Hayaay war barofersarka yaan Xamar lagu duugin oo lafihiisi yaan khatar iyo baxar la gelin ee halagu aaso Baydgabo Jannaay si halkaas lafihiisi ugu qaboobaan oo dib loo faagin labada mitir uu xaqa u lahaa in lagu duugo dabadeedna la iibsado .
Waxay qabto Ayaan,inaa labaatin,lafta Gareen waxay rabaan in ay idilaan,Marka in odayaash waa in ay kacaan oo lagu aaso beydhab,Lafah bey lasoobaxayan bari
11:48 Qofkii la Dilaa, Horay baa laga duugaa. Kuwii Aan Sun lagu dilin na Ama Fiilo. Hospital baa Barya oo dhaha, Dadkaan 10barri beey Qaboojiye ku jiraan. Naga qaata. Marka. 🤔
Heeeeee waaa cadahay
In ladilay Jawaari
Maalintii khadiijo dilen jawaari wiilkiisa waxuu dhahay aabahay isoo cafimaad qaboo dhintay warkaas waa cadyahay
Damajadiid iyagaa sumeyey ilaahay umada ha ka pabto
Alloow u Naxariiso.
Barrasford aware hadiiladileey waxladhaafaaya majiira raxaaweey neey 143❤❤❤ isiilali
Raxaanweyn waa qowmiyaad weyn awoododana ayaga is wiiqayo waa dad ayaga layku adegsado waa ka xumahey.
Subxnallah subxnallah dadkaan wadhamaatye
Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay dambigiisa ha dhafo janadana ha geeyo
By Dr🎉
😅
16:20
pdof,Jaawarji illahay how naxafisto amin wxaa la sheegayaa in damuljadiid dkleen sababtuna waa in dastuurka dalka
Ilahow aadan madoobe,kaqab koonfur galbeed iyo tigtoog,waa in loo qado bey oo taalo lagu sameeyeen.
7:30 Marxuunka hadeey Dileen. Unbeey Diidi karaan.
Lakiin hadaan la dilin. Waaba Cadeen Ayaka u fiican. Oo Habaartaan baan dhihi lahaa.
Ilaa Damul-Jadiid lacagta bixin maayaane, Jawaahir Oo Wax laga waayo na?. Soo Ayaka uma fiicna.
Marka Diiditaan kaan Waa?. Qalad, Oo Reerka Jawaahir, Xaq beey u leeyihiin. Halkii lagu Duugi lahaa, iyo Hadeey Baaraayaan.
Dadkale na waa Qalad, ineey u Hadlaan Marxuunka.
Caruurtuu dhalay baa Amarkoodu Fulaa
Alaayaraxmo
Willkisa Aya doqoon ah
Hayaay war barofersarka yaan Xamar lagu duugin oo lafihiisi yaan khatar iyo baxar la gelin ee halagu aaso Baydgabo Jannaay si halkaas lafihiisi ugu qaboobaan oo dib loo faagin labada mitir uu xaqa u lahaa in lagu duugo dabadeedna la iibsado .
Hadayna wax ogeyn xaa
Ka galay meehii lagu aasaayo
Ciidamada digil iyo mirifle awey malabarayo maydka maxay qarinayan ilmahisa aya kamasul ah 😭🙏
hadii la aaso raar raar ee waa udhamaatay hadii la aaso walee
FIRCOON XASAN SHEIKH WAX WALBA OO YUHUUDA LAGA MAQLAY ISAGANA WEY MAQLAYSA
Waxay qabto Ayaan,inaa labaatin,lafta Gareen waxay rabaan in ay idilaan,Marka in odayaash waa in ay kacaan oo lagu aaso beydhab,Lafah bey lasoobaxayan bari
11:48 Qofkii la Dilaa, Horay baa laga duugaa. Kuwii Aan Sun lagu dilin na Ama Fiilo.
Hospital baa Barya oo dhaha, Dadkaan 10barri beey Qaboojiye ku jiraan. Naga qaata.
Marka. 🤔
Akhiro war baa jira ninki lahaa yaan Layla Asien ka hadaal
Waa loo diiday Beydhabo in lageeyo waxaa keenay xasan laguma aamini karo si aan loo soo qufin beydhabo ayaa u rooon😂
Hadaba waa sida lafta gareen ey larabaan war cabdicaziz aad ha ufeejignaado oo asqaran beydhabo halogu suubiyo iyagu hadeey kudhagan laaki waxaan layaabanahy awey taliye shub war ma meedkiibaa qog loodugi rabaa waa cibaaro Horley ee kuwa xun xun oey kushaqeysanayaan bedhabo halodiido sirdoonka Mayland hafeejignadan lafta gareen haduu udhawado walee inuusan aduun sijogeeyn waa iga talo igaa isdhameyn doonae halasugo ee raxaweeyn madaxwenahooda wanagsn ha ilaashadaan cadaqaata yaasha ha iska jiraan beentoodu waa.laogyahy yeysan idin kala qeybin
Cod malaha
14:25. MARXUUKU HADUUSAN, EHEL LAHEEN IYO CARUUR Haa.
Lakiin 🤔
Macquul ma aha.Hadeeysan, Amarka iyo Rabitaan ka, Caruurta Jawaahi, Eeysan wadan.
DIINTEE WAAYE TAN. CARUURTA MARXUUKA. EEYSAN xaq u laheen. Halkeey rabaan ineey AABAHOOD ku Aasaan.
إنا لله وإنا اليه راجعون البقاء لله
Boobsiiska ayaa ka garan kartaa in La khaarajiyay Proff Jwaari arrintani waxay daba soctaa hadalkii dhawaan Xasan sheekh uu sheegay ee ahaa inuusan dhiibin Dekedda Berbera
9:05 Meel Markaa dhahdid.
Warr Yaa Muslim aheey, Qofkaan iga qabta, Ama. Oo Aadan 2Qof oo garabkaaga taagan, Eeysan jirin.
UMADUNA 100%MUSLIM yihiin.
Lakiin Markaa Yaa QABIILKEEY aheey?. Ku dhawaaqdid na, Ooeey 1000 Wiil, Ku Garab istaagto, Iyo Dagaal 40sano iyo Socda..
Dalkaa Waa Laga Haajiraa. QOOM KUFAAR AH BAA DAGAN.DIINTA NA MAGAC AHAAN KA TAHAY.
SOO HABAAR EEBE LAGAMA HELO, DEGAANKAA.
MAGACA EEBE LOOGU MAGAN GALIN. LAKIIN QABIIL LAGU MAGAN HELLO.
11:38.
Waa yaab. Maxaa ka galay?.
Meedka Ehelkiisa iyo EEBE unbuu ku shaqo leeyahay. Maanta.
SOMALI MA A-HA QABIILKIISANA MA AHA. DOOWLADNA MA A-HA.
EHLU BEED WAAYE. CARUURTA UU DHALAY. BAA AASKA LEH. IYO HADEEY BAARAYAAN.
NIN DANBI GALAY, AMA LACAGTAA BIXINAAYA UN BAA. MAYA DHAHA. LACAG HADEEYSAN AHEEN NA AAN DIIDIN BAARITAANKA. ILAA MUUSAN DILINE.
MARKA.
BEEYDHABO IYO BAARID BAA FIICAN.