#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • ‪@farxiyotawakalfamily2926‬

ความคิดเห็น • 116

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 10 หลายเดือนก่อน +39

    Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ☝️☪️

  • @hudacalixasan5990
    @hudacalixasan5990 29 วันที่ผ่านมา +1

    M.a allah wll allah haku xifdiyo Ahmed iyo marwadi Ahmed ❤

  • @hamdifarah3863
    @hamdifarah3863 10 หลายเดือนก่อน +7

    Asc xbbti farxiya anigana USA 🇺🇸 ayaan kaa daawadaa maalin iyo habeenba waan ku shaqeeya sheekooyinkaada hadii aan shaqada guriga qabanaayo iyo hadii aan ka soo shaqaynayo banaankaba Masha allaah waxaa tahay dhiirigalisadayda waxaa tahay qof aan jeclahay illaahay haku xifdiyo xbbti❤❤❤❤❤

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 หลายเดือนก่อน +18

    Waxnu ohin indhuhu nacasadan manta waanu farxny Alx Ahmed Alla ha ku barakeeyo gurigaga sawjadada Awlada iyo walidka islnta Ayaada Ahna Anakupa waa haprnay Alx farxd Bay ku dhamaty hooyo xumn ka ma Ahne garp mahysan sorr hooyo Adina kolpa wax ka shene

  • @asma-k3d1p
    @asma-k3d1p 10 หลายเดือนก่อน +16

    😢😢wlh wa qiso xanuun badan ilahy waxan ka baryaya Ahmed iyo xaaskiisa inu ilahy isku barakeyo awlaad kuwo wangsan oo bariya ha uga dhigo

    • @ubahfarah3135
      @ubahfarah3135 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaaamiiin yaa rabi ❤

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 10 หลายเดือนก่อน +4

    Msha allh dhibta so martey wllo dheef buu illhy naxaris badane kugu badaley illhy noloshas haku barakeyo wllhi qiso iiga xanun badn ee an daawadey majirto Guuleyso wllo ahmed✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ax ax 😢😢😢😢😢 qisada axmed waaa xanun walhi subxana allah aamiiiiin aamiiiiin ❤❤❤❤😊

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 10 หลายเดือนก่อน +10

    Axmed. Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤ waan faraxsanhy xaqiq di aduun ka samir ayuu rabaa. Abowee Allah kuu barakeyo noloshaa aqiro jaano aduun ka farxad iyo bararo kuu jiir

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน +5

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 10 หลายเดือนก่อน +10

    ❤❤❤❤❤❤❤hambalyo axmed إن مع العسر يسرا 😢😢😢😢

  • @mwluhzaysalt
    @mwluhzaysalt 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allaah Ahmed maanta waafarxad Alxamdullaah ❤❤❤❤

  • @canabmaxamuud6990
    @canabmaxamuud6990 10 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha alah manta wa farxad axmad guuul ❤❤❤❤

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 10 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allaha Ahmed wax kasta ow somaray hada wa guulestay masha allaha 💙🌷

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah Mashallah Mashallah Allah hku xafidiyo walakey ashamed amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @Sagalhajijirde
    @Sagalhajijirde 10 หลายเดือนก่อน +4

    Allah Mahad leh qisada axmed aad Iyo aad ayey ii taabatey weliba qaybtii shalay oohin Iyo murugo badan ayaan dareemay , hadaan dumar nahay mid baan idiinkula talin lahaa in ilmaha Iyo waalidka idiin soo muta ilaahey dartii u daryeeshaan oo kuwiina oo kale ka dhogataan ilmuhu waa kuwaaga oo kale waalidka waa waalidka oo kale wey ku soo muteene hoos ha fiirinina ,naxariista ha ka tegina si allah swt idiinku naxariisto, aduunku waa maalmo kooban oo imtixaan ah allah ha laga baqo xaalad kasta Iyo goob kasta nafteyda Iyo tiinaba waxaan ku waaniyaya inaan ka fogaano xaasadka , xumaanta Iyo naceybka faraha badan waxaasi waa camal sheydaan allah ha inaga dhigo shamaanteen kuwa alle dartii wanaag u falaya xumaantana uga tago.
    Farxiyana waad mahadsan tahay sheekooyinkaaga waxaa ku jira ku cibro qaadasho Iyo ogaanshaha waxa hareeraheena ka dhaca oo Anan ka war qabin, allah swt ha na asturo dhamaanteen..❤

