PRANK AYEY IGU SAMEYEEN IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA SIDAAN WAA XASID NIMO WLHI 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 601

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +326

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +210

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @abdiqadirhassan7635
    @abdiqadirhassan7635 ปีที่แล้ว +186

    Inta idiriska ila tagerto Love igu sharfa

  • @abdirahman6972
    @abdirahman6972 ปีที่แล้ว +82

    Idiriska Iyo Shaadiya Zharaf Isku Balami Challengika Aqoonta 😂

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +92

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 ปีที่แล้ว +19

    Labadooda baabajey bay u tashteen lkn seddexdoda anagay noo tashteen legends 😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +52

    Kusali saliga Nebiga Muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw❤️❤️❤️

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +89

    10x SubhanAllah
    10x Alhumdulillah
    10x AstugfuruAllah
    10x Lailaha ilallah
    10x Allahu Akbar
    good deeds for me and you

  • @abdullahiali9932
    @abdullahiali9932 ปีที่แล้ว +31

    Mar wlba qofka dhinac midigta fadhiya la tagera wa dareemay sualahan 😅😅😅

  • @nimcoaxned9466
    @nimcoaxned9466 ปีที่แล้ว +57

    Nabiga halgu saliyo scw🙏

  • @obsiiyemedia8299
    @obsiiyemedia8299 ปีที่แล้ว +46

    Adiga Muuqaalka Daawanaya Sharaf baad Ledahay wll 🙏❤️

  • @samadaxmed1279
    @samadaxmed1279 ปีที่แล้ว +19

    Nabiga halgu saliyo wll salalahu calyhi waa salam

  • @omarmohammed6146
    @omarmohammed6146 ปีที่แล้ว +32

    M a mi team keyga Runtii wan idin taageeraa 😮😮😢 Runtii Wxn jeclaan lahaa hal video Inan idinla duuwo hadey mcquul thy ☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +155

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @ahmedabukar7667
    @ahmedabukar7667 ปีที่แล้ว +77

    3 legends keep going and be together

  • @sahrujadiis2517
    @sahrujadiis2517 ปีที่แล้ว +25

    Wanku salamay baba adiga iyo asxabtada qallbiga ayan idinka jeclahay 🥰

  • @Meja.fatiiz
    @Meja.fatiiz ปีที่แล้ว +26

    😂😂saan seey eheed kuwaan caathi kugutashatheenbee. Mathahweynaha Canada hooyathii magaceed kulahaa.. wlxi zaid uqosli Caaw... team BBD. Idris Caaw calankiisa babanaayo yah 😂😂.. keep going sxpyaal

  • @maxamedabdirahman2349
    @maxamedabdirahman2349 ปีที่แล้ว +19

    waa Laga arsaday baaba jey 😂❤️Markan kabtanka iyo idiriska isku balami ku jiifo kabtanka

  • @Queenberlula
    @Queenberlula ปีที่แล้ว +58

    Idiriska ayaan daawaday mana qoslin been dheh🤣🤣🤣

  • @Xasan8293
    @Xasan8293 ปีที่แล้ว +10

    hal qof oo ilahaye dartii icaawiya ma inka heli karaa waan xanuunsanaya lacag aan dhakhtar aan ku aado ma hyisto soomalinimo iguu caawiya 60dollor 🥺

  • @mohabdinaasir5070
    @mohabdinaasir5070 ปีที่แล้ว +23

    Part two inlaga sameeyo inta ila qabto like saar

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming4849 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Baaba jeey jecliyaa marka lagu socodo please haben walba ku socoda baaba jeey 🤣🤣🤣 liked kabtan ka iyo idiriska 🥰🥰🥰 saalee noogu wada halagu socodo baabajey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdullahiibraahin2226
    @abdullahiibraahin2226 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi hadanan malinti idin fiirsan malinteyda ima nureso 😂😂😂😂

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +26

    Hahahahahahaha very funny baabajey face battle prt 4 waa sugeena

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 ปีที่แล้ว +19

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar❤❤❤❤

  • @daacadmustaf6479
    @daacadmustaf6479 ปีที่แล้ว +12

    Idiriska legend wa ku wat hory u soco cw qosly igu harn 🤣🤣😁😁

  • @aminakeyfafrah3661
    @aminakeyfafrah3661 ปีที่แล้ว +1

    Waafuuray soo badiii plz 😂 umushaa idinkaga baxe cunuga caanoidinku siista habenki dhafarka ilmaha iguso jedo idinkumooday

