GUBATAA (5187)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 91

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน +10

    ASC wll Adan . From day one ayaan TH-cam kaada firsanayey. Xiligan waaxa socdo odaan waad INo sheegtey. Waana exactly wuso baaxay. Allah haku karameeyo.Caawa lakiin ano lasocdo walahi speechless ayan Noqdey Iyo emotional 😭 . Lakiin waaxan odaan ILLAH kaweeyn.

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 หลายเดือนก่อน +1

    Am always gonna say that Lafta is Lafta dhuunta ka gali doonta hawiye

  • @ShekhJeelani-ne7mt
    @ShekhJeelani-ne7mt หลายเดือนก่อน

    Sheekh jeylani

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 หลายเดือนก่อน +2

    Kor ayuu uga baxay wlhi wana lagu gidiyey 😂😂😂😂😂

  • @MohamedAbdulkadir-e6p
    @MohamedAbdulkadir-e6p หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb หลายเดือนก่อน +1

    Asc macalin Ade. Increes

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanaallah

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน

    Shisheye u shaqeyaan dalkoda qayaameen 🇸🇴🙏

  • @CalixaashiNuur
    @CalixaashiNuur หลายเดือนก่อน

    Aamiim seydka ilaahey ha dhowro

  • @ahmedkayad5917
    @ahmedkayad5917 หลายเดือนก่อน

    Heshiika turkiga kadhacay halkeebu baarlamaanka soomaliyeed ka taaganyahay?

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Reer hooleey . Bishaan uma roona. Badii oo ay gadeen iyo dalkii .sawiradoodii oo laga daba keenay ayagoo dulaysan. Ciidamadiisii oo maalin lagu soo af jaray. Ayagoo kenya ay bahdishay. Bishaan waysan ceebtu karin way jabeen

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Alxamdulillah Adanow ogow Daarood Hawiye waa ka wadanisanyahay Siyaasadana waa ka badiyaan Hawiye hala żuku web haka Darii sto wadanka

  • @CumarAweyscabdi-nn2xw
    @CumarAweyscabdi-nn2xw หลายเดือนก่อน

    Macalin,marhore,nuushektay

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 หลายเดือนก่อน

    Waa sababta xasan duufle
    Ciidamada u burburinayo.
    Lacagta kirada ah waa in
    Maamulada loo qaybiyaa.

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Ninka saas udhunkanayaa waa ninkii Hotelka kagu xirey. Ee wiilka marexan ku hagoogtey.. allaa kareem

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 หลายเดือนก่อน

    DAROIDKU FAACUURO AYAY LEEYIHIIN WANA WAX FIICAN FACUURO WA SHARAF ILAALIN IYO ISLA WAYNI MARKA AAD TAHY MADXWAYNE SOMALIYED

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 หลายเดือนก่อน

    Wadaadada Carabta taga badankooda waa lasoo kufsadey 😂

  • @AbyanAraji
    @AbyanAraji หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq guul guul

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Xasan Dal walba siduu doono miyyuu ka yeelayaaaa !!!!
    Emirate's na sawtii wax la sheegayey waa yaab wllahi

  • @Hhhqol
    @Hhhqol หลายเดือนก่อน

    Askari isdhiibay Qori giis lasiinaayey oo layiraado hagee ku geeynaa taasi waxaa sameeyey Bishaar Alasid

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 หลายเดือนก่อน

    Shacaboow banna an bax weyn sameeya Xassan xamsa adanmadoobe sadexdaas sooqabta waa kuwa wadanka qaranka badiiba iibsadey

  • @MohamedAbdulkadir-e6p
    @MohamedAbdulkadir-e6p หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 หลายเดือนก่อน

    Nimankan madxda hawiye dublamasiyadda ma yaqaniin miyaa

  • @rahimhussein4780
    @rahimhussein4780 หลายเดือนก่อน

    38:02 what a shame😂😂

  • @zakiyare8774
    @zakiyare8774 หลายเดือนก่อน

    Heeska samay diidmadaas adanow

  • @apdiraabi3443
    @apdiraabi3443 หลายเดือนก่อน

    Birmade xasan shikh dheddiga

  • @BeerlulaSiyad
    @BeerlulaSiyad หลายเดือนก่อน

    Chapter 7 miyaa lagalay😢

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb หลายเดือนก่อน

    Nimankii waddanka dhacay ee lacagta waddanka dhameeyey way u dfha.aaatay hada ka dib lacag ay iska gurtaan ma helayaan
    Hadii wadanka Chabter 7 La galiyo

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน

    Wasiir TikTok jaajuus waaye cabtooy ah

  • @ayanahmed7597
    @ayanahmed7597 หลายเดือนก่อน +1

    JECLIYAA JABKA CAWAANTA SOMALI EE HESHIIN WEYDAY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂Lol

  • @FasYus
    @FasYus หลายเดือนก่อน

    Sodhawaada.Ala Mahadleh.⚠️

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😂😂

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed หลายเดือนก่อน

    Anag🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahatyussuf8794
    @mahatyussuf8794 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal Adem waxaad sheekhtey waa runtaa waaye