  • @ashacuud7234
    @ashacuud7234 10 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha Allah ahmed

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤

  • @Laki2017
    @Laki2017 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah waan u hanbalyeynaa ahmed Iyo xaaskisa allah haisku barakeyo

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh la tura la tuga aya maqli jiray ayado tuna waa tanaa❤❤❤

  • @user-kj7vk2vl5t
    @user-kj7vk2vl5t 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ax wa qiso xanun badan axmed yare guuleyso wll❤😢

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 10 หลายเดือนก่อน +6

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah shukrn

  • @Beliiina143
    @Beliiina143 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada ahmed ilinta waa iga dhameysat manta😭🥺ahmedow rerkaga allaha kuu barakeyo apowe❤

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 10 หลายเดือนก่อน +5

    Warwalaaley nin wngsan san uradinayay wali mahelin lkn manta axmedaa ii imaday wllo mariyo aankulaqabsado wlhi kan nin boqor waaye intaas kaftanwaye ana iisoduceya ina allah sajkhyrqabo isiiyo gabar walaashiina ayaan ahee waaramadaane axmed haltalo kusiinayaa kaw allh umahadceli rabigaa kabaq kuxirnaw wad liibaani Insha allah wnhubaa xaskaaga ciyaalkaaga waa bil barakaysane allah kuuxiftoyo allah kaga qabto cadawga

  • @NastexoAxmad-p9u
    @NastexoAxmad-p9u 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah shalay waa oyay mantana waa farxay Alx ilahey haku barakeyo xaskaga iyo carurdada abwe ❤

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ahmed allahkubarakeeyo adi iyo awlaadaada

  • @SumayoAli-sh8tv
    @SumayoAli-sh8tv 10 หลายเดือนก่อน +7

    Wllo ahmed adun iyo akhiro alle haku dhoro❤

  • @fatimajelle6370
    @fatimajelle6370 10 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 10 หลายเดือนก่อน +6

    Wcs abaayo farxiyo guulleso ❤

  • @FaadumoMacalin-b5s
    @FaadumoMacalin-b5s 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ahmad waxaa la dhahaa odaygeeyga walhi waa qof aad u fcn karts badan ad adag inkastoo naago badan yhy magacaas aad ayaan u jeclhy waxay u badan dad qalbi wanagsan dagan caqliga u saaciiba ilaahay aniga iyo xaajigayga hana isku been barakeeyo noosoo duceeeya intii umad islaana sidoo kale Mr ahmad I love you walhi si saaida😢❤❤❤❤

  • @shamsociise478
    @shamsociise478 10 หลายเดือนก่อน +10

    alxm calaa kulu xaal wlhi shekada axmed wanla ooyey calool xumo lkn waa uuka baxay hooyada axmed awalba ani wan malaynaaye in dhibaato kukalifi karto dayaca wiilkeda marka gabdhow hadii ilmihiina agon allah kadhigo ayaga udhabar adayga oo korsada nin aan idinku rabina uga go.a ilmaha dartood allow maa kaligiis kugu ahaado hal agoon oodacad ukoriso aka khayr badan 5kle oo agon miskin ah udayac milahaay marka allaha udambi dhaafo dhaman walidiintena dhib ayey darteen uso mareene

  • @mustalifafarah-rh4xs
    @mustalifafarah-rh4xs 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah iskuwara jeceyl naxaris kalsoni buxda awlaad bariyaal cafimàd qaba jeceylkina hawaro wadajir noqda waligina inshallah kuwa walidka ad u xaririyi allahanigadigo kawarqaba walidkina

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah axmed alle haku barakeeyo

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh Abyo ❤❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah alle ha usiyaad sho axmad nimcada

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maariya allah kuxiftiyo Axmed daryeel wnkubaryaa axmed nin uun ma aha waa boqor ax ax wlhi xisada axmed wn la ooyay mariya 😂😂😂😂 wnkuwataa

