Khadro waa Gabadh fiican lkn waxa uurkeedu ogyahay afka way u diidday, waxay ku celcelisay in laga bilaabo 1970kii ay ahayd xilli fanku galay waqti dahabiya. Khadro waxan ka sugayay inay tiraahdo laga bilaabo kacaankii MS Barre waqti dahabiya ayaa la galay xagga fanka. Way sheegtay in dawladdu wanaagsanayd. Lkn geedinnimadaa ka waayay qoftam oo aam jeclaa 40 sano ka badan
Miyaaney ku jirin Biyo Dhacay Dhexe, waxaan umalynaya in Ardayda qaar u wareegen Shacab Girls, anigu markaas waxaan dhigeynsay Biyo DHacay Hoose ka dib waxaa la noo wareejiyey 1974 Shacab Boys oo markaas la furay oo u dhawaa European Elementary School. Nin Daamey la odhan jiray baa Principal ka ahaa . waayo waayo
Tan wax waraysanaysa maxay ka soo lug gooyeen, midda kale dadkan Bbc da ku soo ururey maba aha somali sax waa sujuu iyo waxaan dhaamin. Meesha innaga xidha, meedahay soomaalidii saxda ahayd.
asal hargeisa gabadhu hadeey Khadro wanaag iyo tusbax la jeclaatay ayadoo welina eedo dhaheeysa laga yaabo ineey qaraabo ugu aadan tahay, adigu maxaa Xamar iyo badahaas ku galiyey Khadraba soow beri Xamar ma tagi karto ileen guryo ay leedahay ayaa Xamar kuyaalee war adaa munaafaqad wada ee wax isku fal marki bari loo heeso galbadeed ha uheesine.
moma khadro daahir alla jecliyaan fankeeda. moma ilaahay ha xafido
0:20 sawirkasi wa #saynab_cige
Oh viva khadra dhool legendned waabari wlhy aad iyo aad ayaan u jecelay adiga iyo heesahagaba
xilli dahabi ah
Khara daahir kama daalo heesaheeda iyo wareysiyadeeda
Illahay hakuxafido Khadr daahir waakugaradsasay 80s
Ilahey Haku Xafido ♥️🇸🇴🇩🇯
Af-Somaligii waxa kharibay BBC. Waa wariyayaal aan garaneyn afka oo qaraabo kiish lagu keenay.
Maamo Khdra alle haku SharVo
Khadra iyo cigaal xiliwalba waan kuraaxaystaa heesahooda
Allah yarxam eedo khadra naxariis waarta alle hakuu siiyo
❤ khadra
War Hadee Ciyaartooy Eheed Respec ✊✊ Maamo Xushmad Gaar Ayaa Kuu Hayaa
Waayo Heesahada Adaa U Jeclahay
Xaqiiqdi Heesta aa Leedahay Wee I Taabtaan Mom
Gabadha wariya ah baaba maasha Allah ah
mama khadra rabi haku xafido
Wa fanaanad aad u cod mcaan
Allow unaxristo khadra dahir ❤
Legend khadra
Thanks
Khadra Dahir has been a good voice star, and now at this interview video I came to know she is a wise orator woman.
Fanaanad qaaliya
Bbc afkii lagu yaqaanay ee la wada fahmi lahaa maxaa looga badalay taloow kan hada lama fahmayee hhhh
Sawirku waa saynab cige maaha khadra daahir AUN
Heesaa khadra daahir laga jecelyahay weli ma arag
Legend
Khadro waa Gabadh fiican lkn waxa uurkeedu ogyahay afka way u diidday, waxay ku celcelisay in laga bilaabo 1970kii ay ahayd xilli fanku galay waqti dahabiya. Khadro waxan ka sugayay inay tiraahdo laga bilaabo kacaankii MS Barre waqti dahabiya ayaa la galay xagga fanka. Way sheegtay in dawladdu wanaagsanayd. Lkn geedinnimadaa ka waayay qoftam oo aam jeclaa 40 sano ka badan
Allah yarhamu
Khadra dahir waqtigaan la joogo somaaliya ma u heesi laheyd ?
Hooyo Khadro ♥️
Khadra ilaahay cimriga hakuu bareekeeyo kolay heesahaga waan dhagaystaa
Xiliyada calool xumo caashaq. Aan dareemo. Ilaahay Hano danbi dhaafo adiga qaaday iyo anigaba
hooyadey bay isku class-ahaayeen 1971 shacab girls school ciddii garaneysa uun baa garaneysa'e weliba intermediate level
Xusein giire dugsigaygii dhexe 😸😹😹😹😹
yaa salaam true ciyaala shacab boy
Ilaaahay ha xafido hooyadaa iyo hooyooyinka kaleba iyo
Maama khadra cimri dher iyo caadimad
Miyaaney ku jirin Biyo Dhacay Dhexe, waxaan umalynaya in Ardayda qaar u wareegen Shacab Girls, anigu markaas waxaan dhigeynsay Biyo DHacay Hoose ka dib waxaa la noo wareejiyey 1974 Shacab Boys oo markaas la furay oo u dhawaa European Elementary School. Nin Daamey la odhan jiray baa Principal ka ahaa . waayo waayo
Waa ciida gale saw maaha?
Farhan bbc mxa kaga dhacay zxp warkagi wanu uxiisnaye
waaw
Waraysiga Oo Dhamaystiran mise waa intaa uun
Tan wax waraysanaysa maxay ka soo lug gooyeen, midda kale dadkan Bbc da ku soo ururey maba aha somali sax waa sujuu iyo waxaan dhaamin. Meesha innaga xidha, meedahay soomaalidii saxda ahayd.