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    BBD UMAFEENA MAHA HABEEN IDIRISKA GABEEN CABTAN CAAWANA BAABAJEY WADA SHEEKADA BAAQULI BOY ABABALA IYO MURSAL SAXIIBKII SADAM KEYOW KULIGOOD KEENA MESHA ISMUUJIYA LANGED YAALKA❤❤❤❤❤

  • @apdyrahman
    @apdyrahman ปีที่แล้ว +3

    Suaashan ku a dar( ninki ugu horeeye oo xaare🤣 ?____) barnaamijka soo socdo ku dar 🤣

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty ปีที่แล้ว +2

    Asc Somali weyn iso boqda plz🙏

  • @ibrahimmahamed5004
    @ibrahimmahamed5004 ปีที่แล้ว +1

    Lahjada reer waqooyi Soo sameyaa nimanyohow hadii aad tol tihin challenge sidii kii may mayga ah

  • @hassanchannel2723
    @hassanchannel2723 ปีที่แล้ว +16

    Ku saliya Nabigeena muxumed scw

  • @abbimotoure2846
    @abbimotoure2846 ปีที่แล้ว +3

    Idriska iitabo aqonta Allah haa kuukordiyo

  • @zhakacmohaibli1698
    @zhakacmohaibli1698 ปีที่แล้ว +2

    Hada ka bacdi kaptan bara albiitar halaga dhigo

  • @abdullahiabdikorane2449
    @abdullahiabdikorane2449 ปีที่แล้ว +2

    Baba jey and kabta bara and idiriska
    Runti aad ayaa iga qoslisan ee waxaan idin leyahay horey usocda

  • @ahmedweheliye1652
    @ahmedweheliye1652 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkan aad buu iiga qosliyaa runtii waan bogaadinayaa cidii fikradiisa lahayd khaasatan kapran baara

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +20

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels this is challenges knowledge 💯☝️😄☝️💪💪♥️👍👍

  • @AbdirahmaanAbdi8
    @AbdirahmaanAbdi8 ปีที่แล้ว +2

    Baaba waxaa soo smeesaa challeng gii madaxa caaga murzal zadam abaabala iyo idiriska

  • @updyzalamizmail8847
    @updyzalamizmail8847 ปีที่แล้ว +2

    Shaadiyo vs idiriska plz

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 ปีที่แล้ว

    Mar 2aad kaptan baara kusosamey alla idriska wuxurabo ayu iskashegy sorrey baaba jeey kuwaa wey kugaadeen

  • @clahiaxmed8306
    @clahiaxmed8306 ปีที่แล้ว +4

    Legend idiriska deyniile gubta xafadeyda ❤️

  • @bakarkalar2975
    @bakarkalar2975 ปีที่แล้ว +1

    Ino sobadiyo bar namijkan my team keyga

  • @safafaysal3936
    @safafaysal3936 ปีที่แล้ว +7

    Silent prank + madadaalo legends keeep going

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs ปีที่แล้ว +2

    Plz next time shaadiyo sharaf 😂😂😂 and idirska😂😂

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 ปีที่แล้ว +5

    Wanku salaamy qofka arkay commitgaan

  • @mushtaaqclaahicumar3384
    @mushtaaqclaahicumar3384 ปีที่แล้ว +4

    Baba iyo Shadiyo Soo Qabta 😂🥰

  • @huseinomar8637
    @huseinomar8637 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah aqoontan waa kahelay nooso badiya

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 8 หลายเดือนก่อน

    Idiriiska aqoontada alaha kubarakeeyo walidka waakugu dadaaleen 😂😂😂 kulaha😊

  • @upthyrisak
    @upthyrisak ปีที่แล้ว +6

    idiriska albitrha halo dhibo ciyrta dnbe 😂❤😅😂

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +3

    Waaan Kuu Xiisay Zaild maacaaane Lkn Ha isoo Jawaabin Waa Numberka Hooyo

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre ปีที่แล้ว +4

    Wasiir Shabalaaza Iyo Baaba jey part 4 kabtanka ❤🥰😂

  • @xabadguure8242
    @xabadguure8242 ปีที่แล้ว +5

    Wan ka helay wllhi sxpayaal part5 insha allaah

  • @tolizooyare7434
    @tolizooyare7434 ปีที่แล้ว +2

    The first person ahay manata love isaar

  • @anaaanaa212
    @anaaanaa212 ปีที่แล้ว +4

    Challenge wa kahelay walhi noso badiya walalaheyga bbd blz 😪

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +2

    Baaba jeey sidii u dhafoor nuuraayey iyo sida loo galay cafio😂😂😂😂😂😂😂baaba

  • @samadaxmed1279
    @samadaxmed1279 ปีที่แล้ว +3

    Team idirika iitaabo isoo racaa …..

