ceebweynaa isaaq oo sheegtay inu dowlad hore la aqoonsana 60sano ka hor & arrin lala yaabo usheegay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w หลายเดือนก่อน

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w หลายเดือนก่อน

    Calanka soomaali oodhan baaleh ninka sameeyay reer waqooyi maba ahane seeloogu doortay waqooyi isaaqu waxay rabaan bay isusheegaan iskadhaadhiciyaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynihiì Somaliland ee 1960kii waxa uu ahaa, Sheekh Ina Askar.

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i หลายเดือนก่อน +2

    Hadii Aanay Toban km Xukumin Maxay Caalamka Oo Dhan U ictiraafsan yihiin Oo Adiga Oo woqooyiga Somaliya Oo Dhan Xukuma Maxay Kuu ictiraafi Waayeen ❤

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 หลายเดือนก่อน +2

    Waq sheerko xariiir loogu sheekeeyay isagoo yar taasuu aaminsan yahay

  • @maryamali.
    @maryamali. หลายเดือนก่อน +2

    Waar issaq maxishonayaan🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴

  • @CabdinuurCalas
    @CabdinuurCalas หลายเดือนก่อน +2

    Gumaysiga ka hor somali xuduudo ma kala lahayd

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i หลายเดือนก่อน

    Hadii Cigaal Uu Madaxweyne Ahaa Oo Somaliya Uu ku Darsaday 1960 Maxaa Raysalwasaare looga Dhigi Waayey ❤

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 หลายเดือนก่อน

    1954 calankee wateen kofurtu?

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    waardee dhulbahante dee marba ingiriiska ma ay aqoonsan in ingriisku xukumo

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    soomaaliya oo kulman dalku waa dee dalkee

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s หลายเดือนก่อน

    Marqaan kii baa tusay inay dowlad noqdeen

  • @ahmedlibaan7466
    @ahmedlibaan7466 หลายเดือนก่อน

    Dhammaantiin isma dhaantaan waxba garanmaysaan ee iska aamusa.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    waardee soomaali baad xukuntihiin hadii aad isaaqdahtiihiin

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    dee itobiya oo lagu la siyey hawdkii iyo soomaali galbeed

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar หลายเดือนก่อน

    Ninkaasi waa beentii cid la aqoonsaday ma jirto

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 หลายเดือนก่อน

    Maxaa lagu mashquulay dad ka tashtay Somaalida kale. Soomaalida kale is ku keena ha ku mashquulina Somaliland.

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 หลายเดือนก่อน

    Muqdishu ayaa calanka blugga laga saaray 1954 oktobar 12ka.
    Hargeysa 1960 ayaa isla calankaas laga saaray.
    Somaliya trustship Un hoos jooga, talyanigana 10 sano inuu maamul dhiso ayaa loo xil saaray.

  • @Omar-e7b
    @Omar-e7b หลายเดือนก่อน

    Adeer hal calan 2ba dowladood mawaqataan tankale calankan waa calan soomaaliyeed 🇸🇴 oo 1954 UN ka lagadiwangeliyay wuxu ahaa astaan iyo calan soomaaliyeed kaa unbadna waqoyiga lasaaray

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad หลายเดือนก่อน

    Som land Italian som land , jabuto somaliland. Northren sland and westrern som land. Kuli somali isku dad diin adeer iyo abti . Kahor gumeysiga kuli soomaali xoolo dhaqato ah is dhalay soomaali waa soomaali magacaas hajiro awoowayaashiin baa u dhintay ii fasira somali land. Waa dhulkii soomaalida fahma war waxan dadku waa wada soomaali e siyaasiyiin jeebraadis ah ayaa kala wada soomaalida . Tankale soomaali koonfur woqooyi bari galbeed waala dagaalamay ama ceel biyood ama qabiil lkn soomaali waa soomaaliye sidaana kuma kala tegeysee calamadananina waa calamo gobol. Lkn hal calan oo blua ah ayaan leenahay.
    SCW. DOODA HAGAAJIYA.
    WITH THANKS.

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk walahay isaag waa jahwaraar bay ku jiraan kkk baanawasiin taarikhda soo Barta kkkkk 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf หลายเดือนก่อน

    Calankii lasaara waxuu ahaa calanka buuluga ahaa kana saara kana siib

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye หลายเดือนก่อน

    War kuwan iga aamusii kkkkkkkkkkkkkkkkkk lo,daa dhaanta
    War nijaaasadan iga aamusii

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidan ka doodaysa jiritaanka Somaliland waydiiya bal iyagu maxay haysteen, aqoonsigee ayey hayteen xagee lagu aqoonsaday konfur

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 หลายเดือนก่อน

    KKKK KKK KKKK
    1950 SOMALIA way jirtay iyadoo talyaanigu wakiil uga ahaa qaramada midoobay

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa quwada aduunka oo 3 milyaan oo cidan haystaa iyo 2 milyan oo reserve ah marka waa loo yaaba faqash hadhaynka afweyne sarajooga aye xaarka kusii dayn doona

