Masha Allah tarsan waxad dhinacaaga qabatey dhismaha qaranka. Wankugu raacsaney in mar walba fadeexad lo sameyo dadka yar ee Somalinimo ka muuqata. Waxan se anigu aamin saney iney sirdon shisheeye lug weyn ku leeyihin yutubarada fadeexada wada
Waa marmarsiinyo lagu doonaayo in la xaraasho dhismaha iyo dhulka safaarada iyadoo loo maraayo waxaa lagu yeeshay dayn badan Soomali way baratay xasan iyo dhiiqays-tayaashiisa
"The Mayor of Muqdishu" during tormoil. He is a man of self-respect and transparency. Aad ayaan u i ixtiraamaa safiirkan, Tarsan. Waa shakhsiyaadka farokuturiska ah ee hannaanka dawladnnimo fahansan. Astaamaha hoggaamiyayaasha guulaystay ayuu leeyahay. Maalmo adag ayuu Muqdisho ka soo saaray.
Amb.Tarsan waa Geesi Somaliyed oo meesha uu gacanta ku dhigo ka mira dhaliya oo aan hagran dalkiisa iyo dadkiisa. Allaha xafido. Waxaan aad iyo aad 100% u jeclaan lahaa inuu Somalia Madax Wayne ka noqdo. Waxaan aaminsanahay in ay Somali ka baxayso dhibkaan aan ka bixi la'nahay. Dhalashana lama wadaago ka sokeeysa SOMALINIMO.
@@Yusufxasann Tarzan wuxuu iska dhigaa malaa'ig, balse waa tuug weyn oo qaranka xoolihiisii dhacay. Xamar kaliya intuu duqa magaalada ka ahaa, imisa dhul iyo hanti qaran ayuu si toos ah iyo si dadban ba u xaraashtay. Waa tuug kabihiisa kala xada. Ha dhageysan is miskiinintiisa iyo daacad iska yeelkiisa. Nimaan war ka heybuu khaldaa. Waa runtaa, waa in la wetdiiyaa halka uu ka keenay hantidaa, ileyn intuusan London Soomaaliya ka aadin, waan arkey oo xittaa tareenka/underground-ka ticket kiisa inuu iska bixiyo wey ku adkeyd, maantana waa kaa. Dhibka Soomaali haddaan nahay, iyo Afrikaanka kale badankiisaba, na haysta waa inaan isagoo kale la weydiineyn meeshuu ka keenay hantida uu maanta heysto.
@@Xaswawa-rz2et orod farax macaliin constituency giisa soo eeg, dad bilaa wado schools hospitals ma afka ba geesi iyo wadani lagu noqda, kan tarzan na wa iisku mid wa wax ingariis dhaha ALL TALK NO ACTION.
@Xaswawa-rz2et farax macaliin 40 sano bu meesha joogay mu wax qabto aamba dad wax qaban karo shaqda uu dhibo intu musuqmaasaq iyo laaluush ku soo noqonayo, somali runta way naceebtahay,
Masar waxay sheegtay in dakaddeedi Port Said ay shaqadeedii hoos u dhacday 45 percent, waxana khatar ku haysa Barbara oo ku taal irida laga galo bada cas. Sidaa, waxa yidhi wasirka arimaha dibada iyo taliyaha sirdonka Masar, markay ka soo bexeen xafiska Isaias Afwerki ee Eritrea manta.
Safaarada waxaa diste dowlada Soomaliya. Lacagta seevice-ka oo safaarada nairobi dadka kaqaade waa daqli dowlad iskale ee servise-ka lagahele. Nasiib daro shaqale sare sida safiirkan aan kali saari karin daqli dowlad iskale iyo kan dowlad iskalehen.
Tarsan maa shaa allaah waxa uu ka mid yahay raga reer muqdisho ugu wadanisan ugu nadiifsan ugu aaminsan ugu somalisan dhankii loo eegaba nooloow 🌎🇸🇴
Tarzan waxaan ku Aqaanaa Wadaninimo, somalinimo iyo karti Ilaahay siyey.
Allah Barakeeyo.
