Hadal jeedintii Danjire H.E Ambassador Abukar Dahir Osman

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024
  • Hadal jeedintii Danjire H.E Ambassador Abukar Dahir Osman
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 39

  • @ismDirir
    @ismDirir 11 วันที่ผ่านมา +5

    ما شا الله لا قوة اءلا با لله

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 11 วันที่ผ่านมา +1

    Really patriotic we salute you abubakar well done !

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 วันที่ผ่านมา +3

    Ma sha allah Abuukar Baale Wadani geesi meelkasta oo ay joogto cadawga umada Soomaaliyeed wadnahaad goysay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 วันที่ผ่านมา +1

    Maha Allah you are well Educated and well knewlage person and role Model.
    All Somalian must falow you.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 วันที่ผ่านมา +1

    You are role model all of us must falow you.

  • @ismDirir
    @ismDirir 11 วันที่ผ่านมา +2

    Asc masha allah Dan jire ambassador taariikhda aad nooga sheegtay waxa aad soomartay for next insha allah iyo famligaaga shaqsinimada aad leedahay 🎉🎉

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah hambalyo illahay hana xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sbuukar baale waa ku salaansare waxad tahay nin qaaali ah❤❤❤❤❤❤

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Ambassador Abuukar Wadani dhab ah

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 10 วันที่ผ่านมา

    Adeerkey Danjire Abuukar Baale Waku salamy

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 10 วันที่ผ่านมา

    masha allah.uduceeya mudane Madaxwayne Maxamed Siyaad Bare.daacad ayuu u ahaa dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa.allah ha u naxariisto.

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e 11 วันที่ผ่านมา +1

    ASC:::❤❤THANK YOU VERY MUCH ❤ ABUBAKAR DAHIR OSMAN❤ YOU'RE VERY HONEST PERSON❤❤❤❤MERCI BEOUCOUP MIL FOIS❤❤AAD & AAD AYAA U MAHADSAN TAHAY❤❤
    DAD WAA DADKII HORE❤
    ❤WAA DAD KU DAYASHO MUDAN: ❤ABUKAR BAALE: WAA NIN SOMALI: WAX BADAN KU SOO KORDHIN KARA❤❤❤❤❤❤❤
    ❤SOMALIA NABAD ALLAHA KA DHIGGO❤ AAMIIN❤AAMIIN❤AAMIIN❤.

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 11 วันที่ผ่านมา +2

    abukar baale iyo teamkiisu shaqo badan bay dalka u qabteen

  • @rocky4066
    @rocky4066 11 วันที่ผ่านมา +1

    Abhukar baalle waa waddani qiimo badan shacabkiisa iyo dalkiisa jecel noolow

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o 9 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah ina adeerkey waa nin xawadle ah oo wadani nimada halka buu ka keenay walee aqoon iyo dadaal buu natusiyay waana nin mudo aad udheer kujiray shaqada

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 วันที่ผ่านมา +1

    Well done

  • @xaliimasacdiyo4679
    @xaliimasacdiyo4679 10 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah waxaa jira oraah carabi ah oo micnaheedu yahay weelwalba wixii lagu shubo yaa kasoo duxa .allaah haku barakeeyo.xalaashu waa shey wanaagsan

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 11 วันที่ผ่านมา +2

    Somali waxay u baahantay dad Abukor baale oo kale ah oo wada
    Niyad iyo karti leh

  • @somaliparents2879
    @somaliparents2879 5 วันที่ผ่านมา

    Allahayow Soomaaliya sharafteedi iyo haybaddeedi inoo soo celi

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 วันที่ผ่านมา +1

    Mr Baale
    Madaxwaynaha mustaqbalka ee soomaliya

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hada waan ficanahay Ohio waa soo toosnay mr baale

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 11 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you bro , god bless you. You are a legend.. you deserve to be our president and get rid all corrupted ministers, members of parliament. The worst😂and the gready corrupted , ganf leader MR XSM coward.
    Bro you are the vest man.

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 วันที่ผ่านมา

    Wadani dhab ah abuukar baalle alaa macaak.

  • @subanschannelwelcome1110
    @subanschannelwelcome1110 10 วันที่ผ่านมา

    Guletst❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 11 วันที่ผ่านมา +1

    Well done❤❤❤😂❤❤❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 10 วันที่ผ่านมา +1

    Abuukar baale fadlan aan Xassan’s kugu bedelno

  • @aliabdurahman2204
    @aliabdurahman2204 5 วันที่ผ่านมา

    Good man

  • @daahir1340
    @daahir1340 11 วันที่ผ่านมา +2

    Alla hooyadadaasi xalaal cunbeyna aheyd

    • @daahir1340
      @daahir1340 11 วันที่ผ่านมา +2

      War hooyadaasoo kle ayaa larabaa allow ku dhowr,bal danjirahaasi sidhu ummadda utixgelinayo u jeedo mahadsanid mudane

    • @daahir1340
      @daahir1340 11 วันที่ผ่านมา +1

      Ambasadorku ummadda horuu ka harsanyahy alleweyni ha ku dhowro

    • @daahir1340
      @daahir1340 11 วันที่ผ่านมา +1

      CDhakaar waninkii jaangooyey arimnaha dibbadda ee Somalia

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 10 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso!

  • @Salwe
    @Salwe 6 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu in badan ma yaqaanaan midabka calankooda, hadda calanka ka muuqda meeshan midabkiisa sax ma ahan.

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 5 วันที่ผ่านมา

    ilaahey ha kula qabto

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 11 วันที่ผ่านมา +1

    Ampassador Abuukar Baalle Allah Yacizak

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 10 วันที่ผ่านมา +1

    A Baalle
    Shaqo wacan ayaad qabatay
    Waliba dacdadii
    Matabaan .looga celiyey
    Ciidanka Itoobiya looga celiyey
    Sida Aad golaha loo dhanyahay
    Ugu sharaxday Itoobiya deg deg halooga saaro dalka 7000 kun oo askari. Iska baxa hala dhaho
    Hadii taas lagu dhiiran waayo
    Dadka haloo sheego

  • @user-cz1vw7yl9l
    @user-cz1vw7yl9l 10 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad u rumeysay doorka dumarka ay soomaaliya kaga jiraan soo badbaadinta dadkooda

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 10 วันที่ผ่านมา

    Dowladdii noocaas ahayd ayaad aflagaadeysaan