Sh Maxamed Idriis - Culimada Somaliyed Way Gabeen Dowrkoodii Bulshada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

ความคิดเห็น • 279

  • @doodidoodii4381
    @doodidoodii4381 2 ปีที่แล้ว +8

    maasha Allah sh Maxamed Idiris waligey qof runta ka sheegi og ma arag boogtii korka laga laga dhayayay hoostana malaxda iyo uur xumadu ka buuxday buu dooxay illaa Xaqqa sidaas loo caddeyo ma bogsaneyno ilaahow jizadaada janno kayeel Culimoy fadhiga ka kaca oo ummadda badbaadiya oo Alle uga baqa oo runta u sheega sufahada na iibsaneysa oo na xaraashtay

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 ปีที่แล้ว +8

    Culimada runta ayuu ushegay shekh Maxamed idris allaha xifdiyo❤😘

  • @naimam1772
    @naimam1772 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh maxamed idiris Illaahow cimri dheer iyo caafimaad taama ku sii marwalba jazakallah khayr

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 ปีที่แล้ว +12

    The best lecture, Allah yaxfdak yaa Shekh🙏❤️

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 2 ปีที่แล้ว +9

    Jazaakumulaah kheyr sheikh culumada somliyeed ayaan ubahanahay wlhi in ey Allah nobaryaan ey hogaaanka noo qabtan Allah ayaa garabkododa gelayo hadii ey diinta xaqa ka sheegaan.nasriga Allah ayuu noo sodejilahay Aduunka mel walba wan ku dhibanahay Allahuma no gargaar Allahuma amiin amiin yaa Rabil caalamiin Allahuma amiin amiin yaa Arxamuraaximiin ☝♥❤💖

    • @abdirizakbarre2759
      @abdirizakbarre2759 2 ปีที่แล้ว +1

      Dowlad islaam ah ayaan Allah ka baryeeynaa insha Allah

  • @sayid-alimukhtar4797
    @sayid-alimukhtar4797 2 ปีที่แล้ว +13

    Subhanallah, What a good lecture Allah Yabarak Sheekh Mohamed Idris 🤲

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jinNtW5KdQA/w-d-xo.html

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +14

    Jazakallah kheyr sheikh Mohamed idris, it’s powerful lecture for everyone! Allow towfiiqda nawafaji yaa rabb 🙏🙏🙏

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/jinNtW5KdQA/w-d-xo.html

    • @mohamedaweys2630
      @mohamedaweys2630 2 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 ปีที่แล้ว +13

    Asc
    Sheikh muxammad idriis maa shaa allaah waaa sheikh qaaaliya runtana kahadla jazakallaah khayran waa xaqiiq tan dhibta somali haysataa dad kamidaa galey wax kasta waa galayn oo danbiya allaah hanodhaafo oo dulmiga qabyaalad xaaaraan cunista xaasidnimo qofba qofkale naceb dhiig ladadinayo sharci darro iyo xaqiraad qof kula mid ah markaa ciqaabtiibaa kuhabsaday somali 40 sano masiibada mashaqada ilaa rabbigod u noqdaan kabiximaayaan runtu taas weeye👍👍👍40 sano صدقت يا عبد الله

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jinNtW5KdQA/w-d-xo.html

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah dhawro Sh Maxamed cimrigiisa Allah dheereyo

  • @statsm8339
    @statsm8339 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazak Allah Khayran Sheikh Maxamed Idiris Allaha Raalli ha kaa noqdo. Waajibkaaga waad gudatay marqaati ayaan ka ahay.

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa saas waanu daalnay😭,JZK LAAHU QEYRAN SH MAXAMED IDRIIS, aniga mucaaradka ku beel ahay ayagaana qiyaamaha heystaa

  • @asedabdi7364
    @asedabdi7364 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah Shiikhuna. Waa hadal dhab ah culumadu in ay dadkii uga tageen kuwii liitay oo ay amuurihii guud gacanta ku dhigeen. Culumadu ha kacdo oo doorkooda bannaan ha qaateen sida Shiikhu noo sheegay.

