Xassan Sh oo Nabad ku baaqistii Deni kaga jawaabay baqshad Rasaas ka buuxdo & Keenida Jen, Diyaano

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 381

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi หลายเดือนก่อน +27

    Soomaliyeey XASAN SHEEKH waa tegayaa waana ku qasaarney, wuuna qiyaamey somali lkn cadow ka xun baa ina hortaagan 🇪🇹 ee haloo midoobo ❤🇸🇴

    • @mohamedabdikadirali3446
      @mohamedabdikadirali3446 หลายเดือนก่อน +3

      😂adigaa ba hada md xasan sheikh ku nacaya qabiil somaha😂

    • @MuniirAbdalla
      @MuniirAbdalla หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdikadirali3446 xasan sheekh siyasadiisa save wayeh iyo qorshaha oo damacsanyahay kusoco dalxureeye

    • @suhaibali1456
      @suhaibali1456 หลายเดือนก่อน

      V

    • @suhaibali1456
      @suhaibali1456 หลายเดือนก่อน

      Abilisyte u shaqeyafahad iyo far majo

    • @siciidmaxmuud7544
      @siciidmaxmuud7544 หลายเดือนก่อน

      Cadawga ugu xunmi waa qofka ka shaqaynaaya in soomaalida gudeheeda lakala fogayo

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    (قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ
    لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
    إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
    Al-Zumar
    ( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow
    ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA ) ha ka quusanina naxariista ILAAHay , ILAAHay wuu cafiyaa
    Dunuubta oo dhan, isagu waa naxariiste wax cafiya )
    ADEER XUSEEN

  • @VITAAGLOWW
    @VITAAGLOWW หลายเดือนก่อน +1

    Putland Beelee dalkaan ay ku jirto naf dhiman weysay hanaga burburinin.
    QABIILEESTE JAAHIL AH AYAAD TAHAY!
    WARIYE AAN JAAMACAD LOO SOO MARIN WAA SIDAAN OO KALE! XOOLO DALKAAN HORMARKIISA KA SHAQEEY! DULI BAA TAHAYEE

  • @TAMED4
    @TAMED4 หลายเดือนก่อน +17

    Fikirkaaga ayaad bulshada war iyo xaqiiq uga dhigaysaa miskiinow

    • @saeedwarsame2081
      @saeedwarsame2081 หลายเดือนก่อน +2

      Fikikiisa xaqiiqo ma uu ka dhigayee waa suxufi ruug-caddaa ah oo wax badan og runsheeg ah. Ugu dambeyntana tiisey Iman doontaa marka la soo daalo.

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 หลายเดือนก่อน

      Wa nin wuxu rabo dadka u shego like cbb😂😂

  • @sudimalin2652
    @sudimalin2652 หลายเดือนก่อน +15

    Nabsigii laga galay madaxweeyne Farmaajo ayaa salag leh, Allahayoow dadka iyo dalka noo badbaadi. 🤲🏼🤲🏼

    • @yousefHassan-qm5rn
      @yousefHassan-qm5rn หลายเดือนก่อน

      Farmaaja waa qalbi caruur

    • @HusseinJiilaal
      @HusseinJiilaal หลายเดือนก่อน

      Alxm ethiopia ayuu noo dhiibi lahaa f😅

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h หลายเดือนก่อน +1

      ​@@yousefHassan-qm5rnMOORYAAN HAWIYE wu dhama

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Mooryaan farmaajo ka weyn dalka masoo marin

    • @thatsrighttv170
      @thatsrighttv170 หลายเดือนก่อน

      Nabsiga waa maxay? Ma guri baa laga dumiyey? Ma caruur baa laga laayey? Siyaasad baa looga adkaaday ee ma wax kalaa dhacay? Lol

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WERIYE GUULEYSO.
    INTAAD SHEEGTAY WAA INTUU PR XASAN KEYNAAN SHEEGAY❤

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw หลายเดือนก่อน +8

    Waa wariye siduu jecelyahay uga falanqooda siyaasada geylan!!!

