WAA SHEEKO KALE IYO KABTAN BAARA BIG GAME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 343

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +89

    Hadaad aragto magaca Allah love saar❤❤❤❤

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +9

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @Zamaara_official
    @Zamaara_official ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta igula saliy nabiga scw scw scw isoo bookhda alle ha idin sharfo

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 ปีที่แล้ว +1

    Waa.sheekkalNinweyn.Captanka.kep.goin.my.pr0

  • @fuaadbuuwe7727
    @fuaadbuuwe7727 ปีที่แล้ว +1

    Aawi dadkii jeclaaa rasuulkeena scw scw

  • @wllziyaj9434
    @wllziyaj9434 ปีที่แล้ว +22

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 ปีที่แล้ว +2

    Yes qof ugu horeeyey

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +2

      Bro Iku caawi subs oky

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +25

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 ปีที่แล้ว +1

    Wa sheeko kale saxan ka ayaa dhiboyo war kalexi mesha ninka wa legend walhi bilahi

  • @abwanhelleyare5313
    @abwanhelleyare5313 ปีที่แล้ว +14

    🤣🤣🤣...... Qosol igudishay #kabtanbaara. Waa sheeko Kale wax ayuu arkey caawo.❤️❤️❤️ one love 4rm dhaman #teamkaptanbaara

    • @cumardiriye973
      @cumardiriye973 ปีที่แล้ว

      ABAABALA KEEN SXB CAPATAN

    • @abwanhelleyare5313
      @abwanhelleyare5313 ปีที่แล้ว

      Haa dhiiga 😘. Cptn madaxa noosarantahay horrey usoco ugas sare m.a. abaabala will gonna be next I.a 🤣🤣...Salamullah dhaman #team k.baara❤️ 4rm gaarisa, KENYA ❤️🇰🇪🇸🇴.

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +12

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Ku Sali Nabi Mohamed Scw
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drcawiye57
    @drcawiye57 ปีที่แล้ว +28

    1. Kabtan bara 1:44 waad cuntey xalwada
    2. Kabtan bara 2:22 waad cuntey xalwada
    3. Kabtan bara 3:12 waad iilowdey iinad cunto xalwada
    4. Kabtan bara 4:24 meel baad dhigatey xalwada
    5. Kabtan bara 4:54 meel baad dhigatey xalwada
    6. Kabtan bara 5:53 waad cuntey xalwada
    7. 6:32 Waa sheko kale keney marki kobad
    8. Kabtan bara 7:13 waad cuntey xalwada
    9. 8:17 waa sheko kale marki labad keney
    10. 9:07 waa sheko kale marki sadaxad keney
    11. 11:08 waa sheko kale marki Afarad keney
    12. Kabtan bara 13:55 meel baad dhigatey xalwada
    13. Kabtan bara 14:58 meel baad dhigatey xalwada
    Ciyarta waxey kuso dhamatey
    Kabtan bara 9 keney vs waa sheko kale wuxu keney 4 sas kuso dhamatey ciyarta 13 xalwad mesha taley.

    • @Ajjama3
      @Ajjama3 ปีที่แล้ว +3

      Wallahi waqtiya haysa

    • @Shakureyy
      @Shakureyy ปีที่แล้ว

      Cashir ma macalimada kuso weydiisay bisinka sxb

    • @ismacilmahadgoodir1162
      @ismacilmahadgoodir1162 ปีที่แล้ว

      Sharaxaad aan caadi ahayn waaye kk

    • @khadarahmed9334
      @khadarahmed9334 ปีที่แล้ว

      Hadad school ka sas ogu dadali lahayd saacan taajira noqon lahayd 😅

    • @biwu346
      @biwu346 ปีที่แล้ว

      Wlhi dad reply so galeen qosol aa iga dhamesen 😂

  • @farxaanqorax809
    @farxaanqorax809 ปีที่แล้ว +2

    Kabtan kulanka dambe jaamba so qabo hadey surta gal tahay legend

  • @cartanek5529
    @cartanek5529 ปีที่แล้ว +2

    Kabtan Bara 300k come son insh allah

  • @faraxismail1967
    @faraxismail1967 ปีที่แล้ว +1

    kabtanaw illahay dartii kuu jecelahay wllo from sland hadaanan ku daawan oo aand wax soo galinin kuwii hore ayaan ku ceshtaaaa

  • @mohamedomar6923
    @mohamedomar6923 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 igu ma harin asxabey kabtan baara 300 halagarsiyo wa uqalmaaa legend