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah sheekh Illaahay subxaana watacaalaa Ha idin barakeeyo Adiga Iyo culimada kale
    Dhamaan Illaahay Ha idin barakeeyo

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 2 ปีที่แล้ว +6

    Asalamu Caleeykum warax matullaahi wabarakatuh walalaheyga 😘 walaahi sax sheikh Maxamed Idiriis JazakAllahu kheeyr Allah Mizanka xasanaadka Allah ha kuu saaro Amiin YaaRab 🤲

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah culimo isagoo kale ah oo umadda u kacda ayaynu u baahanahay. Allah ha barakeeyo shar oo dhan ha ka ilaaliyo waa nin dhiig leh oo umadda had iyo jeer u damqada

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 ปีที่แล้ว +15

    Sheikh Mohamed Idris Allaha kuxifdiyo

    • @hornofafricainstitutecente2122
      @hornofafricainstitutecente2122 2 ปีที่แล้ว

      Tara hi try ragain for try tiirrqriutu to you u it a I I Erased were you to Tito the other day off for

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah MashaAllah ilahaay hanoxafido sheq cimrigisana hanodhereyo ❤🙏🤲

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 2 ปีที่แล้ว

    Sh maxamad ilaahey janada ha ku geeyo adi iyo labadii ku dhashay aad baad qalbigeena ugu taalaa

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc. Baarakalah Fiikum SH maxamed Idris. Allah ku barakeeyo.

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 2 ปีที่แล้ว +13

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jinNtW5KdQA/w-d-xo.html

    • @Nadraali22
      @Nadraali22 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم

  • @jamalahmed3110
    @jamalahmed3110 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulilaah manta hortiisa ayaan fadhiyy ilahy sheikh hano xifdiyo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaxfidag dhamaan culumada somaliyeed jazadiina jano allaha ka dhigo aamiin carabkaada shiiq maxamed idirs allaha kuu barakeyo aamiin

  • @cabdisamadmahdigadiid6453
    @cabdisamadmahdigadiid6453 2 ปีที่แล้ว +6

    sh maxamed idiris allaha xafido waa caalim allaha barakeeyo

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 ปีที่แล้ว +5

    وجزاك الله خير شيخ محمد إدريس

  • @munaAhaji
    @munaAhaji 2 ปีที่แล้ว +3

    JazakAllahu kheir sheikh ilahy haku hifdiyo run baa kahadashay❤️

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh Mohamed idris Allah ha ku xifdiyo kheir badan Allah ku siiyo runta ka sheegtay culimada Somaliyeed xaddii adiga cml runta u sheegi lahaayen Somalia dagaalka waa dhamadi lahaa Allah ha badbadiyo ummada somaliyeed iyo Islamka oo dhan

  • @axmedcawale8035
    @axmedcawale8035 2 ปีที่แล้ว

    asc sh masha allah wlhi wad saxan thy alle haku barakeyyo somaliyey kaca culumada raaca allahu akber insha allah

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Alle haku xafido sheikh mohamed idiris

  • @AbiibAhmed-eo3qc
    @AbiibAhmed-eo3qc 6 หลายเดือนก่อน

    AllawCilmigaagaDheere sh maxamedidiris❤❤❤❤❤

  • @sakariyehashi8393
    @sakariyehashi8393 2 ปีที่แล้ว +1

    All hakubarkeeyo caalim idiris

  • @mohamedsuleiman7933
    @mohamedsuleiman7933 2 ปีที่แล้ว +6

    😪😪😪walahi walige sidani umaoyin... ilahey waa marqati

  • @mohamedwarsame511
    @mohamedwarsame511 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sheikh Mohamed sax waaye aniga waxaan rumeysnahay hadii culimada istaagi lahayeen in umada raaci laheyd .