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 10 หลายเดือนก่อน +4

    Inalilahi wainna ileyhi rajicun hoyadis hooyo xun maeheyn lkn cadab adun ayay kujirtay baniadamka qarkod wa wuxush habartas wilkas yaro agonka ah sida ugashay iyo habarkas xun oo asagana uquriwayay wiilka yaro miskinka inay hooyadi korsato ilmahisa kala mid dhigo ma baniadamba kuwas hada wana somannahay kuwas waxa an kashegnay ilaheyow hanoqabanin dhibatada ay cunugas ugeysatay aya carurtedi dabargoysay oo mel idla eh dhigtay halki uguronayna kanafeysay subxanallah

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 10 หลายเดือนก่อน

      Hoyada cudurdar ma haysato wilkeda ayada dhashay wa agoj ninka hadu rabin may la baxsato o xata qoxoti la gasho ama xata la tuugsato marki danbe sow wilkeda qoxoti ma gayn maxay ilmo kale u si dhali away masuliyadi ak
      Allah saray e walidnimo

  • @CaaishaMacalincabdi
    @CaaishaMacalincabdi 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah waakufarxay guushah axmad farxiyo adigah neh wamahat santahay❤

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 10 หลายเดือนก่อน

    Inamada😢soodaya😢arinkoda😢mashallah alaha ku xafido family ❤❤❤❤ramadaan Mubarak dhaman soomaliyey ❤❤❤❤❤

  • @haliimomahamed9907
    @haliimomahamed9907 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alxd axmed illhy ha ku barakeeyo

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 10 หลายเดือนก่อน +5

    Axmad abowe qali wiil fiican aa tahay illahey Haku xafido aamiin yaarabi 🤲 ❤😢😢😢

  • @HaawoAbdi-q4x
    @HaawoAbdi-q4x 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh ❤😊

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abaayo ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wow Ahmed iyo Maariya isku magaalo baan deganahay Minneapolis, MN. Walaahay Aad baan uula murugooday qisada Axmed anigu qisada caruurta aad baan uula xanuunsadaa islaantaas ilaahay aduunka haku ciqaabo kuba ciqaab oo wakaas kansarku ku dhacay alxamdulilaah ilaahay nolol qurux badan kusiiyey sodogaa iyo ninkii kusoo caawiyey iyo dumaashidii xariga kaa furtay ilaahay ayagana ha u gargaaro waa dad wanaagsan laakiin ninkii qumayga ahaa oo hooyo qabay xagee ku dambeeyey silic u dhimo dheh asna hooyana Aad baan uugu xanaaqay ninkana inay ilaa xadkaas ka baqdo maahayn laakiin Maskiin bay ahayd kolay alxamdulilaah aakhirkii farxad

  • @FaadumoMahamuud-mw5tu
    @FaadumoMahamuud-mw5tu 10 หลายเดือนก่อน +1

    abaayo macanto aamiin aamiin aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaah ❤❤❤❤❤

  • @Safaabdimualim
    @Safaabdimualim 4 หลายเดือนก่อน

    Alx waxan lacalol xumadeyy farxad ayay kuso dhamate alx adban ugu faraxsanahy axmed gushiisa faraxad kuwara abid❤

  • @Xuriyo-s8j
    @Xuriyo-s8j 10 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi axmad ilaaha badbaadiyay 😢sababtooah ninkii lakufsado qaniisiinta awkubiiraa ama ninkale awnaag unoqdaa axmad noloshu kuma xumayso adeer😢

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 9 หลายเดือนก่อน

    Legend says ahmed is now a graceful king and dad❤❤

  • @shadiyamuqtar
    @shadiyamuqtar 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ala muxu dhibmaray ilahy haku bogo dhahyo😢❤

  • @SagalArts-r7z
    @SagalArts-r7z 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alla xanun badanaa😢😢😢😢

  • @asliabdullahisaced2945
    @asliabdullahisaced2945 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Aamiin yaarabi

  • @MunaMohamed-e8l
    @MunaMohamed-e8l 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 10 หลายเดือนก่อน +6

    Aminnnn

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 10 หลายเดือนก่อน

    Waw masha allah ahmed isku magalo ayaan joganaa ❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah axmed Allah ku barakeeyo

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allah cadaabo markaydhahdaba aamiin dhahayay😂😂😂 wlhi tasaa alaw hanabadin

