Shacabka Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal oo maanta dhigay bannaabax ballaaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 237

  • @fdama
    @fdama 8 หลายเดือนก่อน +39

    I am from Hargeisa. The people of Awdal are the only ones that can save us from this disaster that Muse Bihi has brought upon us. Declare Awdal State now to protect your coast that they want to sell and run your own affairs before you become a province of Ethiopia!

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 8 หลายเดือนก่อน

      Somaliland =pro Ethiopian separatist. If people don’t stop musa bihi he will add what remains of somaliland to Ethiopia

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 8 หลายเดือนก่อน +42

    Reer borama guulaysta❤ anaguna hadabu reer hargysa nahay waanu idin tagersan nahay waa in aynu somaliya dib ugu birna insha allah amiin

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +6

      Iinsha Allah walaashey qaali 33 sano ayaa been leynoo sheegayaa, laakiin oromo ha idinla wareegto iyo xabashi wax loo dulqaadan karo maaha, Allah haku xafido.

    • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
      @ZimanAbdirisaq-ug3xt 8 หลายเดือนก่อน +2

      Haa walhi been waa naloo sheegi karaa lkn ficil khaldan naloolama imaan karo mana u fuli doono

    • @unknownperson3532
      @unknownperson3532 หลายเดือนก่อน

      Dadka somaliland ku nool may adinko kale noqdan

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn 8 หลายเดือนก่อน +21

    Wataaas Somaliya Somali baa leh🇸🇴💯✅✅✅✅✅💪💪💪💪💖🦁🦁👏👏👏🦁

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 8 หลายเดือนก่อน +9

    Reer Awdal mahadsanidin Hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa inaguna waanu soo soconaa Tani mid la aqbali karo ma aha

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 8 หลายเดือนก่อน +21

    Inkastoo Reer Awdalow aan quus ka taagnaa aamusnaantiinna, waa Ilaahay mahaddii inaad maanta karkaarada Soo jabiseen. Guul Awdalow State

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 8 หลายเดือนก่อน +39

    Guul iyo gobanimo dadkaygii reer awdal states of somalia. Somali guul insha allah ❤️🇸🇴💯

  • @RashidAHambuse-xf5np
    @RashidAHambuse-xf5np 8 หลายเดือนก่อน +15

    maashaa allaah gob gobi dhashay guul soomaalia guul reer boorame dhuuni raaca dhulka iibiyey down from SSC

    • @Dajiya_maxamed
      @Dajiya_maxamed 8 หลายเดือนก่อน +1

      Reer khaatumo jidkii aad marteen inaguna raad kiisi waynu haynaa
      Somali nimaa ina deeqda
      Khatumo state of Somalia 🇸🇴
      Awdal state of Somalia 🇸🇴

  • @umomar2743
    @umomar2743 8 หลายเดือนก่อน +6

    aaaah my dhiigaygii reer awdal maashaa alaah salaam sare laacaano katimi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤ umomar, Allaya cizk walaal qaaliyaad tahay gobtii reer Sool.

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 8 หลายเดือนก่อน +13

    Masha allah dad dhig leh somalia dhalad ah

  • @dubatmahamed2792
    @dubatmahamed2792 8 หลายเดือนก่อน +7

    oo ciidaa dhaqaadee reer boorama waanu idiin hambalyeynaa hadaanahay reer muqdisho.

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 8 หลายเดือนก่อน +12

    Reer awdal badiina dhulkiina allaah ha idiin xifdiyo

  • @MohaMoha-k7d
    @MohaMoha-k7d 8 หลายเดือนก่อน +8

    Awdal state of somalia💖💖💖dhista state kiina isaaq kaso baxa yuusan idin duliyeynin

    • @boyka584
      @boyka584 8 หลายเดือนก่อน

      💯🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade 8 หลายเดือนก่อน

      Isaaaq dusha iskama saarnee aflagaadada naga daa

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +1

      Walaalo isaaq yaan loo gefin anigoo samaroona ayaa leh waayo arinkan dartiis 90% maanta waxy la jiraan soomaali, wey ogaadeen in 33 sano been laga iibinayey maantana lagu ciyaarey nasabkoodii oo oromo walaal looga dhigey dadkoodiina lagaga fogeynayo siyaasad darteed dhulkii soomaaliyeedna gaal madow gacanta loo galinayo. Markaa waxaan leeyey soomaali maanya waa mid rerkaana yaan la fogeyn.

