ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Fadlan Like & Subscribe lana wadaag dhalinyarada ka faa’idaysan karta!
😂😂😂😂😂 laakiin waa ragga kaliya somahan dumarka maya😂😂😂😂😂
@@farhiyahaaji5024 Gabdhaha waaku daraynaa inshaAllh fikradaha Sanadka soo socda
@@ZakariyeCaawiye thanks shugran walaalkey qaali mahadsanid
Wattpskaa away
Asc midka QiMajabaN Miyan LahelikariN bro
m.a wa mahadsantahay ustaad runtii aragti ahaantayda waxaan u arkaa arin wadanka ka shaqaynaysa dhaqaale fiicana so xaraynysa dhalinyro badan oo asxaab nahay ayaan islamarkiiba usii share gareeyay mahadsanid ustad zakariye abdulahi 🙏
Ilaahow noo dhawr wiilkan bacda biyaha dhaamka waan u baahnaa wlhi mar hadaan rabay inaan agriculture ka dalka ku soo biiro
Legend sakariye thanks bro
Mahadsanid, khayr Allaha ku siiyo ustaad zakariye.
Asc wll ganacsi habluhu bilaabi karaan oo alabta dumarka ahyn nala wadag oo lacag yare lagu bilaabayo❤
Thanks wll, wan la dhacay fikradaas.
Mahadsanid ustaad zakariye dhiira galiyaheena hanaga daalin wan kula soconaa
Aad iyo aad mahadsanid wll sakaria
Sakariye khayrka allaha kuu badiyo Sidaad dadka khayrka ula jeclaatay baarakalaa fiika
Jaza'akallahu khyr wllo waxbadan ayan kaa faaiiday mahadsanid🙏
Thnk you pro xagee kadalbanaaa
جزاك الله
Thank you zakaria
Asc wad mahadsanid fikrada hada qaaliyga ah wan dawada vid dhaman. Aad waxa isoojita sida ad ugu soobadhitid wax yaalo Jaban oo faaido badan❤
Mahadsanid wllo wax badan waa kaa faaidnay wll mashiinkan kuma shaqayn karo oo gabadh baan ahaye wll fikir kaloo 100dllor lagu bilaabi karo ii sheega idinkoo mahad san 🙏
Thanks wll sakariye aad aad umahadsantahay wllky
Thanks bro
Asc wall sakiriye waankusalaamay
Ninyahow waad idhiira galisaa wax badan baa kafaidaa❤❤❤
Wll aad baad umahadsantahay ganacsiyada mishiinada aad utaageeraa inso badi wll
Mahadsanid wllkay
Aac wlle iishheeg sidaaan ku waxaan ku bilaabayo
Masham allah
Jasaakal laahu khayr
SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM
Machallahh
Walalo waad mahadsantay
Ok
Baytare mawataa sakria
AscMagacaygu waa NASIR Qofkii joogaQurbaha doonaya inuu dalka kulaabto Haysta lacag dhan sodon ilaa konton kun oo doolar ubaahan inuunan qurbo danbe ku soolaabanin marka figrad guulaysata igu caawi fadlan
I'm ready to do this ☺️
Go ahead guul baan kuu rajayn walal
Asc wll sakariye waad ku mahadsantahy fikradaha iyo macluumada aad nala wadaagto wll waxa kasoo hadashaa shirkada qabata adeega qalin jabinada horey aya video oga sameysa balse waan arki waayay fadlan nala soo wadaag thanks
Ad baad umahadsantahay walaal
100 gaadid ah * 12$ = wa 1200$ ustaad
Sxb wxn ubahanahy water pump cad ceda ku shaqenaya awodna leh warabina kra beer wyn plz igu cawi qimahisa iyo sida ugu fudud laygu keni kro
100×$12 waa $1200 hadii 100 gaari mariso walaa hadii 1000 gaari dhaqdo nh waa $12000
Waad mahsantahay
Wll waxan jeclayy inan ganacsi bilabo waxlacagana mahayo iso duceya wllo ale darti😊
Waxaad jeceshahay oo kheyr ah alle haku siiyo Walaal ❤
Machine ka Xagee laga helaa wall somaliya melaha laga helo iso sheg
Xagee ka helayaa wll?