  • @Maxameddeeqodagan
    @Maxameddeeqodagan 10 หลายเดือนก่อน

    Ma allh axmde ❤❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abaayo macan

  • @Xalimo-wu2pg
    @Xalimo-wu2pg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah Ahmed 🥹

  • @DeeqodeganLuula
    @DeeqodeganLuula 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs habo anigaa saaka u horeeya

  • @nastexaaabukar5652
    @nastexaaabukar5652 10 หลายเดือนก่อน +6

    axmad shekadisa wala damqaday wlh 😢

  • @sacdiyaxussein
    @sacdiyaxussein 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh wa qiso xanuun badan lkn hooyo seen bari caruurteda dhib kuma firsato ilaa dhibaado ka badan is ledahay ka bad bandit😭

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 10 หลายเดือนก่อน

    allow qabrigena noga dhig beer beeraha janada kamida ami🤲🤲in amiin amiin yaa rabi 🤲

  • @ista-istar
    @ista-istar 10 หลายเดือนก่อน

    masha allah i’m happy for him ahmed ❤ congratulations 🎈

  • @canababdulahi
    @canababdulahi 9 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah ❤

  • @umyassir3022
    @umyassir3022 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allha 😢😢😢😢

  • @AnisaAhmedAli
    @AnisaAhmedAli 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ان مع العسر يسرا

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 10 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi.waaxanun.qisada.axmad.tolow.hada.majiran.edo.saa.uxun.anigaba.ido.saas.okale ah ayaa.isomarty.

  • @Maizo0574
    @Maizo0574 4 หลายเดือนก่อน

    Axmed Mario wa salameena

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay4533 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ahmed wuxuu dhib maraba had wuu guuleystay Allah u barakeeyo noloshoda

  • @ayaancr
    @ayaancr 10 หลายเดือนก่อน

    A beautiful happy ending alhamdullilah ❣️

  • @cabdiqadirshnuurshariif7609
    @cabdiqadirshnuurshariif7609 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wahi qisada axmed labadii qeybod ee hore wey iga ilmesiyen lakin manta wan kufarxay axmed hor markuu garay tii dhibkas ugeysa tane shalayto katagan thy manta😢😢😊😊😮😢

  • @QadroXasan-dd8ih
    @QadroXasan-dd8ih 10 หลายเดือนก่อน +4

    M.a

  • @cabdiqadirshnuurshariif7609
    @cabdiqadirshnuurshariif7609 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha 😢

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Ahned iyo xaaskiisa iskuwaara 🎉🎉🎉 yaan shaydaan idinkslakaxayn iga gaadhsiin

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 10 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @Khadarmaxamed-ik2rq
    @Khadarmaxamed-ik2rq 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs farxiyo

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 10 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 หลายเดือนก่อน +3

    Sorr hooyo Ax

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 10 หลายเดือนก่อน +3

    Farxiyo abaayo plz videoga lambarka qisada ku jirto Baan rabaa
    Hada ma ku wada ceshan karo

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc

  • @Sagal-th1rn
    @Sagal-th1rn 10 หลายเดือนก่อน

    Habo wn ku salamay ka waran miski sethy kaso warn ❤habo

  • @sahramuse7147
    @sahramuse7147 10 หลายเดือนก่อน

    Waa inkaarti Ahmed

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 10 หลายเดือนก่อน +3

    Qisada.axmed.so.sad wax..mama.put n.iyo.aakhiro.😮😮.waxa.ux😂un.d uh lmi.qof.agoona.saa.ugashey.waa.waxa.ku.horyaala.aduuna.aad.ku.arkeysid.nolosha.kuma.xumeyso..wallo.argtey.ciqaab.aduune.waxan.ka.xumaadey.dhibkii.kaa.gaadhey.wiilsha.alkooleysataha.aakiro.alle.hakaga.abaalmariye..waxn.fariin.dheer.udirya.hooyooyinka.ilmahooda.qof.ku.doorsanaya.nin.shaley.guursatey.xita.noqo.mid.suuqa.usoqudhaabta.si.ilmahaagu.ubadbaadsato

