MAYDKA PROFF JAWAARI OO LA ISKU HAYSTO (3930)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 3 หลายเดือนก่อน +6

    May the Almighty Allah grant professor Janatul Firdause Al'Alaa.

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Macalinka Lugeya , Allahu Mabarik. Wararkaaga xaqiiqada kusaleysan cid kaxun baa jirta, ee intakale ayaa kabadan, keep going ✌️

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha u naxariisto ader maxamed sh cismaan jawaari qabriga ha u waasiciyo janno fardowsa haka warabsho kitaabkiisa midigta haka siiyo aamin yaa rabbi

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nio adigu xiligee wax sodobtaa nio ani caadi baan rabay inaan mar kuwaraystee😅

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wax xamar lagu duugaayo malahan waa in baydhabo lagu duugaa waa in uu ukacaa digil iyo mirif lageryaa naydhabo jawari

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Maxamad Osman jawari kusoocoo guleesoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 3 หลายเดือนก่อน

      Lk Aadanow Jawaari sow ma qiima tirin oo meel kagama dhicin ninka aad adiga taageertid ee Farmaajo ah

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha U Naxariisto, Professor JAWARI, Aamiin Yaa Allaah.

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u naxariisto porf jawaari😢

  • @calibare1641
    @calibare1641 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasansh wuxuaaday inkiixukumay somaaliya sidadban ismaaciil cumargeele xasanshwaamadaxweynekuxigeenka jabuuti xasansh habaarqabe hadahaduugeeryoodo dad oranaya ninfiicanbuuahaa

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xagee lagu aasaa sow DJ qabriga kama sow bixin doonaan.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH
    At: (7:12) cabsida wuxuu kawada, DHINACYADA AYAA MARMAR FIIRINEYSA.
    Mahadsanidiin

  • @KureyshaAhmedAli
    @KureyshaAhmedAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    Baydhabo halugudugo xadii kale birmada hassan Shekha
    Rabbi haunaristo

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ascw
    Allaha u naxariisto Mahamed Osman Jawaari, janntu fardowsa minan kiisa Allah ka yeelo, cafi Alle iyo masaabax

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 หลายเดือนก่อน +2

    NINFIICAN AYAAD TAHAY MACLIN DADKA CUNCUN KUDHACO KOLKAAD HADASHO AYAAJIRA ISKADHAAF

  • @calibare1641
    @calibare1641 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jawaari ale haunaxariisto amiinwaxankutalinayaa inlaguaaso baydhabo xamar madaxdi laguaasay lafohoodi baabaco laguqaatay sidaa darteed halooqaado baydhabo

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk. Hhhhh. Abti. Muxuu. Kuugu. Dhaxay. Jini. Foot. Leh. Ayaa. U ektahay faytaa diidaaw. Foolkaa. Iyaa. Biyo. Kuleel kiShuwee. Uni. Saa saa. Dhaxaane

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaah ha u naxariisto janatul fardowsana allaah ha ka waraabiyo.ameen.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha unaxariisto lafta gareen xamar uma socdo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhirajicun alaah subxaanahu watacaala ha ha unaxariisto Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaarabiii ayaa alaah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 หลายเดือนก่อน +2

    illaahow u naxariiso

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน +1

    ADIGA PROF JAWAARI MUXUU HADA KUULA MACAADAY SOWTAAD CAAYEYSAY WAAYADII DAMBI OO NAAGIHII HIRAAB SOWTAAD KU LAHAYD JAWAARI DHIMAYE YAA KAA CAFINAAYA

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan munafaq ciil walaal faro ayuu ka hayaa baan umalayn farta loogu yera marka nacaska allow kaas naga dul qad wadankii dhulkuu lagaley 🥺🥺🥺

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha u naxariisto jawaari waa masuul qaran not qabiil

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 หลายเดือนก่อน +3

    ALLE HA UNAXARIISTO JAWAARI

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed4931 3 หลายเดือนก่อน +1

    ismacikl hooror waa caadowga kowad ee somaali

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hindi caana ka dareerayaan!!!! 😹😹😹😹

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaah ha unaxaristo jana waarto allaah siiyo

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runtuu waa xanuun runta ayey kugu naceen ee horey u soco

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jawaari
    Wuxuu
    Ahaa
    Doowaar
    Doofaar
    Dhalay

  • @MaxamedXaaji-q4t
    @MaxamedXaaji-q4t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Geelle waa cadawga K/GALBEED.

