Yaa caliimu yaa majiidu yaa fataaxu yaa razaaqu Arsiqnii awlaadan saalixan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @Abdala.3
    @Abdala.3 11 หลายเดือนก่อน +3

    ياعليم،يامجيب،يافتاح يارزاق،ارزقني أولاداصالحا،

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah shiikh alle haku barakeeyo anba waxan ka mid ahay hooyooyinka awlaadu kasoo taagtay ee weli sugaaya shiikh hadaad muuqalkaygan aragto isoo ducee waxan guri leeyahay mudo 10,sano ah walina allaah wax awlaada ima siinin saygaygu wuxu igu yidhaahdaa anigu waxan u baahanahay caruur oo macnaheedu yahay gabadh kale ayaan rabaa oo awlaad ii dhasha inhastoo aan wali dhalinyaro ahay hadana mudo dheer ayaan guri leeyahay inkastoo aan ku ducaysto ducadii nabi sakariye balse salaadu duxa ma tukado muuqaalkaagan ayaanaan ku bilaabayaa iyada iyo ducadan aan hada dhagaysanaayaba yaa allaah ducada iga aqbal oo igu soo arsaaq awlaad saalixiin ah oo caafimaad aqaba aamiin aaamiin aaamiin yaa rasaaq yaa raxmaan yaa wahaab🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar allahu akbar

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +3

    Allhu akbar ilhay haa xafido shiikh adigan ilhay haa kuu xafido

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheer Jazakallahu kheer inshallaha kheerka aallaha na waafajiyo inshallaha ♥️ ❤️ 😍 ❤❤❤

  • @nimonour2928
    @nimonour2928 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah alle ha u daayo aniga iyo inti an haysan uwad alle ha nasiyo aamin sheekh iso ducee

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi Alle wixi laga baryaa lama waayo qisadan waxay u egtahay qisadi Nabi Zakariyaa calayhi salaam

  • @samiramohamed3115
    @samiramohamed3115 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allahu Akbar

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr Sheeq

  • @farxiyoisaaqcabdi532
    @farxiyoisaaqcabdi532 ปีที่แล้ว +4

    sheeq iisoo ducee in allaah igu arsaaqo oolaad illaah dartii iigu soo ducee qeer allaha ku siiyee

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh alah hakubarakeyo qof hore alaah awlaad u siyey oo mudo hada dhalin maku ducaysan karaa

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheeq xageen kala sooxiriira ina soo duceey

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 ปีที่แล้ว

    Masha'allaah tabaraka allaah allahuma Amiin alle ha u aqbalo ducadada ❤

  • @ardaysomali
    @ardaysomali ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر الحمد لله

  • @Guutaalle
    @Guutaalle ปีที่แล้ว

    Waa ku salaamay sheeqwaad ku mahadsan tahay side and u soo gudbiso waxyaalaha qayraadka

  • @queenxasan2220
    @queenxasan2220 ปีที่แล้ว +1

    Alle janatula fardowsa ha kug casuumo sheekh

  • @idilhassan1856
    @idilhassan1856 ปีที่แล้ว +1

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @milgoonline663
    @milgoonline663 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Jasaaka laahu khayr wllo

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal sh xamse waan ooyay walaahi ilaahay khayr hakusiiyo

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar Ilahay isagaa awood leh subxaan Allah

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    sheekh camse lambarkaaga isii inaan kula soo xidhiidho rabaa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH🤲🤲🤲)💖💖💖♥️💔💕❤️🙏❤️🌹🎊🎊🤲🤲💖♥️💕(JAZAKALLAHU KHEIRAN)🙏🎊💕❤️❤️💝💝💖💔💝🤲💕Sheikh🎊🙏🎊Hamza💕♥️(RABBI)❤️Haku 💝💝💔💖Xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲💕❤️♥️💝💕🎊🌹❤️💝💔💔💖💕♥️💝💔💕💖🎊🎊🎊🎊

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 ปีที่แล้ว

    Allaah Akbar

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Shekh xamso ii soducee in Allah hanaga dulqaado culeyska naga saran xaga guurka iyo dhalmada anigabo dhalmo la aan ayaa leyga tagay ee qof walbo oo Aqrisaa qoralkaan ii soduceya in Allah iga farxiyo Amiin yaa Rabi

    • @nimcomed7065
      @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hakusiiyo awlaad khayr qabta ood kufaraxdo

    • @IsmaciilIbrahim-w3f
      @IsmaciilIbrahim-w3f ปีที่แล้ว

      Allah haku gu arsaqo awlad barakaysan

  • @Jiyoboy6780
    @Jiyoboy6780 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah Maansha allah tabarakallah wlhi waan qiiroodsy alx

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن اخي ❤

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g ปีที่แล้ว

    Sheekh ana iso duce mudo 14sano ilmo ma dhalin ilmahaygi ugudanbeyay kadib wana yarahay wali hadana melayga haysdo garan la ahay😥

    • @maryamaqalbisaafi31
      @maryamaqalbisaafi31 ปีที่แล้ว

      Ani xitaa abyo

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g ปีที่แล้ว

      @@maryamaqalbisaafi31 ilahay hayno gargaro sister waxsan o qayr le 🤲

  • @UbaxFaarax-s7v
    @UbaxFaarax-s7v 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa❤❤❤❤❤❤

  • @Jiyoboy6780
    @Jiyoboy6780 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh isoo ducee ana dayn layga leeyahay isoo duceeee

    • @sheekhhamzasheekhahmed4706
      @sheekhhamzasheekhahmed4706  ปีที่แล้ว

      Hye

    • @Jiyoboy6780
      @Jiyoboy6780 ปีที่แล้ว +2

      @@sheekhhamzasheekhahmed4706 sheeg allah ha ku barakeeyo camal aan ku dhago oo ii fududeeyo daynta ii sheeg

    • @aminafarah2318
      @aminafarah2318 ปีที่แล้ว

      @@sheekhhamzasheekhahmed4706 Sheekh ILAAHAY darti i soo ducee deyn aya la igu leeyahay

    • @najaahkadraa6412
      @najaahkadraa6412 10 หลายเดือนก่อน

      Wlal ducada daynta aqriso Allahu ma inii acuudu bika minal hami wal xasan wa cadudu bika minal cajis walkasal wa acudu bika milan jubni wal buqli wa acudu bika min qalabi dayn wa qahri rijaal Wixi qalada shaydan bay ka ahaatay

  • @khawlamohamed7860
    @khawlamohamed7860 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shekh Qofkii Guur donayo ma ku ducaysan Kara micnaha maku
    Cel Celin kara

  • @queenxasan2220
    @queenxasan2220 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow an isoo ducee culeys badan baa I heysta

  • @aslijama7735
    @aslijama7735 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheehow dadka guurku ku adag yahayna maxay sameyaan ee aa umalayso in nolosha laga xidhay