AWOOWIHII YAABKA BADNAA ||QEYBTA 1aad||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
    follow me:
    FACEBOOK: / ruwaydast
    INSTAGRAM / ruweyda_style
    TIKTOK: / ruweydast
    #RuwaydaStyle

ความคิดเห็น • 506

  • @RuweydaStyle
    @RuweydaStyle  ปีที่แล้ว +445

    Asxaabta dadaalka maalmahan u jeeda ii dadaala idinnah oo subscribeta iyo liketa, shareta ha iga ilaawina min baabil dhiirri galin yacnii iyo halkaa ka sii wad mahdsanidiin💕

    • @hodmanmahmah
      @hodmanmahmah ปีที่แล้ว +9

      Wadiyaar abaayo malaga yabaa inaa wajigado aragno tan kale ma aragno ciwaanka wiilka❤

    • @zahraibraahimabdilaahicabs8519
      @zahraibraahimabdilaahicabs8519 ปีที่แล้ว +9

      Channelka carabiga ah link giisi mee ???

    • @ikraanAhmad
      @ikraanAhmad ปีที่แล้ว

      M. a abaayo part 2 LA soo dhaqso 🥰😍

    • @Maryancabdulaahi600
      @Maryancabdulaahi600 ปีที่แล้ว +1

      Mal mahan Wana hurguftay wlh 😂 guuleyso

    • @Sanaaaxmad79
      @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว

      lingiii meye

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 ปีที่แล้ว +81

    ruweyda style inta tagerto ismujiya😍

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +79

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @suhaybabdillahi5120
    @suhaybabdillahi5120 ปีที่แล้ว +10

    Malmahan si wacn uwada shaqesanana soo badi
    We love you queen ruweyda

  • @simranabdirizak714
    @simranabdirizak714 ปีที่แล้ว +23

    5:15 waanu shiilanay oo fargeedo haddaa nala galiyo waaa nalagu cunukaraa 😂😂😂😂😂

  • @abdullahiyare9714
    @abdullahiyare9714 ปีที่แล้ว +8

    Abayo runti codkada aadban u jeclahay cimri dheer iyo cibaado suban allah ku siiyo🥰

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 ปีที่แล้ว +37

    WCS , Ruweyda Style inaan kula hadlaan Rabaa..... Mahadsanid 👍

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 ปีที่แล้ว +14

    Ayaantan Update kaaga High waaye masha Allh ❤️😇

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 ปีที่แล้ว +14

    After 3minutes aya iga danbeysay habo mcn ee wad no dadaalaysaa wlhi maalmahan keep going habo qli aad ayaan ujeclahay voice kaga ee alle haku xafido il iyo cawri alle hakaa xijaabo habo

  • @samirasiciid2996
    @samirasiciid2996 ปีที่แล้ว +5

    Ruwayda cod dahab alle ha ku barkeeyo allle cafimaad iyo cimri dharar ayaan ku waydinayaa xbbti 🖤👸

  • @maryanmahamud1268
    @maryanmahamud1268 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi hada Ayan kaafikirayey
    Cimri dheer Alle haku siyo abayo

  • @SomAnime
    @SomAnime ปีที่แล้ว +6

    Allah ruweyday malmahan wlhi san ku sugayey ila heer wxan gaarey inan ku ceshto shekoyin 9 Bil ka hor aha waxa tahay qofka kaliya aan dhararo inu muqaal so dhigo xita xaafada wa la iga yaabey😊❤❤❤

  • @caba-yl2yp
    @caba-yl2yp ปีที่แล้ว +4

    The real queen golden voice❤

  • @ashaahmedali5237
    @ashaahmedali5237 ปีที่แล้ว +7

    Waad nagu kala jartay ruweydaay aduunka part baan u nec bahay eee walba waalo lasoo dhaqso🤗

  • @ayaanahmed4685
    @ayaanahmed4685 ปีที่แล้ว +7

    Miss Golden Voice❤
    Mar walba sidaas video noogusoo geli, insha Allah.😇 Horumar ayaan kuu rajaynayaa walaal.🌹❤

