ISKU DIYAARINTA RAMADAANKA IYO ALAABAHAAN SOO GATAY 🌙

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 164

  • @ridwaanosmancaafi5355
    @ridwaanosmancaafi5355 3 ปีที่แล้ว +15

    Adnay i maqal màanta mar wan ku canaanan marne wa ku wanin marna tala ku siin
    1 canan
    Alaabta malin walbo aad so gadeyso jooji dad an quracan qadeyn casheyn hoy laheyn ba jira dadkas cawi lacag inta aruurisid
    2 waano
    Ramadanka wa bil cibaado maha bil is qurxis manta wa noshahay bari ma ogid waxa ku danbeyo ugu yaran masajid dhis ama xajka ku tag
    3 talo
    Walaley dalkaaga ma joogtid qurbo aya joogta maanta wan iska ka dhaafi laha sida nasro abti doon hda wadankaga ku noshahay marka maal galin dalkaga kaga bahan ee dal shisheeye wa dareen ku joog

    • @halimahooda4270
      @halimahooda4270 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax fiican bad u sheegtay abyo lkin gabadhaan wa shaqaysanaysaa lacag bay ka sobixisay lacagtiina lacag bay u dhalin qofku marku wax ganacsanaayo waxbuu so gada wuna siigaada taasi ma waxay ka dhiganthay tagri gal wa maya marka abyo wa ganacsigeeeda in ay wax gado waxna duubto iyada ka jecel in ay lacagi u baqayo sado iyo masajidna la baxdo

    • @basromohamed722
      @basromohamed722 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah tabarakallah markaa hore wadku mahdsante ida intey ku dhihinbo ana kudhahyo marka hore hadaba awodo wad sogadane inkasto ficnin waxyabaha torobiga ah intasna walalaha lawadag unbey laheyd ayadaba majclo ineyso galiso ee waa dalabkena gawadha dhageysana waa shaqo alab mey kaganacsanosa waa yabe inte heysana alle ilahy wu sin kara waxwo lama ahan qofna caruru qaba ilen wixi hore wey jabayan waa qof xas ah iney wax baxsaneyso iyo inkalana maogid adi inta unba kaargeysa. wadankenana ilhey nawad hainoga dhigo mida kalan maintey mal kalineysa ayada

  • @cabdirashiidcalisuufichann2269
    @cabdirashiidcalisuufichann2269 3 ปีที่แล้ว +33

    Asc walaal axbaabi hadii aad jeceshahay qissooyin iyo taariikhda nabiga scw iyo wxm jazaaka allahu khayran subscribe dheh

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 3 ปีที่แล้ว +17

    13/4/2021 I.a Ramadan

  • @baliilbadel3058
    @baliilbadel3058 3 ปีที่แล้ว +12

    yarabi cafimaad nagu garsii ramadankaaa zi aan ugu faiidaysno acmashiiza

  • @munashire7450
    @munashire7450 3 ปีที่แล้ว +15

    Ramadan kariim all muslim

  • @aminodeeq2533
    @aminodeeq2533 3 ปีที่แล้ว +15

    Cafimaad allha nagu garsiiyo ramadanka insha allah

  • @naimaaadam9286
    @naimaaadam9286 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow nab& caafimaad nagu gaarsi oo kuwaad ka aqbasho acmaasha nagayeel yaa rabi

  • @hamdamunira5448
    @hamdamunira5448 3 ปีที่แล้ว +10

    Alabihi Ramadan tii hore meye meel madhigatid khasaaraha iska daa 🙂

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Hamda wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaaar wll mcn

    • @shukrisharaf8647
      @shukrisharaf8647 3 ปีที่แล้ว

      Quruxey kista hada heysid iyada ibixi ku dhaheyao😂

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 3 ปีที่แล้ว +1

      Taas wax weyn mahn abyo Ramadan ka dadka dhanaa adegta miyi iyo maglo wlhi ayeeydy aniga oo tuulo jogta laab uso gadnay marka wa farxda bisha ramaadan laguso dhoweynayo ilhow cafmd ngu garsi