  • @FaaisoJamaal-bm6ut
    @FaaisoJamaal-bm6ut 10 หลายเดือนก่อน

    Maskiin axmed walahi wan lamurugoday

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ahmed waxa thy wllkey okale wllhi waxa an dhihi la hay wllkey Ayan kudhaha wll ahmett wakubarya qisadda ha aga dheken dadka Ku dhow dhow sida xaskaga iyo asaxabtada waxa laga yaba Bari ine kugu cayan IGA ma ahan xuman anigana iskuday kufsi alla kulme Alle na woiga badbadiye qarabadeydana si aqlaq xun aye ifiriyan hoyadeyna weigu cayjirte wexe ilahed ti lasokufsade le matihido edadeyna asaxabtada igeysay si eudhahdo gabadhan walalo kufsaden dadeydana waxe ahed 12 sano jir runti hoyadey wanecbhy hade wax iwedisatana maudi Kari wansiya lcagta anhesto hoyo jacel ihayo Ida muqdisho jogta ana galmudug😢

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 10 หลายเดือนก่อน

      Wan ka xumahay abyo adiga lugu kufsanin wali in ku ceyso amehnin maxa ufhihi weysi ibar lama kufsanin hada lugu kafsanlahaya maxa ku fhihilaheyn😢

    • @iqramohamed8022
      @iqramohamed8022 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😢😢😢

  • @AminaHoussein-el4qo
    @AminaHoussein-el4qo 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @DeeqodeganLuula
    @DeeqodeganLuula 10 หลายเดือนก่อน +5

    9:02

  • @UmuAhlam-bt4lm
    @UmuAhlam-bt4lm 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @asmasaalah6465
    @asmasaalah6465 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs farhiyaay gulayso❤😊

  • @nimcoxuseen9788
    @nimcoxuseen9788 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @FatumaKusow-x5m
    @FatumaKusow-x5m 10 หลายเดือนก่อน +2

    Farhiya herayaha qahotiga kenya ma ahaa miya:mise nairobi bes bad kenya uaqantaa

  • @habibasomali-l2f
    @habibasomali-l2f 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢🎉🎉

  • @DhaayoQurux-nq9iv
    @DhaayoQurux-nq9iv 10 หลายเดือนก่อน

    M.a😍😘

  • @khadromahamed-cv2jl
    @khadromahamed-cv2jl 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abayo

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waligy inta sheko dhagesanaye shekada iga xNun bdn ma arkin 😢bisinka wlhi raga dhibatDoda wee qarsadan marki la dhahayo ben ma han

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 10 หลายเดือนก่อน

      Kan xaas aybu lyhy m.a ubad dhalay ali shekedisa ma dhageystay lakufsaday dareenka ragnimp ka dhintay0

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed wy ifiicnaan laheed inkulahadlo hanbalyo kudhaho hanbalyo wllky allah kuxiftiyo hanbalyo shalay wn iska murgay waxaan xasuustay wiil sidaada loogalay kasheekaysay farxiyo cali yare ladhihijiray lkn asagu waaba kaasiidarnaa cali yare xitaa mucjisada eedadii aha ilmala aan ayay dhigtay cali niyadaa kuhayaa sanado hore kasheekaysay waa guulaystay lkn mindi galisay eedadiis kadhigtay mandhaliis ax ax fadlan farxiyo iiwaydii wiilkaas inwarkaheeso

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 10 หลายเดือนก่อน

      Minda makenin kufsaiga keensy dareenka rag ka dhintay asiga sanado bdn la kufsanay mahino ali

  • @hamdamohammed2993
    @hamdamohammed2993 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 habo shekoyinlaga ninkeyga barigi hore markan uga si sheekeyo wuxu i odhan jirey somalidan dhibateysan xaged kaso dhageysata lkn imika wu laqabsadey wuxu leyahy cawa farxiyi maxey sheegtey😂

    • @sabarinabdi1199
      @sabarinabdi1199 10 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh😂 chanelka bar

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 10 หลายเดือนก่อน

    kansar kugu dhac oo dhibaatoo bal fiiri ayadoo xumeyday ay maanta wax uu asaga soo shaqeeyay cunee si kastoo ninka ugu han jabay waxaa fiicneyd inee xaaladiisa kor kala socoto any way farxad aan dhamaan iyo caafimaad iyo cimridheer aan kuu rajeynaa adiga iyo familkaagaba