is diidooyinka Xukuumada Cusub iyo safarii Imaaraadka Xaaji Basar kala soco warar xaqiiqo ah✍️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 74

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 7 วันที่ผ่านมา +5

    Huwantii baylashireen waxna nooma doonin waxna kalamay soohadlin marhore ayaan idiin sheegay waxba Somaliland uwadaan ee halayska qabto waxan dawlad maahee sumcadeenii baydishey subxaanallah

  • @shucaybxasan6498
    @shucaybxasan6498 7 วันที่ผ่านมา +3

    Waa runtaa wll geesi geesi dhalay xaaji basar❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 วันที่ผ่านมา +6

    Waa dawlad fashilantay waxay soo sawiraana way waayeen

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 วันที่ผ่านมา +3

    Xukumadan cusub wllhi dalka dacad uma ah ee mesha hano dhafto intanay bahdil kaga degan kursiga

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 7 วันที่ผ่านมา +2

    X Basar Cidba haddii aanay arag been uun bay Dalku gal ka dhigteen Taasina kama soconayso alle qabay thanks

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 7 วันที่ผ่านมา +4

    Wadani faqash kalkal faqash uraya ha lagu kaco

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 7 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa ogaaba tuugtan ilma isdabayaac Faaiidadu waa Zero SOMALILAND dhulka thanks

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 7 วันที่ผ่านมา +4

    Kuwan dalka hallaga qabto..waxay sheeganayaan oo dhammi waa bug..qofkan isqalalloocinaya ee aan adhaahda saxayn oo qaab wasiir dibadeedba lahayn mayna gaarsiinkaraa halkuu kayd innagu waday waa maya..kanse dhukurani miyaanu afxumada uu bulshada kula hadlayo ka waantoobayn...wixii dhiiglaw kaca...isbeddelkii waa kaa sharaftii dalka shikari maamusheen...

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALILADA WAX KALIYA ADDUNAKA DHERYAHIN WAA MAAH MAAHA A WAXII LA QARIYO QUDHAN BAA KU JIRAA KHADAR DHUKUROW QUDHAN BAAD LA JOOGTEEN IMAARADKA

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 7 วันที่ผ่านมา +5

    Wadani xilka iska casila cod xaaraana dawlad xalaala ma noqoto

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 7 วันที่ผ่านมา

      Na qanci iyo madaxweyne mee intad haysan raagna jidiihu ka dagalamaya

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 7 วันที่ผ่านมา +3

    Xaajibasar waxay doonayaan inayjabuuti ku xigsiiyaan yidhahadan waa kiilabaad intaaweeyi

  • @ahmedabdilaahi1733
    @ahmedabdilaahi1733 7 วันที่ผ่านมา +3

    Hoo ruug xaaji basaar.
    Sow umaad codayn qiima dhaca somaliland

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 วันที่ผ่านมา +1

      Wxaan dhuso modaya xaar igu noqday ayaa ubaxaysa odayga xaji basar ee xal aynu keeno kacdoon aynu izku diyarino malinkay jabuuti ubax is idhahdan kolay safarka labad wakase

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 7 วันที่ผ่านมา

    Waa yool habow socdaalka itoobiya ools rabo inka jabuuti ay ku tagaan

  • @abdirahmanhamud3040
    @abdirahmanhamud3040 7 วันที่ผ่านมา +4

    Qabkii bay lumiyeen

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 7 วันที่ผ่านมา +2

    Somalilland adunkodaan baa kusoo yacaaya iyaaga Somalilland baa ubahaan

  • @MaxamedHussein-g2j
    @MaxamedHussein-g2j 7 วันที่ผ่านมา

    Asc way fashilmeen Nimankaasi mimqaamkii dalka Ayay dileen💕🤩💋💋

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ceeb weyne madaxda imaaraku maay casumin ee waxaa casuumey niman hore u yimi somaliland oo sheeganayey ganacsato waa nasiib daro in madaxweeynihi la doortay in shirikadi casuunto oo aay been ka sheegan madaxda imaaraadka ayagoo inaa casuumin somaliland waay dhimatay

  • @CiisexuseenCiisewarsame
    @CiisexuseenCiisewarsame 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh miyuu fasaxay

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 7 วันที่ผ่านมา +1

    Reer wadani Muse bixi Cabdi xildiid hada xilba ahayn ayàa kamamus fcnaa UAE sfcn loo soo dhaweyey wliba madaxa reer alnahyaan sfcn uso dhaweyeen kuwani lkn meel cid kula kulmeenba ayna jirin

