MALABKA HA CABIN QATARTIISA AYUU LEEYAHAY HADII AADAN GARANEYNIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @Joker-ev8hv
    @Joker-ev8hv 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Shukran qali

  • @WalashoodIntawalan-dr6xb
    @WalashoodIntawalan-dr6xb หลายเดือนก่อน

    Wll anaga beer xanunka aa qaba ma isticmali karaa

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Asc bariida ahaa gabar wanaagsan quruxleey maashaa alaah waa ku taageeraa

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว

    Bariira walaalo kheyr badan. Alaah. Ha ku. siiyo. Waxan waligay ba raadi naayay ayad manta. ii shegtay.

  • @fadumogele2163
    @fadumogele2163 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah barira dacad nimada ayaan ku jeclahay wayo wax yabo badan ay noso gudbisey ani wan ka faidey shukran walashey jisaka lah

  • @xulkasomalitiktoker7125
    @xulkasomalitiktoker7125 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah thanks sweetie 🌺💕

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Abayamacan shukaran ❤️♥️💐

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallh mashaallh abayo

  • @iqraahmed7133
    @iqraahmed7133 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bariiro.ani gaasa qaba .hadan sida shegtay u isticmalo wan xanunsana .biyo maku qasan karaa abayo ..mahdsnd

    • @ashashego3474
      @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว

      Gabar aan saxiib nahay afka ma saari karto malabka wey matagey sariir ayeey korey even hadii ey biyo ku darsato. She's allergic to it lakinse weligey ma maqlin dumarka malabka cuno ma dhalaan AlhamduliAllah weligey aan jeclaa every morning aan rooti ama muuffo ku cunaa. A

    • @ashashego3474
      @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo ku dar dadka sokorta qabo yeeysan 2 qaado ama 3.cunin

    • @iqraahmed7133
      @iqraahmed7133 3 ปีที่แล้ว

      @@ashashego3474 haa abayo wa sax abayo ani biyo hadan kuqasto wan isticmali kara.waa daawo leskuma heesto lkn waa ina isticmalkisa taqan sey abayo bariro shegtay .mahadsnd

    • @muhuboaden9436
      @muhuboaden9436 3 ปีที่แล้ว

      @@ashashego3474 n

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 2 ปีที่แล้ว

    Maansh allah keep going abaayo

  • @daryeelnaftaada1769
    @daryeelnaftaada1769 3 ปีที่แล้ว

    Thanks xabiibati 😘

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Canjeero ayeey ku cuntay sxbteey cida igu salaan

  • @hennadesigner6318
    @hennadesigner6318 3 ปีที่แล้ว

    Wixii aan rabay hada sodhigtay

  • @user-ys8jy4fe2j
    @user-ys8jy4fe2j 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abayo

  • @user-qb1jp1hl8m
    @user-qb1jp1hl8m ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @shamsohassan3392
    @shamsohassan3392 ปีที่แล้ว

    Thypoid ka mlagu daaweyn kara aniga marka isticmaalo aadu iidhiba xita kligis mcunikaro 2 qaando ayaan glass biyo kuqasa 🥺

    • @shamsohassan3392
      @shamsohassan3392 ปีที่แล้ว

      Sidokle gaasna waa qaba barida idaha aya laikeny hada cuno asna sidi buu boga ii xanuna🥺🤷‍♀️

  • @lajecleyda3762
    @lajecleyda3762 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhiiga caado oo aan joogsaneynin kasoo hadal hada kahor wan arkay ado kahadlayo wu iga dhumay video please

    • @hennadesigner6318
      @hennadesigner6318 3 ปีที่แล้ว

      Anigana suashan ayn wata wllo

    • @nahlaabdi2726
      @nahlaabdi2726 3 ปีที่แล้ว

      Wllo dhakhtar utag ani buu mar igu dhacay kiniini buu isoo qoray wuuna iga istaagay waxaa la dhahaa xanuunkas dhabar furan

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Sax beentaa ma ahan waa soo ridaa ilmaha aniga ayaa arkay

    • @hafsaabdiqani1136
      @hafsaabdiqani1136 ปีที่แล้ว

      Wllo ani waa cunaa 3 bilood ahay ee muxuu iyeelayaa

    • @AsmaMaxamed-u4i
      @AsmaMaxamed-u4i 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@hafsaabdiqani1136 ma dhashay hada😊