  • @amiishaahmed4755
    @amiishaahmed4755 ปีที่แล้ว +4

    Yeeeeeees ana uhoreyay keep going sis ✋❤️♥️🥀

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back my sister 🙏🙏

  • @muminajabir
    @muminajabir ปีที่แล้ว +3

    golden voice ruweyda wan ku tagera bayoh umc

  • @adnaaadan7888
    @adnaaadan7888 ปีที่แล้ว +25

    Ruweyday qizo jacayL ka Soo zhekeee cabsi wan ku daalnee😂😂

  • @haliimamohamed2952
    @haliimamohamed2952 ปีที่แล้ว +15

    Golden voice ruweyda ❤🥰

  • @cabdifitaax5346
    @cabdifitaax5346 ปีที่แล้ว +17

    Manta waxaan nasiib u yeeshay inan qofka koowaad noqdo❤😂

  • @Hamdasry
    @Hamdasry ปีที่แล้ว +3

    Thanks abyoo ❤️🥺👑👑👑👑

  • @kaabashariif4624
    @kaabashariif4624 ปีที่แล้ว +6

    Ruwayda ❤🎉taagero kal iyo laab ah wllhi from to Facebook page 😅😊❤❤

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 ปีที่แล้ว +6

    ayyy saan u soo cararyy wan so hor maray hda video firsahayo xitaa hadii uu iso dhaco wan so carara saan u jeclahy codkaga io shekada m.a keep going❤️❤️❤️

    • @kimzhi8661
      @kimzhi8661 5 หลายเดือนก่อน

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 ปีที่แล้ว +9

    WCS WLL QALI RUWEYDO MADAX SARE GAR IYO GAR DARO WAN KU WADANAA ❤❤❤🎉

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 ปีที่แล้ว

    Ahmed best😍😍😍😍🤩adaa kafican abyo ilahy haku sharfo ee lasoo dheerey ninkaa fahmi meenee

  • @Malyun343
    @Malyun343 ปีที่แล้ว +17

    Manshallah golden voice❤

  • @ishwaaqmaxamed5480
    @ishwaaqmaxamed5480 ปีที่แล้ว +43

    Ruweydoooo 😭 xbbti maxaa noogu kala goosay ani Sheekoyinkaga lee igu socdaba Shaqada guriga iyagaa ku qabsadaa ❤️🌹

    • @hodanqueen7207
      @hodanqueen7207 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid nahay wllo 😊

    • @DANAB924
      @DANAB924 ปีที่แล้ว

      Skekda dhirirka ka baty

    • @luulahmed7589
      @luulahmed7589 ปีที่แล้ว +1

      Alla haaye maad ila araktay quracda ayada la anted maba karin karo hoyadey xita wey u decesa madama darted aan shaqada u qabto ilahay ha amansado ruweydo wlhi

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 ปีที่แล้ว +5

    Ruwayda waad dadaalaysaa waan u jeedaa maalmahane saas noogu wad Anagana Walaal ❤❤❤

  • @hanikamaalali5564
    @hanikamaalali5564 ปีที่แล้ว +4

    Hadan awodo 1m ku sari lahaa ❤❤❤

  • @Saara__08
    @Saara__08 ปีที่แล้ว +1

    Ruweyda maalmahaan shaqaa socoto waa dareemona🥰 horay u soco queen

  • @anababdullahi2698
    @anababdullahi2698 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah abayo hore usoco xafadene cadi u jeda runti ithoipia xasus galay 🥺

  • @xamzeapdi6839
    @xamzeapdi6839 ปีที่แล้ว +9

    Beryahan waad na dul yururtaa hhhh 😁😂😂🤣 Keep going Sis 😍

  • @khadarhassanabdulleabdulle1037
    @khadarhassanabdulleabdulle1037 ปีที่แล้ว +2

    Qaabtii labaad wan sugu la,ahay sheekada
    Allaha ku xafidee no soo dadaaal wllo

  • @aminaismacil1094
    @aminaismacil1094 ปีที่แล้ว +1

    Keep going voice ruweyda style

  • @amalcabdiqadir
    @amalcabdiqadir ปีที่แล้ว

    Mansha alh I support you so much 💯 ❤️ 💖 💗

  • @maryn.humble
    @maryn.humble ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah xppti update ayad noqotay halkas kasii wad

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii 2aad aan search dhaho ciwaankagan si ann ufiiriyo inad so dhigtyy io inkle sidan shekadan uga helay drted😂😫

  • @richforever12
    @richforever12 ปีที่แล้ว +34

    GOLDEN VOICE 💖💖💖

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal ปีที่แล้ว +16

    The real queen 👸 ❤

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALLAH gabadhayda lamagctahay horay u soco 😊

  • @zaxaneofficial1775
    @zaxaneofficial1775 ปีที่แล้ว +2

    M.a keep a going my sister
    🥰

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 ปีที่แล้ว +1

    Waaan dhageystay qisadaan mhdsanid ruweyda

  • @mumtaazaabdullahi1590
    @mumtaazaabdullahi1590 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo mhdsnid qeybta kle noolasoo dherey gacalo 🥺👸♥️

  • @sundusomar8170
    @sundusomar8170 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister saan ku soco ❤💕