    • @raa_ge
      @raa_ge หลายเดือนก่อน

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw saxix

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc หลายเดือนก่อน

    Guul iyo nabad budlaan iyo laf gareen isha alaah

  • @marwaanabdirahman1700
    @marwaanabdirahman1700 หลายเดือนก่อน

    Gaylan media hadaladisu waa unique and innovative solutions for journalist and simple all in one

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      One sided journalist who tries to brainwash the people and tribalist. Glad pple are realizing his tactics

  • @MohammadEprahim-j8s
    @MohammadEprahim-j8s หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Birmade waxwo umaadan reewanin afkana waad ka weeratay sawiradiisana waad ku weerartay (Markuu xaaladaha adag ku jiray oo gacanta ka japnaa lee soo qaadatay iyo isagoo naago cadaan ah salaamaayo)
    Wariyow Degaan iyo qabyaalad miyaad Qaranki idlaa ka door biday !

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAXAA TAHAY WERIYE AQOON DHEER LEH❤.
    💯 /💯 WAAD MAHADSANTAHAY🙏👍🏻

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Wariye aragti gaaban waaye kan

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

      WAA ARAGTIDAADA😅. CID KUGU HAYSATAA MA JIRTO EE IS DEJI OO DADKA U OGOLOW FOKIRKOODA

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      @@SarahWarsama-o8u aragtidaada hadashay teedana waan hadlay is dajiska xaguu ka imaaday sxb iyo ogolaabshaha , mise buuq baa kugu dhax furan

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

      Subxaan alaah😅. Walaal anigu WERIYE iyan hambalyeeyey. Buuqa iyo muranka adaa iila yimid. IN laguu jawaabana ma aad rabtid😅. Dooda hadaad u dul qaadaneyn, maba aha in an isku kaa daaliyo oo kuu jawaabo. Nabad gelyo, iskana caytan hadiyo beri kolba saad rabtid. By by🖐

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      @@SarahWarsama-o8u dulqaad yari baa igakaa muuqata sxb, cidna kuma caayin ee kuleelka siyaasada ee ku gaaray caadifadiisa un iska kala yaree sxb aad baan ku salaamayaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    SAX❤. KUWII LAHAA PUNTLAND BAA DIIDAN DAWLADA, SAQA JAANIMADA XASAN BANAANKA HALA KEENO😊🎉

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan Shiikh markasto oo laysku sodhowaan Rabo Dab Cusub ayuu shidaa Balse waxaan sugeynaa Miraha Macaan uu kaguran doono

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน +1

    Dalaxureye guusha garaba suranyHi❤❤❤❤

    • @ajm13131
      @ajm13131 หลายเดือนก่อน

      Somaliga bal iska sag libaaxow xoreyn tadu ha kuu dameysee ,bal adigu is xoree libaax oo luuqada hooyo is hufan u baro.

  • @raa_ge
    @raa_ge หลายเดือนก่อน +23

    Ilaah ka cabso wariyoow
    Daba hurinta dhaaf.
    Soomali allaha mideeyo.

    • @abdifatahyousuf3136
      @abdifatahyousuf3136 หลายเดือนก่อน

      Astaqfurlah ha ina habaarin😂

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

      runta wa lasheegaya

    • @raa_ge
      @raa_ge หลายเดือนก่อน

      @@firdowsmusay-ze9gs haye eedo.

    • @raa_ge
      @raa_ge หลายเดือนก่อน

      @@abdifatahyousuf3136 aaminta no qabo kabtan

    • @aj1478
      @aj1478 หลายเดือนก่อน +1

      Balaayo ayuu hurinayaa

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah walaal

  • @MohamedAdan-r3w
    @MohamedAdan-r3w หลายเดือนก่อน

    Waa wax laga xishoodo tabintaada aan xishoodka iyo sariigashada laheyn. Dirirtaada noocaan ah xeerka siyaasada kama mid aha. Nin baahan ama af wax cunay gob maaha 2:41

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow badbaadi shacabka ka budlaan

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 หลายเดือนก่อน

    Wariyow ilaahay kabaq
    Allahii ku abuurtay kabaq

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri หลายเดือนก่อน +1

    Maamul gobaleedyadu kuli waa wada jaahiliin wada mooryaan caqli maleh cilmina ragaas wadani ma ahan itoobiya ayaa laga xukumaa ilaahay hanaga badbaadiyo shartooda iyo wariya yaashood oo laaluush qaatayaash ah shartooda kaadibiinta ah

  • @AliDallab
    @AliDallab หลายเดือนก่อน +1

    wariye Gaylan wa saxafi xirfadiisa taxliilineed ay aad u sarayso iyo fahamkiisa gudaha somalia, aan aragno biyadhaca Xasan iyo Dani.

