@imanomarhassan8942 walashay qoolkan wa qolka Jamuriada Somaliland ee wax-quuseya reer Somalia maha, inabtiii kuu ekada chanelkiina iyo meelaha quuseya reer Somalia adigo igaraliya.... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ❤❤❤❤
Waxa wakhtigoodu gebageba yahay huwanta ficilkoodaad ka garataa naf maal sharaf midna ummada somaaliyeed umay dhaafin iskù dir reerkasta oo somaliyed isaaq raxanweyn hawiye dad bay ku dhex samaysteen baarlamaanada dad bay ku dhex samaysteen muuqaalo xunxun bay dadka ka duubeen dhaqankii yahuuday soo koobiyeeyeen iyaga iyo yuhuuduba iyo cid kasta oo sidaa u dhaqantaa 100 sanay hoos u socdaan waa sune midaasi
Marka ay marayso 6 :04 - 8 :10 Ayaa xaqiiqda ka jirta dhabta ah kahadlay. UN ulataga reer isaaq keliya oo dowlad ah. THE UN, IT'S NOT STUPID LIIKE MUSE
Dameer walba intuu dastuur sameestay ayuu leeyahay dastuurkayga ku dhaqan.....kan aniga la leeyahay yeel kan isaaqa ayaaba dhama aniga dastuur kenya Ahmed qaxooti iyo Dani iyo Hassan dhiiqo iyo mooryaantiisu ay isla leeyihiin oo ay shirko ku yihiin ayaa la I leeyahay yeel ...xildhibaan abiib baa I dhama aniga.....
Reer burco waa ay Ka xunyiin xadhiga maxamed abiib muuse waxa unku dhaqmay tii siyaad bare laga diiday Waxa uu U danleeyahay burburka Somaliland nabad ayuu buburinayaa
Ninka jakada qaba MashaAllah reer kaligii Dowlad manoqdo isku duubni baa wax lagunoqdaa
Xaqiiq
Thnk U Reer Burco intan odeygi qeylinayey ahayn ,
Gabar Somali 🇸🇴
@imanomarhassan8942 walashay qoolkan wa qolka Jamuriada Somaliland ee wax-quuseya reer Somalia maha, inabtiii kuu ekada chanelkiina iyo meelaha quuseya reer Somalia adigo igaraliya.... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ❤❤❤❤
@@iskaandarahmedali5265😂😂😂 waryaa halqabiil tahay joog isaaqow
No one above the law
Lawgu xagu jga xoloyahow ninkani xasanad ayu leyahay hadad cadayn ku hayso de maxakamada gee miyad afdubanaysa wax jira matihid qabilba ku caqli tiree
Nin reer xidh een ba sharciya 😂😂 warkii wad cadeyseen sharci inanu jirin muusow fariid khashif qabiil qaran moodey
What u know about law if u know law or how works law free world maxamed abiib was not be in jail.noq
What kind
of law?
Is The law of the jungal
Waxan ahay reer Boorman burro waan jecelenahay guiul reer burco❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Snm ha dhacdo maxamad abiib wa mujahd isaqo dhan kaohiyay.
Langaabad
LAANGAAB LAANGAAB DHALAY ADIGAA AH YA FATAAL @@AbdirahmanJota-b2o
Iska HadashovBacaaa
SNM❤️❤️❤️
Xilibaan maxamed abiib muuse iska daa 54 cisho ayaa ku hadhe.
Samaroon waxan uu sheegaya muuse wuu tagaya samra far ku rida buuq dhaaf waa intuu muuse rabo .
Maxamed abiib maah ninkii ugu horeeye jeel gala.
Muuse cod baynu ku ridayna fagaaraha kubadu ka socoto fahma.
Muuse khayr ku tag .