Wllo zakriye waan ku salmay wllo waxaan haysaa 1000 dollars ah waxaan rabaa in aan dharka dhalinyara dalbodo wllo is gaar ah halkeen kaga soo hgaagi karaaaa
Koronto miyu ku shaqeynya wall zakariye
Waaad mahad San tahay wll
Sxb xage laga heli karaa wadanka
Asc wll xagee lagahelaa
Bajaajta malagu nadiifin kara sakariye anaga bajajta nagu badane
zakariyo waxn codsan lahaa mootoda 2 lugaleyda 3lugaley dhulka soomalida waa ku qaali marka Turkish warshadihisa nooga soo warbixi
Hawshaadu madhalinyaro basically hooyooyinka meeye balnoosoosaar
waan
Tanks
Maashaa Allaah
Thanks wll
You most welcome walal
Aaad baad umahadsantahay
bravoo
🖐
Whatsapp kaga wxuu I leeyahy invite micnaha ma shaqeenayo mxa qaldan
Sakariyow nio waxaan rabay shaqo badan inlay qabto Green Hose iyo mashiinka calafka maana idinka helin hadal iyo howltoona
Waxaan rabaa inaan ganacsiga berahaa aan bilabo yaa ilaa bilabayo oow fikiir isguu darsana
Intee joogtaa wll
Sido kale aad ban u danaynayaa inan helo qof beeraha danaynaya
@@foosshiikh9711 mogadisho Walaal
@@alihaaji6737 well come bro
Mahad sanid Ustaad sakariye
Sakariyow qalabkan mala dabaynaya mise korontada haduusan xadhigu ugu jirin ma shaqaynayo
Sxb laabta dhalinyaradaa degtay
Qofki nugu horayayban noqdo
Bravo 👏
Dhalinyaro hala shaqeeesto
Toolka ali baba maa laga dalban karaa mise wadanka wuu yaalaa
Fadlan Like & Subscribe lana wadaag dhalinyarada ka faa’idaysan karta!
😂😂😂😂😂 laakiin waa ragga kaliya somahan dumarka maya😂😂😂😂😂
@@farhiyahaaji5024 Gabdhaha waaku daraynaa inshaAllh fikradaha Sanadka soo socda
@@ZakariyeCaawiye thanks shugran walaalkey qaali mahadsanid
Wattpskaa away
Asc midka QiMajabaN Miyan LahelikariN bro
m.a wa mahadsantahay ustaad runtii aragti ahaantayda waxaan u arkaa arin wadanka ka shaqaynaysa dhaqaale fiicana so xaraynysa dhalinyro badan oo asxaab nahay ayaan islamarkiiba usii share gareeyay
mahadsanid ustad zakariye abdulahi 🙏
Ilaahow noo dhawr wiilkan bacda biyaha dhaamka waan u baahnaa wlhi mar hadaan rabay inaan agriculture ka dalka ku soo biiro
Legend sakariye thanks bro
Mahadsanid, khayr Allaha ku siiyo ustaad zakariye.
Asc wll ganacsi habluhu bilaabi karaan oo alabta dumarka ahyn nala wadag oo lacag yare lagu bilaabayo❤
Thanks wll, wan la dhacay fikradaas.
Mahadsanid ustaad zakariye dhiira galiyaheena hanaga daalin wan kula soconaa
Aad iyo aad mahadsanid wll sakaria
Sakariye khayrka allaha kuu badiyo Sidaad dadka khayrka ula jeclaatay baarakalaa fiika
Jaza'akallahu khyr wllo waxbadan ayan kaa faaiiday mahadsanid🙏
Thnk you pro xagee kadalbanaaa
جزاك الله
Thank you zakaria
Asc wad mahadsanid fikrada hada qaaliyga ah wan dawada vid dhaman. Aad waxa isoojita sida ad ugu soobadhitid wax yaalo Jaban oo faaido badan❤
Mahadsanid wllo wax badan waa kaa faaidnay wll mashiinkan kuma shaqayn karo oo gabadh baan ahaye wll fikir kaloo 100dllor lagu bilaabi karo ii sheega idinkoo mahad san 🙏
Thanks wll sakariye aad aad umahadsantahay wllky
Thanks bro
Asc wall sakiriye waankusalaamay
Ninyahow waad idhiira galisaa wax badan baa kafaidaa❤❤❤
Wll aad baad umahadsantahay ganacsiyada mishiinada aad utaageeraa inso badi wll
Mahadsanid wllkay
Aac wlle iishheeg sidaaan ku waxaan ku bilaabayo
Masham allah
Jasaakal laahu khayr
SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM
Machallahh
Walalo waad mahadsantay
Ok
Baytare mawataa sakria
Asc
Magacaygu waa NASIR
Qofkii jooga
Qurbaha doonaya inuu dalka kulaabto
Haysta lacag dhan sodon ilaa konton kun oo doolar ubaahan inuunan qurbo danbe ku soolaabanin marka figrad guulaysata igu caawi fadlan