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Wariye dhan u janjeera oo qabiiliste ah baan arkaa, hal dhinac ka raran oo ra’yigiisa shakhsiga ah inooga dhiga war , sxb ninkaan waa la fahmay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    qaaq layaashi xasan sheekh ba meesha wax soo qor qoraya ee gaylan hore usoco yaan lagu cabudhine

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h หลายเดือนก่อน

    PUNTLAND GUULEYSTA DANI GULEYSO

  • @ZakiDucaqabewaalid
    @ZakiDucaqabewaalid หลายเดือนก่อน

    Kolay asad diyaano waa muwaadin soomaaliyeed dalkiisa iyo dadkiisa jecel dagaalka.loo.magaacayna waa argagixisada ka sifeeyo.caasimada muqdisho balse adiga horumarka.somaliya qofkasta oo.itoobiya jecel ba waan dalka laga nadiifiyaa soomaaliya soomaali baa leh

  • @cma5179
    @cma5179 หลายเดือนก่อน

    Waa intaad sheegtay siduu xasan shiikh kuwado waa in reer puntland isdagaalan , haday taasi dhacdana waa xaqiiq in kooda uuwado lasifayndoono laakiin dad soomaliyed baa dhiman , sababtoo ah dani sharciyad buu haystaa .

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha xifdiyo dhulkeena hooyo intii sharwado ilahay ha ku cesho shartooda ayaga meel lagaranayn ilahay ha ka tuuro

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m หลายเดือนก่อน +1

    Dani intaanu ruunaan diyaano qadanay wayo wuumudanyahay asad waalibaax libaax dhalay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน +1

      Diyaaano wiiilashiii garoowe kuso wasey ba jooga is daji 8 january bu wax qaban lha

    • @HusseinJiilaal
      @HusseinJiilaal หลายเดือนก่อน

      Diano waa nin ciidanka wax badan ka yaqaan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@HusseinJiilaal diyaaano tabar hdu hyo 8 january free style isago lo wasey xarunta dameeraha xamar uma carareen

    • @HusseinJiilaal
      @HusseinJiilaal หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj maku fahmin mr dani!

  • @FatushDhahir-b7l
    @FatushDhahir-b7l หลายเดือนก่อน

    Puntland nabad warta

  • @sooyaacasooyaaca7192
    @sooyaacasooyaaca7192 หลายเดือนก่อน

    Gaylan waxaa tahay wariye darood ciilan alla xasan shiikh iyo hawiye maxee dad ciileen.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      Hawiye marka laxukumayo wadani marka hawiye wax xukumayaana amxaaro 😂😂

  • @Salamin77
    @Salamin77 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Wuxuu rabaa inuu iska sii joogo Farmaajo sidaas buu ahaa waa wada Keli talis they are all power hungry.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    DAWLADA PUNTLAND WAXAY LEEDAHAY DAD ISMAQLA😊. MOOYAAN XASAN LACAG SIYO MA DUMINAYAAN DHULKOODA NABADAYSAN.

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Deni mooryaan baa ku hogaansho hadal ba ma adigaa ku furan 🤣

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

      S. DENI HOGAANKIISU WAA MIDKA SHACABKII PUNTLAND ABADGELYO IYO XASILOONI UGU SEEXDAAN UGUNA SOO SARA KACAAN, EE AAD KA WADA XUN TIHIIN😅.
      XASAN AYAX ISAGU MUQDISHO SHABKEESI WAAGII BERYEY DIL, QARAX, DHUL BOOB, ISBAARO, IYO DHALINYARADA OO LA XASUUQO, QABUURAHA UU FAGTO, BELAAYO OO DHAN BAA KUSOO HABSATAY INTUU HOGAANKA DALKA U QABTAY. MAANTA CAASIMADII SOOMALIYEED WUXUU KA DHIGAY BAHALA GALEEN, AMNIGEEDII FARAHA KA BAXAY.
      MARKA, HAYSTA OO KU EKAADA DHULKIINA KOLBA ANAGU ALAHA IDIN GARGARO BAANU IDIN LEENAHAY.
      REER UNUKAALE MAAHA KUWO AANU IS FAHMI KARNO. WAXAADSE TIHIIN DAD DADKA SOOMALIEED KA MID AH. SAAS DARTEED KHAIR BAANU IDIIN RAJEYNEY🥰.
      WAXAN KU TUSAAYAA IN AANU AHAYN DAD NACAYB IDIIN HAYA😘