Libaax ambassador Tarzan maasha alaah ilaah ha ku xafido
Tarzan waa waddani daacad ah oo la yaqaano waxqabadkiisana horay loo arkay jazahu allaah kheeyr jazaa' ummaddiisa wax u qabta jecelna horumarka dalkiisa. Maasha allaah tabaaraka allaah allaah Haku barakeeyo
😂😂😂😂😂😂😂
Maasha,allah, Ambassad Tarsan,Mahadsanid shaqada culus oo Ummadda u qabatay
Kuwa ku ceebenayo,waakuwa
Ummadan meesha dhigay
Ambasadorku si fiican buu isku baraxay! Thkxz mudane.
Tarsan waa wadani ❤❤❤
Libaax somaliyeed❤❤❤
Tarsan yaan lawasaqaayn.
Tarsan oo kale in uu xil ummadda u hayo ayey ahayd, waana nin sharafleh oo soomaaliyeed oo nadiif ah, Alle ha barakeeyo oo ha xafido Aamiin.
Tarsan markuu London ku noolaa ayaan deris ahaan jirnay. Waa nin daacad ah, aamin ah hadalkiisana la rumeysan karo.
Waa nin xalaala Talsan,xasan sh iyo guruubkiisa musuqa iyo xaaranta ah lama uu shaqayn karo,
Adiga xaaran lagugu soo koriyay😂
Masha Allah, Tarsan waa qof qiima badan oo masuuliyadda iyo daacadnimada ku adadag Muwadinnimaduna ay ku wayntahay.
Asc ❤️❤️❤️ tarsan waa wadani iyo somalinimo 🇸🇴daacadnimo karti ilaahay siiyey weeye
Masha Allah tarsan waxad dhinacaaga qabatey dhismaha qaranka. Wankugu raacsaney in mar walba fadeexad lo sameyo dadka yar ee Somalinimo ka muuqata. Waxan se anigu aamin saney iney sirdon shisheeye lug weyn ku leeyihin yutubarada fadeexada wada
Waa marmarsiinyo lagu doonaayo in la xaraasho dhismaha iyo dhulka safaarada iyadoo loo maraayo waxaa lagu yeeshay dayn badan
Soomali way baratay xasan iyo dhiiqays-tayaashiisa
Oyinta jooji
😂
WAA AFTAHAN BEENAALE AH. GURYO BADAN AYUU KU LEEYAHAY BARTAMAHA MAGAALADA BERMINGHAM EE INGRIISKA. GURYAHAAS WAXEY UDHOWYIHIIN MAQAAYADDA TARAN EE CAANKA AH . SOMAALIYEEY NINKAAN RUNTA USHEEGA XAGEE AYUU HANTIDAAS KA KEENAY
TARSAN WAA WADANI DAACAD AH 🇸🇴🙏🏽
"The Mayor of Muqdishu" during tormoil.
He is a man of self-respect and transparency.
Aad ayaan u i ixtiraamaa safiirkan, Tarsan. Waa shakhsiyaadka farokuturiska ah ee hannaanka dawladnnimo fahansan.
Astaamaha hoggaamiyayaasha guulaystay ayuu leeyahay. Maalmo adag ayuu Muqdisho ka soo saaray.
Amb.Tarsan waa Geesi Somaliyed oo meesha uu gacanta ku dhigo ka mira dhaliya oo aan hagran dalkiisa iyo dadkiisa. Allaha xafido. Waxaan aad iyo aad 100% u jeclaan lahaa inuu Somalia Madax Wayne ka noqdo. Waxaan aaminsanahay in ay Somali ka baxayso dhibkaan aan ka bixi la'nahay. Dhalashana lama wadaago ka sokeeysa SOMALINIMO.
Tarsan waaa muwaadin .Soomaaliweyn ❤❤
studio.th-cam.com/channels/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ.html
Talsan nin Somali nadhif ah. Ma Sha Allah
Tarsan waa soomaalida ugu macquulsan
Aslc wa rutii tarsan allah haxafido gulayso waligaba
Maashaa.allaah.waa.iska.bariyeeshey.intarsanlagueedeeyp.waamusuqz.iyomaasuqz.kajira.magaalamaxfda
Ninkani wuxuu ka mid yahay ragga hawiyaha ugu daacadsan ee ugu wadanisan
Qabiil baa ku dardaray. Wax walba qabiil baad ku fiirin. Waad buktaa.