    • @anisayossef5027
      @anisayossef5027 3 ปีที่แล้ว

      Ramadaanka waa muhiim Abaayo alaab cusub Qofkaan heli karin waa goonigeed,

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 3 ปีที่แล้ว +1

      @@anisayossef5027 Haa abyo been ta mahn dadku inay marksta negative wax egan ma ficna koley aniga wax weyn uma arko taas

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow nabad nagu gaasii yaa Rabi bisha ramadaan

  • @marwaanyare4178
    @marwaanyare4178 3 ปีที่แล้ว +13

    Waaw waan uxiisay ramdaan komisuun ramdaan🥰🥰

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 3 ปีที่แล้ว +2

    alle hainagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad taam ah

  • @queenqurux2267
    @queenqurux2267 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 💋

  • @saytuunkamaxamed1719
    @saytuunkamaxamed1719 3 ปีที่แล้ว +6

    Abaayo adna allh nagarsiyo dhe sonka dad badn wey naga tagey

  • @dariiqaguushaofficial4955
    @dariiqaguushaofficial4955 3 ปีที่แล้ว +3

    DADKA XUMAHA WADABA😪DADBA TAAGEERA ANIGO WANAAGA WADA❤MAXA LAYGU TAGEERI WAAYEY🙏FADLAN WLL #SUBSCRIBETA IISARA❤

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 ปีที่แล้ว +11

    HADAAD RASUULKA SCW JECESHAHAY SUBSCRIBED II SAAR

  • @nasserkhalif
    @nasserkhalif 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta adne iyo qoyskeda jaceyl liketa iizaara💔💔💔💔💯

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta xanuusan allaaha ha cafiyo aamiin dheh comment soo qor aamiin aamiin 😭😭

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc inshallah Àllah nah gasiyo Ramadanka inshallah 🤲🤲 masha Allah 💚💚💚💚💚👌

  • @fatumamohamed5638
    @fatumamohamed5638 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku salamay xabibti adiga iyo carortada wan idin jclhy 🥰🥰🥰🥰

  • @fadumomaxamed9792
    @fadumomaxamed9792 3 ปีที่แล้ว +5

    Adno abyo qaliya hormar wacan

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Faadumo wllo icaawi adunkaan isku.caawin karaa subscareb iisaaar wll mcn

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️ cafimaad allaha nagu garsiiyo ramadanka 🤲

  • @hanimahamed3743
    @hanimahamed3743 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah ❤❤❤

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Hani wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @hafsomaxamed7900
    @hafsomaxamed7900 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa alaah abayo ❤❤❤❤💋

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Hafso wllo icaawi aduunkaan.isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah says

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Yasmin wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @amiinaciise1602
    @amiinaciise1602 3 ปีที่แล้ว +14

    Hdii Nabi maxamad scw jeceshahay Subscribe isa

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh tabarakallah

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +5

    Ramadaan coming soon

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan allow nabad nagu gaarsii

  • @aminoali751
    @aminoali751 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @edepsan7499
    @edepsan7499 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan🌙

  • @najmonajax6638
    @najmonajax6638 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah adna

  • @khadraabukar386
    @khadraabukar386 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a.s keep going my sis one love from adna familiy

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Khadra wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 ปีที่แล้ว

    mashallah tabarakallah illahe nawat iyo cafiimat anaga garsiiyo inshallah

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🥰🥰

  • @quruxdumar9816
    @quruxdumar9816 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha abaayo

  • @caashocuud9105
    @caashocuud9105 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan com soon

  • @aminaaahmedamina9908
    @aminaaahmedamina9908 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllah am very happy for you may Allah bless you and keep you safe abayo quruxey badan 🧕💖💖🌼🌼🌼🌼🌼

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 3 ปีที่แล้ว

    Mashlaaaaah walashey mcn

  • @joannaibrahim1420
    @joannaibrahim1420 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah abayo Adna allah ku nabad garsiyo

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaha xabiibti Allaha caafimad ha nagu garsiyo

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo samo iyo siyaado allaha nagu gaarsiiyo ramadaanka aamiin yaarabi 🤲🤲🤲

