Kkkkkk. Maxaad aqoonyahan u taqaan? Hadii ay aqoontu sidan tahay? Somaliland weey u dhamaatey. Dowlad xaabo ah baad noo soo dhistey Mr. Cirro, dalkii laguu dhiibey masidaan ayaad ku biloowdey? Somaliland is finished.
Doqoni meel lagu kaftamay waxay moodaa in lagu dagaalay, madaxweyne Cirro inuu ka rakaab fiicnaa muuse biixi waxa cadeynaya sida u ugu guuleystay dhamaan galbeed ilaa bari
Si wanaagsan baad u hadashay! Ilaahay Somaali siyaasadda iyo madaxda ha u hagaajiyo. Godka aynu ku jiro ee dadkii iyo dalkii dayacay waa madaxdadeena. Ilaahoow wixii wanaagsan na waafaji
Xogta dhabta ah lasocodsiiya madaxwaynaha. Somaliland albaabkii kali ah ee nabad u ahaana dab ayaa ka kacaya ee allaah ha qaboojiyo oo nabad ha kusoodabaalo aamiin.
It looks like a highly trained and civilized section of society .so quiet and silent group of people and don't think any of you chew qaat . If chew, it would have been hard to control your mouth .
Kkķ hatilmaamin aakhiro waxaad tacabtay baa yaleh .madaxwahnaha halal shaqeeyo hadii kale barlas buu noqonayaa ku lahaa waa laydin al goo go ayaa suga in yar
Ilaaahay ha idinla garab galo hawsha culus eed umada u haysaan,wll waan kugu tageersanahay sida cad ee daacada ah eed uga hadlayso runta qarankan jamhuuriyadda somaliland wuxuu u bahan yahay cid qarankan u furta dariiq cusub
OK CRISIS BAAN KU BALAN QAADAYA INAAN KU KICINO TAASINA RUNTA MAAD UGA SHEEGI MISE MEELO KALE BU KA HELI ILEEN ADUUNKA KAMA QARSOON DOONTO WAXYABAHA LA DABA GELI DOONO OO SUMCADIISA XUMAAN U KEENAYSA
Macaa mesha ay tagto loo bahdilaya ilYn kuu u doortay arimaha debeda awelba way isla shaqyn jireen waa tuug iyo tuug kalkaal ciro ilaahay meel datan kuu kexee
Dowladan wada Dhukuran siyaasadooduna weey dhukurantahay. Somaliland na waa loo dhukureyaa ee Somalilandoow oggada. Sanadakan waa la is wada dhukureyaa.
Mashallaah Madaxweyne Cabdiraxman Ciro geesi qaran walaaleeye, Wasiir Khadar Mashallaah hore u soco❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahay dadkeena iyo dawladee a ha barakeeyo
Aqoon yahan khadar alle cimriga iyo caafimaadka haybarakeeyo
Kkkkkk. Maxaad aqoonyahan u taqaan? Hadii ay aqoontu sidan tahay?
Somaliland weey u dhamaatey.
Dowlad xaabo ah baad noo soo dhistey Mr. Cirro, dalkii laguu dhiibey masidaan ayaad ku biloowdey?
Somaliland is finished.
xaabaduba waa ta wax lagu bilaabo@@halimamumin3643
Nabbi Ku saalii Saallaallahu Aleehyii Waassaallaam 🫶
Scw
S.A.W
ﷺ
❤khadar waa nin adag waayo arag, yaan loo guulwadeyn madaxweynaha sidii muuse biixi
Waa nin aan aqoon u lahayn dawladnimada waligii Aan xafiis dawladnimada.
hhhhh qof walba inuu xafiis dawladeed soo maro maaha dawladnimdu
❤wasiir qiimo leh weeye
Wasiirkani sifiican buu uhadlay
taluuna sii yay raga xagaa dhadhiya.
