Ogadeen ma waxaa ka rabteeen wax aan darood aheyn in aysan wadankaan wax ka noqon runta hadii aad rabto darood waa marti edeb daran hawiye iyo walaalihiis ayaa wadankaan leh wana taa ogeydeen in barqo leydin cershay hawiye ayaaana idin sooceliyey ee inta kale ee irirsamaale ma rabaan in darood wadankan lugu soo celiyo runtu waxay bal manta haday irirsamaale amaba hawiye yiraahdo darood ama guur ama xamar weyne raaciye ka noqo maxaaa sameen kartaan war dantu waxay idinkugu jirtaaa in aad soomalimaya lasheegaayo anugu somali ma aqaane Irirsamee oo aad u mabadasheen soomali ayaa meesha taala walahi wAxaan soo crlineysaaa 1991 waa tuu yiri geele faruur Hadaan ruba darood kaharey dhalasho looraadin ama aysan raaciye kanoqon daarta hamar weyne
Well said Mr Dani. We are ready to announce Jubbaland Republic if Xasan continue to this destructive path. Viva Jubbaland Republic. Viva Puntaland Republic, Viva mayland Republic, viva SSC Republic
Adiga ina adeer ma reer jubaland baa tahay waxa taageeray axmed madoobe wax kale uma uu taageerine mudo kordhinta loo sameeyay ayuu ku taageeray maadama rag badan baa ku dhegan axmed madoobe
Xasan corruption waa necebahay lkn Dalkaan laba awoodood uma bahna Hal qof waa inuu u taliiyo. Waa dastuur tigree qortay si ummadda isaga daba wareegto
Asc. Ku:Gacalo. War Xassan Shiikh iyo haybtiisu 32 sano bay Xamar kaliya maamuli la yahiin ee ma soomaaliweeyn bay maamuli karaan?Jawaabtu waa maya.Waayo nin gurigiisii xukumi waayey ma waxuu xukumi karaa guryo kaloo badan?Maya.Tan kale puntlaan ma diidana wixii dan u ah soomaaliya iyo soomaaliba ee waxay diidan tahay wax baal marsan dastuurkii lagu wada heshiiyey.Waxaan dastuur iyo nidaan ahayna yeeli mahayaan reer puntlaan.Xassan iyo inta la rayi ahna ma rabaan nidaam iyo sharci lagu dambeeyo.Ugu dambayn reer puntlaan sharci xumo waxay ka diideen M.S.Bare iyo Caydiid oo 95% ka shar iyo shido badnaa Xassan Shiikh.Saas darteed Xassan iyo intuu xulufaystay puntlaan waxba kama qaadi karaan ee way is ceebaynayaan. Calaa kulli xaal Xassan marka hore xamar ha soo xoreeyo.Xamar oo uu joogo baa waxaa ku waardiyeeya ciidamo Ajaanib ah.
Mudane Dani is right now 80% of his voice and idea should be considered by the other current Somali leaders. Our Gaylan Media viewers say yes or no please. Is he contradicting the decision about Madasha Qaran agenda? 🇸🇴🌹👍
Xasan Shiekh Corruption waa ku saxan yahay inuu prime Minister meesha ka saaro oo dalka Hal meel looga taliiyo. Madaxweyne iyo PM is haysta waa wax ay Tigre qortay oo looga tala galay inay ummadda Somaaliyeed khilaaf un ku jirto. It's not About Xasan or Hamze ,xitaa waxaa la dihii karaa laga bilaabo doorashada soo socota dalka waxaa hogaamin doona ninkii la doorto ama Madaxweyne ugu yeer ama boqor ama prime Minister. Look at kenya Ethiopia uganda Sudan etc One leader at a time
Midabada aad buu u Kala yaqaan Dani kolkan wuxuu leeyahay khibrad uu Ku garto midabkii la shidabo.sida uu haddaba runta uga taabtey caadi ma ahan guuleeyso deni
Wuxuu wax ka saxiixo Waa sax haduu mid kale ka maqan yahay xitaa kuma jirno ku dhamayso asagaa baarlamaan laayay gudoomiye baarlamaan collar ka qaaday kaligiis baarlamaan dadkoodii soo doortay collar ka qaaday
If reer Garowe are completely behind Faroole and his boys, we will move the capital from Garowe. It’s unfortunate what Faroole and his dysfunctional family is doing to disrupt Puntland while working for HSM who wanted Burtinle to be the boarder of Galmudug.
