maxkamada Dahir alasow kiis xasaasiya adkaatay gabar cali jabraahiil ah oo dayacan xerta timo waynta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 146

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 3 หลายเดือนก่อน +24

    Cali jebraahiil anaa ah dadka dhana waan ka sariyaa beenaly waaye waa dad lagu daydo

    • @FaadumoHussein-ej6cm
      @FaadumoHussein-ej6cm 3 หลายเดือนก่อน +11

      Wĺhy in cidi iga sarayso ba ma moodo diiqad baa i haysaa wllhy

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 3 หลายเดือนก่อน

      HADII AN CADEEYO GABADHAANEY CEEBALEEY HADII LGU CIILAYOO REER ABTIGAA KU CIILLAY CALI HACEEBAYNIN CAAMAYAHAY WAA WIILAL CUDUD IYO LIXAADLOON LACAABIN KARIN WAA WIILAL CAMALOODA OO CIIDDA AAN ISDHIGIN WAA WIILAL CAGTA MARIYA MAANTEEY CADOOW ISHELAAN WAA WIILAL CEENADA OO RABIGAAY CIRIIR MAGELIN WAA WIILAL CANABEEY KASOO JEEDA CARA LIBAAX GEELU CEELDHEERA CIMIL BUU UDAAQAYAA ADAYS CIILAYE MAXAAD NOO CALAACASHAA NO CALAACAL😅😅😅😅😅😅

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 3 หลายเดือนก่อน +3

      Woow faanki oo mj ah😁

    • @abshiromohamedadan4519
      @abshiromohamedadan4519 2 หลายเดือนก่อน

      Daher isma guma sano

    • @abshiromohamedadan4519
      @abshiromohamedadan4519 2 หลายเดือนก่อน

      Asc ❤❤

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 3 หลายเดือนก่อน +9

    Dahir cali jabraahin waa ningesi ah majeerteen waa gesiyaal weye wax uma ogo

  • @mustofahmad6091
    @mustofahmad6091 2 หลายเดือนก่อน +6

    Gabadha uqdad aya kudhacdey cisman maxamud kama landhereysana abyo cali jibrahil wa tolkeen Wana jecelnahey

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cali jabrahil ibrahinada oodhan Bay ader uyihiin.❤

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa murursade oo kale

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 3 หลายเดือนก่อน +10

    Gabadhaan runta ayeey quudataa wlhi waa.xalaal ee maxkamada qofka sida inantaan oo kale bilaa sharuud cumaamada haa lagu tuuro

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 2 หลายเดือนก่อน +3

    ASC DAAHIR CABASHADA KUU TIMID IYO TAAGEERADA FIRQADA LA SAAR FIRQANIMADA LA SAAR

  • @HantiMal1984
    @HantiMal1984 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll Dahir aduuyada Hacaayin ilahaabaali

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c วันที่ผ่านมา

    Daahir calasoow Alloow hanoo geyn bahdil kaan ku nacay duf haku baxee

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +2

    AABAHOOD WEYDI, HADDI GARDHO LAGA HELI KARO DUGSIYO MAADI IYO DIINI LEH, AY AHLA SUNNAH MACALLAMIIN KA YIHIIN.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    War dahirow waanufaraxsanahay in ilaahey kusihadeyey maansha,Allah.❤

  • @najma8198
    @najma8198 หลายเดือนก่อน +1

    Soy soy waa gacan yar daahir suu u bahadilo waxan ma oran karto waxa bu ka haya daahir rufiyan u tahay queen soy soy luuqada maba taqano

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 หลายเดือนก่อน +1

    Cali jimrali ibraahim jibrahaali nuux jibraahum

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 2 หลายเดือนก่อน

    Beatiful young Mother ماشاءالله
    Caruurtaada Allaha kuu Sahlo.

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 3 หลายเดือนก่อน +9

    Horta caruurta maxay isugu qabsadaan majeerteenku, welibo reer bariga, raggoodu dumarku way gumeeystaan awood malahan dumarku way baqaan.