  • @abdirahmanfarah9101
    @abdirahmanfarah9101 ปีที่แล้ว +5

    CAPTAIN Iam big fan of you All the way from France, Paris ✌️✌️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +19

    Two legends always legends keeps goings captan baraah and waa sheeko kale another's levels 💯🌹💪

  • @sayidmo4205
    @sayidmo4205 ปีที่แล้ว +1

    KABTAN BARA WAA FROM BOSASO
    SOO QABO BAAQULI BOY

  • @yusraabdiwaliibrahim8188
    @yusraabdiwaliibrahim8188 ปีที่แล้ว +2

    Kbtn baarow muuqalaka xaga codka wuu Ka dhintay wlhi malinkasto wan kugu qaata sxb noo cimaamad ee Naga Kala tuur

  • @saednoraini8019
    @saednoraini8019 ปีที่แล้ว +5

    Captain please ciyaar taan ku soo celi iliyaas next match asi Lee ka dhig

  • @sakariyereemagal7277
    @sakariyereemagal7277 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa zaxdiye soo badi

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +2

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya waxay Idin tahay wangsn 👆🧕👨‍💼👍✌🖐🤝🤜🤛🤝🖐👆✌👍

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa wato maa ogtahay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅waa sheeko kale caadi ma,aha keep going kaptan baaruud

  • @abdullahishino9260
    @abdullahishino9260 ปีที่แล้ว +2

    Kaptan bara codkina daciif waye plz codkaga noso dherey

  • @ibrahimilyaas6542
    @ibrahimilyaas6542 ปีที่แล้ว +5

    wlhi waxa is dhahay captan baara wax maso wado miyaa markaa so galey horaa kaso galisay😁👏👏

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Bro Iku caawi subs oky

  • @hanadadesh1093
    @hanadadesh1093 ปีที่แล้ว +4

    Legends Kaptan iyo waa sheeko kale🫡

  • @muxamedarte172
    @muxamedarte172 ปีที่แล้ว +8

    walahi caloosha ii xanuunday saan u qoslaayay😂😂😂

  • @hogaamiyealfa4389
    @hogaamiyealfa4389 ปีที่แล้ว +2

    Kabtanka bahal ahaan hadii lagu dilo halisa ugu jirtaa

  • @yussufhassan4185
    @yussufhassan4185 ปีที่แล้ว +1

    Sheka kale legend ninkan idirska iyo babajey ayu hog kuhaste cawa wat kayabisi

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +1

    Kabtankeena Ninkaas Ilyaas waaa taagera ee basada ii taabo o igu salaan yes bro english yes

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 ปีที่แล้ว

    Captan washekakale hadad kentay nin WEYN KENTAY keep going

  • @saednoraini8019
    @saednoraini8019 ปีที่แล้ว +1

    Captain baara next match ciyaara hdna 2diin please

  • @najmatuuryarecismaan3884
    @najmatuuryarecismaan3884 ปีที่แล้ว +2

    Baaruud wixi helaan layaabay dakada muu waxkadajinaaye ayaa leesdhahaa kulahaa lkn dhirbaaxsho ayaa lasocoty burka Mac

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 4 หลายเดือนก่อน

    Tiim kabtan baara ❤😊❤ from 💙 Sacuudiga 🇸🇦🗽🔥😊🇸🇴❤

  • @abdiahmed1595
    @abdiahmed1595 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi casharkii Mursal uu kusiiyay ardey badanaa uu dhigtay capitaano baaruud horey usoco sxb waan ku wataa

  • @sufyan_9940
    @sufyan_9940 ปีที่แล้ว +1

    cabtan bara nio sharcigan cusub iga qado legend plz labada qof ee ciyareso kan wax keno mahane kan kale xalwada hala siiyo mela dhigana ma jirto kuli ino cuno qasab eh burka tasa ka adag kana mac dad cunow u dhiday la arki lahaay plz😅😅

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว +1

    Ar kabitan martidasodhaweey sifiican usar burka👍😁

  • @yashkeyow
    @yashkeyow ปีที่แล้ว +2

    Sxp baara one ☝️ love ❤️

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 ปีที่แล้ว +5

    9:28 one chance 😂😂😂😂😂😂

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 ปีที่แล้ว +1

    Kaptan baara ogoow degdegu waa camal sheydaan

  • @ashirocumarmaxamuud4901
    @ashirocumarmaxamuud4901 ปีที่แล้ว +1

    Kabtanka meeshaan hal barnaamij inoo keyn oo ah laastiika idiriska iyo adi oo ciyaaraaya