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaabtaan
    Ugu
    Ducaynaa
    Jawaari

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkk maanta Aden increas wuxuu u ekaaday. Aden madoobe
    Innaa lillaahi WA innaa ileyhi raajicuun
    Prov Jawaare waa tegey Halkii loo dambeeyey Iyo aakhiruu u hayaamay. Ilaahay ha u naxariisto

  • @aliabdi5590
    @aliabdi5590 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ismciil waa cadwga somaliya

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi wainaa ilaahay raajucuun maxamed cisan jawaari ilaahay ha unaxariisto Amiin

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahey ha u naxariisto .

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Alaha u naxariisto

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aday
    Kuu
    Taalaa
    Beenaale

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eelay
    Baadtara
    Baa
    Tahay

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ya Rahma Jawaari.lafta gareen Somali oo Dan Aya wardiyena ALLAH kasukow

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha Unaxaristo Professor Jawaari Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @Apdifatahmahamed129n
    @Apdifatahmahamed129n 3 หลายเดือนก่อน +1

    JAWAARI DHIMAY ALLE HA UNAXARIISTO TAKALE MAYLAAN HADAYNA ILAASHAN LAFTAGREEN MAYLAAN DAMBE LAMA ARKAYYO QAATA MAYDKA JAWAARI LATAGA MAYLAAN SI AANLOO WADA AASIN JAWAARI IYO LAFTAGAREEN ALLOOW TALODHEH

  • @siciidgeelqaad4419
    @siciidgeelqaad4419 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ismaaciil cumar waa cadowga 1aad ee soomaaliya.

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi waa runta Somalida marku Qofka Dhinto ayeey Dhahaan ha Dhihin wuu Xun yahay Waa Dambi SOMALI waa Dad JINIYO AH OO LA DHIHI KARIN WAA UMAD 🙏🙏🙏

  • @AminaCabdi-cg3yt
    @AminaCabdi-cg3yt 3 หลายเดือนก่อน

    Allaah u Naxariisto Brof.JawaariWaxaan ku Duuganeynaa Buur-hakaba inshaa allaah

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah soomaali burburkeeda utsagan yahay waa cadowga koowaad ee soomaaliya

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin nooga soo sheekee jiniga aad aragtay sida ilaahay kaga badbaadiyey

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 หลายเดือนก่อน

    Yaab aduun war maydka jawari maxaa xamar looga duugey???
    Buurhakaba maxaa loo geeyn waayey ??? Mida kale
    Shaki ayaa igaley wlhi ???.
    Dib ayaan ka sheegi doonaa
    Insha Allaah

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Abuu xafaaya waa cadow soo jireen reer jabuuti see ugaley waa qatarta shanta soomaaliya xasandhiiqo waa lamid guruubkii geele ayey kubiireen waana qoowleysato

  • @axmedamiinaxmed2863
    @axmedamiinaxmed2863 3 หลายเดือนก่อน +1

    aadan ingiliisi waa kusalaamay salaan qaali ah allaha yaxfadak

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrb

  • @sahrahassan2831
    @sahrahassan2831 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha unaxaristo professor jawari amiin yaa rabi

    • @حسنقاسم-ع6س
      @حسنقاسم-ع6س 3 หลายเดือนก่อน

      Asc f. Alaha nariisto waxan ku talinaya inlageyo baydhawa

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Jawaare allaah unaxriisto kitaabkiisa midig allaah kasiiyo

  • @amangibrahim3094
    @amangibrahim3094 3 หลายเดือนก่อน

    Saxiix waaye hadalkaan inla.dilo.ayaa.larabaa.lafta.garen

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc macalin adan

  • @MaxamedXaaji-q4t
    @MaxamedXaaji-q4t 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaciil cumar geeie waa cadawga koonfur galbeed

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheey hawnaxariisto Pro- Jawaari Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaada macallinoow waarun waan lumaynnaaye aan caruurteena koonfurgalbeed geyno oo iskuulo jaamacado kafuranno saas ayaan kubad baadikarnnaa macalinoow

  • @abdishakuurciise42
    @abdishakuurciise42 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin codka waa zave m.a

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Horta jiilkeena kan kuxiga kan kusii xiga kan sadaxaad miyey kuhadlikaraan bal aan caruurteena caruurta aay dhalaan waa inaan meel u qorsheynnaa koonfurgalbeed aanka dhignno nabad aayraboor weyn diyaaradaha kusoo xirtaan marka aan dhisno

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 หลายเดือนก่อน

    wan ku salmay masul maclin aadanow illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo ader jiwari

  • @bedelnolosha2490
    @bedelnolosha2490 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida magacyo carbeed ayey wataan,ee magacyo iyaga lee yihiin maba lahan.