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 2 ปีที่แล้ว +1

    Vous avez soulevé un point intéressant Qu'Allah te récompense ainsi que nos oulémas

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 ปีที่แล้ว

      French mxa Ku baday adgo Somalia niyow 🤣

  • @kaltumali418
    @kaltumali418 2 ปีที่แล้ว +4

    حفظك الله ورعاك يا الشيخ محمد

  • @ubahali783
    @ubahali783 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah sheekh in badan ayaa ku sugaynay. Jazaakalaahu khayran. Waliba maanta waxa taagan walaahi wax laga aamusi karo maaha good point ayaa ka hadashay culumooy dareera oo intiiniimaxaadarooyinka dhigaysay ee hada Nairobi ku qabanaysay oo u taga nimanka xamar joogaa la soo hadla kii qaldana umada u soo bandhiga dadkuna culimaday ku kalsoon yihiin.

  • @alibare2558
    @alibare2558 2 ปีที่แล้ว

    Waqud badii igu horey say an hor faristo shiqa wan kufarxay qudbadisa runta ayu kahadlay masha alah

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhaaallah jezaaka Allahu khery sheikh Mohammed idrir

  • @hooyomacaan7326
    @hooyomacaan7326 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh maxamed idriis illahay cimri dheer oo caafimad leh haku siiyo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 ปีที่แล้ว

    MAASHAA allah sheekha allah ha ku xifdiyo laakiin kuwaas dawlad isku sheega ah maaha kuwo wax maqlaya allah ha soo hanuuniyo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 ปีที่แล้ว

    Ilaah haku barakeeyo shekh, waad gudatay waajibkaagii.

  • @abdullahihasan2639
    @abdullahihasan2639 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Sheikh Mohamed Idiris illahi Swt Haa ku Barakeeyo ruunta ayaa ka hadashey Culimada dowrkoda way gabyen

  • @ubahali745
    @ubahali745 2 ปีที่แล้ว

    Illahay hayno xafiido culimadaane

  • @elmih80
    @elmih80 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku xifdiyo Waa runtaa wallaahi Waan idin garab taagan nahay naxukuma isa soo sharaxa tuug taan naga soo gaara no more qabiil diinta nagu xukuma jazaa ka allah

  • @saynabsiciid2519
    @saynabsiciid2519 2 ปีที่แล้ว

    jazaakumulaah khayran sh muxamed idiris waaruntiis fadhiga halgakaco ooxaaladaan waxhalaga badalo baarakallaahu fiikum

  • @ahmedzaki3695
    @ahmedzaki3695 2 ปีที่แล้ว

    Qudbadan maanta wan laqirodey runti
    Sheik Mohammed idris alaha hifdiyo

  • @mohamedsalat534
    @mohamedsalat534 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazaakallahu kheyren wa jazaka

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 ปีที่แล้ว +1

    My favorite sheikh💜

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh illahay ha ku barakeeyo ciyaal badan oo adigo kalaaan illahay ha kusiiyo

  • @hafsasuleiman8270
    @hafsasuleiman8270 2 ปีที่แล้ว

    Allah kuxifdiyo yaashie Mohamed idiiris

  • @husseinabdi398
    @husseinabdi398 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah jazakalahu khyr ilhay haku xifdiyo adbad ugu dadashay dadkaga adiga iyo shekh xayi sigaar ah waliba badanaa ulahadla shacabka’

  • @anunbelievaball4695
    @anunbelievaball4695 2 ปีที่แล้ว

    Kheyr Alle hakaa siiyo yaa sheekh. Runtaa kahadashay.

  • @abdirashidrabile683
    @abdirashidrabile683 2 ปีที่แล้ว

    Walhi ilahay dartibn ujeclehy sh maxamad idiris ilahow barakee cimrigisa iyo cilmigiisaba

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 ปีที่แล้ว

    Alxaqiiqa sheikh mohamed idiris eebe haku sharfo

  • @quraan9216
    @quraan9216 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khayr sheikh waa runtaa

  • @canabcumar2158
    @canabcumar2158 2 ปีที่แล้ว

    Scwwb Allah ha xifdiyo sheekha balse inta culumada iyo dadka soomaliyeed dhamaan waxa lo socda reer hebal. Waa goorma wakhtigaan la koraynaa o hoos u fiirinayna dhibkenana ku badalaa Horumar o dhahna war gacanta is nabad Inshallah Soomaali Guul🤲🤲🤲🤲