  • @shuceybbashir4462
    @shuceybbashir4462 ปีที่แล้ว +1

    Baaquli boy
    Legend
    Waa yee sooqabo

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +1

    Kabtab baara iyo waa sheeko kale waa maxay af sawaaxili aad nagu caayeysiin unuka waan fahmoonaa 😂 waxaad nagu wadaan 😂😂😂😂

  • @xasandeysani6029
    @xasandeysani6029 ปีที่แล้ว +1

    Captan ababala soo qabo wllhi fny aya thy

  • @Mohamed-yj2hb
    @Mohamed-yj2hb ปีที่แล้ว +4

    Cabtan keep going ❤❤💯💯💯 waa ku taageeraa
    Lkn caawa waa lagaa badinaa guuleyso waa sheeko kale

  • @khadarxakiimi8543
    @khadarxakiimi8543 ปีที่แล้ว +1

    Captain baara fani waye

  • @habsamohamed2549
    @habsamohamed2549 ปีที่แล้ว +2

    Wlh baraa wixii helaa layabaay😂😂😂😂💯 inaa adheer baraa dhulmigu shabalaza kudigaay ayaa kuhelaaay

  • @kingcaaqilofficial7238
    @kingcaaqilofficial7238 ปีที่แล้ว +1

    Kab tan Baara cayaartaan waan xiiisiyaa iso qabo sxb waa ii muhiiim in aan chenalkaga ka soo muuqdo sxb

  • @calimaxamed3640
    @calimaxamed3640 ปีที่แล้ว +1

    kaptan bara malmahan wax kale ayaa noqoty wlhi kab weyn ayaa gashaty hhhhhh

  • @JackCadnaan-d3t
    @JackCadnaan-d3t ปีที่แล้ว +1

    Kaptan dhanka codka wax ba kama maqloono ee maka rafionka si fcn afkaaga ugu dhawee sxb🙏🏼🙏🏼

  • @shaandinurshaandinur5584
    @shaandinurshaandinur5584 ปีที่แล้ว +1

    Kabtan wlh waa lagu helay waxad baba jey iyo rag kale iska waabsato caawa adaa laguugu nastay

  • @xasanabdirahman7451
    @xasanabdirahman7451 ปีที่แล้ว +6

    Keep Going Captan baara Legend

  • @cabddiqanideeq532
    @cabddiqanideeq532 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh fanny kabtan baara martida la saair noo waan kaala hab saamay subscrib ta se caawa waa iga hey saa big sallaan teem bara

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheko kale wn ku salamay

  • @kaka49bashiir97
    @kaka49bashiir97 ปีที่แล้ว

    Captain ninka u naxariiiso adiga legend kena ah

  • @abdibasidmhd2149
    @abdibasidmhd2149 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh walhi aniga oo daawan baaa qosle waa mahad San tahay captain

  • @Mk.Sr4298
    @Mk.Sr4298 ปีที่แล้ว +1

    Kaptan Muqaaladadaa Codkooda waa gaaban yahay
    Bal codka noo dheere

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheka kalee waad xararsatay

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 ปีที่แล้ว +1

    kabtan waa luku nastey waa sheka gale cadi mahan

  • @ibraahintifow8193
    @ibraahintifow8193 ปีที่แล้ว +1

    My waa sheeko kle cawada waxaa kaqaldan celis waye

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf ปีที่แล้ว +1

    wlhi captain caawa lagu helay #sheeko kle mar kle so celi plz

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 ปีที่แล้ว +8

    legend Captain Baara 💪

  • @kimuhonest5229
    @kimuhonest5229 ปีที่แล้ว +1

    Captain next marshale yare

  • @mulkizaylax9982
    @mulkizaylax9982 ปีที่แล้ว

    ilyaas doqon waaye wlhi markuu caaga tuurayo miiska wuuka fogaana ciyarta ku cusub

  • @cagtaboy6911
    @cagtaboy6911 ปีที่แล้ว +1

    Mursal keen captan baara

  • @zakariyeaden1191
    @zakariyeaden1191 ปีที่แล้ว +1

    Captanka xalwad ilawday

  • @sharmaahmed4460
    @sharmaahmed4460 ปีที่แล้ว +2

    Kabtanka kulankan ku celis waye wlhi ma qoslin ki dhaho ben ayo shegey 😂😂😂😂

  • @hassanMohamed-do6nl
    @hassanMohamed-do6nl ปีที่แล้ว +1

    Ilyas waa sheko kale cawaa wax ayaa heli

  • @abdimaliksiciid3727
    @abdimaliksiciid3727 ปีที่แล้ว +3

    Legend kena cabtan baara keep going pro 💪

  • @ubdykhadir259
    @ubdykhadir259 ปีที่แล้ว +4

    Cabtan baara Howsha ha socoto ✌️🥰🥰Keep Going 👍

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad

  • @teamabdullahiakanuu2979
    @teamabdullahiakanuu2979 ปีที่แล้ว +2

    Waar niow codka isla akisiih captain......

