ความคิดเห็น •

  • @mariamhersiulusow4522
    @mariamhersiulusow4522 4 ปีที่แล้ว +26

    Mahadsanid ilhey waxaan kaga baryaye inad nabigena suban scw aad riyo ku aragtid amiin yaa rabii

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 11 หลายเดือนก่อน +1

    ilahow nabig suban scw riyo igu tus ❤

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Yussuf1976
    @Yussuf1976 28 วันที่ผ่านมา

    Asalamu Aleikum. Riyada hadiyada kitabka quranka iso fasir walal

  • @fartunahmed4780
    @fartunahmed4780 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnshalah walalkey jazakalah

  • @fahandeeq8278
    @fahandeeq8278 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan ku riyooday wiilka aan jeclahy ama xiriirka ila dha xeeyaay oo aan in mudu ah isku dhacsaneen asagoo ii keenay hadiyo aad u badan waxana hadiyadaas kamid ahaa ubax quruxbadan baraafuuno cataro iyo maro uu asaga lahaa anigoo aad u faraxsanaa markaan arky hadiyadaha uu ii keenay wiilkaaas maxay noqon kartaa riyadaaas shiqow laha kubarakeeyeeh

    • @fahandeeq8278
      @fahandeeq8278 ปีที่แล้ว

      Shiq adoo mahd San riyadaan ii fasar qoral ahaan mhd said

  • @caraale99
    @caraale99 ปีที่แล้ว

    ألهم سل على أشرف أنبياء والمرسلين سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @halaofficial5811
    @halaofficial5811 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll ifasir riyada mobilka oo biyo iga dhacay wll qof single ahy

  • @fahandeeq8278
    @fahandeeq8278 ปีที่แล้ว

    Shuran wll alha kubarakeyo

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا شيخ

  • @AmoulaAfrah
    @AmoulaAfrah 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday macalinkeyga oo iisoo dhiibay dirac balse aanan garanayn siday gurigeena kutimid . Balse gabar dumashidey ah oo aan macalinka aqoon ulahayn ayaa ii keentay dirac uu iisoo dhiibay macalinkeyga . Macalinkana waxba igalama dhaxeeyan aan ka ahayn inaan ahay ardayadiisa . Sidookale waxaan ahay gabar aan laqabin balse xiriir kale ayaan kujiraa .
    Tolow maxay tahay?

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kuriyoday nin an aqano ee ileh hadiyad dhar an kukenirabay Wana kaacabsaday cml Mana laiqabo iifasir

  • @arfihared7973
    @arfihared7973 4 ปีที่แล้ว

    Wllky wan ku salamay wllky waxan ku riyooday anigo ciidan ona ordi la ciidanka dhan wan ka danbeyaa wa maxay riyadaas

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخ

  • @nashaadruun315
    @nashaadruun315 2 ปีที่แล้ว +1

    Alx waan kuriyoodey sxptayda iyadoo hadiyad isiinayso

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waxaan ku riyooday

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 💕💚⁦❤️⁩💚 صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم،💚💚💚💚💚💚⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩💚💚💚💚💚💚

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xikmaawi4274
    @xikmaawi4274 ปีที่แล้ว

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @munaxasan3968
    @munaxasan3968 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scwscw scw scwscw scw

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 ปีที่แล้ว

    Màsh Allah