  • @abdiqaliqhassan3853
    @abdiqaliqhassan3853 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay dambigaada ha dhaafo sheekh Moxamaed Idiris

  • @feisalafder6998
    @feisalafder6998 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah jazaka Allah.
    Culmooy kac oo nagala hadla waxan nalaayey
    Culmadu rayi way isku khilafi kartaa lkn arinta guud ee umadooda iney isku khilaafan ma aha.

  • @sabrinmuhiyadin3585
    @sabrinmuhiyadin3585 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa runta sheekh jasaakal allaah kheyran jasaa wadaada wey ka seexdeen wadanka iyo shacabkiisa

  • @abdulahilee9409
    @abdulahilee9409 2 ปีที่แล้ว

    Best lecture I’ve seen so far

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 ปีที่แล้ว +1

    Shakhsiyan waxaa iga dhaadhacsan in Allah na siiyey culimo wanaagsan. Waana Nimcoyinka allah. Allah culimada soomaliyed ha Inoo barakeeyo intooda toosan ee danta umada ka shaqeenesa.

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allahu kair kazira cheick

  • @rashidhersi7087
    @rashidhersi7087 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah,,,, ha la raaco dar-daaranka Sheikha.....
    He did very well.....

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla run badanaa sheekhow culumado way baqayaan in ladilo markaasay wada carareer oo wadankii ka wada qexeen oo wadamo shasheeye dageen. Waan raacsanahay ee hanoo taliyaan.

  • @hassanyuusuf3056
    @hassanyuusuf3056 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh maxamed idiris allaha xafido waa culumada soomaalida ugu waa weyn waan jecelahay allaha dhawro waliba runta ayuu ka hadlayaa waa xiqiiq sheekha hadalkiiso hala qaato soomaali allaha mideeyo oo quluubta isku dumiyo sheekha allah ka abaal mariyo

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 2 ปีที่แล้ว

    Jizakalaahu khayr sheikh Mohamed idris

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 2 ปีที่แล้ว

    Jazaa kallaah sh, waligaa saas runta ugu sheeg.

  • @abdiqaliqhassan3853
    @abdiqaliqhassan3853 2 ปีที่แล้ว

    Jazzaakalah kheyr kheyral jazaa Asheekh Moxamaed Idiris wa in ay culimada oo dhami kacaan oo ay la hadlaan dadkaan ilaawey ilaahay oo u ku takrifalaya awoodii dalka iyo dadka

  • @BCYTV1
    @BCYTV1 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah sheekh Allah ha ku barakeeyo

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 ปีที่แล้ว +4

    صدقت يا عبد الله ✅✅✅

  • @sophiaaden8956
    @sophiaaden8956 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLXMDULIALLAAH JZKALLKHAYR YAA SHEEQ

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka khayr sheekh Maxamed idiris .aritan waa run.

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah ha noo xafido culimadena insha allah

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey 2 ปีที่แล้ว

    Allow ku barakee sheekhow jir oo joog wlle waa xaqiiq

  • @abdiali6
    @abdiali6 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah, true I love sheikh Mustafa Xaaji ismacil, but I want to see him talk about politics more, I would like to hear his opinion on politics

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว

    ALAYLAHAHE SAWAABKA WAA SIDAAS SH MOHAMED IDRIS UU U SHEEGEY CULIMADU HA KACAAN OO UMADAAN HAKA QABTAAN KUWAAN KHALDAN IYO KUWA SAXAN WAA IN LAKALA REEBO. KUWEE UMDA IYO DIINTA U ROON OO LAGU ILAALIYO XAQA KII KA LEEXDA LA QABTO KITAABKA ALLE HALA QAATO OO HALA JOOJIYO BEESHA CAALAMKAAN U BAAHANAHAY AAWEY ILAAHAAY OO KA WANAAGSAN CID WALBA OO WAX CAAWISA CAAWIMAADIISA BEESHA CAALAMKA WAA TAN INDHAHAAN NOO YEESHEY OO NAKALA IIBSANAYSA .

