllal.
Dhamaantenuba allaha na barakeeyo
ما شاء الله
شيخنا النبيل الشيخ محمد يري أوضح مذهب السلف الصالح جزاه الله خير الجزاء
جزك الله خير جزاء
جزك الله جير الجزاء الشيج احمد يري
Muxuu cadeeyey waxa uu sheegaayo xitaa lama fahmaayo qaabka wax loo sheegaayani ma garanaayo
بارك الله فيك شيخ أحمد ؛ أجبت وكفيت ، وقمعت أهل البدع ، وكشفت عن تلبيساتهم ،
اللهم احفظ شيخناشيخ الإسلام وارفع درجته في المهديين هو الشيخ أبو بكر حسن مالم رحمه الله تبارك وتعالى عليه
@@maryamoabdishiico3025 اللهم اهد قومي فأنهم لا يعلمون
الشيخ العلامة #أحمد #يري شيخ إبانة الحق وكشف غموض المشكلات
مشاءالله
بارك الله شيخ احمد يرى
فى الدنيا والاخره
وهذا
جواب الوافى
shiekh Dr Axmed alle haku xifdiyo, kuwaan hadey aqoon leeyihiin si kasta wax ugu sharaxday, ALLE xaqa ha tuso kama quusaneynee
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Sh abukar wa gafay alah ha hadeyo wa khalad ilahay xisan wa macnan wu usareeya
Manshalallah sh Axmed yare
شيخ ابوكر حسن مال جزاك الله خيرا
Jazaakallahu sh abuubakar
جزك الله خيرالجزي
Allaahu S c w
Manshallh shekh Ahmad yare Allah Abarakeyo dambigisana Allha Adhafo
Suufiyada الله suu hanuuniya shirki iyo balaaya in bay dabada kuwatan الله sarayn umaysan ogola
Masha alaah sheekh aBuukar Xasan malin alle haku barakeeyo alle haku zafido anana anagu anfaco aamiin
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Shiikh jazaakallaah blse shiikhu Rabbi io sifaatkii klama qaadin ee wuxuu diiday culuwwi makaani ah wayo Rabbi khalaa'ikhdiisu ka kor noqday kor noqosha isaga ulaayiq ah(uqalanta), ee maaha inaad xadiithka kula cararto uun macaanida io aqwaasha Rabbi usifeynayso culuwwi makaani xitaa hday culumo dhahyn wayo culimada aqwaashoduba way kla raajaxsanthy waxase kula gudboon inaad Rabbi makaan usifeyn iyadoo aysan jirin nusuus sicad Rabbi makaan ugu sifaysay mrka laga reebo in culimada ku kla tageen macnaha io sharaxa xadiithka, taa badelkeeda waxaba cad inaysan cid Allah lamida inaysan jirin( ليس كمثله شيء) iyo inuusan isaga cidna lamid ahyn ( ولم يكن له كفؤا أحد), isku soo duubo asxan waxa laqaaty hdii lguu yiraa Rabbi xaguu jiraa inaad tiraa ma garanayo sida aad uleedahy carshiga Rabbi biyo kahor xgu aha hdii lagu waydiiyo ma garanayo ku jawaab amaba aad u ogoshahy jwptaa mid lmida, hana ku sifayn dadka ka cararay inay rabbi makaan uusan shegan unisbeyaan kuwo Rabbi qayrkii caabuda.
والله أعلم
Wll qali wixii ilaahay iyo rasuulkiisu noo sheegeen sidooda ayaan u rumaynaynaa kamana murmayno mana diidayno wixii uusan waxyi noo sheegina kama hadli karno waayo si aan ku ogaanaba ma jirto
Sheekhu wuxuu kuu diidayaa inaad saraynta ilaahay kala qaad qaadid hadaad haysid cid kala qaadqaaday oo qarniyadaa hore ah ee uu isagu soo rarayo hadaladooda soo dhawaw wll sheekhuna ma uusan odhanba cid baa ilaahay lamida ama ilaahay baa cid lamida
Sh abukar cilmiga ha laga barto
Subxanalaah ma sheeq ubukar xasan maalinow tosiha hada ninki dhimawaayo geel dhala waa arka an maqli jiray
Wixii khaldan waala saxayaa
Dadka dhahayo sheekh abukar xasan malin ma la tosinaa !!!!!!!