  • @B-0922
    @B-0922 ปีที่แล้ว +2

    Waan daawadey sheekadas channel kiisu wa #AhmedBest

  • @anfacahmed230
    @anfacahmed230 ปีที่แล้ว +17

    Keep going ruweyda style ✨️

    • @sakimohamed2774
      @sakimohamed2774 ปีที่แล้ว

      Iney Ruweyda stayle thy madaxan ka dareemayey🥰

  • @khadargiire3779
    @khadargiire3779 ปีที่แล้ว +1

    Golden voice wlhi ruwayda abayo❤

  • @Caa_isha
    @Caa_isha ปีที่แล้ว

    Ruwayda stayl horumar vcn baa kuu rajaynaa if iyo aakhiraba hpti 🥰

  • @rayaanmire1637
    @rayaanmire1637 ปีที่แล้ว +34

    Queen of queen ❣️🤍🤍

    • @Vivienne120
      @Vivienne120 ปีที่แล้ว +1

      Queen of queens dheh👍

  • @Updyy2334
    @Updyy2334 ปีที่แล้ว +14

    Keep going sister 👸❤️

  • @sumayoabdi1645
    @sumayoabdi1645 ปีที่แล้ว

    Ruweyda la soo dhaqso qabta 2aad abyo mcn

  • @hibomaxamed5997
    @hibomaxamed5997 ปีที่แล้ว +1

    Ha nagu rajin ruwayda qliyey🕊🕊❤❤❤

  • @Deganaasho
    @Deganaasho ปีที่แล้ว +3

    Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo TH-camr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔

  • @abdullahiadid7407
    @abdullahiadid7407 ปีที่แล้ว +3

    Wlashey keep going ❤

  • @samiirabdifatah5292
    @samiirabdifatah5292 ปีที่แล้ว +1

    waxanu radinayn qaybti labaad ee imikab maad iska soo dhigtid liketuna waa dhankayge

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 ปีที่แล้ว

    Ay masha allaah xapiipti keep going

  • @mohamusa284
    @mohamusa284 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabi mohamed scw

  • @drhadiyamaxamuud7518
    @drhadiyamaxamuud7518 ปีที่แล้ว

    Ruwaydaay igaso daa qabtii kale waan daalay sidaan usogaayay

  • @sakimohamed2774
    @sakimohamed2774 ปีที่แล้ว

    InTad soo.laabatay waa sheekadii ugu fiicnayd 🥰

  • @nasranuurkq3023
    @nasranuurkq3023 ปีที่แล้ว +1

    hore uu soca abyo waxad tahay qof dadalay ❤️ha ka caajisan

  • @hindamaxamed3660
    @hindamaxamed3660 ปีที่แล้ว +1

    Wll mcn saan waa maxay quruxey saan usoo fiirinayay waan daalay channel ka

  • @blackdiamond7999
    @blackdiamond7999 ปีที่แล้ว

    Manta laga bilaabo fans kaada waan ka baxay bcs qof balan leh ma tihid ruweeydo 6 malin ayan ka sugeynaa qeybti 2 aad ilaa hada sooma fasixin meeshi wa ka heli kartan aa dhahday noma soo gudbin qof Been badan oo daneysato ah aya thy macasalaamo

  • @maryamaibrahin5008
    @maryamaibrahin5008 ปีที่แล้ว

    Wllo qebtii labad soo dhig😢😥😭😭waan kubarayayah

  • @monahashi1792
    @monahashi1792 ปีที่แล้ว +1

    RuwEydaY😩😩p2 Las0 DheraY dee

  • @sadiakhalid4954
    @sadiakhalid4954 ปีที่แล้ว

    Ruweydo qeybti 2baad keen waa nagu kala goyse

  • @salmaabdirahmanabdisalam
    @salmaabdirahmanabdisalam ปีที่แล้ว

    Maashaalah waasheeko fiican laakin noo dhamaytir

  • @monahashi1792
    @monahashi1792 ปีที่แล้ว

    Inanka youtuberka ah iso sheeg youtubekisa wlll

  • @mariaomarabdi8908
    @mariaomarabdi8908 ปีที่แล้ว +2

    part 2 lasoo dhaqso abaayo plz

  • @nawaalabdi8430
    @nawaalabdi8430 ปีที่แล้ว +3

    Golden voice ❤❤❤

  • @Kaysemaxamed-r9v
    @Kaysemaxamed-r9v 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaad leedahay cid kale xoog haku qaadato maad yeesheen
    Sancadu wax samayey iyo hubkii iyo dhaqaalihiisi dhulka geliyey

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 ปีที่แล้ว

    Ku soo dhakhso qeybta kle sis😍

  • @sumayaabdillahi854
    @sumayaabdillahi854 ปีที่แล้ว

    ruweydooy wallahi waan qoslay ninka qori maryaloogariyay

  • @umahaatchannel2023
    @umahaatchannel2023 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaalaha quruxda badan nasoo booqda umahaat channel idinkoo mahadsan macal hogaamiyihiina ruwayda style ❤❤❤