WAA AFTAHAN BEENAALE AH. GURYO BADAN AYUU KU LEEYAHAY BARTAMAHA MAGAALADA BERMINGHAM EE INGRIISKA. GURYAHAAS WAXEY UDHOWYIHIIN MAQAAYADDA TARAN EE CAANKA AH . SOMAALIYEEY NINKAAN RUNTA USHEEGA XAGEE AYUU HANTIDAAS KA KEENAY
@@Yusufxasann Tarzan wuxuu iska dhigaa malaa'ig, balse waa tuug weyn oo qaranka xoolihiisii dhacay. Xamar kaliya intuu duqa magaalada ka ahaa, imisa dhul iyo hanti qaran ayuu si toos ah iyo si dadban ba u xaraashtay. Waa tuug kabihiisa kala xada. Ha dhageysan is miskiinintiisa iyo daacad iska yeelkiisa. Nimaan war ka heybuu khaldaa.
Waa runtaa, waa in la wetdiiyaa halka uu ka keenay hantidaa, ileyn intuusan London Soomaaliya ka aadin, waan arkey oo xittaa tareenka/underground-ka ticket kiisa inuu iska bixiyo wey ku adkeyd, maantana waa kaa.
Dhibka Soomaali haddaan nahay, iyo Afrikaanka kale badankiisaba, na haysta waa inaan isagoo kale la weydiineyn meeshuu ka keenay hantida uu maanta heysto.
Wadani waa kaa,guulayso
EX SAFIIR WALAAHAY WAA GEESI
Adeer media ka dacwonin ee arinka maxkamda tag si xaqiiqda lo ogaado
Safiirka qaaqlayaashii buu badsadey daawashadooda. Waa dad xanuusan safiir waxba lagama soo qaado waxey dhahaan
Tarsan wajigiisa xanuun ayaa ka muuqda
Warninkanu wanin oday ah oo wadani ah waa ragaa somali ugu muhimsan ayanu dhihi karnaa
Wlhi Liwaaax waye Tarsan
Tarsan waaa geesi qaran.
Amp. Tarsan waadaacad Allaha lajiro
Wallah waa tarsaan waa nine weyen waaye😊
Ilahay ha ku karaameeyo tarsan ❤
100% Amb. Tarsan Somali waxay isku raacday inuu daacad iyo wadani yahay. Ninkaan waa ragga dalku u baahan yahay laakin Xassan ayaa joogo.
Tarzan Maasha Allah waa Faarax Macalin oo kale.
Raganimo, somalinimo,wadaniyad iyo karti.
That's Faarax Macalin and Tarzan.
Ilaahayoow inoo daa.
😂😂😂😂
@@Tamsim3358 Tamsiimay maxaa kaa qosliyey
@@Xaswawa-rz2et orod farax macaliin constituency giisa soo eeg, dad bilaa wado schools hospitals ma afka ba geesi iyo wadani lagu noqda, kan tarzan na wa iisku mid wa wax ingariis dhaha ALL TALK NO ACTION.
@@Tamsim3358 dhul soomali deegaan u ah oo iskoolaad,wadooyin iyo biyuhu isu wada dul saaran yihiin farta ma iigu fiiqi kartaa?
Cadaalad kaama ahan in aad labadoodaba cilad mooye aad wanaag ka sheegi weydo!
@Xaswawa-rz2et farax macaliin 40 sano bu meesha joogay mu wax qabto aamba dad wax qaban karo shaqda uu dhibo intu musuqmaasaq iyo laaluush ku soo noqonayo, somali runta way naceebtahay,
Mr . Tarsan waa halyeey❤
Masha all guulayso
Tarzan waa ruux garti leh MashaAllah.2006 ilaa hada mar walbo dhan wanaagsan buu Ka taagan yahay bulshadda. Waxaan xasuusta UK sida uu itobiyaanga u necbaa inee dadka xasuuqan.
100% waxaan aaminsanahay hadalka Tarsan waayo waa masuul ku suntan daacadnimo, wadaniyad iyo Somaalinimo. Xasan iyo kooxdiisa diiratada ah aya rabta inay wasakheeyaan lkn Somaalidu Tarsan iyo Xasan/teamkisaa waa kala yaqaniin.
