Abaalka iyo Hagardaamada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Abaalka iy hagardaamada xidhiidh noocma ah ayaa ka dhxeeya?

ความคิดเห็น • 89

  • @abdishakuurmohamedducale1914
    @abdishakuurmohamedducale1914 9 หลายเดือนก่อน +18

    Kacaan dib u dhis bulsheed ah oo bilaabmay ayaad boos weyn kaga jirtaa, waayo qof qof ayaad noo dhistaa bulshaduna qofkay ka bilaabantaa. Mahadsanid Xamda.

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 8 หลายเดือนก่อน +4

    Somalida waalidka baaba abaalka caruurta ku sheegta waan kusoo koriyey nayaa " Caruurtada iyo ninkaaga un baad ka fakartaa !
    Warkaa waan kusoo koriyey naagtada iyo kama badisid caruurtaada!
    Waryaa qofkaas hala hadlin aniga baanu isdagaalney adna ana ku dhaley.
    Aabaha hadiia ad wax diineyso ila tasho aniga kusoo koriyey Allaah ka sokow anaka ku leh (Hanti camal) .

  • @aqoonhanochanal1245
    @aqoonhanochanal1245 9 หลายเดือนก่อน +10

    Awoodda wax fahansiita ayaa Alle kugu deqay. Masha Allah

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale 9 หลายเดือนก่อน +4

    Anigu waxaan ku fiicanahay inaan lay abaal sheegan qofka hadaan fahmiwaayo waan ka fogadaa markaas buu qofkaas soo aruursadaa kuwo wax magarataa sidii laygu dhibaateeyo. Ilaahay baan garab waydiistaa markaas baan guusha haleelaa qofku haduu ilaahay toos ugu xiran yahay bini,aadamku haday isku tagaan waxba kama qaadikaraan

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xitaa waalidka qaarbaa cunugisa ku abaal sheegta oo xitaa dareema culeys. Waan ko koriyey nayaa ,waryaa maxaad itartay naagtada iyo ilmahaga kama badisid. Waan kusoo koriyey 24 hrs aad moodo caruurta in aan lasoo korin

    • @MaanuuAxmed-md2sk
      @MaanuuAxmed-md2sk 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mustaqbalabdiwelibenta ma aha ane ihaysata marka wxa Rabin diido 9 bilod ano kugu so wade oo sas ku so yelay iyo saas wan Yaba wlhi

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 8 หลายเดือนก่อน

      @@MaanuuAxmed-md2sk waa abaalka cadaabta ah. Qof aan la lasoo sidan calaamka ma imaan.
      Waalidkana waalidkood bay ka dhaxleen dhaqankaas.
      Aniga hooyaday intaan yaraan iyo waynaanba ugu shaqeeyey bay maalinkii aan guursaday oo aan guriga fariistay sheegasho bilowday. Markaas baan aniga oo Umula inta isku buuqay cunugiiba dililahaaa . Ileen hooyaday baa ila ag fadhida intaan qurbaha iyada iyo caruurtii keeney "waad idayacday oo gurigaaga kama badisid. HEERKA IGU SAREEYA BAAN gaaray yacni waali ilaan hadaladii hooyaday la qeybsado dhakhaatiir psykiatri ayna igu dhahaan hooyada waa narsistic waana qof khatar ah ee hadalkeeda iska tuur.
      Calaa kuli xaal markii aan dartiib dartiib usoo caafimaaday baan ku iri.
      Hooyo anigu idhal kuma oran plz idaa faraha iga qaad.
      Maalinba maalin markii danbe iayada fahantay iyada lasoo dulmiyey aniga ay idulmisay.
      Hada anika oo is ilaalinayna baanu wada hadalnaa " waxay dhahdaa bahal caruur dhaley baan ahaa .

  • @jamacasoowe
    @jamacasoowe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam, aad baad u mahadsanthay walaal Allaah ha ku barakeeyo (CODKU WUU YARA HOOSEEYAA, XALQADAHAN UGU DAMBEEYA)

  • @fardawsasiciid5883
    @fardawsasiciid5883 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wallhy jeelkasi waa jiraa 😢 waliba qof go'aan iyo kalsooni leh maahane qof kle kama bixikaro...