  • @aligujir
    @aligujir 7 วันที่ผ่านมา

    Walaal garashaaadu waa ka sareysaa mid jifi yar ee kor u bax

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 7 วันที่ผ่านมา

    Wasiir arimaha dibada waa bedel ma wadikaro shaqadan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii martiqaad loosoo dirin madalxiis ku tagaeen.wariye adigu maxxa xoqaysa cunsuri muse ka hadal.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 7 วันที่ผ่านมา

    Sida somaliya ay ugu biireen wuudumay dalku

  • @IbrahimNuur-in9dw
    @IbrahimNuur-in9dw 7 วันที่ผ่านมา +2

    Fashil😊😅😮😢

  • @naasirmaxamud
    @naasirmaxamud 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qorshihii aqoonsiga oo la jahawarerinayo weyaan maantasafarka M.W waa iciafka J.S.LAND shcabka lajahawarerinayaa

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 7 วันที่ผ่านมา

    Cod Bugi dowlad Buga ayuu dhalaa waa tango kale

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 7 วันที่ผ่านมา

    Xaaji Nimankani haday shaqo u tageen Maxay soo qabteen

  • @IbrahinJamac-j8y
    @IbrahinJamac-j8y 7 วันที่ผ่านมา

    Waxani waa mucaaridnomo maaha ee waa qabyaalad ee ilaahay ka baqda

  • @ahmedmedissa7767
    @ahmedmedissa7767 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kamaraduhu hargaysa uunbay kashaqeeyaan Lakin marka dalka lagabaxo mashaqeeyaan

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 7 วันที่ผ่านมา

    In Cirro hurdo gartay, Xirsi iyo Ina Xaashina iimaankii ka tagaye gartay laakiin Waxaan fahmiwaayey waxa reer Somaliland ku dhacay ma 18 May uun bay yaqaanaan inla dabaaldego😢

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 7 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 7 วันที่ผ่านมา

    Waa runn walhi

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dheddig dheddig dhalay oo si haweenka u sheekeeya.

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 7 วันที่ผ่านมา

      Qayrki jiiday joogan wadankay difacayan isna falanqu laso fadhiya

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 7 วันที่ผ่านมา

      Dhadig bay kaaga dhagtee ma bari bay ku koreen waadigan nafisa la ee kolayba adigu astaamihii raganimadana ma lihid ee bahashu bilaash bay kuugu taalaa magacana iska badal khasaare yaho xaarka isku xajin karin yusra hartiyeey 😮

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 7 วันที่ผ่านมา

      @@faysaomer1587 maayar na qanci🤣🤣 shayma abaarso kalay sabayada nookari intan dagaalka ku jiirno

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 7 วันที่ผ่านมา

      @@achmedlander3123 huh adigu soo diga jooga adigaa u karinaya sabaayada markay kuu baahdaana way kaa dhanaansan anigu sabaayadiina maxaa igu wata sida boqorada ayaan gurigaayaga fadhiyaaye yusra urtooy

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 7 วันที่ผ่านมา

    Vlogyadi wala joojiyey ilma na qanciyow😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 วันที่ผ่านมา

    SAWIRADA WAXEY CADEEYAN WAXAAD LA KULANTEEN MEESHA CID MA CASUUMIN CIRO KHADAR DHUKUR BA WALEY

  • @Myway3801
    @Myway3801 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 Na mooda qaar wax qabtay fashiloooo

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkag ugu fcn ku moodayay wariyasha sodiha sidoodi u hadlay
    HADII QOF KU MARTI QAADO DAN KAA LEEYAY MAINAD ISGA UUN DHAGAYSATA JANISKAA MIYANAD ADNA KA FAIIIDAYSANAYN OOD SOO BANDHIGAYN WAXAA KAA DHIMAN

  • @DeeqaAhmed-q9p
    @DeeqaAhmed-q9p 7 วันที่ผ่านมา

    hada shacabka wax u sheegi weydan dadkala wax u sheegidoona

  • @CabdiraxmanMaxamad-e4l
    @CabdiraxmanMaxamad-e4l 7 วันที่ผ่านมา

    waa sidee xaalku

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 7 วันที่ผ่านมา +3

    Hodho hodho wadani faqash fashilmay😂😂😂😂😂😂😂

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 7 วันที่ผ่านมา

      Cabdikarin sariirta nagu wanci waxa ku xigtay odeygaygi ciiro mee😂😂

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 7 วันที่ผ่านมา

    TUF CALA SURATAK YAA BUSAARAD BAAHANE.