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 3 หลายเดือนก่อน

    allaha u naxariisto martida la jecel yahay allaha ka dhigo amiiin

  • @ابوسعيد-ح9ظ
    @ابوسعيد-ح9ظ 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa macaali😢 barfskork ßbaraao hlkubug0

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed4931 3 หลายเดือนก่อน +1

    illahay how naxariisto prof jawaahir amiin yaa allah

  • @AboleFaarah-zn7ue
    @AboleFaarah-zn7ue 3 หลายเดือนก่อน

    Macalinku waa maskàxdiii dunidoo malaasan

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 3 หลายเดือนก่อน

    Macalinka nooga sheke bal malin jiniga aragtay

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 หลายเดือนก่อน

    Baacle waxaad tahay Jahligu Biyo dhigtay

  • @Daauudcalibishaar
    @Daauudcalibishaar 3 หลายเดือนก่อน

    Foorjo leewaaye lkn jini arak ayaabotahay

  • @AhmedNoman-s4c
    @AhmedNoman-s4c 3 หลายเดือนก่อน

    Gelled Waa cadowga Somalia 100% 45:19

  • @AhmedNoman-s4c
    @AhmedNoman-s4c 3 หลายเดือนก่อน

    Gelled Waa cadowga Somalia 100% 45:19

  • @IsseMohamed-pv8ey
    @IsseMohamed-pv8ey 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cumar waa cadwga 1 aad eesoomaaliya😢

  • @AhmedNoman-s4c
    @AhmedNoman-s4c 3 หลายเดือนก่อน

    Gelled Waa cadowga Somalia 100%

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 3 หลายเดือนก่อน

    Ismail cumar
    Geelle waa cadowga koowaad ee Somalia

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 หลายเดือนก่อน

    Jannatul fardawsa idim Allaah

  • @AhmedNoman-s4c
    @AhmedNoman-s4c 3 หลายเดือนก่อน

    😂d Waa cadowga Somalia 100% 45:19

  • @xaliimoxasan2240
    @xaliimoxasan2240 3 หลายเดือนก่อน

    Asc alaha kubarakeyo❤

  • @AboleFaarah-zn7ue
    @AboleFaarah-zn7ue 3 หลายเดือนก่อน

    Mafiicna inaan isdhiibno

  • @AboleFaarah-zn7ue
    @AboleFaarah-zn7ue 3 หลายเดือนก่อน

    Geelle waa aalkuliiste

  • @ابوسعيد-ح9ظ
    @ابوسعيد-ح9ظ 3 หลายเดือนก่อน

    Alhaay anaxristo

  • @Hooyoaabo-py2dk
    @Hooyoaabo-py2dk 3 หลายเดือนก่อน

    Aa ha u naxariisto 4:24

  • @Hawo-ek3sq
    @Hawo-ek3sq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Good job 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 หลายเดือนก่อน

    halo qaado Baydhabo

  • @IsaaqCiisemuxumadgodax
    @IsaaqCiisemuxumadgodax 3 หลายเดือนก่อน

    Maya,wacadow

  • @MuuseRubis-mj3xm
    @MuuseRubis-mj3xm 3 หลายเดือนก่อน

    COTGU WA OKE

  • @ابوسعيد-ح9ظ
    @ابوسعيد-ح9ظ 3 หลายเดือนก่อน

    Baraao

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 หลายเดือนก่อน

    Hanze magaciisu isma bedelo!! Hamza , waa Carabi! Z, Kama bixi karto!!
    Adigu shicib baad tahay😂iyagu waa MADAX!! CAALAMKA Laga yaqaaan!! dadka ajaanibka akhrinaya dhib bey ku noqon akhriskoodu!!