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 23 วันที่ผ่านมา

    Dahir calisow waa shaxaari
    Gabadhii buu ku mashquulay

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caawa daahir siwacan useexo maadama gabar reerka kulacayda kuutimi

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HantiMal1984
    @HantiMal1984 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin

  • @SiciidismaacilGunti
    @SiciidismaacilGunti 16 วันที่ผ่านมา +1

    Naa ninja cariurtoisa faraa ugaqaad ooninkale Isla guursp

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 หลายเดือนก่อน +5

    Qoftan say u hadlaysaan ka helay alla maxay reer bari tahay

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c วันที่ผ่านมา

    Waa daahir oo majeerteen u helay mid caqli yar naagtani waa reer kale hala soo hubiyo

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 2 หลายเดือนก่อน +1

    He’s right

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nayaa Allaah ciil badanaa aniga oo cali jebraahiil ah markaan qardho joogay madaxaan kaga xaaryjeray Alow dheeraa halkaan jeraa naagtaan qardho baan ku dhex tumilahaa xayawaanad

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  3 หลายเดือนก่อน +1

      War maxad gabarta ku cuntay

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa beenleey lacag beeykusoo qaadatay labada reermadama ey xabad isladheceen

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  3 หลายเดือนก่อน +1

      @@mamaaasiyo7315 maxay ka faa,idaysa marka tolow?

    • @ayaanomar-jl8uu
      @ayaanomar-jl8uu 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kaa galay qabiil adi ayaa is doortay no qabiil naayaa anagaba buntalnd bnu nahay jooji edeb darada gbdha ninkeda ha ka hadashe us

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน +2

    NAAGTAAN LACAG BAA LA SIIYEY BAA LA YIRI MAADAAMA CALI JIBRAHIL IYO CISMAN MAXAMUUD XABBAD ISLADHECEEN GOOR DHOWEYD LACAG BAA LAGU SIIYEY LANGAABAAN AHAY DHEH BAA LA YORI WAASIDA LASHEEGAYEE

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Majeerteenka ma'majeerteen kale ayey koriyaan.

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 2 หลายเดือนก่อน

    AllAhu Akbar

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c วันที่ผ่านมา

    Boosaasona LA isagama awood bad na ee gabadhan waaba caasiba gabadha Leh reer abtigay waa dad xun aabaheed xitaa waa eeday naysaa Mera ciidan buu I geeyay

  • @Scdbgjjjvvffs
    @Scdbgjjjvvffs 2 หลายเดือนก่อน

    Scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @adancubeyd6764
    @adancubeyd6764 2 หลายเดือนก่อน

    gabartaan waa quf iimaan leh maasha alaah

  • @MowliidDiiriye-f2n
    @MowliidDiiriye-f2n หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo aamiin

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah waa igaqslisiisasay

  • @chriskahin545
    @chriskahin545 2 หลายเดือนก่อน

    The king Dahir Alasow

  • @aadanxasan9068
    @aadanxasan9068 หลายเดือนก่อน +1

    Naagta caruurteed
    Haloo celiyo

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 หลายเดือนก่อน

    What is going on there is a young lady with heart broken and the other ladies are laughing::::::

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cali jibraahil waa dad badan oo dad fiican ah

  • @XafsoFarah-j3n
    @XafsoFarah-j3n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Farakhad maxamud saleban korsaden batahay xage ku baratay cali jibrahil 😂

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 หลายเดือนก่อน +4

    Where do you go away? I know you I know you where do you go now we will catch you.