  • @Farmayoo
    @Farmayoo หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkooooooooookkkkk

  • @DaadirMohamed-t8x
    @DaadirMohamed-t8x หลายเดือนก่อน

    Group kaan dad ka la mucaarada waa Hawiye kuwa call ka soo qabsada ne waa darood 😂😂😂 jareeroow ma anagaa caruur na moodaaa Hawiye naceeb in ee kaa tahay waa loo jeedaa😂😂😂😂😂😂

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน

      Hawiye oo jarernimo dad Ku caynayo waa adunyo gadon waaye

    • @DaadirMohamed-t8x
      @DaadirMohamed-t8x หลายเดือนก่อน

      @ hhhhhhhhh adoon ku dhalay Hawiye adoon lagumeesto adigoo kale miyaa moodaa

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Sheeykh iyo Dorashadiisii Qof iyo Cod Eey baa cunay Caqlilaawe waa na dhiibey dhulku kula wareeg xasanow Asaagaa Alle ha reeb

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 หลายเดือนก่อน

    RAXANWEYN WAA MUWAADINKA DHABTA AH EE SOOMAALIYA. HAWIYE BOOTADII IYO BEENTII AY KU DIFAACAYEEN XASAN TUUG MA ARKEEN. AAWEY HADALKII XASAN TUUG UU DHAHAAYEY ITOOBIYA HAKA LAABATO HESHIISKII MUUSE BIIXI. XASAN BEENAALE ABIY FILM AYUU KA HAAYAA NINKAN XASAN TUUG ALLAHA NADHAAFIYO DALKA MEEL XUN AYUU KU WADAA.

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 หลายเดือนก่อน

    Good hadaad tashan weydo waa laguu tàlin haka xaaxabiyaan nimanka somalida iyaga oo nool niman facood ah in ay u taliyaan wadankoodi I am very sorry

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 หลายเดือนก่อน

    Macalika ku soco. Waad. Saxantahay..............xasan dhiiqo. Waa lasoo Kufsaday.

  • @DaauudAadan-g3q
    @DaauudAadan-g3q หลายเดือนก่อน

    Asc adan

  • @husseinSamburu
    @husseinSamburu หลายเดือนก่อน

    😂

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 หลายเดือนก่อน

    Waa beentass ma ogalin somaali kuma heshiin beesha caalamka waa beentood

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน

    Asc Adan iyo Adeerkay fiican ee hadlay a bacdi Salaan Xasan Qabyaduu sheega yet in uu wadanka U dhiiba Ethiopiyia bay ahayd war Xasan waa ma dhiibey Cadaabta Allah ha geeyo

  • @mahadmoon2825
    @mahadmoon2825 หลายเดือนก่อน

    Bal firi qabka diplomatic ah ey u hadlayan ciidanka sarakiisha jubbaland iyo halka tv qaraka somalia laguo qorayo Ahmed madoobe waa arsenal jubbaland way guleysta hambalyo jubbaland

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 หลายเดือนก่อน +1

    What kind of madaxweyene nin raba in uu wadan nabad ah uu rabo in uu bur buriyo acuudu bilahi maxey tahay waxas ilahaw wax ka kheer badan noogu badal yaarabi yaaraxman

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 หลายเดือนก่อน

    Wax walba iyomeelkasta hollof hollof aay noqotey wadankey iyo badiisey iibsan miyaa

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 หลายเดือนก่อน

    Oo xagge Aadi doonaa miskiiinkii lagu daneysta y dadkiisina iiibsay odagaal ku qaadeyey ee maanta xagge Tagi doonaa ma Eeshiyeh mise maser mise Afrida kale 🥬🥬🥬🥬🍅🥬🍅🍅 xamze xagge ku danbeyn doonaa mr xamzeee----- macquuuul maka Dhigi doonaa xasan Shiiikh? Ma Fulin doona balanta uula galey urduqaan?? Mr Rogers neighborhood and Cheese 🍕🍕🍕🧀🧀🧀

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 หลายเดือนก่อน

    Waan Ku salaamayaa macallin lugeeya . Waa Maxay Sababta loo oggolaado ama looga hortegi waayay inuu xasan Maxamud inuu gato bad somaliyed ayadoo la ogyahay Hasan uu yahay hoggaame qabiil balse uusan madaxweyne qaran?

  • @DaauudAadan-g3q
    @DaauudAadan-g3q หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AbdisalaanHassan-n7w
    @AbdisalaanHassan-n7w หลายเดือนก่อน

    Adiga qaniis maatahay

  • @Farmayoo
    @Farmayoo หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo iyo xaaskiisa 4 nin oo abiy kujiro ayaa dalada u waday.. abiy amuu u aarayaa abiy .farmajo 😁

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed หลายเดือนก่อน

    Hhhhh😊

  • @FoosiyoSalaaxcuusman
    @FoosiyoSalaaxcuusman หลายเดือนก่อน

    Xasan iyo xamse iyo aadan madoobe hala soo qabto shacabow maxaa sugeysaan

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb หลายเดือนก่อน +1

    Guul jubbaland

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน +1

    Gurguurte waa la wasay

  • @DaauudAadan-g3q
    @DaauudAadan-g3q หลายเดือนก่อน

    Adan

  • @Farmayoo
    @Farmayoo หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk

  • @FatimaHasterok
    @FatimaHasterok หลายเดือนก่อน

    Raxanweney xasan sheekh shabellada hoose sidu Raxanweyn ugaqabsanlaha.