Dani hadalkiisu maanta waaa mid dhaxan gal ah
Thanks Madaxwayne
M.ashaah Aapo dani xafidahullaah Geesi Geesi dhalay laandheera Leadership portion based Dadka guushisa waa madaxwayne dani 💪 😍 💖
Mr Saciid Dani keep going Waan ku garab taaganahay
Mashallah guul puntland deni wa ninka idoor iyo urur samale hurdada u diiday
This is the good bad man!!
Guul dani
Nagaceli tuugada 5-ta ah ee rabto inay masiirkeena dastuuriga ah----Bravooo Deni
Ogaadeen waa lagu khasaaray
Ogadeen ma waxaa ka rabteeen wax aan darood aheyn in aysan wadankaan wax ka noqon runta hadii aad rabto darood waa marti edeb daran hawiye iyo walaalihiis ayaa wadankaan leh wana taa ogeydeen in barqo leydin cershay hawiye ayaaana idin sooceliyey ee inta kale ee irirsamaale ma rabaan in darood wadankan lugu soo celiyo runtu waxay bal manta haday irirsamaale amaba hawiye yiraahdo darood ama guur ama xamar weyne raaciye ka noqo maxaaa sameen kartaan war dantu waxay idinkugu jirtaaa in aad soomalimaya lasheegaayo anugu somali ma aqaane Irirsamee oo aad u mabadasheen soomali ayaa meesha taala walahi wAxaan soo crlineysaaa 1991 waa tuu yiri geele faruur
Hadaan ruba darood kaharey dhalasho looraadin ama aysan raaciye kanoqon daarta hamar weyne
guulaysta reerpuntland gulayso deni
Dani ❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Guul budLaan
Dani mhdsanid. Cadow gaga allaha jabiyo
Mnshllh mudane madaxweyne dani guulaysoh hadalkaaga waa mindi Allah Haku dhowroh qof xikmad badan baa tahay
Denise geesi guuleyso inader ❤❤❤
well done Mr president 6 people can not make constitution of the country without concise of all somalis thank you Mr president again
Well said Mr Dani. We are ready to announce Jubbaland Republic if Xasan continue to this destructive path.
Viva Jubbaland Republic.
Viva Puntaland Republic,
Viva mayland Republic,
viva SSC Republic
Political maturity! ManshAllah siyaasad miyirqabta. Well done Mr president!
Yes, you are absolutely right .
But you weren't totally right before!!
sax sax waa saxan tahay madaxweyne intaa how dhaafin dawlad burburinta Xasan dhiiqo
Waa mahadsan tahey m.weyne
Inad iska diidey
Heshiiska xaranta ee kooxda yar gaartey wxey ahed
Dastuur jabin cad
WAA SAX MADAX WENE NOOLOOW SOO NOQO ADOO NABAD AH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
kkkkkkkkkkkk dane ayaa sidaa u macaanaadey sono adaa nabad ah kkkkkkk wlhi waa aduuun
Hi dani bore u soco
It's my first time to see H.E Deni talking in a right way.
He's very right,no one can accept what 7 men came up with.
Wadanka bar baan lashaqayn, dowlada xasan, dhaqo xasan shiikh.
Ha noolaato Soomaaliya.
Dani geesi aad hadal wanagsan hadalkiisa wax xanaf ah ama qabyaalad iyo naceyb qabiil gaar koley aniga iigama muuqan wuuna ku amaananyahey soomaalinimada uu hargeisa ama soomaalia oo dhan ugu baaqayo in ay miiska soo fariistaan madaxweyna xassan iyo kii kahoreeyey waxad modaa in hargeisa iyo burco ay ka aqbaleen gooni u goosadka.
Dani oo u xuubsiibtey Nabad iyo Nolol😂😂😂😂 Xassan mooryaan vs Dani wadani❤❤❤
😅😂
Goormaan gambleelka qabiilka ka baxeynaa!!