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Zirilkacade waa runtaa walaalo, xaal qaado.

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@faizam523Been may jirinee waxeena gaar ayaan u maamulanayay Somali hadii la isku darayo laba meel OO Dhisan ayaa laysku darsadaa ama waa la kala go'aaye Somalida koonfur inay horumar sameeyaan ma ogola in Somaliland siidaayaan ma ogola taasa keentay in Ethiopia OO Somali cadow uu ah in dan la moodo

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ethiopia a hadey wanagsan Tahay arka Somalida Ku dhex Nool Sidey ula dhaqanto

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +8

      Waa runtaa, taasaa cashar inowgu filan.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 หลายเดือนก่อน +13

    Maashallah jiritaanka iyo noloshiina ayaad badbaadineysaan waanu idiin garab daaganahay cadowiinta gabiley iyo wajaale haka bilaabanto sida ugu dhaqsaha badan

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 8 หลายเดือนก่อน +5

    Guul iyo gobanimo reer awdal state ❤🇸🇴

  • @faizam523
    @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +17

    Masha Allah ❤❤❤❤Allah ha idin garab galo, dhuuni qaate, iibaanlaawe axmaar iyo oromo dhulkayaga ka gata doonimeyno. Guul iyo gobanimo reer Awdal Allah baa idinku jecel inaad difaacdaan dalkiina oo gaalo aydaan hoosta soo gashan idin gumeysata dhulkiinana kabcada kaga duusha. Soomaliya Soomaali baa iska leh, No Oromo qadhmuun.

  • @boyka584
    @boyka584 8 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ethiopians anaaga adoon u noqnay o gabhayaga xabad duhur ka lala dhacaa ! Somaaaliyeeey is uruursada o cadoowgina garta! Ethiopia waxaydu tijaabo ayay aheed wayna ogtahay in aysan Somali koob biya ah ka cabeeen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

    • @cawobilan5721
      @cawobilan5721 8 หลายเดือนก่อน

      Wallhi haday badheena faro lasoo gasho wax biirso waxbeeelbaa kadhshee intaa ay inga haysataan sooo celi naynaaa❤❤❤❤❤from borma

  • @fe8445
    @fe8445 8 หลายเดือนก่อน +10

    الله اكبر ولله الحمد. Samaroon iyo Ciise idinkoo nool dalkiina yaan la iibsan. Badayada saami ku bedelan mayno.

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 8 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allh GUUL AYAAN U RAJEYNAYAA SOMALIA 🇸🇴
    REER OWDAL WAA DIIDEEN HESHIIS KU SHEEGII

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 8 หลายเดือนก่อน +8

    Gobonimo awdal state of somalia 🇸🇴. Muuse wuuna bahdilay hadaan beesha isaaq nahay, somalia ha waarto

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      Walaalo adna noolow sidii Nabi khadar❤ from Awdal.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 8 หลายเดือนก่อน +11

    As we know the problem if Laasanood started with a long term local complaints whereby their concerns weren't taken into account, similarly Samaroonian are feeling they been sold out against their consent and consultation.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 8 หลายเดือนก่อน +5

    توكلو علي الله .. .......هَٰذَا بَيَانٌ لِّلنَّاسِ وَهُدًى وَمَوْعِظَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ. .. وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashlhaa guulaysatah raarboramaha somaliyah somali baalah❤❤❤❤❤❤❤

  • @niciimanuur4181
    @niciimanuur4181 8 หลายเดือนก่อน +13

    alxm inikan seexan dadkaygii wllhi farxad ayan la ooyay frm burco❤

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      Hadalkaasaa iga oohiyey, gobanimo Soomaali beynu u nahay walaalo, alah haku xafido.❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @habboosh423
      @habboosh423 8 หลายเดือนก่อน

      "Inikan" iyo from burco 😂😂😂😂 lahjadadu way cadahy hno e waxba burco haku meraysane warkaga iyo dhalashadada run ka sheeg

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      "Inika" u maleyn maayo iney meelnaba ka tahay lahjad lagu hadlo, it is just mistyped waayo n iyo m waa xarfo deris ah oo fududahay in lagu qaldamo. Waxaanse rajeynayaa iney kuu soo jawaabto.😁

    • @habboosh423
      @habboosh423 8 หลายเดือนก่อน

      @@faizam523 anaa garanaya meel ay lahjad ka tahay malaha somalido dhan lamaad wada dhaqmine.