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad หลายเดือนก่อน

    Fadlan taariikhda dib u eega magacyadan laynoo bixiyey nin kula midaa kuu bixiyey markaa ujeedadii lagaa lahaa waa lagu guuleystey waayo idinkaaba is haysta dooda bedela aqoon yahano baad isku sheegteene aqoontu maaha in aad ku doodo gaal baa magacaa ii bixiyey war horta taariikhda aad uyeelateen dhul iyo bad balaadhan xataa inta soomaali guud tahay waa ladiidaa lama ogola in runta laga sheego tirada soomaalida sababo badan awgood dadka ha wax fiican u sheega so called aqoon yahanow. Ilamahana. Wax fiican ara ??? Aqoonyahanoow???
    With thanks.
    Emg. Heloooooo

  • @AishaAbdirisak-j4q
    @AishaAbdirisak-j4q หลายเดือนก่อน

    Xornimada waxaa qaatay. Dadkii ladaagaalamay ingiriiska. Kana dhinteen. Labaatan ka Milan kana diley ingiriiska afar tan Japan calan ka buluuga ah saa suu kuyimi. Waxa hada hadhad layaa qaan gaadh ma ahayn

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน +2

    Calanka buluga ah Harti baa sameeyey.

  • @Saydika101
    @Saydika101 หลายเดือนก่อน

    KUWAN LAMA DHAGEESAN KARO HUNQAACO AYAA KU QABANAYSA

  • @TaaroAli
    @TaaroAli หลายเดือนก่อน

    Horta j.somaliland waxay ahayd dawlad la aqoonsaday 26 june 1969 kii calankana ku dhex qaadatay dalkeedii oo leh xuduudo cayiman gole baarlaman iyo hogaamiye siyaasadeed oo ahaa maxamed xaaji ibaraahin cigaal oo doonayay shan soomaaliyeed oo ku cadaysay xidigta shanta gees leh oo gabaygii timacadena ku cabiray waxay doonayeen bulshada j.somaliland?Doorashadana iyagaa samaysan karayay lkn markii ay aragtay koongurtii oo talyaanigii ka baxayo oo iyaguna ka baqayay inay qaataan dawladii ethiopia ee reserve eriya ba hoos gaysay itoobiya ayay usoo gurmatay kana difaacday dawladii ethopia?hadaba waxaan koonfurtaa somalia waydiinayaa hadii 10 sano laydin tobabarayay oo juhdi iyo dedaal laydinku bixiyay maxaad u samaysan waydeen calan baarlaman madaxwayne oo markay j.somaliland calankay idiinla timid iskaga diidi waydeen ama loogu codaynwaayay calamada lakala sitay kii laqaadan lahaa oo loo heli waayay sharcigii layskugu biiray iyo heshiiskii labada dal ay isku af garteen iyo cida loo tanaasulay ee calankeedii ka tanaasushay iyo halka lagu cadeeyay in calankii koonfur lagaga tagay ee calanka j.somaliland layskula qaatay?

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 หลายเดือนก่อน

    Dhulkii soomaaliyeed afar guumaysi qaybsadeen wayna katageen djabuti oo cafari inaguwaheliso oo la,inoodiiday uunbaa gaar utaagan
    SOMALILAND nimaduna ma aha ENGILISH LAND nimo

  • @AbdiKheir-y1b
    @AbdiKheir-y1b หลายเดือนก่อน

    Doodu.waymaantahay.ee.balweydii.ayaa.ku.raacsan.soomaali.isaaqse.ma.sacad.muuse.iyociise.muusa.

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน

    Beenta ay ku harqinahayaan dhalinta yaryar ee aan waxba la socon ceeb badanaa ninkaani waa ku ceeboobay

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 หลายเดือนก่อน

    dayuus baayttah oo ibliis ah baataha qof soomali ahi marna madooran NFD AMA SOOMAALIGALBEED IN AY KA NOQQDAAN IN AY AY KA NOQDAAN IN AY WADAMADAAN KA MEEL NOQQDAAN
    ISAAQ HADII AAN USOO NOQNADAN ISAAQ WAXUU RABAA MARLABAD IYO MAR SADAXAA IN AY BIXIYAAN DHUL SOOMAALI. YAA BIXIYEY NFD VCIGAAL
    RISEEF EERIYAB IYO HOWD???

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwar waxan naga aamusii neefka neefku dhalay waxba ma kala oge
    Isaaq ceebtu waxba kama dhibto

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad หลายเดือนก่อน

    SCW PLEASE WAX FIICAN ILMAHA BARA TAARIIKHDAA IDIN QORI DOONTA ER GOBANIMO U HADLA BERI MA DHIMATEE IDINKAA DHIMANAYA THERE WILL BE TOMORROW KEYS KU MAAHA SHARCIYAHAN NADAAYA FADLAN
    INGRIIS IYO TALYAANI BAAD KU MEERAYSATEENE BARTA TAARIIKHDA SOOMAALI ORIGIN OF HUMAN SOCIETY BYE BIGS

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye หลายเดือนก่อน

    Bal waydii calanka buluuga ah yaa alifay dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk isaaq af qadhmuune
    Hoyadaa ina cigaal was
    Ina cigaaal ayey meel kasta la taagan yihiin

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkl war dadkani ma sidan ayey aduunka ku joogtaan war waxaas yaan la maqlin nac nac nac dooda