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 9 หลายเดือนก่อน +6

    Salaam Alaykuma masha Allaha thanks my sister first one 🎉🎉🎉

  • @Faadumo-l4e
    @Faadumo-l4e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanit qali agoontaada oo diin iyo maadi allaha kuu barakeeyo, ajir iyo xasanaat allah hakaasiiyo sida aad noogu soo gudbisay oo maskax ahaan noo dhiseesid

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs , masha Allah walahi runta ayaad yeeshtay dad sidaas sameeyan iyagaa xanuunsan ee Allah naga qabto shartooda🤲🏼🤲🏼🤲🏼Mahadsanid Hamda Husain🧕❤️💯👏

  • @Kaltun_kanza
    @Kaltun_kanza 9 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيكي❤😊

  • @Hanna__qalbi275
    @Hanna__qalbi275 9 หลายเดือนก่อน +2

    Yr mi role model pyoh Allh ya xifdak hppti❤🥺

  • @tartanmarathon465
    @tartanmarathon465 8 หลายเดือนก่อน

    mansha allah alle ha ku barakeeyo inaan kku helno oo aad tahay gabadh somaiyeed oo afkeena hooyo nagula hadlaysa waa nasiib aanu leenahay alle xasanaadka aakhiro ha kuugu daro adiga iyo waalidkaaba

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 5 หลายเดือนก่อน +1

    thanks you hn

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 9 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا
    أختي الغالية

  • @kalitismail1237
    @kalitismail1237 9 หลายเดือนก่อน +2

    I appreciate you sister for this video,fans from England 😊

  • @doogmedia2345
    @doogmedia2345 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah ❤
    Aad baad u mahadsantahay
    Waxaad noo tahay kabto ❤

  • @abdirizakahmed1781
    @abdirizakahmed1781 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allaah wllashay hamda runtii waan kuu duceeyaa wllo hajoojinin barmaamishkii aad nabartay oon waxbadan kafaa iiday ee narcissist ga oo hada aan lanoolay thanks xamda

  • @adnacali8314
    @adnacali8314 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllshy KABAsho Q2aad ayaan sugaynaa sanadka cusub inaad noo bilawdaan rajynaynaa❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jazak allahu khayr❤

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 9 หลายเดือนก่อน

    Hamda thanks more i support you and you good instructor and intilligence lady

  • @amulamohamoud8242
    @amulamohamoud8242 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wrw sis, may Allah bless you for this video and the beautiful reminders ✨️ 💖. Ilahey Haku xifdiyo 🤲❤️❤️❤️❤️

  • @AbdisatarZtevka
    @AbdisatarZtevka 7 หลายเดือนก่อน

    Jizakallh ❤wll xamda

  • @najmoclladiif5011
    @najmoclladiif5011 9 หลายเดือนก่อน

    Waankuu xiisnay abyo hamdi hussien allah bless you 🙏 ❤❤❤

  • @Israadamibrahim
    @Israadamibrahim 9 หลายเดือนก่อน +2

    More common in somali context abaayo , maxaan baraha bulshada ku aragnaa wax badan oo la xariiri arrinkaa.

  • @dacarcabdilllaahi5613
    @dacarcabdilllaahi5613 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you million time sister hamda

  • @hamdiabdiladif4798
    @hamdiabdiladif4798 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn xppti

  • @Hon.YusufJGeeleh
    @Hon.YusufJGeeleh 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks for Your lecture sister.

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 9 หลายเดือนก่อน

    Mncha Allah tabaraka rahman Walaal hamdaay ilaahay ha ku xafido waan u xiisey codkaagii ❤

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 8 หลายเดือนก่อน

    Good job 🎉🎉

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 8 หลายเดือนก่อน

    aad ayan ula dacay barnamijkan. illahey haku barakeeyo

  • @abdiahmedmahamed2326
    @abdiahmedmahamed2326 9 หลายเดือนก่อน +1

    wcs Wll Hamda hussein gbdh qiimo iyo qaayabaleh baad tahay
    waxaana marwalba daawadaa video yada

  • @mohamednaasir4847
    @mohamednaasir4847 8 หลายเดือนก่อน

    Macalim allah haku barakeeyo

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 8 หลายเดือนก่อน

    Ilay balaaqa iyo cod karnimo waa ku dhaliyay mash allh Xamda❤😊

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 9 หลายเดือนก่อน +1

    alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo xamdaay wll. Aadbaan ugu bahnaa qodobkan .mahadsanid inbadan

  • @mmoooooi
    @mmoooooi 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah qeyr wll

  • @asmacalibeey2821
    @asmacalibeey2821 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ mashllah tabarakallah ❤❤ ilahay ha xifdiyo

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks u qali wxd ibartay naftayda 🤍

  • @HamdaSharaf-rq4kr
    @HamdaSharaf-rq4kr 9 หลายเดือนก่อน

    Hamda Hussein Ehlu sharaf alle haku karaameeyo wllo❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abalka Dadka Qaarna illahay Dartisa Ayay U Galan Qofka Qarna Manashegasho

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 9 หลายเดือนก่อน

    Allah maxa ku tabay abyo shukran episode kle noo bilow plze 🥰

  • @sahraonline
    @sahraonline 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ax xamdaay walaahi waxaa jira dad xataa haddii xabad rootiya ku siiyaan noloshaada kugu hagardaameeya😢 waan ku salaamay sister.