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alaah jiritaan kiina umadeed waaa idin mihiim iyo mustaqbalka caruurtiina

  • @fe8445
    @fe8445 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa Allah. Soomaali dhab ah. Soomaali muslim in loo gumeeyo gaalo Amxaaro ah diidnay.

  • @YacoubHoussein-xw2sm
    @YacoubHoussein-xw2sm 8 หลายเดือนก่อน +4

    Runti farxad aya la oyay somalida ilahayaw midee from Djibouti orgin awdal

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somaali waa mid 🇸🇴

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 หลายเดือนก่อน +6

    Dhamaan somalida xalaashaha ha gaadheen gobolka awdal maanta waxay taagaa tahay yaa maali jireeyeey

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 8 หลายเดือนก่อน +2

    Awdal state of somalia Guuul iyo Gobonimo

  • @user-ro3px2ce2h
    @user-ro3px2ce2h 8 หลายเดือนก่อน +4

    Berbera maalgalin buu u helay saylacna uu iibiyay waanu ka soo horjeednaa

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 8 หลายเดือนก่อน +3

    That’s the largest protest for this very conservative and liberal city

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi waan ku farxay markaa. Arkay REER OWSAL WAA DAD AAN LOO HOOSAASI. KARIN WA EYSAN RABIN WAA DAD WADANKOODA JECEL GULEYSTA WALLHI HADII AAD MIDOWDAAN IN EYSAN CIDI IDIN DHAQAAJIN KARIN GULEYSTA REER OWDAL
    IN SHA ALLAH DAMACA WAALIDA AH EE OROMO WA hungoobi donaa

    • @cawobilan5721
      @cawobilan5721 8 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah ❤❤❤❤

  • @House_of_Comics
    @House_of_Comics 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia maxamad reerkii ugu sharafta iyo gobonimo badnaaa….Taaas waxaaa idin leh anoo ah nin Ogaden❤

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤ GOD bless you.

    • @cawobilan5721
      @cawobilan5721 8 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks ❤Walahi sharfta iyo gobnimada agadeen agtooday taala waana la midobaya insha Allah itobiyana dhulkeena waynu ka soo ceshanaynaa insha Allah kaliya samra intay somli midobaso ❤frome borama ❤❤❤❤

  • @MunaCilmi-g5z
    @MunaCilmi-g5z 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah damirku.hashaqeeyo reersoomalilanow❤❤❤❤❤ side boorama

  • @BatulaAbdisalam-n4r
    @BatulaAbdisalam-n4r 8 หลายเดือนก่อน +3

    Guul iyo iskuduubni umada somaliyeed insha alaah hormar waxaa tusaale idinku walalaha reer falastiin caddow haso dhoweeysanina.

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 8 หลายเดือนก่อน +3

    Reer Boorame ilaashada dhulkiina iyo Badiina adinka iyo Caruuntiina ayaa iska leh reer Isaaq Etopia hadey Dagad siinayaan Barbara maxey u siinwaayeyn?

  • @الومرحبا-ع5غ
    @الومرحبا-ع5غ 8 หลายเดือนก่อน +1

    guuul🇸🇴

  • @kaaliyahawaxbarashada
    @kaaliyahawaxbarashada 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobonimo rag badan garabkiina kawaayimaysaan inshaa allah

  • @israismaciil239
    @israismaciil239 8 หลายเดือนก่อน +2

    cid wax lasiiyay ma jirte isdajiya❤muse bixina badena mahan🤗

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somalia 🇸🇴🦁🇸🇴🦁

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 8 หลายเดือนก่อน +2

    Man sha alah

  • @soumimoulid201
    @soumimoulid201 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul tolkayaw dhiidhiya oo kaca guul Soomaali weyen

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allah akbar

  • @MahamouMustafa
    @MahamouMustafa 8 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyey awdal haloo gurmado

  • @canocabe
    @canocabe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh guul somalia🇸🇴

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul reer awdal.