Si aan caadi aheyn buu isticmaalaa M. Dani arintaas
❤❤❤❤❤
Lknse taasi waxa aad ku haaysay president Farmajo ♥️
MAANSHAA ALLAAHU SICIID CADULLAAHI HALYEEY HARTI AQOONYAHAN GEESI WAX GADA ILLAAHAY HA XIFDIYO WAA HOGAAMIYE DAACADA SOOMAALIYA MEELBUU GAARSIINLAHAA HADUU HOGAANKA OWABTO ILLAAHAY. HA HABARKEEYO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
madax Wayne siciid dani waan ku garabtaaganahay hore usoco
Well said Mr president ❤
Waligay hadaan sidhab ah kuu tageeray
Hassan sheikh xaqaanagii ayuu aasay
Jubaland way taageertay
Adigaa xaqanagii kahadley
Guuleeyso madaxweyne sociid abdullhi deni 🎉🎉🎉🎉🎉
Adiga ina adeer ma reer jubaland baa tahay waxa taageeray axmed madoobe wax kale uma uu taageerine mudo kordhinta loo sameeyay ayuu ku taageeray maadama rag badan baa ku dhegan axmed madoobe
War sax ah ayuu sheegay. Ku soco MD. Dastuurkii ayaa jeebka la iska gashtay oo la rabaa in 6 qof ay go'aan ka gaarto. Macquul ma ahan.
walle xasan dhiigo iyo adoonkisa nin ba loo helay deni hore usoco geesi geesi dhalay laakin ssc lugoyada kada oo ciidanka faxa
Libaax
Dani guulayso madaxweyne waxaadan raali ka ahayn anaguna raali kama nihin
Rabi khayrka haydin tuso dhamaantiin guulayso madax wayne Dani guul aduun iyo mid aakhiro kuu rajayn
Dani inkastoo uu Farmaajo oo ina adeerkii ahaa uu kahiiliyay ,hadana waqtigan dani 100% waan taageersanahay .
Masha Allah mudane
Mashalh guuleyso madaxweyne deni
farxaan aaad i aaad bad u mahadsan thy isha ku hay wax walba oo maafiyadu ku hadasho iyo jawaabaha lasiinaayaba
thanks❤
Dani guulayso boqor
Xasan corruption waa necebahay lkn Dalkaan laba awoodood uma bahna
Hal qof waa inuu u taliiyo.
Waa dastuur tigree qortay si ummadda isaga daba wareegto
Warkaas waa cadyahay
Dalka dantiisu waa dani
Horaa loo soconayaa
Wa sax mdaxweyne masiirka somaliya 5 qof oo qol madow la gashay wax kma badali karaaan
Adke
SAASAAN KAA RABAA.
. . . . .
Nuurka Nederland.
Senior Political Analyst.
Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
Nama qusayso sax
Mr nane waligey mataag yarin lkn maanta taakyara boxdan u ahay hadal miizaaman ayuu kuhadley mudane guuleyso insha Allah,
Mansha alah Dane keep going
Waa fashilmi Butilaan.
%100✅✍️
❤
Puntland Dan somaliyeed doni meysiine Halkiina Iska jooga walaalayaal
Puntland waxaa lagu yaqaan, dowlad walba oo somaliyeed, inee lugaha kaqabato. Laakiin hada maloo,jojinaayo.
