Intaa calaacal ah ma waxa ka keeney hanuunka qabiilka qalbi gaga dhax degay Dr ilehey ha caafiyo ayaan dhihi laha. Maamul ka jubland ma kismayo iyo afmadow miyuu u yaqana Dr ka jubland waa maamul Weyn oo somalia oo dhan degta ka xishooda somalia da kale goormad qaan gaar siyaasaded noqoneysan 2024 baa lamareya wake up guys somalia ayaa idin deeqda.
Aaamin Aaamin yaarabi ✅️
Geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
XASAN SHEEKH CUDUR AAN LA GARANEYNIN ILAAHAY HA U KEENO INSHA'ALAAH
Waa runta ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin
NIMAN YAHOOW WAXAAD CADEE SATEEN IN AAD Ethopian tihiin
Ma laga ysabaaaa inmsdax weyne Xasan sheekh inuu la shaqeysto Abiy Axmed?
Xassan dhiiqo yaan la Cafin haduu dhiig dame oo wiilal somaliyed daa diyo Waa in sharciga la la tiigsadaa
Intaa calaacal ah ma waxa ka keeney hanuunka qabiilka qalbi gaga dhax degay Dr ilehey ha caafiyo ayaan dhihi laha. Maamul ka jubland ma kismayo iyo afmadow miyuu u yaqana Dr ka jubland waa maamul Weyn oo somalia oo dhan degta ka xishooda somalia da kale goormad qaan gaar siyaasaded noqoneysan 2024 baa lamareya wake up guys somalia ayaa idin deeqda.
xasan MUNAAFAQ waxba yan lagu daalin keliya hada ha la isla qabto ONLY
Xasan waa fashilmay
Beenaale