Dhagayso Ruqyah ilma galeenka iyo ilmaha soo dilma

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024
  • Somaliruayahtv Somaliruayahtv
    SomaliruayahtvSomaliruayahtv
    Isha sixirka jinka iyo umu sibyaanka
    Sheikh ceydaruus cilaaaj

ความคิดเห็น • 792

  • @faisamohamed570
    @faisamohamed570 3 ปีที่แล้ว +91

    Mahad allah aya iska leh alxamdulilah shekh allaha ka ajiir siyo wan ku cafimadey quraanken alxamdulilah ilahay wuu ii hagajiyey ilmhi alxamdulilah wana dhaley ilmo cafimad qabo alxamdulilah adigan waxan allah kaga baryeya cafimad iyo cimri dheer akhirona janoyinkisa inu kugu casumo amiin ya allah

    • @fardowsahassan6769
      @fardowsahassan6769 3 ปีที่แล้ว +11

      Asc abayo faisa aniga xitaa ilmaa baa igaso labtaa marwalbo daqtaarka wuxuidahaa waana maqaaabi eee isheeeg adiga sheikh maxaas kusiyee.....isooduceyaa walalyaal somaliyey pliz

    • @fardowsahassan6769
      @fardowsahassan6769 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo ilaasohadal faisa

    • @cabdiraxmaanmaxamuud8028
      @cabdiraxmaanmaxamuud8028 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fardowsahassan6769 wlo icaawi ana dhibaatada dilanka ihaystay

    • @cabdiraxmaanmaxamuud8028
      @cabdiraxmaanmaxamuud8028 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsahassan6769 Halken kala sohadla gabadh ban ahy qoralka sawjkayga igu qoran

    • @fardowsahassan6769
      @fardowsahassan6769 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaanmaxamuud8028 abayo anigaa xitaa makasaayi anigaa ihaysataa aaarintaan

  • @user-vv8sh6rc2r
    @user-vv8sh6rc2r ปีที่แล้ว +6

    Sheekh Ani waanku ficnadey quraankagan umusabayan ayaaigaqaylisay wanabaxdey jasakalaah sheekh caydaruus

    • @haalodagen1691
      @haalodagen1691 ปีที่แล้ว

      Naa xabbti wax isharax maxa sameysay dhiga iga qaldan wana dilmay oo ima iga dilmay maxa sameysay

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@haalodagen1691abayo xal ma heshay aniga ilmaa iga dilmay manta bil iyo bar ah

  • @MominsDirir
    @MominsDirir 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maha Dallas Aya Island Lejeune alxamdulilah shekh❤❤❤❤

  • @nurahassan5393
    @nurahassan5393 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh ilahay haka jasai siyo intaad shegayso wan qabaa walhi waxyabo aan dadka lawadgi kariwyay bad shegtay inshallah cafimad ban kahli dono shukran

  • @user-mr8cq2ts1w
    @user-mr8cq2ts1w 7 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم بارك واكثر من ناس الخير يارب
    وقل جاء الحق وزهق الباطل
    الله هو القوي المتين وكفى بالله وكيلا
    لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد و هو على كل شيء قدير

  • @fardawsaahmed-wn5pn
    @fardawsaahmed-wn5pn ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ale swt waxan kaaga baryayaa cimri dheer cibaado suban iyo caafimaad taam ah akhirana janadiisa inu kugu casumo dambigaga iyo Kan walid kaaba rabi hadhaafo shekh caydaruus

  • @Iimaan-jx1jq
    @Iimaan-jx1jq ปีที่แล้ว +4

    Jasakallahu khyr sheekh alle haku barakeeyo aduun iyo aqirba guulyso l.a 🙏

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 4 ปีที่แล้ว +7

    Allahu Akbar Illahow daawo nuugu dar, Qur'anka waa daawo Allahuma aamiin.
    Jazakallahu Kheir Sheikh

  • @mohameddahirahmed3090
    @mohameddahirahmed3090 3 ปีที่แล้ว +14

    Allaha caafiyo inta xanuunsan

  • @ayanmusse4835
    @ayanmusse4835 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jazakallah qeyr Shiekh Caydaruus, barakAllah fiik walal. May Allah SWT bless you and bless your family. Aamiin Yaa Allah.

    • @maryamqooje6743
      @maryamqooje6743 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa alaah ilaahay haku xifdiyo aniga waa igu fogaadey cudarkaas meel walbo waan tegey waan waayey wax cudar ah

    • @fartuunxasan7115
      @fartuunxasan7115 4 ปีที่แล้ว

      Alla kuxif diyo

  • @xamdimacalinyuusuf658
    @xamdimacalinyuusuf658 2 ปีที่แล้ว +7

    qayr allaha kusiiyo quraankan caafimad iyo faa idaba wakahelay miisanka xasanadka allaha kuusaaro

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 4 ปีที่แล้ว +74

    dadkii wey wada bukaan subxana Allah ilhy hacaafiyo dhmn umada somaliyeed .... anu weli ma guursan lkn wxn kula talinayaa kuwa reeraha leh in ay mrky xaajoonayan bisinka qabsadaan ducooyinkna akhristaan oo gurigooda suuratul al baqra kushidan... sheydan iyo sixir iyo jini iyo ilmo dilmaya intba arki maysan ... ilhy subxana watacalaa haidin wada caafiyo 🤲 kuwa wax sixra ex xasda alle umada haka qabto isaga caadille