Guul somalia ❤
Dowlad jiro meyso dastuurka hala raaco kaliya ayey puntland rabtaa
Dani ha lagu celiyo madax wenaha putland hartiyow fadlan
Waa intii cadawgu nala jeclaa, kala tageenna waa danta cawdawgeenna
Yaa Ka maqan madasha only Puntland Dadka Raaca walaalayaal
Deni is lion
Sax ❤❤❤❤❤❤❤
Danta dalka iyo daddka shaqsi ama qologaara loo joojinmaayo somaliyana weysocaneesaa sida uu siciid udhigana hadaanu udhigno dalkan jufo malahane somaliweyn ayaaleh somaliweyn ayaan xukunka lagu celinayaa insha Allah
Mudane deni siduu udhigay waa sax halkaas ayeyna fariisanaysaa insha allaah soomaaliyi wey dirirtaye ma heshiin weli dadka hantidoodii ayaa la haystaa sidaas darteed waxbadan ayaa la iloobay balse waa la xisaabtamayaa dalku waa federaal waa awood qaybsi si loo ilaawo wixii horay u dhacay iyo boogihii aan bogsan sidaas darteed markii wax laysku aamino aytimaado wixii la rabo hala bedelo balse tani waa arin ujeedooyin badani ku hois duugan yihiin waana muhiim in dalka si tartiib ah loo hogaamiyo soomaaliya soomaali ayaa leh balse colaadihii sokeeye si aynan dib loogu noqon waa in wax wadaag iyo aaminaad timaado
Sifiican bad u hafashay sister m.a
@@saynabsaciid7449 iska ilaali waxa aad qoreyso
Dadeste so kilaha mar hore DFSomaliya wan kala banay ilaa danteyda ka dhex arko..................
Asc.
Ku:Gacalo.
War Xassan Shiikh iyo haybtiisu 32 sano bay Xamar kaliya maamuli la yahiin ee ma soomaaliweeyn bay maamuli karaan?Jawaabtu waa maya.Waayo nin gurigiisii xukumi waayey ma waxuu xukumi karaa guryo kaloo badan?Maya.Tan kale puntlaan ma diidana wixii dan u ah soomaaliya iyo soomaaliba ee waxay diidan tahay wax baal marsan dastuurkii lagu wada heshiiyey.Waxaan dastuur iyo nidaan ahayna yeeli mahayaan reer puntlaan.Xassan iyo inta la rayi ahna ma rabaan nidaam iyo sharci lagu dambeeyo.Ugu dambayn reer puntlaan sharci xumo waxay ka diideen M.S.Bare iyo Caydiid oo 95% ka shar iyo shido badnaa Xassan Shiikh.Saas darteed Xassan iyo intuu xulufaystay puntlaan waxba kama qaadi karaan ee way is ceebaynayaan.
Calaa kulli xaal Xassan marka hore xamar ha soo xoreeyo.Xamar oo uu joogo baa waxaa ku waardiyeeya ciidamo Ajaanib ah.
Emirates of Puntland .
2023.
❤❤❤❤❤❤❤👍💯💯💯💕
Masha Allah Dani! SSC Khatumo Staat Of Somalia guul INSHA ALLAH 💯💯🇸🇴👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🕊🕊🕊🙏🙏❤🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Geesi laba xaniinyood ah.
Noolow Dani,Soomaaliya ha noolaato.
Fariid fariid dhalay
Mudane Dani is right now 80% of his voice and idea should be considered by the other current Somali leaders. Our Gaylan Media viewers say yes or no please. Is he contradicting the decision about Madasha Qaran agenda? 🇸🇴🌹👍
Xasan Shiekh Corruption waa ku saxan yahay inuu prime Minister meesha ka saaro oo dalka Hal meel looga taliiyo.
Madaxweyne iyo PM is haysta waa wax ay Tigre qortay oo looga tala galay inay ummadda Somaaliyeed khilaaf un ku jirto.
It's not About Xasan or Hamze ,xitaa waxaa la dihii karaa laga bilaabo doorashada soo socota dalka waxaa hogaamin doona ninkii la doorto ama Madaxweyne ugu yeer ama boqor ama prime Minister.