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 7 วันที่ผ่านมา

    War waxani sida tuugta udhaqmayan

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802 7 วันที่ผ่านมา +1

    Muusa adiga ku tegay munaafq ba ahyd

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waar dawlada cusuub lasheeqeya oo mucaarad nimaad aad wadaan adiiyo Ibrahim caydiid jojiya dorashadi weey damateey tulli foqool tulli baa tihiin

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 วันที่ผ่านมา +2

      Mxa lagula shaqeya ee ay so wada wata beeta inagu dhuraysee

  • @MustafeMaxnud123
    @MustafeMaxnud123 7 วันที่ผ่านมา

    Fariid caynkaa weeye

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 7 วันที่ผ่านมา +1

    Fashil

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 7 วันที่ผ่านมา

    Rajadii aqonsiga somaliland way soo yaratay tan iyo intii bariga go’ ay somaliland wada jira aya aqonsi heli karta

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 7 วันที่ผ่านมา

    Shirkad bay dabacareen, maxaan cunaa maxaan cabbaa 😂😂😂😂

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 7 วันที่ผ่านมา

    Oo hadii lagu casuumo maad iska fadhiyay mise qorsho ayaad yeelanysaa adeer waa khasab inaadvqorshe yeelato oo aad shaqadaada sii wadato

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 7 วันที่ผ่านมา

    Waxyaaba madaxweynaha ka hadlayaa jaahilyahow,wasiradu KAMA hordhacayaan madaxweyynaha.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 7 วันที่ผ่านมา

    Igu sawirtiii waaa laga guuray.
    Laaakiin dadku beentii ayay rabaan kkkkkkk
    Dad been la'aan ma noolaan.

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk waa yaaban waxay doonteen sekade ramadaanta wax fahama dawladan qabta hunguriga uunbaa shaqaysa

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 7 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga heego munaafaq ayaad thy cirka soo guji

    • @jamaad-m4d
      @jamaad-m4d 7 วันที่ผ่านมา +4

      akhs wa ceebowdeen

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 7 วันที่ผ่านมา +1

      @ ninki muuse aad caabudi jirteen waakii qaranka jabiyey kanasoo cararay maxaabiis 400 yaa labeena xisbi ceeboobay 😃

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@KeinanJunior4233hoyada silkedibu kaso cararee mxa buraha kusaray yusra harti cadiyad tihine

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-vlogscountery adigu deeqa afro soti shaorma meelhas ku cuntay xataa buur waxba iskama celin kartid😂😂 dhidigow bal adigu qoori qado meel un ku riid

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 7 วันที่ผ่านมา

      @ hooyadaa labo siil ayey leedahy

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 7 วันที่ผ่านมา

    NINKA DHAANKA LOO DIRAY. DHEXDA AWRKU KAGA. LUMAY
    CEEB. AYAA MEESHA. INAGAGA DHACDAY. MADAX. WEYNUHU
    WAFTIGA. ISAGAA. HOGAAMINAYEY. MUXUU. U HADLI. WAAYEY. SIDII. MADAX WEYNAYASSHII KA. HORERYEYBA. AY. DAD. KOODA. ULA. HADLI. JIREEN. EE. LOOGA. BARYAY???? MAXAA. LA. QARINAYAA???
    WAXA. LA. YIDH. WIXII. LA. QARIYOBA. QUDHUN NAA. KU JIRA
    WALEE. WAA. YAAB

    • @Abdicilmi-j3t
      @Abdicilmi-j3t 7 วันที่ผ่านมา

      Maxdax weyne. Caruura yar yar.marka. aabohood. Meel usafro. Ee. Habeeno. Badan. Maqnaado. Marka ay. Caruurtu. Aragto. Aabohood. Bidhaantiisa. Way. Farxaan. Igoo. Ka. Filaaya in aabohood. Usido hadiyado
      Madax. Weyne ma. Caruur. Baad. Ka. Liidataa? ???
      Dadka meesha tegay. Adaa. Oday. U ahaa. Maxad. Inoo. Soo kordhisay?? War. Lagu. Farxo. Ayaanu. Kaa. Filaynay. Goormaad. Noo waramaysaa? ???
      Ma jabuuti. Ayaad. Raali. Gelinaysaa??

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 7 วันที่ผ่านมา +2

    Fashil