    • @FarhiyoAli-s9b
      @FarhiyoAli-s9b 15 วันที่ผ่านมา

    • @Ahmadissak
      @Ahmadissak 14 วันที่ผ่านมา

      What Will you do if you catch her? 😮

  • @FahmoNuur-jp6mq
    @FahmoNuur-jp6mq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Naa us beenly dheh cali jabrahiil waa dad mal leh

  • @JereerJereerdhaley
    @JereerJereerdhaley 2 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c วันที่ผ่านมา

    Cali jibraahiil ayay naagtu u geftay

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hoo yadeed waa laan dheere oo dani baa abti u ah

  • @NajmaHodan-o7s
    @NajmaHodan-o7s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hablyo

  • @donxidig7501
    @donxidig7501 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cali jibtaahiil anaa ah

    • @Daqare666
      @Daqare666 24 วันที่ผ่านมา

      Sxb gabar Nuux jabraaiil ah ayaa caruur iigala tagtey

  • @FaizaAbdulkadir-pl6kf
    @FaizaAbdulkadir-pl6kf 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wxni waa nacas wlhy aniga majerten yr yr ah ma jiro ee anoo naag Osman maxmutt ah ba leh cali jibraahil waa rag aan wada dhalan dadkuna waa. Is layaa lkn dad laangaab ah ma ahna wyo waa indr keey hbo wx iska sax dee🥺🥺🥺

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maya hoyo ilmahada xog loga qatay dee qabil ma rabto amantisa iyo fankoda

  • @SadiaAhmed-i6y
    @SadiaAhmed-i6y 2 หลายเดือนก่อน

    Naa cali jibraaiil maa duud ah. Doqon baa tahey anigaa cali jibaaiil ah duudna maahi ms baan adeer u ahey sidee duud noo tiri Waan ka xumahey in uu nin ku silciyo wali ma arag cj baraha bulshada ka qaylinaayo

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 2 หลายเดือนก่อน +1

    wll bidhiman ayan ahy ma garan weyday

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabii illaheyow nasug

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir la aantaa abaar dumarka waad uhiilisay

  • @hamdimahamoud-j2v
    @hamdimahamoud-j2v 2 หลายเดือนก่อน

    Walagahadhay

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน +1

    War xertay kuu sheegayso maa han xertiinii gaalkacyo iyo heemo waa kuma timaha weyn ciyaalku waxba ma baraan ariga iyo geelay raa caan

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cid kala laandheeraysan ma jirto

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bidhiman yahay majerten hku qaraaban

  • @MohamedMahamud96-k6g
    @MohamedMahamud96-k6g 2 หลายเดือนก่อน

    Mr daahir faatixada shaqalka iska sax

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wardaa Harow ninkaas ciyaalka gabada ka sii

  • @MohamedMahamud96-k6g
    @MohamedMahamud96-k6g 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir culusow faatixada waa khaldee

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cali jibraahiil waa laandheere daahirow

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scwscwscw.amiinamiin

  • @hamdimahamoud-j2v
    @hamdimahamoud-j2v 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dahircalasow niyahw waboqor jira

  • @bashirabdulaahi8919
    @bashirabdulaahi8919 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax lagu samaynkara majirto
    Majeerteenku ismaaciil gumaysto

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naagahan.sheeko waska ku nacay maxkamada

  • @CcasiisAadan-wq4mp
    @CcasiisAadan-wq4mp 2 หลายเดือนก่อน

    War waxaa waa been cali jibraahiil iyo cusmaan .maxamuud waa dad walaal ah

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ahay cali jebraahil qardho waxaan ku leenahy guriga ugu wayn

  • @Adanxoote
    @Adanxoote 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @donxidig7501
    @donxidig7501 3 หลายเดือนก่อน

    SCW❤❤❤

  • @KhadraCadaani-f5t
    @KhadraCadaani-f5t 2 หลายเดือนก่อน

    DaaHir alosow miyaa laydi guumysta marku leyhy wuxuu ulan danleyhy waa Jabra 😂

  • @MowliidDiiriye-f2n
    @MowliidDiiriye-f2n หลายเดือนก่อน

    Kkkk horta gabarta aabaheed waa aqaanaa xamar ayaanu wada joognaa lkn mahaayo yalerfakiisa

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir calasow qodobka 49 ilaali kkkkk.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c วันที่ผ่านมา