Yes he is right
Runtii Tarsan waa masuul ka soo baxay markasta xilka loo dhiibay
Tarzan waa wadani waxaana jeclaan lahaa in soomalida aay fahanto dadka wadaniyada runta katahay iyo ku aaney ka aheyn.
Acww mudane tarsan waa mahadsan yahay ilaahay baa kula jira muwaadinkana waa kula jiraa meel fiican baad joogtaa safaaraddana gaarsiisay cadow kuma arko mahadsanid.
Tarsan waa madax fcn oo karti badan
Tarsan waa nin Geesi ah oo Daacad ah
Beloo dhan baa dhaceysa inta xassan Xoolo joogo sababtoo isagaa waxaasoo dhan maleegaya
Shirkadas Ana ushaqeya darsaneh inta ushegay wa xaqiiq halbena kumadarin
Alle ka baq shirkadna Uma shaqeeysid, dadka xaqooda ma aha in la duudsiiyo.
WAA AFTAHAN BEENAALE AH. GURYO BADAN AYUU KU LEEYAHAY BARTAMAHA MAGAALADA BERMINGHAM EE INGRIISKA. GURYAHAAS WAXEY UDHOWYIHIIN MAQAAYADDA TARAN EE CAANKA AH . SOMAALIYEEY NINKAAN RUNTA USHEEGA XAGEE AYUU HANTIDAAS KA KEENAY
Cajiib nin ganacsade ahaa oo hassan sheekh saaxiibkiis ah ayaa hada noo ah safiirka turkiga somaliya u fadhiyo
Amp Tarzan waa Runtiis Ruux la Aaminikaro Waaye ❤❤❤
Tarsan wadani xalal ah waxaan qabtanay dalkAni waa hiiliyey❤
Ader tarsan waa wadani la aaninikaro runtii
Guulayso ambassador
Somali Hanolato.
tarsan waa dowladnimadiii oo qof ah
tarsan waligey ma arkin siyaasi ka daacadsan.
thanks so much
Halkaas waxa kaga caad xasan sheek in uu yahay qof liito oo duuli ah wakasa safiirka turkey kadhiigay ninkii safarada somaliya rabay in uu baado 😮
Ninkaan ku jiray safaarada 10
Daqiiqo oo hadana ka been abuurtay safiirka.waa kuwa dalkaan ceebeyey waain dabagal lagu sameeyo.
Tarsan waa nin hawlqabad leh oo dalkiisa jecel.
Wadani in uu yahay Mohud Tarsan cidna kama qarsoona
Somali waa u dhamaaty
Dowlada shilin ma bixin kuyeh! Service ka safarada ayaa dhistay? Serviceka dowlada ma ahoo? Personal enterprise ayuu safarada umooday
Tarsan waa Tuug
Masar waxay sheegtay in dakaddeedi Port Said ay shaqadeedii hoos u dhacday 45 percent, waxana khatar ku haysa Barbara oo ku taal irida laga galo bada cas. Sidaa, waxa yidhi wasirka arimaha dibada iyo taliyaha sirdonka Masar, markay ka soo bexeen xafiska Isaias Afwerki ee Eritrea manta.
Tarzan waa wadani howlkar ah ceeb ma lahan .
kuwa xagxagan haya ayaa musuq ah
Ninkaa imaanka la' ee safaarada lacagta beenta ku sheegtey ayuu Xasan sheekhna safiir u magacaabey 😢😢
🎉
Walee anigaa ka marqaati ah guri ka dambeeya safaradda ayaan deganaa odayga waardiyaha ma arkin lakiin afur ayaan u dhiibi jiray
tarsan waa nin daacad ah waa ninka dhisay safaaradeena kenya ku taasha
Xassan sh iyo ganacsato isku rer yihiin
Waxay iibineyaan labo safaaradood o kala safaarada Kenya iyo safaarada Germany e magalada boon
Safardihin baa loso dhacay after qaburihi
Niinki wadaniyad iyo shaqo waraan ka muqataa waxaa lagu badalaa caado qate waa dowlada hassan sh , tuugo
Tarsan qofkii sifiican ufiiriya so ismaaciil haniyah uma eka yaa igu raacsan??
