DEG DEG Galmudug Oo Sheegtay In Dowladda Dhexe Hubka Wadatay Ayna rabtay in Galmudug Lagu Kaladiro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 หลายเดือนก่อน +2

    Wariye su.aashaas dib ugu Noqo waayo Hubkaas xalay buu Togdheer xulay Balanbale. Dhabad .saaxo galdogob. Galkacyo iyo deegaamo kale bàa maanta lagu iiibsanayey isagoo Riqiis ah [Qiimo jaban]
    Xagee laga helayaa

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 หลายเดือนก่อน +2

    Hubkani gacan shacb ayu galay,mana soo noqonayo ,wa habeenkii xalay ahaa ee tegay,fashilka tuug gurguurte wa guusha shacabka somaliyeed. allahu Akbar.

  • @namiup0274
    @namiup0274 หลายเดือนก่อน

    War ilaahay ha laga baqo hubkii halasoo celiyo

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 หลายเดือนก่อน

    Ciyaartaa bal maqla itoobiya iyo dawlada dhexe hoprmay hub kala iibsadeen haddiise dawlada ku lug leedahay intaa way xoogbadnaa lahaayeem

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 หลายเดือนก่อน

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Faramaajo dadkiisa ayuu ethoopia uga soo toogay mareexaan sheekada weey dhamaatay

  • @user-ui1mx8cl7z
    @user-ui1mx8cl7z หลายเดือนก่อน

    Hello

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey oo ka gabacsada hub hore oo farabadan ayuu dalka soo geliyey oo shacabka ka iibshey waa suuqa uu ka faaiido

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Kani wasir miya .mise wa nin qabil

  • @namiup0274
    @namiup0274 หลายเดือนก่อน

    Cawaantii wadanka hadii hub gacanta ugalay qatarteeda ayey leedahay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Hunku hsdi xita u aha kontora ban kuwa dhacayna wa tug wana in laga so qabta hubkas

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    CIIDAN DANAB LA DHAHO OO WEERARI KARA SHACABKA WAQOOYIGA G.GUDUUD, WELIBA LA DAGAALAMA OO LAAYA WIXII KA SOCDA DAWLADA XASAN DHIIQO.HUBKA WAXAA ISKA LEH NINKII GACANTIISA AY KU JIRTO.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaa danbe hadalkiisa waan taageersanahay dalka oo dhan waa in kacdoon looga soo hor jeedo hassan sheikh laga bilaabaa soomali qabiil qabiil buu isugu hubeeyay dalkana rajo kama laha hantidii qaranka wuu gurtay qabiilka aad doonto ka soo jeed soomaliya way ina wada deeqdaa mustaqbal baynu u rabnaa caruurteena waa in aynu meesha ka saaraa kooxdan mafia ah ee ina qabsatay reer caabudwaaq iyagana waxaan leeyahay hubkaas xakameeya idinkuna ku kala nabad gala qabiilada walaalihiin ee aad isku dhacdeen yaan loo isticmaalin hubkaas oo is weydiiya waxa aad ku dagaalamaysaan ee wiilal soomaliyeed inooga dhimanayaan labada dhinacba nin siyaasi ah oo tuug ah is weydii waxa kaa soo gelaya ee qaranimadeena diidan dhiigeenana ku macaasha soomaliyeey indhaha kala fura soomaliya chapter 7 baa la gelinayaa dalkana amxaaro iyo balaayo aynaan iska furfuri karin buu gacanta u gelayaa hassan shiekh baana hawshaa u fududaynaya bal eega waxa dalka ka socda waar miyaanay inagu hadhin wax caqli u saaxiiba dalka ruwanda oo gaalo ah 1 milion oo qof bay iska dileen hal maalin bay is wada cafiyeen mantana tusaale ayaa loo soo qaata horumarka ay gaadheen alow somali badbaadi nacalaa qabiil ku yaala

    • @IsmailMohammed-v5w
      @IsmailMohammed-v5w หลายเดือนก่อน

      Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Halagu Kala Tago Warkan Raqiiiska Ah Ma Soconaayo Somalia Wax Jiro Mahan Laguma Daynayo Somalia Nima Islmam Nimada Baanu Ku Kala Badbaadi Karnaa In Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Lagu Xukumo Qifka Muslimka ah Dhiiiigiiisa Xaraam Yahay Lagu Mutaysanaayo Naaar Hadad Gardaro Ku Disho

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 หลายเดือนก่อน

    Wixii xalaal kugu soo galo xalaal ayay ku yihiin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Midkani nadam masul kuma hadlin e dadki ka danbeyay in hubkan la dhaco ayu ka mid aha

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Farmajo khainu wadan tug ah ayu aha