taariikhda dadka reer banaadiriga oo ka hadlay maxamed ali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @مختارالبافضلالحضرمي
    @مختارالبافضلالحضرمي 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah . Ilaahey kheyr ha ku siiyo wiilkeena Maxamed Cali Shiikhey . Runtii sii qiimo iyo sharaf leh ayaa u sharaxday tariikhda reer Banaadir . Reer Banaadir badigood ma maqlin tariikhdaad . ka sheekeysay .

  • @kingcamaar8689
    @kingcamaar8689 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allh qowmiyada banaadiriga ah waa qowmiyad facwayn

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 5 ปีที่แล้ว +8

    Inbu baduuda waxa soo dhaweyay waa imaanka abgaal jooji beenta booka waa aqrisanay dharka loo galiyay waa hadiyaha dhaqanka abgaal xataa imaanka abgaal waxoo u xiray ninka reer cadcadka imaday hadane magaci been been iskugu magaceyay aya lo xiray waxana jiifa jirteen doomaha qanacsi markaad keenten alaabta iran ka iman jirteen doomaha seexa jirteen kadibne imaanka abgaal ni dhahay ka soo daga doomaha ee bananka seexta kadib guri ka dhisateen kadibne waxaa bilaabteen ina caruurtina iyo xaasaskina soo wadadaan saas ku soo dagteen Muqdisho waxa jogtaan wa labo qarni lakin labo qarni ma is weydisen ya daganay ileen labo qarni waa 200 oo sano waye taariikhda abgaal ne 200sano waa ka horesa boqortoyada ajuuraan aya laka joga 300sano marka beenta caruurta u sheekeso jooji ka soo dag kumeesiga italia sujoorna ku joogte why why sujoorno ugu joogteen muqdisho hadaa muqdisho le tihin why sujoorno ugu joogteen ika soo jawaab??

    • @ahmednaasir4221
      @ahmednaasir4221 5 ปีที่แล้ว +4

      Waaba fiicantahay saad wax u sheektey hadii sax yihiin ok xal raad xamar mugulihid sida masjid guri qadiim ah tankale 1991 maxaad masjidka dumarka ugu kufsatey maxaad xamar 30 sano ugu xaartey awoowahaaga jaahil ayuu ahaa muxuu dad dhaweeyaa

    • @yahyeahmed4775
      @yahyeahmed4775 2 ปีที่แล้ว

      buuga magacii

  • @fatushjamal6217
    @fatushjamal6217 5 ปีที่แล้ว +4

    Viva reer banadiri

  • @hudaaabdulahi167
    @hudaaabdulahi167 6 ปีที่แล้ว +5

    Taariiqda aad sheegeeysaan wexeey ubadantahay ineey qoreen gaalo dooneeyso ineey soomaalida kala saarsaaraan oo kala qeeybiyaan

  • @hodanaden6681
    @hodanaden6681 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta waxa ka horeyso xamar in ledunku yimado ma tihin asal somaliy jawabtu wa maya jarer iyo gibilcadba mahan somaliy marka canadan ku qabsad canadiy yanka

  • @wardahjabarti7009
    @wardahjabarti7009 6 ปีที่แล้ว +2

    run weeyan wadankan dadkii asalka waa soo noqonaa inshaah ( saldanadiheeni dhalsho way iman boqortooyadii aqliilyoon ee ajuuraan iyo bin makhzuum iyo taariikhdeedi fogayd insha alaah ) guul guul mar uun bay gaati

    • @King-gx1jt
      @King-gx1jt 5 ปีที่แล้ว

      Sax!!

    • @Certified-k4j
      @Certified-k4j 5 ปีที่แล้ว +1

      We all the same. Somalia belongs to everyone

  • @2011BARO
    @2011BARO 8 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed Cali iyo asxaabtiisa waxan kul talin lahaa in buugaag laga qoro lana fidiyo.
    hadal keliya wax ma taro.

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    A/khadir Sakhawa-diin Sheekh Aweys Al-Khaadiri Banaadiri Maaku Xisaabtay?

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku cizeeyo
    Qalbi waaxid Allah hanaga dhigo dhamaantena

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว

    Gabar banaadiri ayaan rabaa inshaallah

  • @khalud1272
    @khalud1272 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan taariikhda aw ka beensheegay, idriisi, mascuudi iyo ibn batuuta kulligood waxay sheegeen in wadabkaas ay mareen ay ku arkeeb baraabara oo ah daf madow, oo caano iyo hilib geel ku nool.

  • @aalaamiinali871
    @aalaamiinali871 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva Reer banadiri

  • @rixannakhadar6441
    @rixannakhadar6441 ปีที่แล้ว

    Saxiix saxiix saxiix saxiix saxiix saxiix 😇😅😅😅😅😅😅😅I love you banadir 🙆‍♂️✍️

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว

    Maad sheegtid marka hore erayga Xamar yaa bixiyey. Ma taqaanid xamar markii la soo degay hashii lagu qalay la dhihi jiray xammare, waxaana qalay beesha Garjante Gardheere Samaale.
    Ku soo dhawaada taarikhda dhabta ah ee xamar.

  • @maeshhaji1300
    @maeshhaji1300 5 ปีที่แล้ว +2

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedaxmed1945
    @maxamedaxmed1945 2 ปีที่แล้ว

    Waxanahy jaranal reer banadir ah mahelikara in eey igarabqabataan walalahey

  • @SharafowQoleyda
    @SharafowQoleyda 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka 🇲🇦 ka soo jeedo been miyaa ka sheegteen waa yaab ninkaasi waxuu dhahay wax meesha deegaan reer berber oo madow iyo brown leh halkee ka keenta wax aqriso war uummadda beenta ka daay allah ka cabsi nacalla been ku uaalo😢😢😅😅😅

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan rer xamarka waxaa ka tagey badmareenadii bortiwiiska iyo farisiyinta.carab. iyo sawaxil
    Marka lama yaqan meel ay runtii galaan .dir iyo darood.
    Midna ma ahan .