  • @HussainIslow
    @HussainIslow หลายเดือนก่อน

    ☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Wlhi waa isku naxay nio macalinow ilaahey hangar qabto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🤲

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dadka iyo dalka halaga bad baadiyo😢

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc หลายเดือนก่อน

    Waar in aad isku dhamataan ayey idiinku soodireen! Ilaahay ayaana idinka qabtay mooryaantaa xasan sheekh, u madaxda yahay subxaanallaah

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 19 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya kuma dhacdo khiyaanada Xasan Sheekh ka baryo dantooda ugu weyn si ay u ilaashadaan Maayland waxay leedahay dimoqraadiyad weyn oo dimuqraadi ah oo u doorta madaxweyne ku wareegaysa qabiiladooda madaxweynaheenna Lafta Gareen ayaa Soomaaliya u horseedaya horumar iyo nidaamka uu ku ekaado dadka yaa ku dhex milmay dawladu way xoog badan tahay waana sababta uu Xasan Sheekh uga hinaasay maamulka Maayland ka hawlgasho, laakiin joogitaanka Itoobiya waxay ogaatay meel ay ka aamusan tahay inay ka dhisto wixii ay dalbadaan.

    • @KamalAbukar
      @KamalAbukar 19 วันที่ผ่านมา

      Markaa Hasan waxaa lagu cadaadin karaa dhamaan muranka Itoobiya inay hesho meel ay ku ururiyaan qalabkooda oo kaliya inay indha indheeyaan Maayland sida dadka ay ula dhaqmi karaan.

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 หลายเดือนก่อน

    Xasan Xumow Xukunka Yaa noogu dhiibey Allow naga sogaar wiilashiiintayna naga dhamaan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Irir. Waxay kuwaasheen saxiix. Walahi waa maata caano le.. Waa lakala tagay. 6 gobal iyo puntuland. Iyo gobalka gal waaq. Waa ku daayeen hodho

  • @gurayxasan569
    @gurayxasan569 หลายเดือนก่อน

    Runta uunbaan kugu ognahay ee umada dhan bad baadi

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Hawiye Oddoontii majeertaan ayay ahaanjireen sidaas awgeed oddoon waa Oddoon wax qab ah maleh Nin macawis u xirid iyo in ay qof u sajuudaan waa oddoon shaqadiis

    • @MadinoMahamad
      @MadinoMahamad หลายเดือนก่อน

      Walal Somali waa Somali qabiil kane waa lagu owr kacsadaa maanta mataagno hawiye iyo daarood lakiin runta waa inaa dagaal galaayo wadanka oo loo diyaar garoobaa majnuunka saxda ah waa xasan EE qowmiyad culumo iyo caamo leh waxaa hadhihin Dan bigooda maqaadi kartit

  • @AmedAmed-u3t
    @AmedAmed-u3t หลายเดือนก่อน

    Run aan u qaaatay

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 หลายเดือนก่อน

    Aaway taliye shub iyo lafta gareen 😂

  • @saxaaf5
    @saxaaf5 หลายเดือนก่อน

    Taa dhulbahante ad ka sheegtay walahi waa beenta way gawraceen ba

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr หลายเดือนก่อน

    Guul jublnd

  • @AmedAmed-u3t
    @AmedAmed-u3t หลายเดือนก่อน

    Horn of Africa

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Sherkh Qaadimow bax u tag guurguurte ha wasee tuugyahow nacaybka Ogaadeen dilooday

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 หลายเดือนก่อน

    Sheekadii waalida miyaa bilowday, ninka waalan

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p หลายเดือนก่อน +1

      soomaaltv DOQON Adaa kadaran maxaad ufiirsaneey yaa kuu yeeray?

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน

    Ciidan Qaran wax la yiraahdo ma jiro ee wiilasha Raaskambooni la geeyey waxey ahaayeen ciidamo maleeshiyada Xasan Sheekh, kkkk waxaana Jabiyey ciidamada Axmed Madoobe ee deegaanka lahaa, sharaf bayna sameeyeen markii ciyaalkii masaakiinta ahayd ee Xasan soo khalday. Sheekh beenaadkan reerbaadiyaha u sheega. Ciidan Qaran ma jiro sxb markii soomaali isu timaaddo ha la sugo.

  • @AbdisalaanHassan-n7w
    @AbdisalaanHassan-n7w หลายเดือนก่อน

    Maxa kubaray in nin ninkale , shame on you

    • @AbdisalaanHassan-n7w
      @AbdisalaanHassan-n7w หลายเดือนก่อน

      Jareer dabo kasheekeenaya qaniis maaha miyaa