    • @MaryanXasan-p1r
      @MaryanXasan-p1r 9 หลายเดือนก่อน

      Hagardaamo maxaa laga wadaa sahraaay

  • @hamdamohmoud5649
    @hamdamohmoud5649 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaarka allaha ❤❤

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaadii

  • @Halganeyyyyy
    @Halganeyyyyy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha ku sharfo❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks for sharing Hamda❤❤

  • @hothanidiris6818
    @hothanidiris6818 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ilahay haka abaalmariyo ❤❤❤

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 8 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahada santahay casharadaada qalbiga taabta

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j 9 หลายเดือนก่อน

    شكرا أختي.

  • @Hamda-wt6yl
    @Hamda-wt6yl 9 หลายเดือนก่อน

    My sis thank you❤

  • @mohagedi6539
    @mohagedi6539 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah Noosa badi

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 5 หลายเดือนก่อน

    merçi

  • @KHALIDABDI-tu1et
    @KHALIDABDI-tu1et 9 หลายเดือนก่อน

    Xamda xuseeney wll.
    Maalin uun Goor ay noqon baanan garanayne, waan rabaa inaan waxyaalo badan bal wll aankaaga waramo OO aniga igu dhacayi, adna aad Ii macnayso.
    Ee bal ka waran wll

  • @Ibraahinhanuuniye
    @Ibraahinhanuuniye 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @ashaaah1ha944
    @ashaaah1ha944 9 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah . Welcome back gacalo ♥️ wan u xiisey videos kaagi

  • @AmiroCade-rd9ss
    @AmiroCade-rd9ss 9 หลายเดือนก่อน

    M.a Allah siba ujeclhy ina kudhageysto xamday

  • @nashadahmed9730
    @nashadahmed9730 9 หลายเดือนก่อน

    Mashalah Alah kudhowro sis

  • @shukricshire1316
    @shukricshire1316 9 หลายเดือนก่อน

    Maansha alah hamda wallal waan ku salaamey waxaan rabaa inaad ka soo hadasho love bombing , mind game sidey udhacaan

  • @AbshirabuukarMohamed
    @AbshirabuukarMohamed หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @dacwiducaale4225
    @dacwiducaale4225 9 หลายเดือนก่อน

    Wanag badaney wl mahsanid

  • @charliechaplin6735
    @charliechaplin6735 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you 😊

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abayo

  • @HawaHaibe
    @HawaHaibe 9 หลายเดือนก่อน

    Wlo mhadsanid hamda qli

  • @KeifNour
    @KeifNour 7 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo codkaga lama maqlo makarafoon isticmal plz dhagta iyo gacanta ixanunta sa mobilka uhayo

  • @makaraanmakaraan2424
    @makaraanmakaraan2424 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 9 หลายเดือนก่อน

    Keep going qalbi ❤

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 9 หลายเดือนก่อน

    Waan kuu xisnay macalimadeena

  • @sagalmudug398
    @sagalmudug398 9 หลายเดือนก่อน

    Jeelkaa anigaa galay waliba waxan galay jeelkaas mar aan aad u tabar darnaa😢😢😢😢

  • @naimacaamir7745
    @naimacaamir7745 9 หลายเดือนก่อน

    Love sister 💕

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome back hunn💞😍

  • @Mr8dhawiil
    @Mr8dhawiil 9 หลายเดือนก่อน

    Waa manno sheekad

  • @Azma.abdirahman
    @Azma.abdirahman 9 หลายเดือนก่อน

    Hamda husen❤🎉

  • @Buugagta
    @Buugagta 9 หลายเดือนก่อน

    One love

  • @khapip
    @khapip 9 หลายเดือนก่อน

    Jazkllh

  • @MaryanXasan-p1r
    @MaryanXasan-p1r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hagardaamo maxaa laga wadaa guys

    • @asiamohammed3115
      @asiamohammed3115 8 หลายเดือนก่อน +1

      Dhibaatayn ba laga wada wll

    • @MaryanXasan-p1r
      @MaryanXasan-p1r 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@asiamohammed3115 Shukran qaali😘

  • @najmayaasin5193
    @najmayaasin5193 9 หลายเดือนก่อน

    ❣️

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير اختي الكبيره

  • @hareed114
    @hareed114 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 9 หลายเดือนก่อน