    War nacaskan eega war majeerteenka bari gabshaha ma dilaan

  • @MaryanCali-s4x
    @MaryanCali-s4x หลายเดือนก่อน

    Wajefrar

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi Calasoow kk

  • @osmanaroleagane6859
    @osmanaroleagane6859 3 หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow allah ka cabso arinmaha diinta afka kala bax aqoon uma lihid

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir suufimImaatahayba suufi dad aqoonleh malaha aad ayay udanbeeyaan dad qubuuro caabudaya maxaa kataajewri

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 2 หลายเดือนก่อน +1

    Moryankan yan lugu Dagmin
    Hala karbasho

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 2 หลายเดือนก่อน +1

    nakaa korsanay waabahdilaad

  • @ahmedfarah3709
    @ahmedfarah3709 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cm iyo cali jibrahill xabad baa dhexaysay 😂

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ali saleebaan mala duleystaa 😂😂

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qosolka 49 ilaali kuma lahoo😅😅😅😅

  • @ZaraFarah-w4q
    @ZaraFarah-w4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhah cid qabiil ahaan u xisbtanta mala hada dadn dooda ma yaqaana qabiil eey kadaba ordayan war gabdhoow meelwalab ood joogtan qabiil iska daay

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk

  • @XafsoFarah-j3n
    @XafsoFarah-j3n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xage ku baratay cali jibrahil

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan waa daacad wlhi

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mj nin Kala yaqaanuu isku Monday

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk maxaad ilaashan sowatan gabadha hiino dayac ugu taagay a daahir faan aan meel gadhasiisanay ayaad meel kasata la taagan tihiin waxaba ma haysatiide dadaka haku diriin xoolayahow 🐐 neecada mesha kala taag caaq foqaal caaq🤐🤐🤐🤐

  • @sadaqkhalifqandhojacaylqan8962
    @sadaqkhalifqandhojacaylqan8962 2 หลายเดือนก่อน

    Iyaagaa is bahdila reer kaaas iyada

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน +2

    Tan caruurteeda waa laga siinlahaa ninka ninka reer bari waa dad isqabtee sidee wax ujiraan macaruurteey dayacday subxaanallaah

  • @yasmiinHassan-bb9lv
    @yasmiinHassan-bb9lv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xbbi ceeeb weye

    • @yasmiinHassan-bb9lv
      @yasmiinHassan-bb9lv 3 หลายเดือนก่อน

      Xbbti waa ceeb mcnto rer abtigii hacaayin

  • @JeeriAbdi
    @JeeriAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir abgaalka ayuu ka keenay faataxa akhriska laakin 4 faataxo ka dhig halka faataxa qaleelka qooy

  • @JereerJereerdhaley
    @JereerJereerdhaley 2 หลายเดือนก่อน

    ASC.wll.qli.ah.xld.

  • @mohamedfuube
    @mohamedfuube 2 หลายเดือนก่อน

    uf uf uf

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 หลายเดือนก่อน

    Tanu cali jibrahil ma ahan waa beented, dad ayaa sheeko u soo dhiibey. Reerka kuleylka badan leh ee cidwalba la dagala miyaa la gumeystaa? aniga cali jibrahil ma ahi, laakin waa xaqiiqada jirta.

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin allah idinka ajarsiiyo dhamaantiin

  • @fadumoashkir9800
    @fadumoashkir9800 2 หลายเดือนก่อน

    Ha u gayn wahaabiyada caruurta aabahood ha haysto.

  • @SiradAbdi-k2y
    @SiradAbdi-k2y 3 หลายเดือนก่อน

    Tani waa beenleey daahir calsoo iska tuur waxaan intaas u iri waxay maqashay daahir baa lacag bixiyo

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Majeerteenka dhexdiisa waa is gumeeystaan, weey kala'yihiin laandheere iyo laan'gaam kkkkkk.
    Sidaas aniga uma'maleeyneeynin.
    Qabiil qabiil naga'dhaafa amxaaro ayaa na'sugeeysa.