4 waa waxay spreed iyo leverage

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • telegram-keena kusoo biir si aad hesho trade idea, signals iyo talooyin ku saabsan forex link hoose isticmaal si aad ugu soo biirto
    t.me/tamer_tra...
    Haddii aad rabto inaad si khaas ah ilasoo xiriirto Instagram kayga igala soo xiriir link hoose igalasoo xiriir
    / tamer_trader1

ความคิดเห็น • 16

  • @abdihakinxogga2588
    @abdihakinxogga2588 21 วันที่ผ่านมา

    2024 baan dhagesanya wx bdn waka faidey m.a 🎉

  • @hayaan5966
    @hayaan5966 7 หลายเดือนก่อน

    macalimoo wax an aad u radinayy ayaan ka faaiday mahsanid sidaas inoogu soo duub markasta i.a guulayso

  • @goldanpoi645
    @goldanpoi645 8 หลายเดือนก่อน

    Macalomoo wad ku mahadsanthy sida aad cashirada noguso gudbiso

  • @mohamedAlnuur33
    @mohamedAlnuur33 6 หลายเดือนก่อน

    spread ka ma brokerka unbaa faaido ku qaba mise labadinaba wa ku qabtaan, maadaama adigu aad sarrifle tahay gacanta hore iyo gacanta danbe inta u dhaxaysay oo spread ah soo kama faaidaysid suuqanba?

    • @Tamer_trader1
      @Tamer_trader1  5 หลายเดือนก่อน +2

      Broker ayaa ku qaba spread ka adiga waxaad faaiidayso wa dhaqaaqa suuqu uu ku dhaqaaqo kaas waxa ladhaha pips suqu intaas oo pips ayu ii dhaqaaqay ama ka faaiiday aya ledahay balse ma oranayso intaas oo spread ba faiiday spread wa wax adiga kaa go'an tusaale Broker haddu spread kiisu yahay 2 pips micneheedu waxay tahay 2 pips ka mid ah suuqu intu ku dhaqaaqay Broker aya kala haraaya tusaale hadddii aad 10 pips aad rabtay oo tp kugu dhacdo waxaad adigu leedahay 8 pips oo 2 kamid ag Broker ayaa qaatay haddii aad khasaartona meshi aad 10 pips khasaari lahayd 12 aya khasaaraysa 2 dheeri ah Broker aya marki horeba ka qaatay marka suqa sas u gashoba khasare aya kugu bilamanaaya khasarahaas Broker aya faiido ahan kaga qaatay adu khasaar ama faaiid markasta spread adiga aya laga jaranaya hadda khasaarto inta ugu tala gashay kabadan aya khasaraysa oo waa spread kula socda hadda faaiidona inta rabtay ka yar ba faaiidaysa oo spread aya lagaa jartay inad fahantay aya filayaa

  • @ahmakonami9315
    @ahmakonami9315 6 หลายเดือนก่อน

    ustaad diinta maxay ka qabtaa forex? hdan qato account swap free ah dab cn halal miya? lavargeka iyo spreadk and marginka qaabka ay u shaqeeyaan diinta mxay ka qabtaa. forex qaab xalaal ah sideen ugu isticmaali ila wadag ustaad mahdsd

    • @Tamer_trader1
      @Tamer_trader1  6 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga inu xalaal yahay unba amin sanahay dadka qaar xaran dhahana wa jirta marka adiga baritaan ku gaar ah samee aniga shekh mihi balse culumada xalaal tiri aya ku qancay hadda ku qanacdo isticmaali haddii ad ku qanci waydona iskada aniga swap unba iska ilaaliya broker swap free leh isitcmaal haddu lahayn trade ad qadato habeenki isago furan hakaga sexan si swap ku raacin sidaas un same hadda ku qanacdo

    • @ahmakonami9315
      @ahmakonami9315 6 หลายเดือนก่อน

      @@Tamer_trader1 mhdsnd wll

  • @mustafmaxamuud1924
    @mustafmaxamuud1924 3 หลายเดือนก่อน

    Please igasojawab

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi หลายเดือนก่อน

    Suaal ?
    Hadii Margin 250,000 aad haysato
    Oo aad khasaarto let example 50,000 Maxay la macno tahay Lacagtaadii Real-Ka aheed ee balance kuugu jirtay intaad ka khasaartay ?

    • @Tamer_trader1
      @Tamer_trader1  หลายเดือนก่อน

      Haa waa saas margin kaaga haddu 0 tago lacagtii kugu jirtay ayaad ayadana waa khasaartay

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi หลายเดือนก่อน

      @@Tamer_trader1 Waan fahmay laakiin
      Hadii aad 50,000 khasaarto account margin 250,000 aad haysatay
      Intee in le'eg ayaad ka khasaarysaa Real account-kaaga Yacni Balance-gaaga ?
      Bal formuladaas ii dhis ?

  • @mustafmaxamuud1924
    @mustafmaxamuud1924 3 หลายเดือนก่อน

    Wll waxan rabaa buugiisa

    • @Tamer_trader1
      @Tamer_trader1  3 หลายเดือนก่อน

      Walaal book nooce ah rabta sifican kuma fahmin casharkan book ku qoran yahay ba mase book kale ba rabta whtsappkas iga so qabo wll +254743573825

    • @user-tz4zm6lo3e
      @user-tz4zm6lo3e 2 หลายเดือนก่อน

      Wll waad mahadsan tahay wax badan baan ka faaidnay noso badi wll