Habaday qaaliya
Fanaanadahii hore xataa hadalkoda macaan waye
Ala haku haku hanuuniyo Edo mcaan had a kadib ha heesin
qofkan camera da duubayaa islaan madaxeeda iyo faraheeda muxuu kasawirayaa ma lexejeclaa is gashay yaaab
hhhhhh waa dhaqan xumo fanku
yaa igu raacay
Qisadan wan jeclahay balse ya igadabageyay
Wareysi xumaa gabadhu ma garab ayaa lagugeeyay meesha
Gabadha Holland ayay ku dhalatay
Edo iska toobad keen hada qof weyn baa tahaye sidii hibo nura xajka tag oo alle u tobad celi .in kugu filan ciyaartayoo heestaye
suuban saxarla saxarla inay hajka tagtay iyo in kale maxaad ka ogtahay ?hibo sanad kahor waatii xamar ka heesaysay tani xamar baanay tagin miyaa cudurkaagu hibo iyo khadri waa walaalo isku deegaan ah dalays iyo nakruuma fadhiista dheh munaafaqad bay wax walba galinaysaan.
asal hargeisa abti reer hargaysaan ahay anigu weliba isku xaafad baanu nahay khadra daahir cige laakiin islaam nimo ayuunbaan u waaniyay
asal hargeisa gabadhu hadeey Khadro wanaag iyo tusbax la jeclaatay ayadoo welina eedo dhaheeysa laga yaabo ineey qaraabo ugu aadan tahay, adigu maxaa Xamar iyo badahaas ku galiyey Khadraba soow beri Xamar ma tagi karto ileen guryo ay leedahay ayaa Xamar kuyaalee war adaa munaafaqad wada ee wax isku fal marki bari loo heeso galbadeed ha uheesine.
@@asalhargeisa3668 waa kaa aad god ku dalaq tiri intadan wax hubsan cudur xmr ncyb layiraana indhaha ku tiry oo gabadhad xagxagty iyado waanineysa mamada ay reer hargeysa noqoty wax kadheh marka cfmd darrda ku heysa guul iyo gobanimo kuwaara rer hargeysa inta cfmdka qabta
Inanta Wariyada Ah Ma Jabsaday Kaso Xaga Baxday Talaw? Waxa Yari Shidana Lol.:DxD
Allah Ha U Naxariisto😭😭
Isxaq Mohamed amey nooshahay wali
Haa way joogtaa hargaysa
Fankiina way ka baxday.
Haddaadnaan wax idinkookale ah aydaankeenayn iska aamusa
Daada ururayo iskutaqey damaan
Dadki hore dad Quman bay ahaayeen waa kusaxnaayeen Naag heesta inay ceebeeyaan
😮😅😅
khadra dahir cige waa fananad cod talmoon oo ludxan
ludxan?
ka wRan markii aad min yaro unoqotay Maryan mursal
Eyaa Eedo iska soo hanuun xilibaa kuhayee. Hadii kale farmaajo yaa laguu geyn eithopiianka hakuu dhiibee
Ma hooyada ayaa dhashay,markaad farmaajo u dhiibayso.
Cabdi Dhagaweyne itopian ur mom baa futamaje amison ka soo iibinayaa dofaar
Cabdi Dhagaweyne
Kkkkkkkkkkkkkkk
Waar wadaada maxaad kala doontay Cadawga
waryaa doofaar uuuuuraya nacdal baa kugu tala fucking stpd khadra kabaheeda gaadhi maysid wicilyahw xaaranta Ah
Khadra daahir maxaad mooday qadaad wayn wa gabadh isaaaqa ooo cidagale ah
*FADLAN WLL SUBSCRIBE*
*II SAAR OLZ WLL IGU CAAWI*
*ADIGOO MAHAD SAN WLL*
Waar Sawirka hore waa saynab cige yaab bbcdii baa wax khaldeysa
Khadra daahir Cige fanaanad cod iyo hees wacnayd Abn Maxamed Cali Kaariye AUN ayaa leh heesihii ay qaadey intooda badan.
Waxan urajeynayaa cibaado suuban iyo caafimad qab iyada iyo fanaanintii lodkeed ahaa.
May abwaan huryo leh
Damal hadhsade saaqid kulahaa maxamed cali kaariye ayaa leh badiba heesaha ay qaaddo beenaale 2 heesood oo keliya ayuu u dhiibay kaariye huryo, xasan ganey axmed saleebaan bidde ayaa leh heesaha khadra ama jaamac daad iyo cabdi cali weyd iyo qaar kaloo badan.
Huryo leh badana heesaheeda
Tan afku ku adag tahy maxay ahyd
b and the other day that
heesaha waaberi iyo xidagaha , anigu xidigahaan ku haysta. inkastoo waaberi xaga riwaayadaha aan cidi ku gaadhayn.
Yusuf Jama xidiguhu waxay noqdeen wabaari 2011 ilaa 2017 wan jeclaa in ay sii wada joogaan oo africa oo dhan qabsadaan
Yusuf Jama kkk qudhayda xidigahaan ku haystaa
horta waa iga suaalee iga jahil bixiya qadra Axmed wax caruura uma dhalin miyaa???plz iga jahil bxiya wa iga suaalee
Beelo queen wlle way udhashay 4 caruur ah labo wiil iyo labo gabdhood shirwac,jeylaani,hibo iyo hodan
Waxaa kuu sheegtay inantaas
Waa 4, caruurta khadra iyo magacyadooda
LEGEND Khadra