❤ Allah Ha Ku Asturo Xilka Aamiin ❤.
mansha allah si qurux badan ayuu u hadlay wanay isoo jidatay qudbadiisu
ماشاء الله . وفقكم الله وسدد خطاكم وسهل لكم اصلاح القلوب بين القبائل وإدارة امور البلاد ❤
Waa luguu hanweynyahay, ee Allah ha ku garab galo ❤❤
Wasiir aqoonyahan khadar allaah ha kugu asturo xilka
*Mashalla wasiir khadar waa waxgarad runtii* ❤
WASIIR KHADAR-GARBAHAARAY WAAN KU SALAAMAY
Garbahaaray ma cay baad u haysata doqonoow dorashadii waa dhamaatee dadkaaaga dhinac ka raac
Doqoni meel lagu kaftamay waxay moodaa in lagu dagaalay, madaxweyne Cirro inuu ka rakaab fiicnaa muuse biixi waxa cadeynaya sida u ugu guuleystay dhamaan galbeed ilaa bari
@@dalaisacgibril5899faqash buu ciro wataa
@@dalaisacgibril5899nimankan habar jeclaa saaxada keentay waalagu khaldamay faqashta muqdishee dabada kuwataan
*Qolodii caloosha ka buktaay alle ha idin caafiyo dhamaan qabiilada somalida reerka keliya ee meelwalba la taagan waa nala caayay ayaad tihiin* 😂😂
insha aaalllaah in aan adiga lagu xasuusan
Wasiir wax muhiima ka hadal hadal un baad ku celcelinaysaaye
Run hadii la sheegayso dawladii to ugu wisiirada fiicnayd waatii ina bixi
Miyad kaftamaysa😂😂😂😂
Maxay tareen oo logu xasusan dona
Bisinka 😂
Bisinka😂
@@sharmakeofficial4254 ma yaabtay 😅
comment bu rabaa wllkeen😂
Wasirkas waa macquul
Geesinimo kudhacleh waamasuul awoonyahanah
Aalehaku xafido
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK ILAAHAY SOMALIAND HA MIDAYO GUUL IYO HORU MAR ❤❤❤❤❤
Shadhaab waninka tagay jigjiga eeloobaneeyay lanayidhi mamulgoboled xoolo
Subxan Allah
Mashall dadku iyo dalku waxay u bahanyay indheer garad iyo geesi qaran
Si wanaagsan baad u hadashay! Ilaahay Somaali siyaasadda iyo madaxda ha u hagaajiyo. Godka aynu ku jiro ee dadkii iyo dalkii dayacay waa madaxdadeena. Ilaahoow wixii wanaagsan na waafaji
KHADAR DHUKUR MAXAAD NABAD UGU HADKU WAYDEY MARKAAD SHYFTADA BUURTA SAAREYSEY ILLEYN WASANI BAA BUURTA SAAREY OOFWAREEN SHUFTADIISII
Good
WAXAAD KU QORAYSAAN WIXII LAYDIIN DHAARIYAY EE AHAAD DALKA IYO DIINTA DADKA INAAD SINAAN IYO DAACAD KU DHAQAYSAAN
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
Madaxweynha ma wax uun baa loosheegaa. Miyaanu isagu wax arkin. Yasaatir
Wasiir qaran khadar guuleeyso
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK
MR KHADAR
Xogta dhabta ah lasocodsiiya madaxwaynaha. Somaliland albaabkii kali ah ee nabad u ahaana dab ayaa ka kacaya ee allaah ha qaboojiyo oo nabad ha kusoodabaalo aamiin.
It looks like a highly trained and civilized section of society .so quiet and silent group of people and don't think any of you chew qaat . If chew, it would have been hard to control your mouth .
Qiima dhaca shillinka ka hadal
Maantaa
Lcgtada halkey kashaqaysaa ediot batahay
@AbdullahiMohamed-py9pg
Waxay ka shaqaysaa Somaliland.😂😂😂
ninkani waa masuul buuxa
ilaahay xilkaa ha kugu asturo
Wali mucaarad buu isu haystaytaa
Ma madaxweynihiibaa kani
Cabaad badanidiinaa shalay unbaa ladortay
La arki dooneee
Waaba la arkaa, mexey soo kordhin?