Guul reer buraco iyo Boorman waa walo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 11:27
Alle SWT ha dulmiga wu xarimey, thnk U
Caruurtaa Reer Burco intay garanayso odayaal cuqdad dishay ayaan garanayn🙏
Snm marabno, sidaad Faqash urabin ookle🙏
Anago rer burco oo abayaashyo faqashi dishay ayaan tergeersanayn tii siyaad bare aanu Ku diidnay mid lamid ah snm jabahad ayey ahayd laga soo teg manta waxan nahay dad dawladnimo ku heshiiyey isna waxa uu isleeyahay kursiga ku difaaco
Somaliland wa mamuul goboled ka tiirsan somalia
Ma Dowladii dhacday ee 5 madaxweyne leh
Somaliland waa Dowlad ee Liq
Adigu ha adina ee is xoree talyaaniyee ku lagooya😅😅😅😅😅 ha hadin Etobiyana waay soo socotaa
GUDABIIRSI DUMARKOODU GUUR MALEH. REERKAAN WAA GUMOOBEEN NAF JACEYL AYAA HALKAA DHIGAY
@@Yusufxasannwaxba ha xiiqinina walaahi soomaaland waa soomaaliya wax kasta aythy
Waa siil kii hooyadaa ee qadh muunaa
If S/Land is only for Issaq that means NO! ictiraaf 😂😂😂
From 🇩🇯
Isaak is a federal government .
Hooyada ba abada lagu xidhi garacyahow anagu ma raagsann meese 😂😂😂 noolow amxamed abiib ishalah wa la soosii daynayaaa❤❤❤❤
Hooyo maad iskadeysaan gurigeeda jogta caydaa kadaaya 😂😂😂😂
Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah
Waraa waa caasimada labaad dheh tuulo beele 😅😂😂
Muuse shaqo wacanbuu hayaa, Awdalna mantu kicinayaa, ninkani meesha wuu baabiinaya, mashruucna wuu qaatay, siduu u dumin lahaa Somaliland.
Dubjir laqabatay
O qaran dumisi
Muxu kulayahY
Kaaga ayuunba
Xumantiisa lagu tusay
Indhaha
Shido
Hooyada
Muse wasaye
@@FarhanFuaad
Idoo Qofkii Afka xabad ka galiyo mooyaane Cid kale ka leexan mayaan
Warkaagu waa run
Kkkkkk awrkan ugu horeeya dhegayso
yes
Wiilka jakada xiran run badana geesi❤
Odeygu danbibuu raadinayaa Allah waa arkayaa
This young man talking on 6.36 is very smart👍 muse uu duminayyaa S/L 😂😂😂
Free Abiib.
Qarankii Qasaarey oo Qooqu jebiyey Qoomamuu kudambeyn iyo Qeylo aan dhamaan.
@@Caliya7 Habaarka aad daldaldayso waadushaada iyo dabadada maday idam Allah
GUDABIIRSI DUMARKOODU GUUR MALEH. REERKAAN WAA GUMOOBEEN NAF JACEYL AYAA HALKAA DHIGAY
@@Yusufxasannfaqash mxaa ku dhex dhigay isaq iyo samaron
I’m convinced muuse is being paid to destroy S/Land
𝚂𝙾𝙼𝙰𝙻𝙸𝙻𝙰𝙽𝙳🤝🏼 xildhiban abibka❤
Kan ugu horeeyaa waa xoolo aan soo hoyan bal muxuu ku hadlay
Waaw
Muse iyo dastuurka ka baro isaaqu ma sidan caddiifi.😂😂❤❤
Weriyaha iyo kuwa uu wareysanayaa badankoodu waa dadkii kulmiye.
Dambiike waa dambiile. No is ummuniy and no one is above the law!!
Sakariyoow ila soo xidhiidh wll
Ninka garanka cadanka ah 33 ku qoranyahy wa nin caqli leeh
Waa,la,xidhaya,wxii dasturka qalad ka,galay ee waxa basasaya
JANANKA CIIDANADA ASLUUBTA OO SANA ROON AH XATAA WUU CAAYEY WAX YADHI WAA WATCH MAN
Ma cayin wuxuu yahay uu😢buu sheegay
Waxa u ka hor yimid nidaamka SNM
Snm manu aminsanin wa hagbad isaq
Kan yari jeelkuu ku hor ciyaarayaa, wuxuu ka shaqeeyaa isku dirka ummada.
