Axmed sharif waa fanaan heeso badan qaaday laga soo bilaabo 1960s kii illaa 1980. Waxaa ka mid ahaa heeso somali (rock and roll) sida geelow gulaalow, tafta kor u taag, iyo ruwaayadii shaydaan bullow.
Ma aqoonin inuu asiga qaaady lkn music xasuus weeyn igu lee dahey radio horn afrik ruwaayadii magafe iyo ody lipaax xaliga maqribka siiba maalinta arbacada hbnkii 10.00 ku celis ahan war waqti dheer ka soo wareegey.
Xasuustii idaacadi horn afrik iyo xamar ruwaayadi waqtigu intuu ibaday waayuhu haku baro
QAAM QUU
Music 🎶 xasuuz teeda leh waye
Erayadii iyo laxankii aways geedow codkii ahmed naaji sacad
Axmed sharif waa fanaan heeso badan qaaday laga soo bilaabo 1960s kii illaa 1980. Waxaa ka mid ahaa heeso somali (rock and roll) sida geelow gulaalow, tafta kor u taag, iyo ruwaayadii shaydaan bullow.
Allaha u naxariisto ahmed naji sacad iyo awees gedow.
Heesaha qaraamig oo xamaraawi noobadi sxb
Ma aqoonin inuu asiga qaaady lkn music xasuus weeyn igu lee dahey radio horn afrik ruwaayadii magafe iyo ody lipaax xaliga maqribka siiba maalinta arbacada hbnkii 10.00 ku celis ahan war waqti dheer ka soo wareegey.
Ani xitaa 😢
Adoo wayn reer xamar lee fahmi karo xasuus waqtigeeda leh waye
❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭Allah kunaxariisto
Ustaad axmed naaji sacad illah ha naxariisto
Allah ha unaxariisto imaka ayaa geeridiisa lay soo sheegay
Haddaan geeridiisa maqlay. Allow kuu naxariiso😢
Radio muqdisho dhe iyo bbc london.
Lyrics please
ahmad naji ahaa
Heesaha beeysaaniga.
Eshcaalaa heeso
Alla istaad
Waayo waayo
asxan hees