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah Allaha idin xifdiyo somalinimo ayaa na deeqda guleysta

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida saxda ah wakuwan sidan hadii lagu wadana wey ka ficantahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @UsaameCabdiqaadir-my8qx
    @UsaameCabdiqaadir-my8qx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha allah

  • @DekaIbrahim-o3k
    @DekaIbrahim-o3k 7 หลายเดือนก่อน

    Msh allaah guulysta dadkaygii idimka illaahy

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ano isaaqa jecel midnimo viva somalia 🇸🇴 🎉

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 7 หลายเดือนก่อน

    Guul awdal state gobonimo sharaf iyo horumar balaaran walaalayaa🎉

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo reer boorama

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobanimo somalia badda anaga iska leh donimeyno ethiopia no no more ethiopia

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gombonimo reer Awdal

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 7 หลายเดือนก่อน

    Mudaaaraadkiiiii ugu balaaadhnaaaa waqooyiga somaliya ee waligay arko

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaalaah ha dhaco Muuse Jaahil

  • @YaxyeMuxumed-jd8rc
    @YaxyeMuxumed-jd8rc 8 หลายเดือนก่อน

    Awdal state of somalia 🇸🇴♥️

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +3

    DHULKAGA BADADA HALA GATO WA ADO ILMAHAGI LA GATEY DIFACDA DHULKIINA BADIINA KA DHIDHIYA INAAD NOQOTIIN FALASTIIN AMA UKRANIA TAN HEYSATA

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo Gobonimo

  • @MA-ke8kf
    @MA-ke8kf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wadanigu ha ha waaro viva awdal

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar❤❤ soomalinimo

  • @omaryare99
    @omaryare99 2 หลายเดือนก่อน

    Glory to the will of the people

  • @user-xh8uo2tm6u
    @user-xh8uo2tm6u 8 หลายเดือนก่อน +1

    Borama ❤❤❤❤❤

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 8 หลายเดือนก่อน +1

    Daalimkaa muuse biixi ee fashilkiisa marmarsiiyaha u raadinaya umadda ha laga qabto ilaahayow naga sooqabo.

  • @user-lu9lt6wz3s
    @user-lu9lt6wz3s 8 หลายเดือนก่อน +5

    reer awdal hadii loola tago caqli xun iyo iimaan la aanta ina biixi iyo kooxdiisa ku kaliftay inay xabashi hoos galaan hubka iyo xooga diyaar baanu ula nahay inanu la difaacno dhulkaa somaaliyeed anigoo isaaqa nacalaa wixii xabashi hoos gala ku yaal

    • @cawobilan5721
      @cawobilan5721 8 หลายเดือนก่อน

      Jarka xalaasha❤❤❤❤

  • @user-dm6us9ql5g
    @user-dm6us9ql5g 8 หลายเดือนก่อน +4

    Rer boorama dhiiga waa idin ku ogaa

  • @abdikarimharun1214
    @abdikarimharun1214 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleysta guuleysta waa idin garabtaaganahay

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul guul soamaida melkadta ajogaan

  • @SiciidCumar-y3g
    @SiciidCumar-y3g 2 วันที่ผ่านมา +1

    Boram waa reer somaliland waliiBa
    Barati lagan aas asay iyo seeskii Qaranka somaliland jamuriyd geesk wa hooyad Qarankeyga
    Somaliland waa jamuriyd Barakeysn EE somaliland

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wantagayraya borama (Djibouti)

  • @MunaDerie
    @MunaDerie 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wan tagersanahay anigo reer hargiesa oo isaaqa

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul guul awdal state ❤❤❤❤

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dolada Somalia wa in ay maamul deg dega ah usamay saa awdal state wa fursad qali ah geele iyo muse waxay kamidaysan yihiin burburka Somalia

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sax tas waa kula qabaa

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 8 หลายเดือนก่อน

      Somalia marka xagay usoo marasaa ma itoobia😅

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 8 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedhubbi6860 maya ciidamo aya laga dajin saylac iyo lughaya because cidankii Somalian ssc ba liqday markasta snm sidii dhurwaa malin ciyay ayay carurtu kuqosli manta hadii an hoganka hayn laha Somalia wan kafaidaysan laha fursadan qaliga ah

  • @ayaanalisahal2615
    @ayaanalisahal2615 8 หลายเดือนก่อน

    Gùuleysta reerboorme00❤❤

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 8 หลายเดือนก่อน

    Awdal state of somalia 🇸🇴

  • @abdisamadgaraad
    @abdisamadgaraad 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul & gobanimo

  • @user-gv8by4yi2r
    @user-gv8by4yi2r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobonimo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @Barkhad-ex6qi
    @Barkhad-ex6qi 8 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuuul boarame soomaliya 0:59

  • @Somfox1
    @Somfox1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xabashi Asxaabul Fiil iyo Oromo u diida Badeena!

