ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
Daahiroow ina ayeey gabadhaan waa runteeda waxey sheegeyso. Oo ayadoi ridwaan isaaq. Barnaamij uu ka duubay. Dhibtey habar yarteeda ku saneeysay ayadoo ka sheekey neyso waaba igaadeen ee qabiil yaa loo fiirin waxey kuugu imaatay soomaali nimo ee hala caabiyo
Daahir suaal ayaan ku weeydiinayaa qolkaaga iyo tabarucaadka aad ka samayso ma xumaan ayaad u taqaan mise waxtar gabadhan somaliyeed ariimo duruufo ayeey idiinkala hadashay ee gabadha caawiya ama cantara baqashta kala taga ay ayeeduun tihiin bilaa damiire oo qabiil futada kagalaÿee
ilahayow dahir xolo ha ibadin walalay qabilkaga radso hana cebaynin
Guuluud...warfaah
Daahir gabadhu way xishoonaysa mida kale dadku Abtirsiga ma wada yaqaaniin
ان الله لا يحب
المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين
المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين
ILAAHAY ma jecla
Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama
Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn
Kuwa waxooda xun soo dadka tusa
Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida )
Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya
Kuwa dulmilow yaasha ah
Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin
Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah
Kuwa wax khariba ama wax xumeeya
Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah
ADERR XUSEEN
Qasab maahn abtirka inlawada barto wlhi anigo kaweyn xita magarnayo lkn dadka waxaa ugu xun qofkii diida wax aanu isaga laheyn masuulna loogw dhigin sida odaygan ogadeen
ASC Wallaahay waa gadhadh Geesiyada guul iyo gobanimo
Gabadhani Ogaadeen maaha, waxaan filayaa inay Ogaadeen ku soo dhex kortay waa ra'yigeyga
muhiimada waa gabar soomaliyed oo ladhacay mudan in wax loqabto
Vuuleed warfaaah
My I opinion this girl isn't Ogadeen, she's growing up in Ogaadeen
😊❤
Haday reer sheegatay mar horeba way sheegatay oo rudwaan isaq ayay ka hadashay iyadoo ooyaysa oo leh habaryartay oo hooyaday ladhalatay ayaa dibada iituurtay kiyoo roob da ayo aabahayna reero kale ayuu lleeyahay oo wuuna dayriyay markaa qabiilada diidaya inla caawiyo aqbohii dhalayba kamuu hadal hadalkedii u horeyay iyo kii imiku waa isku mid
Hadaan dhanahay waa bakhti gaajo ah. Maxaa gabadha hortaagay?
Asaga
Goormuu
Xaakim noqday waayaabe
DAAHIR, AABAHEEY IYO HOOYADEEY AYAAN CAASI KU AHAY, WAXBA HA UGU QABANIN
Gabadha waaa aftahanad sideeee geesinima leh codkar ah ayay u hadleysaaaaaaaa wlh
Daahiroow ina ayeey gabadhaan waa runteeda waxey sheegeyso. Oo ayadoi ridwaan isaaq. Barnaamij uu ka duubay. Dhibtey habar yarteeda ku saneeysay ayadoo ka sheekey neyso waaba igaadeen ee qabiil yaa loo fiirin waxey kuugu imaatay soomaali nimo ee hala caabiyo
Tasiwaatuganimo
Masha Allah
War daahirow kaa xuner magaca reerka nagaga ciyaraya gabadha lacagta uga qaad
Abdale buurane waa ina adeerka waana xanuunsan yahay maad caawisid
hhhh tan warfa maehe daji hadey ben shegtay waxbo hau qaban xita luqad ogaden maqabto
Goood job madawanah mistaqbilka
Walidka hadaad caasi ku noqoto sidaas baa kuu dambayn xadhigaad xidhaba wuu kuu go,i
Gabadhan ha la hubiyo dhaqan ogaden ma laha
Xay gabadha qabiileeda ka rabaan
War daahiroow markii magacaaga u sheektay buu lacag soo aruurinaa ee marka kiiskaas aduu kuu soo gudbay ee sii dabagal
Walaahi habadhaas waa fariid maxkamadii way afduubtay
Naag fiican oo amar kusiineysa ayaa timid oo
maxkamadaada ka sareysa
Gabadha waa fariid dadka inay qabiil qolka uga dejiyaan waxna uma qabtaan inay qabiil iska diida wey wanaagsan tahay
Wey ku sugtay kooxda qabiil u gurbaan tuma
Daahir suaal ayaan ku weeydiinayaa qolkaaga iyo tabarucaadka aad ka samayso ma xumaan ayaad u taqaan mise waxtar gabadhan somaliyeed ariimo duruufo ayeey idiinkala hadashay ee gabadha caawiya ama cantara baqashta kala taga ay ayeeduun tihiin bilaa damiire oo qabiil futada kagalaÿee
Kkkkkkk daahir wuu yaabay ooo ooo oo kulha
Fariid❤
No no somthing wrong
😮😮😮😮
Maxaa ciil ah marba gabdhihii ogadeen haday baaraha bulshada daahir alisow hadii cabashadooda
U ururinaayo qadhaan
❤❤❤
Mastar.dahir.run.iyo.been.xaqiiji.
Habaryartet.ayaaxumaysay.miskinta
Aanu shaqeysano alle aan isku xerno alle daahir xoolo
😭😭😭😭Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
6 months ego beey gabadhaan soo sheegtay dhibka heeysaa
islaan aabeheeh leh bara baleem naga dhexeyo way habaaranthy
Meeqa aabe oo xun ayaa jira oo Awlaadooda nafsi ka galay
Kkkkkkkkk
Wan ku nabtay ku baxn
Qabil kaad sheeg haday ehen qabiill aad aqonini maxed ushegtey
Taasi waarun ljn dadku abtirka ma wada yaqaan
Ax ax ax
Waa run teed gabadha wax kuqabo gabadha daahir calasow
😂😂😂😂😂😂
Walidka hadaad caasi ku noqoto sidaas baa kuu dambayn xadhigaad xidhaba wuu kuu go,i
😂😂😂😂😂