Look at kenya Ethiopia uganda Sudan etc
One leader at a time
Adaaaa nooo kenay dhaaa dhaaankaaas
Xabiiti markii alke kuu qoro inaad kursigan ku fariisato waa wax inaga weyn oo alle gacantiisa ku jirta balse shalayn mayner weynu xisaabtamaynaa mahadsani❤
@@saynabsaciid7449 aaad iyo aaad Abayo 🙏 ❤️
Oo adigu maxaad ku maqantahay
Midabada aad buu u Kala yaqaan Dani kolkan wuxuu leeyahay khibrad uu Ku garto midabkii la shidabo.sida uu haddaba runta uga taabtey caadi ma ahan guuleeyso deni
war iskagoosta hadaa rabtaan wlhi inaan laidinjoojineen cirka soofujiyaa xaaraanyaheey
Ayatullaaahi Dani ❤️❤️❤️❤️❤️
Asaa iman wayay
Putland waa xaasidka soomaaliyeed
Dani maanta dhabta ayuu kahadley lkn mudane hailaabin xassan dhiigo in adi aad nookentey, illaahey dalka hakaqabto, xassan dhiigo kheyr masoowade dalkan iyo dadkiisaba illaaha umaqan
Thank you mudane madaxweyne anaga koonfurgalbeed nahay adigaan ku taageersanaahay 6 qof aayahii dalka gaarayso
Madaxwanahabudlan
Wuxuu wax ka saxiixo Waa sax haduu mid kale ka maqan yahay xitaa kuma jirno ku dhamayso asagaa baarlamaan laayay gudoomiye baarlamaan collar ka qaaday kaligiis baarlamaan dadkoodii soo doortay collar ka qaaday
DENIYOW SOMALIYA ADIYO AXMAD MADOOBAA GOD KU RIDEY GURGUURTENA ADIGAA KURSIGA SAARAY DEMBIILAHA KOWAAD WAA ADIGA KAN LABAADNA WAA AXMAD MADOOBE
If reer Garowe are completely behind Faroole and his boys, we will move the capital from Garowe. It’s unfortunate what Faroole and his dysfunctional family is doing to disrupt Puntland while working for HSM who wanted Burtinle to be the boarder of Galmudug.
Without ciise maxamuud there can't not be a puntland ,anigo isaaq ayaa runta kuu sheegiya
😅😅😅😅
@@prosl11 Adiga isaaq somali maa tahid maxa kaa galay puntland iyo somalia , Maa doqon ayad tahay xage ayad ka hadlaysa adeero
MAJEERTEEN RIYOOLE oo isku dhegan, war walaalayaal kala fuqa oo riyihii magta laydin siiyay si fcn u raacda
@@prosl11 idor kaahaw puntland kalamajecliid waxbaa nafiis hakaradiin
waan sugaayay
dharbaaxaduye
dhiiqaw dhaqaaji
heeeeeeeee😂
tareenka hakaa banjaro dheh
Bal kaalaya inta musbaaro soo qaadataan banjariye
ha guban debku wuu kulul yahye
@@cismaanxasan6555
Niman yahow riyihiinna si fiican u raacda
1960
SOMALILAND GAARI MA KADHID HIRSHABEELE LA FARIISO SHIRAR
AASHEEGTAY ISAAQ MA KUJIRIN
Xasan dhiqoh iyo villa family waxay so wadan bah kah daran
MD DANI GEESI GEESI DHALAY GUUL IYO GOBONIMO
Daarood la,aantisa waxan masoconayan sidi lagu heshiyey ayaa sas aheed hawiye iyo darood sidey isu dilen ma ayagaa dib uheshiisiin dha ah dhexmartey
War
Ciil baa kaa Muqda Daniyow was lagaa dhaqaaqay ee Dadka Raac
Kaasna waxuu ahaa
Deni oo na baraya dastuurka
Waa la baabinayaa waana lagaa caqlibadan yahay xoolow
Adaa keenay xasan dhiiqo hadana abaalkii aadku lahayd baad kawayday😢😢
😂😂😂😂👍👍
Adiga doorashada puntulan adaa go aankeda lahaa waxkale iska daa majeertenkad ka dhalaty kama talagakin saxib dadka heshiiska garay waxay madax uyihiin dhul ay ayaka udhasheen waxna kaama quseeyaan marka ku ekaw puntland
Adeer sheekaa wadaa inaaad xukunka iska hesata rabta wax qabil ladhoho majirto 4.5 bay😂
4.5 ninka diiday waa ninkaan ee labo xisbi rag baa wata tuugo ah cid yeeleyneesana ma jirto
Nabsiga wado wilina qaarbaa kuu dhiman
Adiga keenaya ka xaaxabi adaga waxaada rabato anaga ha noosheegin
Kani furaha sharta ayuu wataa reer putland ha iska ilaaliyo
Iska jooga Puntland shaqada way soconeysaa Daniyow