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b หลายเดือนก่อน +5

    ilahey kacabsp wariyow soomali iyadawa kala dhimatay haiskusii dirin walaalow

    • @raa_ge
      @raa_ge หลายเดือนก่อน

      @@ismaciilAbdullahi-x4b nin sideyda oo kale u fakiraya tahay.
      Dad badan komentiya soo qoraaya xaqqa allaha fahansiiyo.
      Wariye soomaliyed oo daacad ah ma jiro wa dhexdhexaadna ah marki laga reebo HBN tv
      Intaan ka arkay.

    • @raa_ge
      @raa_ge หลายเดือนก่อน

      Buuloxuubey Mara cade iyo nadaara show arimaha dibedda ka faaloodaan wa rag wanagsan.

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu หลายเดือนก่อน +4

    Somaliyey gaylan media wariye ma aha wa qabiil cad saa ogaada

  • @-xu9nd
    @-xu9nd หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh iyo kooxdiisa waxba kama fahmayaan siyaasada iyo ciyaarta ay puntland ciyaarayso
    Gool kale ayaa laga dhaliyey xasan sheekh .

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Khiyaaligaas niyada ku dagso sheeko caruureed ka dumarkiina u sheegtaan meeshan hala imaan 😂😂😂, xasan jilbuhuu dhulka idiin ku dhuftay

  • @SamermohamudNor
    @SamermohamudNor หลายเดือนก่อน

    Congratulation general asad

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 หลายเดือนก่อน

    Afhayeenka mucaaradka Dowland. Shalay Fahad iyo Farmajo maantana Deni. Warkaagu wax kasoo qaad malaha.

  • @IsaackMaad-ph5nx
    @IsaackMaad-ph5nx หลายเดือนก่อน

    Fight for your land and leave locol issues like hasan sheikh and dani for miner purpose be united for your enamy 30 year of figting discrimation, tribalism and hate each other .

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    muqdisho dowladnimo iyo midnimo toona maraban mana fahmayan ee caasimada halaga bedelo muqdisho

    • @HusseinJiilaal
      @HusseinJiilaal หลายเดือนก่อน

      Adiga liiska malaga badali karaa😂

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Tuuladaada maa u rarnaa quruxeey 🤣

  • @khadar917
    @khadar917 หลายเดือนก่อน

    **Waalidu** waa Adiga oo ku cel celiya talaabadii aad shalay ku khasaartay waji gabaxana kala kulantay waxaan daal ahayn damuljadiid makororsan .

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Adeer ayagaa kuu taliya ee adkeyso

    • @khadar917
      @khadar917 หลายเดือนก่อน

      @@cabdallecwm ma banadir baad ii haysata walal indhaha kala qaad.

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      @@khadar917 ma addis ababa igala hadleesaa oromo kalkaaloow

    • @khadar917
      @khadar917 หลายเดือนก่อน

      @@cabdallecwm wardhiigley iimaanso oromo iyo amisom iyaday kugu xukuman

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      @@khadar917 Oromo waa taa deni dubeeyaan iyo siyaasiyiinta puntland amxaaro kalkaal baad tihiin, 2007 idinka iyo amxaarada iyo tigreeda dabada u dhigataan soo labadiinaba nima dubeen oo wixii ogaa niguma dhicin 🤣 adeer lakala adkaa, 1991 meesha lagu geeyey waa xasuusataa, waxbadan baa qarinayaa ee ha igu qasbin dhabar macaanee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    gaylan hanoolado run iyo xaqiiqo ugu imaw wana weriyaha keliya ee soomaaliya leedahay

    • @sooyaacasooyaaca7192
      @sooyaacasooyaaca7192 หลายเดือนก่อน

      Darood waaye oo ciilan

    • @HusseinJiilaal
      @HusseinJiilaal หลายเดือนก่อน

      Daarood leeyahay dheh wadankiisa waa puntland

  • @KhayraMohamud
    @KhayraMohamud หลายเดือนก่อน +6

    Halkay wadamadu sookabanayaan soomaaliya way siiburburaysaa

    • @MuniirAbdalla
      @MuniirAbdalla หลายเดือนก่อน

      mayah zxb midoowgi soomaali weyn inyar baa ka hartay inshaallah 2 sano kadib waxaa rajeynaa xukunka somaali inuu halmeel kasoo baxo oona aah villa somaliya laga na amarqaato hal qof kaasona ah mudane madaxweynahah dalka haaya inshaalllah ilahow caafimaad nagu gaarsi