  • @hassanpedrimedia4387
    @hassanpedrimedia4387 ปีที่แล้ว +1

    WLL part.2 medeh. soDA xili Hore

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow haku qaadin waa kujeclhy wlahi ina ku arkaa jeclahy

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 ปีที่แล้ว

    War qoftiyey ruwayda quruxey waakala kacsan tahay beryahaan sifiican baad noogu dadaashay kumahadsanid kunjeer.
    👉 madaxwaynaha taageerayasha ruwayda style

  • @nasranuurkq3023
    @nasranuurkq3023 ปีที่แล้ว +2

    part two plz haddaa noo soo dhiga

  • @Minagamzel
    @Minagamzel ปีที่แล้ว +2

    Qof yehey thank you ❤

  • @nasroismailgeesey9842
    @nasroismailgeesey9842 ปีที่แล้ว

    Channelka carabiga ah oo laga soo wariyey qisada ii sheega asxpey

  • @Sarasworld-s4c
    @Sarasworld-s4c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sis❤😊

  • @hanan4870
    @hanan4870 ปีที่แล้ว +1

    Miss u ruweyda style

  • @cigaalmaxamuuf
    @cigaalmaxamuuf ปีที่แล้ว +1

    I love my sister
    I love you ruweyda style

  • @fathiyamohed9034
    @fathiyamohed9034 ปีที่แล้ว +1

    Full support mcneyyy😍

  • @abdiazizelmi5886
    @abdiazizelmi5886 ปีที่แล้ว

    Ruwayda codkaaga wax baaa iska bedelay ma xanuunsatay Weli waa lagaaa dareemayaaa sidiii qof xanuun ayaamo qabtay

  • @fathiaabdisalam3874
    @fathiaabdisalam3874 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Abaayo mcn❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qaaliabdikhadirmohamed2062
    @qaaliabdikhadirmohamed2062 ปีที่แล้ว +1

    Part two inola so dhaqso sistery🙏❤️

  • @cadnaanfaysal1320
    @cadnaanfaysal1320 ปีที่แล้ว +1

    wll prat 2 noogu soo dhakhso 🙏😩

  • @aamiinholac2670
    @aamiinholac2670 ปีที่แล้ว

    Runtii waxad tahy qof aan aad u xiiseyo oo aan jeclan lahaa in aan mar uun la kulmo si aan wax uun oga kororsado جزاك الله خيرا أختي الغاليlkin wall fidyoyada sada hada horah u soo gali

  • @munocadey5764
    @munocadey5764 ปีที่แล้ว

    Qeybt2aad ruweydaay soo fududee wll qaliya

  • @nafisomirexuseen
    @nafisomirexuseen ปีที่แล้ว +1

    Qeebta 2 lsoo dhaqso ciyoow ruweeydaay

  • @saamiyamaxamed8969
    @saamiyamaxamed8969 ปีที่แล้ว

    Ruweyda maalmahan ma fasax baad ku jirta waa soo dadaashaye

  • @umucimran5911
    @umucimran5911 ปีที่แล้ว +1

    Wa dhagesty qisadan wa ila 7xalqad waka qaracmay wilashas waxa ku dhacay 😢

  • @kadanidirisahmed2169
    @kadanidirisahmed2169 ปีที่แล้ว

    Ruwaydaay sodaa qaybtii labaad waan daalay saan u sugaynee

  • @basracalixasa7567
    @basracalixasa7567 ปีที่แล้ว

    Gacmaha allha ku barakeyo quruxeey🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @sunduzaxmed3231
    @sunduzaxmed3231 ปีที่แล้ว +1

    Hppti I can't wait plz part two

    • @DANAB924
      @DANAB924 ปีที่แล้ว

      Carabi hdd taqno AHMED BEAST aa sodhigy iydo dhmeystir

    • @sunduzaxmed3231
      @sunduzaxmed3231 ปีที่แล้ว

      @@DANAB924 shukran wll

  • @naimahassan2272
    @naimahassan2272 ปีที่แล้ว

    Abyooo wax bdn kusugayeee away qebtiii lawad😢 sodaqsoo abyooo Hada cfmd qabtooo😢

  • @salmaabdiselam5061
    @salmaabdiselam5061 ปีที่แล้ว

    Oke marwo Lkn meeday part two gii fadlan noo lasoo dhakhso

  • @niciimaahmetmohamet7552
    @niciimaahmetmohamet7552 ปีที่แล้ว

    Naa dee wlo ilhay khayr hku siyee nagada sida part 2 mee

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 ปีที่แล้ว

    hal talo ku siinaa sheekada hadii aad adiga isku so qaado xamaasad ma leh ee mgca shekada so qaado wayo been inee tahay loo arkaa thanks