Tarsan Mar hadii uu digteetar farmajo shaarubo yuhuud lasoo shaqeeyay waa khaain
Danjire Tarsan waa siyaasi basil.
Ma Dal-jire mise Dal-jire ? Aniga waxay ila tahay Daljire, waayo waa nin Dal kale jira.
Somalida qofka daacadda ah ma jecla
Waxaas safaarad ma ahayne hala xiro bakhtiga
Somali meelwalba waa ka dayacanahay. Albaabka safaarada safaarada oo jajaban taasi waxay si cad u sheegaysaa wadan burburay in aan nahay.
dowlada somalia lacago wax lagu weeraro wax lagu dilo way hali kartaa lakin hadii dhismo noqoto waa tuugsasho
Somalia cid kasta waa taqaan, in ay faqash ( Darod) iyo moryan ( Hawiye) tahay, boobay juboyinka iyo shabeloyinka. Dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay daadsan yihiin meel kasta.
Soomaaliyeey,toosa waalaboobayaa qadiyadiinii aduunka waayo filo xukuumada joogtaa iyadaaba cadaw ku ah dalkiina soomaaliyeey dawladi majirto ee ganacsato ayaa idiinjoogta dalka iibinaysa dhulkiina iyo qadiyadiinba alle haidiingargaaro.
Safaarada waxaa diste dowlada Soomaliya. Lacagta seevice-ka oo safaarada nairobi dadka kaqaade waa daqli dowlad iskale ee servise-ka lagahele. Nasiib daro shaqale sare sida safiirkan aan kali saari karin daqli dowlad iskale iyo kan dowlad iskalehen.
Masafaaradbaa waa safarad argagixisee
Bal eeg teamka dhiiqada ah ee maanta xilka hayo ninkii waxaas oo dulmi ah gaystay ayaa xil loo dhiibay oo isla dalkii uu dulminaayey loo dhìibay
Kooxda madaxweyne Xasan ba gadan rabta
Adduun waxaan joognaa ninka daacadda ah oo nadiifka ah faraha ku gaabanayo tuugtuna dhiirantahay. Ma ninkii safaaradda isku dayey inuu boobo ayaaba safiirnimo lagu abaalmariyey? Wasiir Jamal wuu inuu ninkaan Fatxi la yiraahdo xiriirkii dhexmarey caddeeya ama maradiisa waa wasaqoobeysaa!
Marka aad waxa duubaysaan dib u dàwada waayo maan sheegin safaaradu halka ay ku taalo
Waa mida Kenya nayroobi waaye
Okie
Nonsense mataqaanid ninkaan anagaa kaa naqaan
Waligaa qofka ha caayine waxa aad ku dhaliileysid wax ka sheeg. Wax sax ahna sheg
@@Mohab74 WAAN KAA QAATAY. MAHADSANID. WAANAN KA MASAXAYAA
WERIYE EX SAFIIR AAD BAAD U QOD QODEYSA XASAN QOSLAAYE HADUUNAN DHALIILIN MIYUU CUNI LAHAA 😂😂😂😂
Safiirka hal arrin ayaa ka qaldantay oo u baahan in loo saxo: Lacagta adeega ah ee aad ku qabatay magaca Safaaradda waa lacag dowladeed.
Abgaalee looma dhiibinoo hee waxa aduunka
Tuur wakaa
Benlow falalow
Tarsan yaan lawasaqaynin
Xasan Gurguurto Xasan dhiiqo
Asaga tuug ah Xasan xaraash
Waxaa tahay wadani sababto ah hadal aad hada af kaga ka so baxday owged
Safiir xaal qaado youtube, faafiyey beenta waain ay cadeeyan u keenan.Been abuurka Safaarada.
Shacabka somaaliyeed ee dagan Kenya ayaaa wax ka dhiibay hadalkaan wax baa ka qabaaa??
Guriga safiirka cusub maxaa lagu dhisay yaaee dhisay lacagta lagu dhisay xgaee laga keenay runta rabnaahe 😂😂
Service kaa guriga qasriga ah malagu dhisi karaa
Isagaaba kuu cadeeye wax hubso