  • @anisoabuukar7951
    @anisoabuukar7951 3 ปีที่แล้ว

    allow cafimad taam ah nagu garsii

  • @layloabdlla4877
    @layloabdlla4877 3 ปีที่แล้ว

    M...a ilahayow nabad nagu garsi Ramadanka I.a

  • @Ubaxkoranecooking
    @Ubaxkoranecooking 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah my walaashey qaali ah oo aan ku faano realy i hope in aad follow nasoo dhihi doontid sida aan ku jacelahey angaba

  • @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099
    @saciidocabdiraxmaanmaxamed2099 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh tawarakallah ilhy hku xafido xppti Ramadanka ilhy nwd hngu garsiyo insha allh

  • @walaalahaisjecel5628
    @walaalahaisjecel5628 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti adna cadey ilaahey dartis ayaan kuu jeclahay keep going adigana isoo booqo jazakalaah

  • @asadmaxamad6132
    @asadmaxamad6132 3 ปีที่แล้ว +1

    mash allah walashey adna xubi

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +2

    Iso boqda walalaheyga Somaliyed plz adinka oo mahadsan 🙏🏼

  • @AlMuweereChannel
    @AlMuweereChannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Mooi masha Allaha

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilahy cafimad hainagu gadhaiiyo

  • @nacimomaxamuud288
    @nacimomaxamuud288 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @aminodeeq2533
    @aminodeeq2533 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว

    Adnoy xijaabka ilaaahay dartiisa u xira dedga dartooda ha u xirina

  • @AlamTub12000
    @AlamTub12000 3 ปีที่แล้ว

    insha ala

  • @anabhassan7262
    @anabhassan7262 3 ปีที่แล้ว

    M.a cafimad alle hanagu garsiiyo

  • @hayatdaud4628
    @hayatdaud4628 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak🌙

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah beautiful yellow 💛

  • @SuSu-de1cn
    @SuSu-de1cn 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله ❤️

  • @iqraacooking6079
    @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha horay usco Abayo

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 ปีที่แล้ว

    Qof kastaa OO vediogan daawanayoow waxaa allehi ku abuuray owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe iyo like noo saarto nana soo booqato mahadsanid
    SHARAFI KORKAGA HA AHATO WLL❤️😭😭

  • @sososa1588
    @sososa1588 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @cadaweyare8034
    @cadaweyare8034 3 ปีที่แล้ว +5

    💯🥰❤♥️

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Cadawe bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @cadaweyare8034
      @cadaweyare8034 3 ปีที่แล้ว

      @@kabtancabays ok bro ila soo xirir ling ahaanna iigu soo dir🙏🙏

    • @cadaweyare8034
      @cadaweyare8034 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kabtancabays 0612505098

  • @alraxmaonlinequran2708
    @alraxmaonlinequran2708 3 ปีที่แล้ว +5

    *Hadaad tahay qof jecel barashada kitaabka rabi waxa kuu diyara dugsiga alraxma ku baro quranka hal sano kala xidhidh +252 634708224*

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abshiraaden9597
    @abshiraaden9597 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascm walal Alle dartiis ayan idin jeclahay. Sanad walbo iyo bisha Ramadanka allab cusub lee lasogadoyaa tii hore maxaa malaisticmali karo miyaa iyada walee waan yaabay Allah haidin siyadiyo oo haidin barakeeyo waxaad heysatan

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 3 ปีที่แล้ว

    Dadkaan dhahayo awayl alaabtii rabadankii horay maxa ka qaldan aniga muqdisho ayan jogaan rabadaa marku malmo ka dhimanyahay alaab lee sogataa dadma muqdisho joga wey ogyihii suunka suqa bakaraha alaab lee lagataa inta badan ee gaba dhibka kadaya wah

  • @filsanhassan2902
    @filsanhassan2902 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc adna cadey family ana aad u jecelayahay from hargeysan

  • @maxamedabduqadirhobshe7304
    @maxamedabduqadirhobshe7304 3 ปีที่แล้ว

    M.a comin soon ramadaaan

  • @zahrlanour8387
    @zahrlanour8387 3 ปีที่แล้ว

    Thnks quruxey

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 3 ปีที่แล้ว

    Alaabtii ramadaankii hore caawe

  • @ayansudi3330
    @ayansudi3330 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayooy alaapta matuurtaa adiga 😂😂 sanadkii hore waxba kama soo wareegin bee