İbnu cabaas ba waxu dhahay waxan idin ka cabsonaya in la idin halago oo roob dhagxo ah cirka idinkaga imaado waxan idin sheegaya hadlka rasulka scw markas bad waxa leedihiin abubakar iyo cumar sidas dhahay
Sheekh abukar xasan malin intu ku jira
İmaamu malik ba wuxu dhahay asigo qabriga nabiga scw dul taagan midka qabrigan iska leh marka laga reebo qof ma jiro ilaa hadlkiisa waxba laga qaadani waxna laga tagi.
Culimada islamka o dhan ba so galaya mas'aladi khilaaf ka imaado midka xaqa ku tagan wadada salafka raacsan baa la raaci
Nafteyda io wlley dhaman waxa u digaya taqliid (qof in la iska daba kaco oo ma qaldami laga aamino ) culimada ijtihaadka ey sameynayan mar walbo ajir bey ku helayan xaqa ha isiibaan ama yey asiibin lkn anaga hadii xaqa o ino cadaado taqliid(sheekh hebel baa sidaas dhahay ) darteedne aan u raaci weyno wan ku damba weynaa
Wayo waxan nala amray daliilka iyo xujada inan raacno
Dadka qaar taqliidka meel ey ka gaaren waxey ceeb u arkaan sheekhooda iney daliil weydiiyaan markaas bey waxey ku leeyihiin maku kalsoonid miyaa sidee sheekha daliil u weydiina !!!
Taqliidku wa cudur dad badan muslimiin ah lagu imtixaanay oo mar walbo in ilaahey laga magan galo mudan waaye
Masha,allah sh Axmed yare ilahay haku barakeyo siffiicanu uga jawabay
Gar dheerahan u sheeg wax hasoo bartee.
SH.ABUUKAR XASAN MAALIN AYAA WAAFAQSAN SALAFKII .
WAHAABIYO WAXAY LA DAGAASHANTAY WADADII SALAFKU MAREEN
M.a
افدت
Maaasha Allah sh.axmad yare Allah habarakeeyo aduuun iyo aaqiro ashaaaciro habaaabado insha allah
Alah adikubabiyo
Alle haku soo hadeeyo waad dhuntay baadi baathy walaahi
جزاك الله خيرا وحسن الله إليك أخونا الفاضل
Nin ka aad u ducayneeyso wuxuu aamin san yahay sida bini aadamka in allaah makaan loogu hagaago uu joogo سبحان الله iska fiiri waxa aad taageereeyso
Maa sha alaah waa uukeenay shiiq axmed qowlkii saxda ahaa waana mahadzantahay alaha xafido
سبحان الله allaah maleh makaan lagu tilmaamo oo uu joogo sida banii aadamka qafkii ka hari waaya sifaha allaah caqliyadu way ka dhumaan wuuna danbaabayaa
Maa shaa allaah sheekh abuu bakar xasan maalin waa caalim wayn sheekhn kale su,aalaha sicad ugamuu jawaabin ee wuu kawar wareegay lkn waxaan ku ixtiraamayaa usluubkiisa lasoco sheekh abuu,bakar ciduu wax baray ayaa kuu sheekh ah
Sh Abukar Wa caalim alaha dhowro culumada danbe na wa laga aqoon badanyhy dhan walba
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
MashaAllh shiiqeyga sharfta leh cilmi allah wow ku manesty illahy hanaga dhigo amsaashiisa
Aaamin wllaal
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mashalah shiekh abukar hasan mclm
Shiiq Ahmad WAA uucay zalafka qolkooda waxaana salafka ogalyihiin ale carshiga kasareeyo
Su'aalhii up sh abukar kuyediiyd madan aadbe bee
Sheekh Abukar wuxuu kuqaldanyahay cid timaamrtay majirto ilaah ayaa makaan kudhaxleh Carshiga waa hadal ugaar ah Sheekh Abukar, salafka waxay qabaan fisamaa xaga sare oo khalqgiisa ayuu kasareeyaa, waa sareyntiisa kahor intuunan khalqigiisa abuurin haki uu ilaah kusugnaa, taasna ma ahan makaan iyo in Allah laxadido oo boos lagu xadido.