  • @istalewandowski1905
    @istalewandowski1905 ปีที่แล้ว +2

    IDRIISKA WUU SAXAAYAHEY

  • @qurxaneoffical5910
    @qurxaneoffical5910 ปีที่แล้ว +1

    Ragaan qaabka wax lagu helo ayey barteen next video waxaa arkeysaan shadiyo be idiriska

  • @zultantube
    @zultantube 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkii ugu horeeyey ee hamaasi keeno wadanka uu dhashay waxaa la dhahaa (Canjeero Country)

  • @aminahmed8281
    @aminahmed8281 ปีที่แล้ว

    Madax weynaha Canada Hooyadiis magaceeda sheeg Baba Jeey "Shaadiyo Sharaf" ladhahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @libanjama5545
    @libanjama5545 ปีที่แล้ว +3

    baaba burka waaku nuuroosaa waaku qurux badantahay

  • @karkaarbookshop3086
    @karkaarbookshop3086 ปีที่แล้ว +2

    Sxb Zakariye Referee ku fiican asaga hal mar ka dhig qosol waaye wllhi

  • @baaltaagofficiall9432
    @baaltaagofficiall9432 ปีที่แล้ว +5

    You are funniest three legends so this challenge sensational video so produce more videos like this challenge

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf ปีที่แล้ว +2

    plz videoyadan cml noo soo badiya next wa baaquli boy iyo bajaajle boy plz baba codsi waaye🤣🤣🤣🤣

  • @abshiriisedaahir473
    @abshiriisedaahir473 ปีที่แล้ว +2

    Babajey noo sobadi sxb cadowgag unolow sxb

  • @ismaciilciiltire9953
    @ismaciilciiltire9953 ปีที่แล้ว

    Gemkan soo badiya babajey wuu hamaasat Lee yahay baaba wallahi idiriska ubalami shadiyo sharaf asana hala boo riyee baba ok

  • @kingcabii7516
    @kingcabii7516 ปีที่แล้ว +1

    Wazir sahbalaza soo qabo please

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +2

    Baba jeey:macalinkii magaciisa wawa miyaa
    Ardadana:uf uf cafio 😂😂😂😂

  • @asadboqor7453
    @asadboqor7453 ปีที่แล้ว +2

    War rag inika inaga baxsan mesha kena ilen inad isla ogtihiin waa la ogyahy e 😂

  • @zakariezackaria
    @zakariezackaria ปีที่แล้ว

    Wlhi blhi idiriska markan arko dar ilahy u qoslaa waliba marku leyahy moos balaya wayee baaba jey jam jam daahe 😅😅😅😅

  • @warsamem.o3085
    @warsamem.o3085 ปีที่แล้ว +2

    6:41

  • @AmalintegratedislamicSchool10D
    @AmalintegratedislamicSchool10D ปีที่แล้ว +3

    700k coming soon asxaabta bisha 10.3.2023 ayaan rajaynaa haddii aan qiyaaso baaba isoo dir hadiyad

  • @hodanabdul3700
    @hodanabdul3700 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh😂😂😂😂😂 alaa ferahaa wlhi barnamijkan ayaa uku jacelhay ala wa furay

  • @SPORTS_AND-HAPPY1.
    @SPORTS_AND-HAPPY1. ปีที่แล้ว

    Idiriska io baaquli boy isku balamiya codisi waaye walipa baaquli boy hala buuso n1fanskiina ayan ahy team bbd🙏

  • @Mooisdaji
    @Mooisdaji ปีที่แล้ว +2

    Isoo raaca reer liverpool

  • @Atoorebadio
    @Atoorebadio ปีที่แล้ว +2

    Reer deynile 4Ever❤😂

  • @sahramaxamud1430
    @sahramaxamud1430 ปีที่แล้ว +1

    Wadan kaa wax badan ayan kamaqan ha wan idin jclhy melkasto aad jogtan 🥰🥰🥰

  • @liibaansiidcali9947
    @liibaansiidcali9947 ปีที่แล้ว +1

    Baab waxaan ka udsaan qof waxan ahy pubg dheelo taleefan ne ma heysto wll maxaan waxaan u bahayn talefan ipad pro wll Hadid aad ii awoodo igu aaawi 😒

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 ปีที่แล้ว

    aqoon beel aqoon beel, kkkkk baaba jeeu waa gaadanyahay caawa. abaabala ama baaquli boy kusoo sameeya su aalahaan tookada kale.