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว +1

      😂Laftadya sowaday suaasha afkaaga caano geel lagu qabay😊

  • @queenmariachannel9704
    @queenmariachannel9704 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwwwwww m. A adna cadeyy

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +4

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah

  • @tunisgacal539
    @tunisgacal539 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah lakin inta gareso ma ka ogtahai midakalana dad an awodi aya jiran ee wax yalaha qar inan sobandigto malobahno

  • @bisharoabduqadir6238
    @bisharoabduqadir6238 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah ilaahey cfmd tama hanagu garsiyo abyo. Lkn yallow ga maxad blue uga dhigi weyde qurux kuso bixi lahaa runtii

  • @nasroofficial6036
    @nasroofficial6036 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️👌👌👌

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Xabiibti 🥰

  • @qadromaxamuudkaraani1641
    @qadromaxamuudkaraani1641 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid walaal

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIzi

  • @zakimohamed2860
    @zakimohamed2860 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhjhh ar adnoy Alle hana garsiyo mida kale adi iyo Amiira qosolkiina ayaan jecelhy wa Wllshina Raaqiya Amoore zaki wa jimelkii ninkeyga

    • @umuaxlaam7735
      @umuaxlaam7735 3 ปีที่แล้ว

      Hhh hada waxn islahaa wiilashu adna henn may dawdan

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 3 ปีที่แล้ว +2

    Isoo boqda asxabey subscribe isaar alle qeyr haidin siiyo

  • @shamsaabdilahi9332
    @shamsaabdilahi9332 3 ปีที่แล้ว

    alle hanagaadh siiyo

  • @alnaciimlearningquraanonli1134
    @alnaciimlearningquraanonli1134 3 ปีที่แล้ว +4

    MACHAD DAARU NACIIM WUXUU DIYAAR KUULA YAHAY BARISTA KITAABKA RABBI MUDDO KOOBAN HADABA KALA XIDHIIDH +252 634363070

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +4

    Walal mcn alalah dartiisa isoo booqo chennalkeyga aduunka ayaa walal lagu yhy aaqiro waxba la iskuma taraayo wll manta hadii aad icaawiso waxaa laga yabaa in uu allah kaa farxiyo blz icawi😭😭😭🙏

  • @ZahraZahra-xf4is
    @ZahraZahra-xf4is 3 ปีที่แล้ว

    Amiira itee usocta safarkeeda xagee waye

  • @biibaayeofficiall2109
    @biibaayeofficiall2109 3 ปีที่แล้ว +3

    Asaxapey waxaa ley yahay janaal waxa raba inaad sartin subscribes wad mahad santihin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my sister AdnA guuleso waligaa wadna mahdsanthy wll macan Adna

  • @kuwiinaisha7256
    @kuwiinaisha7256 3 ปีที่แล้ว +1

    Adnay. Axsan. Marwo

  • @fardowsoofficial2988
    @fardowsoofficial2988 3 ปีที่แล้ว

    keep going adna henna

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaabtii ramadan tii hore aaway 🤔

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 3 ปีที่แล้ว +3

    First

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Iska wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @iskaadag994
      @iskaadag994 3 ปีที่แล้ว

      @@kabtancabays wan Ku saray

  • @anishqurux223
    @anishqurux223 3 ปีที่แล้ว

    Kamira mxa xogay iskaga sikin wesay sifican wax loguma jeedo sis

  • @umibrahim4301
    @umibrahim4301 3 ปีที่แล้ว

    Cadkan kufanosid somali wayal

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc walaal hadii aad walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid walaal

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว

    Queen adna nolasha kuma xumeso 🥺

  • @ifraxgeele412
    @ifraxgeele412 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰😙🥰

  • @cuntomarkocadey9569
    @cuntomarkocadey9569 3 ปีที่แล้ว

    Plz subscribe wlaha islamka ilahey dartiisa igu sara

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 3 ปีที่แล้ว

    Adna Ramadan kasto alaab ma gadeysa ne guriga wada alaab maka noqonayo