    • @ajubragis6435
      @ajubragis6435 4 ปีที่แล้ว

      bortoqiiis iyaga ayaa la dagaalay ee ka adkaaday. Doqon yahow. Sooma ogid in Axmad gurey oo dilay vasco da gaama walaalkiis

    • @daarulhidaayamedia1568
      @daarulhidaayamedia1568 4 ปีที่แล้ว

      Xaasha lillah

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 ปีที่แล้ว

      Daarood ma galo samaale markaa xagee buu ka yimid!

  • @averyj5446
    @averyj5446 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer dhulkan somali baa leh, kuwii dhoof ku yimid way isgaranayaan ee iska fadhiista

  • @mymrgreenmrgreen
    @mymrgreenmrgreen 8 ปีที่แล้ว +1

    war miskinamada iska daafe yaqeey xaladoda side raban ma noqeenso......ah ni maqlan ama ah baxan...inde babaday ma la soo koowi karo....

  • @rixannakhadar6441
    @rixannakhadar6441 ปีที่แล้ว

    Somali oo dhan waa daarood ismaaciil jabarti adam khadar harti UN historia 💙

    • @ciiltireoongooye2537
      @ciiltireoongooye2537 11 หลายเดือนก่อน

      Jabarti haddii uu carab yahay,somalidu carab ma aha.
      DNA ga somalida waa isku mid kan carabta waa ka gaar SIDAA MIYAAD LA SOCOTAA?

    • @ciiltireoongooye2537
      @ciiltireoongooye2537 11 หลายเดือนก่อน

      YACQUBI SULTANATE WAY KA HOREYSEY BENADIRIGA,OO IYAGAA KU SOO DHOWEEYEY MUQDISHA.
      CHECHNIA IYO YEMEN BAY KA SOO KALA GALEEN DADKAN BENADIRIGA.
      1ST CENTURY AD WAXAA MUQDISHA KU SUGNAA YAQUBI SULTANATE.
      IDINKUNA WAXA AAD KA HADLAYSAAN QARNIGII 19aad...bal si cilmiyeysan u baadh arrinkan.

  • @maeshhaji1300
    @maeshhaji1300 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dadkan dharkoda wey sameysan jiran xata dahabka lkn dhar dadleh ayey ubixiyen Hido iyo dhaqan Ali India ayaa ladhaha iyo gambalo Magaca xata wanoga dhelen dharka qemahisa kkkkkkkkkkkk

    • @King-gx1jt
      @King-gx1jt 5 ปีที่แล้ว +2

      Haaa. Waxa lay wadaa ahlul balad aan nahay dad ilbaxsan. Adiga camal ma nihii ahul baadiya oo lamagood koo xirtaan, kajanka dhaaf

    • @King-gx1jt
      @King-gx1jt 4 ปีที่แล้ว +1

      @jakiiz jambeze warya, baadiyow lamagoodle aa tahay, xamar taariikhadiisa maxaad ka ogtahay, koyoto oo gumeysi keeni lee tahay

    • @King-gx1jt
      @King-gx1jt 4 ปีที่แล้ว +1

      @jakiiz jambeze dad wiligood hal shaaati xitaa sameysi waayin, magaal see ay uu dhisaayaan?

    • @yahyeahmed4775
      @yahyeahmed4775 2 ปีที่แล้ว

      @@King-gx1jt nio yaana laysku gafin gumaysiga ciduu keenay wala yaqanaa ee tartiibtada joog ya ku dhaho

    • @yahyeahmed4775
      @yahyeahmed4775 2 ปีที่แล้ว

      @@King-gx1jt dhismaha aad ka hadlayso hadaa asalnimo sheganaysid maa adiga dhistid oo dadka koyto ku tilaamaysid wadanka ka saartid tartiib taada noolow nio

  • @somalia4eversoma995
    @somalia4eversoma995 7 ปีที่แล้ว +3

    miskinimo badana...

  • @jeyosman1
    @jeyosman1 7 ปีที่แล้ว +1

    Intigration ma ru meysni. Illaah qowmiyad madan aas a wuuri. Haduu doono waa isku dari kari

  • @mymrgreenmrgreen
    @mymrgreenmrgreen 8 ปีที่แล้ว +1

    sidi aad ka figrden bay ni ku aqosaan kaaran sii kalle ma jirdo...

  • @ciiltireoongooye2537
    @ciiltireoongooye2537 11 หลายเดือนก่อน

    YAA LOOGU YIMID XAMAR?

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 10 หลายเดือนก่อน

      Somali ya loo gu yomid xamar

  • @crisaaqmacaani57
    @crisaaqmacaani57 2 ปีที่แล้ว

    Hadhihin banadir waxa dhada I didn't but I did it and how do I give you a lot better than you so that's not gibil cad

  • @abdisalanali6346
    @abdisalanali6346 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin weyn oo been sheekayo kan hore ma arkin

    • @ahmedjiimey8016
      @ahmedjiimey8016 3 ปีที่แล้ว

      Beenta waa tii adiga laguugu soo koriyay ee xaqa allah idin tuso Somalia waxay u toosi la'dahay waa midaas ee reer banaadir waa dadkii ka talin jiray Somalia dhulalka xeebahana degay ku dhawaad 1400 sanadood ee somalida kale halkee ku maqneed waxaad kaloo ii sheegtaa magaalo ka qadiimsan sida Muqdisho Marko iyo Baraabe