narcissist iyo xaasidnimo maxa ka dhexeya???

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #narcissist#iyo#xaasidnimo#

ความคิดเห็น • 18

  • @fadumoosman8881
    @fadumoosman8881 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah waxan jeclestay sa uu fahfahineso ala ficnan lahed inaan marhore ku firsado

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 6 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah illaahay hakaa abaalmariyo . haka caajisin caawinta dadka dad badan baad god ka soosaartay, abaalkaaga illaah hagudo aamiin.

  • @airporttravaller5513
    @airporttravaller5513 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allah Akbar this is true being there done that

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 2 หลายเดือนก่อน

    Celiya waxbadan baa sax ah ,arimaha aad ka hadashey, hada ka hor baa aniga oo xanunsan gabadh la xadley ,oo xanunkeygii u sheegey, intee ay niyada ii dhisi la heyd, bey nijab ii shegtey xanunkan amuu kugu weynaadaa, , oo aad saas ku tagtaa,.malintii ka dib ,gabadhaas amaan baan iska siiyey,

  • @Suban24924
    @Suban24924 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal Caaliya, ilahay shartooda ha naga qabto waliba marka ay qaraabo yihiin. Shukran walal caaliya ❤❤❤.

  • @muhammadelmi2730
    @muhammadelmi2730 ปีที่แล้ว +1

    Good keep going

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc ปีที่แล้ว +3

    Waxa radinaa sirtaata isaga waqtigiisa odhan kubixinaya xataa

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc ปีที่แล้ว +1

    Wa ihaysataa wll waxandonayaa inad olatalisee calyaay xagee kalaso hadlaa hadaad ku qabato waa oynaa markaad kanaxdidna fursaduu kaa aburaa hadad ka aamusto maoga wainad qaylisaa uu kuxanuujiyaa ku eedeyaa ismiskiiniyaa mana ku ilaawayo maalin walba

  • @anisaaxmad2238
    @anisaaxmad2238 ปีที่แล้ว +1

    Alia maanta iigu horeysa channel kaada waana kahelay❤❤😊

  • @karaamakaarama92
    @karaamakaarama92 ปีที่แล้ว +1

    Waa aaad bad u mahasan tahy maamao
    Waxa arakna Malin walbo dad an wali dadka kala Baran oo Malin walbo la dhibateyo xita mararka qaar la adeegsado iyago dacadnimo darted qof waliba walaashado Jawaabta ay helaane ay tahey niyad jab ay gudaha ka dareman marka side lagula talin karaa dadka nucas ah iyo tan kale oo ah side ugu wanaagsan ee dadka lo kala Barta

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  ปีที่แล้ว +3

      Habo si walba oo naloo waaniyo waxba kuma qaadaneyno cashar kan ugu wanaagsan waakan waqtiga iyo waayaha nasiiyo .marwaliba daacadi ma hungowdo waxaan dhihi lahaa qofkaad qofwaliba ma,aha gacal iyo walaal

  • @maancali362
    @maancali362 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo ficana heysaa Guuleyso apyo

  • @abdilahikayse5505
    @abdilahikayse5505 ปีที่แล้ว

    Out

  • @khadanhusssein8657
    @khadanhusssein8657 ปีที่แล้ว

    Narcissistic walasha noso sharxa