Sekeiye yaa xidhiy Kara waxa U leyahay xasaanad reereed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Free Mohamed abiib
free maxamed as soon as possible
GUDABIIRSI DUMARKOODU GUUR MALEH. REERKAAN WAA GUMOOBEEN NAF JACEYL AYAA HALKAA DHIGAY
Guul ama geeri
Kkkkkk war miskiinkaa reer boorame iska soodaaya isaaqow 😎😎😎😎😎
Xadiga lashegayo hadu jiro waa afdub balse arinkas gobolka awdal ayay uu talaa😢😢😢
dhammaan kuwa difaacaya waa Hisbiga Wadaani. waa jaahiliin
Wax dhintey baad tahay ee muuse cawar aakhirka rasaas buu ku dhimanayaa jaahil qabyaaladayte ah.
MAAMULKII BA WUXUU ISKU BEDALAY SNMLAND
Muuse biixi shaqo wacan ayuu hayaa mamulka gooni u goosadka ah ee somalidiidka ah gacantii ayuu ku burburinayaa (muuse burburiye muuse kale dire )
Wlhi wakhtigiini waa gabo gabo idoorow
Waxa wakhtigoodu gebageba yahay huwanta ficilkoodaad ka garataa naf maal sharaf midna ummada somaaliyeed umay dhaafin iskù dir reerkasta oo somaliyed isaaq raxanweyn hawiye dad bay ku dhex samaysteen baarlamaanada dad bay ku dhex samaysteen muuqaalo xunxun bay dadka ka duubeen dhaqankii yahuuday soo koobiyeeyeen iyaga iyo yuhuuduba iyo cid kasta oo sidaa u dhaqantaa 100 sanay hoos u socdaan waa sune midaasi
War duriyada waayadanba wey seexatay maskadoodu
Qarankii beenta ahaa
Qudhmiye oo sharcigii iyo anshixiiba waa laqaawiyey .
Awdalna codkeeda hakuciilbaxdo.
Xukumada waalataa waanoocan muusejuudaan.
Tastuurku madiinbaa
Kuwan waa mucaaradkii waar inaabiib aadbuu u khaldanaa wixii caqli lihi wuu arkayaa meelkastaha joogee waana soomaalilaandarwaala sharci marinayaa
Maxd dhahden muuse udhiman walahia
Sekeriye Jakarta Dad kicin baad wadaa Qofka dadka kiciya waa Dembiile.
Cibaadaysaan cindiga ku hayee; Daniba waygu celin ciyaaraha.😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Waa khalad
Marka ay marayso 6 :04 - 8 :10 Ayaa xaqiiqda ka jirta dhabta ah kahadlay. UN ulataga reer isaaq keliya oo dowlad ah. THE UN, IT'S NOT STUPID LIIKE MUSE
SHAY WALIBA ASAL KIISU DIB UGU NOQDAA JABHAD NIMADA AYAA REERKU LA ITAAL YAHAY WAXANAY QAADI KARAYN BAY DUSHA KU QAATEEN
soo wada ciya dee xanuun isaaq la idhahdaa idinku dhacaye halkan boss kagama banaanee orodoo intiina ololaysa ku mashquul
Muuse ma doonayo in somaliland ayka dambayso ee wuxuu doonaya inay mar wada dhacaan si aanu garxajis kaga dambayn kursiga
Hhh bada aa rer bonu isaq is not easy 😂
Sharcidaraba ha ahaatee away hadyadiihii shaqadan lahayd
Isaaq yaa la nolaan karo ayaagaba isku naxeen 😂😂😂😂😂
Dameer walba intuu dastuur sameestay ayuu leeyahay dastuurkayga ku dhaqan.....kan aniga la leeyahay yeel kan isaaqa ayaaba dhama aniga dastuur kenya Ahmed qaxooti iyo Dani iyo Hassan dhiiqo iyo mooryaantiisu ay isla leeyihiin oo ay shirko ku yihiin ayaa la I leeyahay yeel ...xildhibaan abiib baa I dhama aniga.....
Somaliland wa maamuul Goboled kamida Samaliya😂😂
SNM CAYDEEDA WAA USAAQ CAY WAA KICIN ISAAQ
Yaa caayay Snm cuqdad baa kudishee... Ma nihin oo kamid manihin ayuu yidhi, ma caybaa taasi🙏?