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 8 หลายเดือนก่อน +2

    Musa down down

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalah gul dawlada faderalka tugi gunimoda wadaye calankisi ayaa dhacaye

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 8 หลายเดือนก่อน

    Guuuul sẩmoon

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 8 หลายเดือนก่อน

    waa kuwaas Soomalidii Xalaasha aheed

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 8 หลายเดือนก่อน

    Saasaan Ka Rabaa.
    War Dhulkiina Ilaashada.
    Borame Thank You.
    Open Your Mind!!!!.
    . . . . . . . .
    Nuurka Nederland.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 8 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta dhashi axmed gurey

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akhtar ❤❤❤❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi anoo reer hargeysa ah ma taageersani goaankan anaguna wxy ahyd inaan panan pax wyn sameeyno aromadana xaraashno sideey dhukayaga aromo iyo xashi ugu hamidaaa inuu madaxwaynahayagu lasoo galo hashiiska waxy aheeyd khalad aad uwayn imikana in la ansixiyo maaha ale cadawga hanaga qapto somalidu waaa mid dhulkoodana laguma soo xadgud pikaro

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน +2

      Xamda, walaalo iinsha Allah horumar beynu gaadhi inagoo mid sh cadowgeena itoobiyana ilaahay baa inaga qaban iyo inagoo iskaashana, guul reer hargeysa❤ from borama

    • @Xamda0953
      @Xamda0953 8 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin wllo🤲🤲🤲🤲 mhdsanid

    • @Puntland1
      @Puntland1 8 หลายเดือนก่อน +1

      Arintan wa DHIMASHADA SOMALI OO DHAN. hadi Somaliland la qabsado Puntland na wa ku xigna .

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 8 หลายเดือนก่อน

    TVGA SOMALIA TH-camR BUU NOQDAY AYAANTAN

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaallaah guull

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaasaan idi ka rabaa reer awdal dalka xabashi xun uga dhaarta lughaya wax go,lagu qaado kaweyn from ciise muuse (degmada sheekh)

  • @laaska0014
    @laaska0014 8 หลายเดือนก่อน +1

    itoobiya waa cadowga umadda soomaaliyeed

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 8 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta, somalia somali baa leh.
    Cadawgiina iyo saaxiibkiinaa waad kala garateen.
    Ilaahey Etopia iyo etopia kalkaal ha naga qabto.
    Qabyaalad natiijadeeda waatan.

  • @Barkhad-ex6qi
    @Barkhad-ex6qi 8 หลายเดือนก่อน

    guul soomaaliya boorame

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi Isaaq adu ku biro Somali weyn GADARBURSI aakhiroo lo dirii.. weyhe Jareertu heysho walahi Gadarbursi helimayo..

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 waa sida adiga amin san tahay dadka somaliyeed waxe og yihin samaron io dhulbahante warsangili sadax das rer inee yihin raraha isaaq ino ixtiraf halo ka hortagan😂

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      Oromada afsoomaaliga baratey ee canjeerada soomalida ku kibirtey lama sheekeysano, waa ognahay inaad soomaali iska dhigtaan oo noqoteen comment ku dhiigle😂😂😂😂😂

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q 8 หลายเดือนก่อน

      @@faizam523 we eat ANJERO no MOFFO & SALIID MACASAAR 🤣
      VIVA OROMIYA
      💚❤️🇪🇹🇩🇯🇺🇲🇬🇧

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 หลายเดือนก่อน +2

    WA IN LA GEYO 5 MALYAN O SOMALIA O LA QORO DASTUR LA DIFACAYO BADA DHULKA O LA DHISO DEKED DADKU LEYAHEY WA IN EY KA SHAQEYAAN SOMAALI KELIYA

    • @faizam523
      @faizam523 8 หลายเดือนก่อน

      Waa fikir aad u fiican.

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 8 หลายเดือนก่อน

      Bada iyo barigbo ajnabi waa in leska ilaliya waa sharci adhag lasameya 🇸🇴🫡☝🏽

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 8 หลายเดือนก่อน +1

    Is hubeeya diyaar garooba
    Dhulkiina difaada