Saxib wax ka dhiman reerka ma jiraan dadka Somalida waa la siman yihiin laakin sheekooyin ayaa laga sameeyay dadka kale ku dirtay taas oo dambigeeda iska leh dadkii sameeyay sheekooyinkaas .Madhibaanka Somaliland xuquuqdooda waa la ilaaliyaa inkasta oo xaga guurka uun takoor ka jiro
❤😅🎉asc hooyo guuleyso adigu madhibaan miyaad tahey good
Haaa Mom
Mabilowday
@@hudaibrahim9111 Heee ma waxban haleyay
Waa cajayib reerkani iyaga isyasaya oo qabil kodi qarinaya raag iyo dumarba . Kolsonidu waa qali inay reerkoda ku fanan ayay aheed cidi ku racaysa waay arki se inay qof aay shukansanayan reer kale u sheegtan waa khalad.
LOVE❤❤❤❤❤❤🎉💕
Better late than never. Walalo
Daarood iyo sharan shuurta hadaayaan ogaada
Love ❤❤❤
Waa been abuur soomaaliduna waa jaahiliin lkn Alxamdulillah hada sidii hore maaha
Saxib wax ka dhiman reerka ma jiraan dadka Somalida waa la siman yihiin laakin sheekooyin ayaa laga sameeyay dadka kale ku dirtay taas oo dambigeeda iska leh dadkii sameeyay sheekooyinkaas .Madhibaanka Somaliland xuquuqdooda waa la ilaaliyaa inkasta oo xaga guurka uun takoor ka jiro
Madhibaan waa laga masayray markaasaa latakoorey, waa in magdhow lasiiyo wax barashadana bilaash looga dhigo.
Dadka dadka takoora waa cunsuriyiin waa jaahiliin waxaa ka maqan inuu dadku wada simanyahay uu ALLAH ABUURAY qabiil qabiil kafiicani majiro ee dadka waxaa ugu fiican waa dadka ALLAH KABAQO OO KALIGIIS CAABUDO XUMAHA ISKA REEBO WANAAGANA ISFARO SOOMAALIDU BADIGEED WAA JAAHIL UMADA UCUNSURIYEYSA QABIILKA EKADHASHEEN QAF DOORATAY MALAHA QABIILKII UU KADHALAN LAHAA AMA WAALIDKII AMA MIDABKIISA AMA WIIL AMA GABAR MEESHUU KUDHALANLAHAA AMA MESHU KUDHIMANLAHAA WAQTIGA UU
Somaliyaay cidkalehaeedayn nafaihiina eedeya beentana joojiyaa wa laisku kaayo diray walahay bilahay inaan laisku kiin dirin idinka xunoo is ximiya