  • @liibaanlovelly9941
    @liibaanlovelly9941 ปีที่แล้ว +2

    Challenge fiican ayaa haayaa intee kugu soo diraa

  • @amiir_mohamett
    @amiir_mohamett ปีที่แล้ว

    Walal baaba jey in aan talo kuu shegan rabe halken kala soo xirira wll

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey sxb kal iyo laab u qoslay markaa suaasha ka naxday waaa ku taageer sanahay sxb nooloow cimri dheer iyo cfmd kuu rajeeynaa sxb viva baaba jeey ❤❤❤

  • @i_amabuhodan3025
    @i_amabuhodan3025 ปีที่แล้ว

    Baba jey haddi idiriska aarsaday ciyaarta waa bareejo tan kale waxaa isku keenta shaadiyo sharaf iyo idiriska itaabo adna albitaro u noqo

  • @mohamedmj9544
    @mohamedmj9544 ปีที่แล้ว

    ma istireen seddexdiin waa naga badbadateen, howlahaan update ka dhiga 2022 aa saan nagu soo marteene, 2023 wax cusub keena.

  • @onelove-iv1ly
    @onelove-iv1ly ปีที่แล้ว

    Ustad kabtan ardeyda ha soo xirtaan uniform micnaha dharka iskuulka mid dhar jaalo midna dhar cadeys 👍👍

  • @aliomar-ym7qp
    @aliomar-ym7qp ปีที่แล้ว

    Asalamu aleykum baabajey iyo ka tan Basra iyo Osiris
    wacaniga Ali baraawe waxa nileyahay caga madahiina haci iskugaracina madaha waa melhalis weye Macasalama wacosi weye hadan hada qalad cocarkosin iga rali naqda

  • @mrbancha7222
    @mrbancha7222 ปีที่แล้ว +1

    Next Baaquli poy😅😅

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkķkk qosol igu maharin wllhi

  • @maxamedaxmed7262
    @maxamedaxmed7262 ปีที่แล้ว +2

    Idiska hunguri jeclaa

  • @xanaanhamse48
    @xanaanhamse48 ปีที่แล้ว +2

    Cawa anaaa ugu horeeya

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 ปีที่แล้ว +1

    Baba Jey wa lagu tashta. 🤣🤣🤣🤣

  • @aalinabdiwali5943
    @aalinabdiwali5943 ปีที่แล้ว +1

    Babajey wankusalaamay lang

  • @aamiinshaaficiyuusuf2895
    @aamiinshaaficiyuusuf2895 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaas waa shaydaan ayaa keenay hamaansiga

  • @nachidaahirahmed7615
    @nachidaahirahmed7615 ปีที่แล้ว

    Baaba waxaan ku weedina kabtanka ogiyaalo miyaa u xiran mise ogiyaa,lah u,xiran iyo wajigiis miya isku eg,

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 ปีที่แล้ว +1

    😄😄😄 wllh sualihi igu qosolka badna adunkan

  • @AliHassan-on7it
    @AliHassan-on7it ปีที่แล้ว +1

    Madax weynaha Canada hooyadeys aniga Canada jogo Ayan granin

  • @shucaybholaa9200
    @shucaybholaa9200 ปีที่แล้ว +7

    Zhb baaquli Ku sameeya😂😂😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Waa lagu sameeyay baaquli boy dib ufiirso

    • @Shoaib_bulle
      @Shoaib_bulle ปีที่แล้ว +1

      😂

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +5

    Please football ⚽ Iskaga Baxa Saan Xaqma Ahan 😂

  • @mahamedabdullahisheekh6846
    @mahamedabdullahisheekh6846 ปีที่แล้ว

    Challange dhadhan malaha waxa iney been yihiin waa loo jeeda lalabo waaye naga badala