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe ปีที่แล้ว +1

    walaahi waa sheeko kale waa xishood kii oo qof ah🥰🥰🥰captain baara

  • @faizahussain3595
    @faizahussain3595 ปีที่แล้ว +1

    Mursal keen markale ama sadaam

  • @ismailmaxmedismailmaxamed6353
    @ismailmaxmedismailmaxamed6353 ปีที่แล้ว +2

    Tliye hdaa legend tahy haween walbo Video Soo gli🤣🤣✌️✌️🩸

  • @mohadeeq5038
    @mohadeeq5038 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf Io Karaamo Captan😘😘😘

  • @mahmoudmohamedmahmoud6391
    @mahmoudmohamedmahmoud6391 ปีที่แล้ว +1

    2 To lajand Never sxipyaal

  • @yuuyuuu1711
    @yuuyuuu1711 ปีที่แล้ว +1

    Kkklk ayantaan wad kacsantahay legen

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 ปีที่แล้ว +2

    Asc Cabtan

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Bro Iku caawi subs oky

  • @mohammedabdullah4563
    @mohammedabdullah4563 ปีที่แล้ว +1

    Wlh washekakale wa maskin

  • @shaamkcade3012
    @shaamkcade3012 ปีที่แล้ว +2

    Waku salamay kabtan 🫵❤️

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Iku caawi subs oky

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 ปีที่แล้ว +6

    KAPTEN Caawa Waalagu helay 😂😂😂😂😂😂sorry 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habsamohamed2549
    @habsamohamed2549 ปีที่แล้ว +3

    Riyaaa fantaa cabtaay 😂😂😂😂🤩 higmaaad cusub😂😂😂😂💯

  • @seynabcabdi2220
    @seynabcabdi2220 ปีที่แล้ว +2

    Kabtanka caawa alaab kaneeco cml lagugu sawiray wlhi😂😂

  • @mrmaan9808
    @mrmaan9808 ปีที่แล้ว +1

    Alaabta ceejida waa wataa kaptan hhhhh

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial ปีที่แล้ว +4

    MaaShaaAllaah
    Legend Kaptan Baara and Abuukar Siidow

  • @abdiweli.ibrahima9567
    @abdiweli.ibrahima9567 ปีที่แล้ว +1

    War war mahane Is adkey Kabtan

  • @ahmedmohamood8
    @ahmedmohamood8 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk dharbaaxaa kabtan laguu qariyay salama walalahey from Nairobi 😂😂👌

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh capitane ciyaarta dhaaf

  • @nastehonalka7345
    @nastehonalka7345 ปีที่แล้ว

    Kabtanka anoo xanaqsan aya vedio gada dawatay aad ayn iiga qoslisay tnx kaptan

  • @jayyare4886
    @jayyare4886 ปีที่แล้ว +1

    Captain chicken 🐓 ka dhig xalwada ka daaa si ciyaarta u adgaato

  • @sharmaahmed4460
    @sharmaahmed4460 ปีที่แล้ว +2

    Kabtanka aya waya cawa

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 ปีที่แล้ว +3

    Cabtan baara Abaabala soo qabo
    Asigana hala arko Qosolka waali waaye🤣😂

  • @wacanchannel1691
    @wacanchannel1691 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk kabtan kan waa ku gaaday

  • @alizaali3624
    @alizaali3624 ปีที่แล้ว +1

    Fargeedada labo kasoo dhig marka xigta kabtan

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail ปีที่แล้ว +2

    Gacanta miiska Ka qaad inaa Ku qarawda Ka baqaa kabtan baarow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 ปีที่แล้ว +3

    KAPTEN wiilka Waad Ciijisey see camal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dalmarabdi877
    @dalmarabdi877 ปีที่แล้ว +1

    Brazil vs France

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ar kabtan baara waan ku nasana aan jeclahay