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 หลายเดือนก่อน

      ​@@MuniirAbdallaHh riyada kakac sxb riyo aan miro dhal aheyn baad kujirtaaye ..somaaliyada hada isla jookto yeysan kala tagin tukale imaan meyse sidey wax usocdaan markaan arkey

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Boqshada rasaata ah waa la wada haystaa macaaradka puntland oo la magaabayna waxba ma soo kordhinayaan

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      Cabsi dareentay miyaa 😜

  • @SakarieDucaale-en1zc
    @SakarieDucaale-en1zc หลายเดือนก่อน +3

    Soomaaliya khyr kama soo socda 20 sanoo sosocto, dhallinyarada Soomaali dhulkaa ilahy Mustaqbal ha uraadsadaan.

    • @nimcoismaciil3341
      @nimcoismaciil3341 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa ku soo direya wll meelan ugama socon dhulken

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน

      Inta leenahay kuna dhiimanayna

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน

      Alshabaab khawaarij noodiidan dawlad oogada somaliyay 😅

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 หลายเดือนก่อน +3

    Gaylan waa daarood qadhmuun.

  • @HsanDigital
    @HsanDigital หลายเดือนก่อน

    VIVA xasan sheeq laandheere. Ilahey soo direy 😅❤

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 หลายเดือนก่อน +2

    Xalka soomaliya xiligaan waa dhabhii faqanistaan.

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi shacabka ka naxaya ma arko

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 หลายเดือนก่อน

    WARIYE NOQO WARIYE DALKIISA IYO DADKIISA JECEL KANA SHEEKEEYA WIXII MIDNIMO IYO WADAJIR UMADA U HORSEEDAYA

  • @Ahmedinho25
    @Ahmedinho25 หลายเดือนก่อน

    Waa jaajuus Ethiopia kan hadlaya duli ah

  • @thatsrighttv170
    @thatsrighttv170 หลายเดือนก่อน

    Nin reer puntland ah ayaa dowlada kasoo muuqda,dani banaanka ha yimaado oo ha dhaho diyaano puntland ma matalo lol check mate!!

  • @cabdicabdulaahicabdiqalbif1104
    @cabdicabdulaahicabdiqalbif1104 หลายเดือนก่อน

    Adu tuugbaatahy ee ma xid baa ku dhagysan xataa dani baa ku diidy inuu xil kuu magacaabo ma cidkallaa ku dhagysan

  • @mawlemagan
    @mawlemagan หลายเดือนก่อน

    Gaylan halkeedii ayuu dhigey faaqidadaan. Wuxuu hoggotusaaleeyay halka ay xaajadu marin Soomaaliya iyo loolanka Deni iyo Xassan.
    Ciyaartu weli si wacan isuguma dhicin. Hassan waa loo dhakan yahay. Denina wakhtiguu dhowrin waxyar baa u harsan Xassan.
    Sanadka ugu dambeeya Hassan dimiraha ku dhaca waa la yaabi.

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw หลายเดือนก่อน

    Afhayeenka Deni werye wiilkan

  • @saeedwarsame2081
    @saeedwarsame2081 หลายเดือนก่อน

    Xasan Shiikh waa madaxwenihii Soomaaliya. Hadduu saxan yahay Soomaali oo dhan bey dan u tahay kana faaidi doonta. Nasiibdarro haddu jid xun ku socdo waxaa ku khasaarin Soomaali oo dhan oo ay ku jiraan kuwa dano shakhsi iyo qabiil hadda ugu sacab tumaya.

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 หลายเดือนก่อน +3

    😅😅😅😅😅😅 poor deni😂😂😂😂😂

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha xanaq bdna ka muuqdo Deni in raali geliyo hadii kale itoobiya aadayna. Aad dheh haday itoobiya dan u hayso

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah หลายเดือนก่อน

    Dani mar 3aad baan u rajeyneynaa inuu xukumo puntland laakiin Somalia maya.
    Sababtoo ah wuxuu gacan saar laleeyahay cadowga Somalia 🇸🇴.