Xaabo isku timi iska dheh.
❤😂😂🎉😢😮😮😮😅😅😅
Yaa huba reer wadani
Alle haydinla gacan qabto hawsha aad qaden lknse wadankina dacad unoqda anagub indhahan idinku haynaa
Da'adu experience beey leedahay.
Aduunku dadka aqoonta u leh waa dadka da'ada waaweyn.
Good job ❤❤❤❤❤
What is the good job that they did you are talking about?
Lack of experiences and knowledge can be seen from his talks.
Ala huwan ilaa huwan waar meesha fawash baa qabsatay hLaga hortago
Inaanu waxba ogayn odaygu ayuu noo sheegayaa miyaa?
😂😂😂😂
Adkaatey adkaatey
wasiirka madax toosinta
NIN KAN WAXBA MA OGGA WUU CIYARAYAA
Wax dhalinyaro la yidhaahdaa ma joogaan meeha
Soomaali is yarayn ayaa loogu yaqaanaa
Ninka ma hadal haleel yaqaan waar bal goortuu tacsida marinayo ama xasuusanayo fiiriya
NAGA AAMUS DOQONYOW
wasiir.khadar.hore.waxanu ugahaynay nabadu.maxaytahay marka.tolow.mamaantu.gartay
Kkkkk aar ma sidan aya ka ah!!!!
Kkķ hatilmaamin aakhiro waxaad tacabtay baa yaleh .madaxwahnaha halal shaqeeyo hadii kale barlas buu noqonayaa ku lahaa waa laydin al goo go ayaa suga in yar
Ninkani sheeko xumaa Jazz maxa keenay?
Nacaladi hakugu dhacdo khadarow
Markii hore maxog qaldan baa siinay seen cirro hurdaaye 😅
Ilaaahay ha idinla garab galo hawsha culus eed umada u haysaan,wll waan kugu tageersanahay sida cad ee daacada ah eed uga hadlayso runta qarankan jamhuuriyadda somaliland wuxuu u bahan yahay cid qarankan u furta dariiq cusub
Macaac war tuugbadtay ayaydhalaya
Afku aad ku cantay maad isku furi Qoti.
Ninkan sidaan mooyay ka weyn
OK CRISIS BAAN KU BALAN QAADAYA INAAN KU KICINO TAASINA RUNTA MAAD UGA SHEEGI MISE MEELO KALE BU KA HELI ILEEN ADUUNKA KAMA QARSOON DOONTO WAXYABAHA LA DABA GELI DOONO OO SUMCADIISA XUMAAN U KEENAYSA
Adaba laga haya hadu dalku olalayo doorosho wa inlaqata waka manta melkasta lagaga soduly
Aszz
Kan ma cirraa?
khadar waa faqash waa ninka yiri farmaajo hargeisa wuu imankaraa waana lagu wada hadlikaraa 😂😂😂😂
Isago miyano cagligisa wax kalasoci karin
Reer yusra cidi idinma dhegaysanmayso
Shayma yaa ku idhi dhagyso
❤❤❤WADDANI XISBIGA RAJADA SHACABKA JSL
Yeah. Gacanlibaax iyo ASKARTII ciidankee inta jidgooyo lagu laayay maydkoodii madaxa layskaga taagayna wax la ilaawayo maahee ogow
Ma usheegteen wixii aad kala timaateen Jigjiga 😂😂😂😂?!!
Kkkkkkkkkkkkk😅😅😅
Maama Malyuun iyo ina Maama Malyuun oo isla dardaarmaya
Khadar garbahaaray sxb waan sugaynaa waxaad shankaroon land kusoo biiriso.