GUDABIIRSI DUMARKOODU GUUR MALEH. REERKAAN WAA GUMOOBEEN NAF JACEYL AYAA HALKAA DHIGAY
Shaqad wayday
SNM
wati birata
Kudhafisay
Dadka kale waa nacnaba inay naga Guursadan badanka, maad arag Qaar reer xamara oo cabadayo leh gabadh samarona laydiiday
Walahay dhalinta ree burco waa dad damiirleh intaas ayuu garan waayay muuse qataar
Ninkaa yidhi muuse wuxu rabaa in u xaalad abuur kiciyo ayuu rabaa ayaan la aragti ahay.
Snm anagaa wasna maxamed abiibna wusoo bixi
Saxsax sax sax sax waaa tuug
Xildhibanka dil togasho ah halagu xukumo si anuu mid danbe luuq,luuq qaldan uqadin
Wixii edaab daran waa la wasayaa
SNM wa jabhad
Waakhlad waa n xiniyotaabasho
Wuxuu ahaa tuugsade xildhiban laga dhigay oo is kala garan waysy😂
Gagarac garacwaraysanaya aadtihiin
Somaliland qiimaheda inaa aragto marka rabto reer burco gaalka dil gartisana sii bey yaqanan wa idin wata
Aad iyo aad 😂😂😂😂😂
Hala xiro muuse jini maxamed Abiib runtuu nisheegay mel walaba isaaq baa lasaray
War ha la xidho
Waa gaf iyo maag.waxa mudanaha lagu xidhay.ta la baad xagee lagu arkey garoon caalami ya oo dadka ka soo dagaya la gu xidho.
Sharci maaha sida ninkaa barlamaanka ah Somaliland loola dhaqmay ninkaa ay soo doorten shacabka booramo walal heen ah rer AWDAL ha is dajiyaan muuse wuu tegayaa maxaned abiib lama haysan karo
Those guys are wadani
Somaliland sharci miya jira qof marka laxiro maxkamad aya lageya maogiye sharci qof xabsi xukun lehen marka sharci majiro somaliland
Waar yaryarku belaysanayaa oo hadalkooda maxaa fariidnimo ka muuqata, waa Run waa gobolkii ragga....!!!!!.
Reer Burco maaha ninka Jirikaan caanokubeqeen ninka taageeraa waa denbiile waalan oo dhosoqle ah ninkii Soomaliland mamulgoboleed fashilmay kusheegay kan dadka makarafonka lahortaagaan ad ad geeljirehan halaxidho
Reerkani xaaladoodu masahlana Dawlad daamiga uun kaliya kadhisan ayay kuleyihin jamhuuriyada😂
War Dowlad Noqon maysaane
Dadka Dariska idin laha Dulmiga Ka daaya hadii kale wixii aad Ka heshaan adinkay idiintala
Muuse Somaliland meeshi la dhihi jiray wuu kala diray, in ay ka danbeeysana ma rabto.
Muuse ayay idinkaga dhegtay isaga cid aan ahayni idiin talinmaayo
Waa runtiis waa afduub tani
Ninkaasi run buu sheegay
War Sax xadhigaasi maxamed abiib Waa qaran dumis
Baag loo xidhay waa inuu siistamku shaweeya ka kale leh aniigu garxajis baan ahaynaa haa laa xidho
Waar reer Somaliland adaanka xita maixitirameysa wareyskii iskasiwaadaa😂😂😂😂
Suxbaan Allah
X M Abib waa ay kibray hala kibir jebiyo. Masuul maha😂
Waxsharciya osomalilandkajiiro majiito illa mousebiixii kadhadhavaayo
Non somaliland awdal state mouvements vive
Muse mideeye ayaa la dhahaa Waa wadani somali isusoo celinaya waayoo midnimada sikale ku imaan meyso hadii aanu somaliland qoys qoys ukala jar jarin 😊
Hadan fahmay sirtii
Dadka hadlayaa waa wada mucarad jakarto joojo
mucaarid iyo muxaafid midna sheekadu ma taagna ee caqli ku dar
Reer burco waa ay Ka xunyiin xadhiga maxamed abiib muuse waxa unku dhaqmay tii siyaad bare laga diiday
Waxa uu U danleeyahay burburka Somaliland nabad ayuu buburinayaa
Kuwani yagaaba xadhiga maxaa eenayi shacabka codkooda
Dadka somaliald siyaasadu ba wee wada yaqanaan xeetahy aryaa 😂😂
Markaa waxandoonayaan yeelayaa.mi,&i