  • @msibg1895
    @msibg1895 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Mohammed Allaha xifdiyo

  • @abdiqaliqhassan3853
    @abdiqaliqhassan3853 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa ka hadlay sidada oo kale sheekh Moxamaed Cabdi Umal allaha idin caafiyo oo idin xifdiyo dhammaan aamiin

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 ปีที่แล้ว

    masha allah sheekh allaha ku barakeeyo kheyr allaha kusiiyo waajibkaaga gudatay culumadu qaarbaa la safan qabiilka

  • @amineibrahim6660
    @amineibrahim6660 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Allahu ma barik sax

  • @abdubille2538
    @abdubille2538 2 ปีที่แล้ว

    Masha'allah Jazakallah kheir
    Sheikh mohamed

    • @saidaosman6524
      @saidaosman6524 2 ปีที่แล้ว

      Ascw
      Sh Mahamed Idiris iyo dhamaan culmada Allaha idin xafido Shiikh run bu sheegay

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 ปีที่แล้ว +2

    Baarakallaah, waa xaqiiq soomaali caqligii ayaa lumay, qabyaalad iyo musuq ayaa baa bi'iyay.

    • @yb1576
      @yb1576 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jinNtW5KdQA/w-d-xo.html

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว

      Gaalnimo Ayaa Somaliia Lagu Dhaqaa Waxana Qabsaday Gaalo Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn WAA Ilmo Yahuudeed Cadaalad Haadad Rabtaaan Halagu Kufriyo Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo iyo Kuwa Cabudaayo Gaaalada Somalia Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Culumada Dalka Iyo Dadka Diinta Halagu Aamino Hanagu Xukumaan Shareecada ISLAMKa Mamulada Hala Dumiyo Iyo Calamada Gaalada Somalia Xukunto Samayteen

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah ilaahay haku barakeeyo

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waa muxaadaro qiiima badan

  • @fadtima3141
    @fadtima3141 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh m idiris jazakallaahukheyran u xibuka fillaah

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh shukran

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว

    Allow xaqa nagu sug oo jidka toosan nagu hanuuni yaarabi🤲🏼

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 ปีที่แล้ว

    Waa inaan kacnaa oo ummadda islaamka xaqa aan ku hagnaa

  • @ismaacilcabdilaahi4723
    @ismaacilcabdilaahi4723 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha inoo toosiyo culumada iyo Siyaasintaba, Culumadu warkay sheegtay iyo waanadaa dhaba eh, wacdi nooma laabnee natfaa walaftay shaydaan.

  • @ustadhiahmadi6449
    @ustadhiahmadi6449 2 ปีที่แล้ว +1

    Xafidhuhullah Shekhuna maxamed idris

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barakeeyo

  • @maxamedcarab1190
    @maxamedcarab1190 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh maxamed Idris

  • @Waris668
    @Waris668 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh jasaakallaah khayr

  • @yusufbaruud5967
    @yusufbaruud5967 2 ปีที่แล้ว

    mashaalaay sh maxamaed umal

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 2 ปีที่แล้ว

    Thanks sheikh mohamed

  • @hassanyuusuf3056
    @hassanyuusuf3056 2 ปีที่แล้ว

    Waa muxaadaro qaaliya oo soomaali haday dhagaystaan wey anfacaysaa halaga faa edaysto sheekha

  • @xaydarpodcast.
    @xaydarpodcast. 2 ปีที่แล้ว

    Mnshalah wa xaqiq jirtoo😭

  • @IbrahimMohamed-kw7vi
    @IbrahimMohamed-kw7vi 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh idris

  • @yusufbaruud5967
    @yusufbaruud5967 2 ปีที่แล้ว

    sh mazamaed idirs mashlaaaah

  • @cabdulxakiim4541
    @cabdulxakiim4541 ปีที่แล้ว +1

    Scw