Muu seexday markaad sidaad leedahay mide dhegtuun baa shaqaysa mise asaasaq ayaa jira waar muxuu leeyahay ninkani yaa bal adba dadkan fahan
😂😂😂😂😂😂😂😂 war wadankiyo dhanba hurdo galay 😂😂
😂😂😂markii uu muuse biixi hayey kumay muuqan mush kilada hani
Hadaad runsheegayso nimanka wadankii oo xaalad kujira Jabuuti ujaasaya sidaa kayeeshaan ayaa dadku idinku qiimayndoonaan
Bilaa danta qaranka JSL halkaa u jogaan
Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waar waxan aad ka sheekaynayso waa huuhaa
Xirsi ka waran Jabuuti muxu ka doonay
MAAMO MAL YUUUN
Futo futo ku Qor Somalia 🇸🇴 futada u dhigo. Dalkan Xabashi & YUHUUD & Carab wllhi ka Xigta Somaliland adiga & Somalia 🇸🇴 malcuniyad aad futada u dhigataan. Laxyahay
War dadkan wada jelicdasan ee mamulkii qabsaday een cod karka ahaynin maxay aha yeen
dowladii dhukurneydey horta madaxan dhukuran kofiyadyaryo waxmad nagaga xidhaan
Ciro Zero 0️⃣. Dawolad jelcsan
CAY KU NOL ILAAHAY KA GO AY
@ Garxajis usheeg Uf uf
Muuse zero
Muuse Meins 😂
@@Xasmas UF UF A MASKIIN, CIILAN CAY DA IKU SOCO SHAQO MA HAY SIDA 🤣🤣🤣🤣🤣
Muse macangag la nac C/raxman geesi qaran walaaleeye ❤❤❤❤
Dhukuraw wadanka qaska kala qaybinta umada iyo qaalaashii aad geliseen kiixalin lahaa amadawayn lahaa dhukuraw adiga maaha
Shortkat siyaasada adaa umaray iyo ciro laba tuug
Tuugnimo weli laguma hayo, laakin daciifnimo, iyo bilaah aqoon baa laga arkaa.
Somaliland weey u dhamaatey.
Macaa mesha ay tagto loo bahdilaya ilYn kuu u doortay arimaha debeda awelba way isla shaqyn jireen waa tuug iyo tuug kalkaal ciro ilaahay meel datan kuu kexee
Dadka u tiriyay wa wada isaaq
Dhukurow mrkad buurta saareysey neefafka mxd uga hadli waaydy
Ninkii garbahaaray sowkan durba naaxay bilba iyagoon joogin.
Dowlad wada dhukuran 😂
Waar ha iisoo dhako cadaane dalka iyo dadka waxay ku diirsadaan usheeg oo kahadal daaroodkan 4ta dhinac kaga soo haakinaya dalkeena j.s.land hadii kale warqadaad sheegeyso hooyadaa ugee dhukurow
Ku wii dalka gubay Ayaa kuleh waraaq cad ayuu wataa!!!
Waar dadkii waa maran habaabiseen
Gopanimo
Bal cuqdada uu qaybinayo eega wasiiradii biixi kuyee dhukuroow xaasi uraaye😮
Dowladan wada Dhukuran siyaasadooduna weey dhukurantahay.
Somaliland na waa loo dhukureyaa ee Somalilandoow oggada.
Sanadakan waa la is wada dhukureyaa.
Tuuladii garbahaaray ee muuse biixi hablaha ku xidhi jiray ka waran? dhukuroow
Shalay is waalan maanta ismiskiinin kkkkkkkkk waxaad shaqaysateenbaa idin horyaal adkaysi u lahaw ninkaw dagaalka adaa keenay kursiga ku rabay dalkana khalkhalka siyaasadeed galiyay ina khaliif kuwii keenay waa idinka hadana difaacayay waa idinka garbahaarayaw soo dhawow
Waaryaan la degdegin waa la dacaroondoonaate
beenale manfaqa ma xa shooda gabyalda jooji
Codka hablaha nic nic sheeko xume
Wll Abuuurta rabbi waxba haku dhaliilin.