Waxaa lagarabaa adoomada wixii ilaah sheegtay, ama rasuulkiisa kutilmaamay in sideeda loo rumeeyo. Qofwalboo ogow dooqaada iyo rabitaankaaha iyo caqlufaaga diinta rabigay laguma fasiro.
sh abuukar xasan maalin ayaa saxan
هات برهانك
Inuu saxanyahay maxaa ku tusay ma caqligaa mise daliilka cadeyn keenso hadii lis dhihi lahyn cadeyn keenso dad waliba anigaa saxan ayuu dhahaa ma ogtahay gaalka xitaa waxaa u fudud inuu iska dhaho anigaa saxan hadiiba xujo lis weydiineynin
Shiikh Axmed waa ku raftay ee uma jawaabin Shiikh Abuukar
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
Su,aasha ah bidaatihi kitaab salafu saalix ah oo ey kutaallo keen, wali masheegin sheekhow
Kitaabu towxiidi yaa leh, sheekha iska leh kitaabkaasi sheeeg
Dr sh abuukar xassan Malin waa Caalim weyn, waana kaa sharaf badan yahay ,.ee cilmiga soo baro .
كل فتاة بابيها معجبة .
موجود بلا مكان/عدم المكان ماالفرق بينهما؟
عجيب!!!
Baarakalahu fiik sh axmed maxamuud
Shukran akhii
Mashalah akii
Samada markii aad gacmaha u taagaysid oo aad calaacalaha cirka u jeedinaysid suufiyoow maxaad ula jeeddaa haddiiba inkiraysid culuwiga Allaah .
Maxaad calaacalaha hoos ama dhinac ugu jeedin weyday . Unnukaa yaab aragnay!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
Ok
Suufiyada mesha waxba kuma hayan alah habarkeyo sh axmed yare
shiikh abuukar cimmi kuma gaartiin itixaad waalan baa tihiin
Kkkk hadalkaaga wuxuu u muuqdaa hadal jaahil ah ileyn cilmiga qofka leh asiga kaligiis ma leh cilmi ayaan leeyahay micnaheeda ma aha waan saxanahay ama hanuunka ayaan ku taaganahay waxaa la arkaa qof cilmi yar inuu ka saxanyahay nin cilmi sheeganayo sidaasi u garo
Amaa mida aad sheegtay cilmi laguma gaaro wuxuu kasaayo waalala kasaa dad ka aqoon badan ayaa ku jira culumada rabaaniyiinta ah .
Marka walaalow kadsoonka hadii aad iska dhaafi lahydeen xaqa waa fahmi lahaydeen lkn kadsoon ayaa xaqii la garab mareysiin qaarkiina kuwoo kale ayaaba niga daran intay kadsoon ku jirto saan ahaan jirnay la taxantagtay ayayba waxay marooyiin shirkiga inay daafacaan
Yaa ku dhahay cilmi malaha yaase la tartamaya ood kaa codsaday inaad nala tartansiisid sheekha kali haatay masalada sugitaan la aanta sifaatka ilaahay ayaa sheekha lagu diidan yahay maadaamuu khilaafay sidii salafka kumana sax sana midaas adna haku raacine xaqa raac aakhiro kuuma raacayee
Waa ayo itixaad ? Maxay qabtaan? Maxa lagu yaqaanaa? Waa maxay mabaa diidoodu ?
Allh inu samada nagajiro quranka cadeyay shikhow eiska aamus
جزاكم الله خير الجزاء
شيخ أبو بكر حسن مالن
Daato iyo sifo ayaa isku mid ah buu leeyahay khawaarijkaan raba in uu ka laalaadsado sh dr sh abuukar xassan
Shiikh Ahmed yare umadan wax ma fahmayaane has ku daalinin kufrinimadooda has kaga jiraane
th-cam.com/play/PL7bA7m5rsCRBsXS8nunWQVEdcMqliZQUP.html
جزاكماالله خيرا
امين
Dr sh abukar xasan malin🌷
Kkkkkkkk
Masha allah sh abuukar xassan maalin
Its fine
Axmad yare radigiisu ma Ahan mid cilmiyaysan hadaladiisa waxaa kamuuqato inuu shekha xaqiraayo
Tallow Maxay ka dhaheen ama ka dhahaayaan Marka Salaada nabiga Alle usoo dhiibayay Xagee ayaa loo dheelmiyay? Ma dhulka dhexdiisa lagusoo wareejiyay mise Cirka Ayay kor ukoreen Samo kastana Malakul-Jibriil uu garaacayay Albaabkedda markuu isku sheego Ee la warsado yaa kula socda Ee uu ku jawaabayay Muxammad talow arinkaas maxay ku jawaabayaan aniga oo aqoon ahaan laga yaabo inay iga sareeyan ayaaba dhaama 😂
Axmed yare waa 5 biri ku shiikh
Shiikh abuukarna was la yaqaanaa culuumta juhdiga iyo dadaalka oo ku bixiyay itixaad diin maba taqaan af soomali la soc socanaaya
Jasaakalaah