57:15 Lakiin soo Xasan iyo ma diidaneen. Waagii Farmaajo uu dhahay. 1hal Doowlad baanu rabnaa. Iyo 1hal MW. Yaa diidanaa?. Xasan na Maxaa hada uu, Warkii Farmaajo uu ka diiday. Ku dhaqaajiyay. Asagoo Dan u arka. Farmaajo Dam Somali buu u arkaayee. 🤔.
beenta iska dhaaf Farmajo waxaas oo kale kuma hadlo qaa'in waddan ma aha qofka dhahay itobiya iyo Somalia hal basaboor iyo hal wadan aa noqoneenaa Xuseyn caydiid aa dhahay meel wabana waa videoga waa yaalaa
Tout mes félicitations frère
Imaraatka waxow ugu socdaa inuu gacanqabsigii hore usooqaato iyo waxiikale oo uu kasooluflufanjaro Haaheey Macalin Adam❤️👏
Fashiluu Hassan wasay inshallah guul iyo gobonimo inshallah
Sheikh Qaasim waa Odey dhinac ka raran
Wallaahi waa noo sheegtay in dhuxulow la magacaabi rabo SMC Caadi ma ahan
Waxaa wada ogeen wax weyn nooga dhiseysaan
😂😂😂😂😂😂xasbiyallah 😂😂😂😂😂😂😂Somalia I soo xasuusisay
ASC MACALINKA ALLAHA KU XAFIDO SUBAX WANAGSAN
😭😭😭😭😭😭
Asc Adan Sheeykh Qaasin run buy sheegay Deni iyo Axmed baa noo keenay inkaar bay qabsan Labada
Xamar wax lakenay dhawac. Wil Ayala igujiraa. Odhawac ah lugaha
a deer cidna lagadanmaayo xishood dadkani waa soomaali
Asc.
Sheikh quasi warkisa ma qumana
Guul iyo goobonimo
Nolow bro
Gabadhada yare idhise abo
Macallon. Aaganoow. Maxas. Kaaga. Baxay. Sheekadaan. Sherkh. Qaasimcaawa..uufalanqeynaayo.caawa
Tuug beenaalaa
Maxaa so dhacay aden xaaladu waa karkareysaa
حعب لا والله صومالي ❤
😭😭😭
Kuwo dhac. ayaalakeney. Wil Ayala igu Jira. Adano
Asc macalin adan wanku salamey
1:2:20.
Maxaa Xamar. 1hal Reer u dhiibay.
Jubana lala rabaa. California ineey noqoto 😂.
Caasimadii baan ba. Ma lihidin ka taagan tahay.
😂😂😂😂😂
Adigana car imaaw dalka
Qarer ayaa Ka muqdo
NIN megengiliya Doon ah lama dhiibi Karo xeerka caamiga ayaa diidey
ODAYGAAN WAX MA OGA
Sheekh. Qaasimow. Arrimahaaga. Siyaasadeed. Wax. Weyn. Baa. Iska. Bedelay. Eewaxaad. Noqotaytaageere.. Buunbuunina. Tuigafa. Damujadiid. Dowladna. Ku. Sheegaayoad. Adigoo. Og. Waxameeha. Ka. Jo. Laka. Wiswisnaa. Ma. Laguu. Hanjabay. Mise. Waa. Lagu. Hagaajiyey. Aqoon. Iyo.aragti.kuguma.yaree.ma.haddad..dolad..ku.sheeheysaa..xasan.sheekh.iyo.kopxdiosa.
Mw xasan sheekh iyo ahmed madoobe iyo ilaahey hakaqabto aamiin aamiin askarta soomaaliyeed Kan dhinta iyo Kan ku dhaawacmo dagaalka walaahi ma helayaan diyo iyo dawo dawlad soomaaliyeed majirto xasan sheekh waa kadaab ilaahow qabto aamiin aamiin
😊Q da
I would like you to be live on TH-cam.
Live to TH-cam pls
Lacagtan xitaa shuyuukhdii ka xoog badan yaa sameeyay sideedaba???😂
Yaab dani iyo dagaalka bari e daacish war makahaysa
Adan madobe 70 wii biimaal lagu diley xamar 2023 muxuu ugu tacsiyeeni waaye ayagu kursiga kumatalaa 😭
Maskax Qabiil
Murasada usticmaala hada kkkkk
44:56
Aaway Maraykankii Dimuqraadiga la rabay Somali 😂
Raxanwayn warkeeda wuu cad yahay oo waa hadh hawiye bal waynu eegnaa waxay gaashaanbuurtooda qaado.
57:15 Lakiin soo Xasan iyo ma diidaneen. Waagii Farmaajo uu dhahay. 1hal Doowlad baanu rabnaa. Iyo 1hal MW.
Yaa diidanaa?. Xasan na Maxaa hada uu, Warkii Farmaajo uu ka diiday. Ku dhaqaajiyay. Asagoo Dan u arka.
Farmaajo Dam Somali buu u arkaayee.
🤔.
beenta iska dhaaf Farmajo waxaas oo kale kuma hadlo qaa'in waddan ma aha qofka dhahay itobiya iyo Somalia hal basaboor iyo hal wadan aa noqoneenaa Xuseyn caydiid aa dhahay meel wabana waa videoga waa yaalaa
Asc Adan Sheeykh Qaasin run buy sheegay Deni iyo Axmed baa noo keenay inkaar bay qabaan labadaas Nin