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 หลายเดือนก่อน

    Nio si cadaalad leh wax uma qiimaynasid wariye xor ah saad u ahayd aabaha deni wasiir ku xigeen siiyay baad saa wax uyeelaysaa

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladii oo qof ah!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    puntland waxa lajooga xiligi ay warkeda cadeysan lahayd oo iskadifaaci lahayd dulmiga iyo qabyaalada xasan sheekh kuhayo

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 oo hadaba maxee reebatay adeer tabar tiina idiin run sheegtay ee dadkiina dhinac ka raacdaaniin 🤣

  • @HassanAhmed-kf2xx
    @HassanAhmed-kf2xx หลายเดือนก่อน

    Waaa nacamalyn wayn tani 😂😂😂 ma aabahaa baa wasiiru dawla ah waxad intaso dhan la xiiqayso😂😂

  • @et9055
    @et9055 หลายเดือนก่อน

    Asc gaylan media Puntland laama arag o federalka heshis la ah.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya ma tanaau danbeysay yaa rabi nooga gargaar siyaasiyiintaan wada tuugtaa cidey maslaxo u hayaanba ma jirtee

  • @IlkaCase-v2f
    @IlkaCase-v2f หลายเดือนก่อน

    Deni.dalka.udana.deni..guul

  • @IsmaciilMohamudIsmaciil
    @IsmaciilMohamudIsmaciil หลายเดือนก่อน

    Farmaajo iyo xasan midna bulaan wax mayeekaan xaqiiduna waa inguulaysayno reerbutlaan guuuuuul

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน

    Nin maseer san oo wariye ah😅 fr Sanaag Somalia

  • @hanuuniye252
    @hanuuniye252 หลายเดือนก่อน

    wuxuu noola yimid day awal cida la magaacaabayo ma deni ayaa la weydiin lahaa?

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm หลายเดือนก่อน

    Mataqaan.meesheey.ku.danbeeysay.buunbuunintii.farmaajo iyo.fahad.baqbaqle

  • @maxamed-h3d
    @maxamed-h3d หลายเดือนก่อน

    Ninka sidaas u hadlaya waa daanweyne cajiib wlhie😮😂

  • @masuulsare8041
    @masuulsare8041 หลายเดือนก่อน

    Maalin wan goostay Malina Soo maliyey na dhexdhexadiya miyaa guul ah marki qada lawayey miya guushu Mase muusow ku quustay

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 หลายเดือนก่อน

    Sidana xasan waa yaqaanaa

  • @mahadmohamedhassan7201
    @mahadmohamedhassan7201 หลายเดือนก่อน

    CC6+ maxaa laga wadaa

  • @masuulsare8041
    @masuulsare8041 หลายเดือนก่อน

    Warkagu hadda yaa wacay wadiga ka shegaya Inu guleysto

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH หลายเดือนก่อน

    Kan iyo kii ka horeeyeyba waxba uma siyaadin somalia. Wax aan shaqeyneeyn baa wakhtiga uga dhamaadey. Qadar iyo turkina qorshahooda ayey wataan. Ilaahow somalia madax caafimaad qabta usoo dir

  • @AliMohammudNour
    @AliMohammudNour หลายเดือนก่อน

    War layaableh

  • @saeedwarsame2081
    @saeedwarsame2081 หลายเดือนก่อน

    Waa yaabe dadka wariyaha qabiil iyo shaqsi caayaya, mey aragtidooda si edeb leh u edeb leh u gudbistaan?!

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 หลายเดือนก่อน

    Deni is hero 🔥🇺🇿💪🏽

    • @cabdallecwm
      @cabdallecwm หลายเดือนก่อน

      He is dibiro 🤣

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    waa yaabe xasan sheekh ma waxa loo doortay inu puntland dagaal kuqaado iyo daaroodka galmudug

  • @AliSamatar-ht9sm
    @AliSamatar-ht9sm หลายเดือนก่อน

    Dhaqdhaqlah.weyn.fahad.keen.iyo.farmaajo

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 หลายเดือนก่อน

    Sidaas maaha Dani daacad kama aheyn wada hadalka DFS ee markuu ogaaday in la magacabaayo Asad Diyaano ayuu ku baaqay wada hadalka lkn mar walba daacad kama aheyn wada shaqeynta Dowlada dhexe teeda kale waxaa laga baqaa Dani hubka uu Ethiopia ka keen saday in uu kula dagaalo PSF

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@soraya.a7956 asad muuu 8 january wax ku qabto

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 หลายเดือนก่อน

    puntland waa deni dad laga diiday dadkiisa waxab qaban karan aqon uma laha mj

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 หลายเดือนก่อน

    Adi maahid wariye but waxaa kaa muuqdo qaabka uhad leeysid naceeyb shaqsi ama qabiil !

  • @SpheleleXulu-s3n
    @SpheleleXulu-s3n หลายเดือนก่อน

    Cabaadkan nagala tag

  • @AbdikarimAhmed-f5h
    @AbdikarimAhmed-f5h หลายเดือนก่อน +1

    Istiq faaf cuquuli naaz yaysan kugu dhicin wa talo Shiekh mustafe.....
    Dadka cawaaan ha moodin wariye

  • @CcasiisShidiin-xq2cu
    @CcasiisShidiin-xq2cu หลายเดือนก่อน

    Ala Ala war Dani wa Ethiopia 🇪🇹 ee xage shac biyad u dooni

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Itoobiya pl leh mxd ka badeli karta

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo jenaral asad diyano

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw หลายเดือนก่อน

    Kani wariye maaha waa mid qabyaalad waashay

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 หลายเดือนก่อน

    Dani uurkuus iyo xasan dhiiqo iyagaa iswatee ha heshiiyaan

  • @gare12
    @gare12 หลายเดือนก่อน

    ADIGOO QABIIL DAANWEYNE KA AH AYAA HAWIYE CADAW KU SHEEGAYO MISKIIN

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 หลายเดือนก่อน

    Dani in laga adkaado laguma guuldareysan ee waxaa la kalafiiriyey muuse biixi iyo mahad cabaarshe iyo Dani kii harti u daran sidaa ayaa looga jeestay Dani ogaada ,

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@cismaanguure927 deni habaar iyo duco midna wax uga qaadi mysid harti waa la wasaa

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Somalia jiritaankeedu mid nagu dheer ma aha runta hadii lasheego reerkasta mamulkooda ku filane maxaa iskeen daba dhigay horta

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน +1

    Oo hadii reer puntland xilkii ay u qeyljnayeen lasiiyay ....ma colaadbaa

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 หลายเดือนก่อน +3

      Xil ugama baahna puntland hawiye

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Abshaw6 oromo soomaalida ka dhax bax waa lagu fahmay isku dirka aad ka dhax wado

    • @khadar917
      @khadar917 หลายเดือนก่อน +2

      Xil cidna kaaga baahna mucaarad xoogaa la siiyo sidaadi baad ku khasaaraysaa ugu danbayna kuwa is cuni doona 30 years waa adinka maaha caaqilada reer Puntland.

    • @Abshaw6
      @Abshaw6 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedali-gw7xm ma adaa oram ah nio maxay tahay cuqdada ku haysaa

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli หลายเดือนก่อน

    Beesha calaamka kula war Somaliyey wa ceeb in aad mediator shesheya na dhahyella

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo saciiid deni iyo inta horumarka buntland jecel❤❤❤

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 หลายเดือนก่อน

    Vila somalia waa ku saxantahay in ragaas magacawdo

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed หลายเดือนก่อน

    Gayalan zxp iska dhaaf qabyaalada

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 หลายเดือนก่อน

    Aragtidaada ayaad war nooga dhigaysaa. Waar nagala tag waxa. Aragtidaada iyo Warka waa lakla saaraa.

  • @prosl11
    @prosl11 หลายเดือนก่อน

    Hawiye iyo darood sidaasi weligood isku haystaan awooda somalia inta kale waa looma ooyan aan awood lahayn ragga qudha ee kaa dex baxay waa isaaq oo dhulkoodi iyo dadkoodi uu taliyaan ilaahay baa mahad iska leh

  • @et9055
    @et9055 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne kasta somaliya somaraye waye ladagalamesa santahaye.

  • @shakuurjamal4573
    @shakuurjamal4573 หลายเดือนก่อน

    Afka dani ina ku hadleyso macidbaa moog bulshda wakutaqna ina qabyald lafaha kagashy