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah qeyra jazaa sheikh misanka xasanadka allaha kusaro

  • @user-wu3zb8xi9i
    @user-wu3zb8xi9i 11 หลายเดือนก่อน +9

    Asc shiikh wanku faaiidday ruqiyadan ad iyo aad mudo 15 cisho ah ban dhegaysty wanku cafimaday uur banan qaday hadana marlabad ban raba inanku cafimado insha allah

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 3 หลายเดือนก่อน

      Abayo ilmaa idilmay ana wan bilaabay hada 2bo habayn ban dhagaysanaya

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v 3 หลายเดือนก่อน

      Qabke udhagaysatay adiga😢

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน

      🎉❤❤❤🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน

      ​@@user-zb2zc7fe4vscwsscwscw wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw wlwlwlwlwlwl 💯🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw

  • @idilmuhayadin9428
    @idilmuhayadin9428 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah sheek ilahey qeer badan haa ku siiyo caarbkaadan ilahey haa kuu xiifdiyo inshallah Aniga Markan dheegeestay waxa badan ayaan daareemay Waan ku fiicanday inshallah Norbi haadan iimaado Waan ku Soo raadinay inshallah

  • @salamibrahim2833
    @salamibrahim2833 4 ปีที่แล้ว +6

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خير على كل شيء يارب ليجعل في ميزان حسناتك

    • @hibomohamed6762
      @hibomohamed6762 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alaah

    • @caliaxmad5266
      @caliaxmad5266 3 ปีที่แล้ว

      @@hibomohamed6762 ' 6ŕ uöop Hey n öï6o
      C

  • @hamdikiin5869
    @hamdikiin5869 4 ปีที่แล้ว +13

    Ilahayow qof walibo oo Muslim ah oo xanusan cafi inta owalad radin oo ani oo kala ah owalad barakeysan si yaa allah aan isku soduceyan

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 4 ปีที่แล้ว +4

    asc. wlo ilahaya Kheyer hakusiyo.aamiin wlo ilahaya janadul fardowse hakukubadalo aaamiin wlo waxad soo aqarisa caruurta aa hadalalenin walaalo walaahi waa laku cafiimad quraankaad sooaqariiso manshaa aallaah.janadulafardowso ilahaya kuku bashareeyo aaamiin

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 4 ปีที่แล้ว +9

    Shukran sheikh jasaaka laah allaah haku xafido

  • @qadrakeyf2876
    @qadrakeyf2876 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh shekh ceyduruus allh ku xafido jazakallaah kheyr

  • @niimahasan5359
    @niimahasan5359 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh mashaa allaah kheer allaah haku siiyo markan dhagesaty ohin wale amusi wayay waxan daremaa markan kamishtay kadib fuded wlhi umul sabiyan ba iheso iso duceya inu allaah iga saaro kuli muslimin🤲

    • @ml2918
      @ml2918 4 ปีที่แล้ว +1

      Niciimo xasan
      Ma ku ogatay inay ku hayso ana waan iska ga shakiyay

    • @niimahasan5359
      @niimahasan5359 4 ปีที่แล้ว

      Haa wll wan ogaday hadane alhamdu lillaah wan ku caafimaaday shekh cey darus kheer allaah ha siiyo 🤲

    • @ml2918
      @ml2918 4 ปีที่แล้ว +2

      Walalo ma sheekhaa caadi kuu quransaaray mase ruquyadaan baad ku caafimaaday

    • @niimahasan5359
      @niimahasan5359 4 ปีที่แล้ว

      Maya abaayo sheekha ma iquran sarin lkn talo ayuu isiyay mashaa allaah iyo dhagesiga ruqiyada . Mar waliba dhage sigeda badi ku cel celi adkaarta NA aqriso inshaa allaah allaah hakugu cafimaad siiyo wall

    • @kawsarabdiqanicawil2403
      @kawsarabdiqanicawil2403 3 ปีที่แล้ว

      @@niimahasan5359 wall halkee kalaa xidhiidhay shiikha wall anigaa Lay kawabi wayay

  • @flameboynumber1738
    @flameboynumber1738 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah I love ❤️ this video 📹 very much and you to 🇰🇪

  • @ifraaxc.raxmaanjaamac961
    @ifraaxc.raxmaanjaamac961 2 ปีที่แล้ว +3

    shiikh allah ha ku barakeeyo adiga iyo waalidkaaba anagana allah daawo hanaga siiyo

  • @ModestyIsLife
    @ModestyIsLife 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha'Allah, may Allah reward you for sharing this with us. 🤲🏽❤

  • @mrd4205
    @mrd4205 10 หลายเดือนก่อน +1

    Two of my favorite artists 💯💋my 🩸another level of music another level of love Masha Allah 💕🔥🎶

    • @Zahra-kk9ij
      @Zahra-kk9ij 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤aswewrb

    • @Zahra-kk9ij
      @Zahra-kk9ij 9 หลายเดือนก่อน +2

    • @XawoMaxamed-yj2tn
      @XawoMaxamed-yj2tn 8 หลายเดือนก่อน

      Maasha alaah

  • @fatumagure5100
    @fatumagure5100 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shiekh Allah hakuxafidho

  • @flameboynumber1738
    @flameboynumber1738 4 ปีที่แล้ว +12

    I love ❤️ you and the Quran

  • @roodajimale7749
    @roodajimale7749 4 ปีที่แล้ว +5

    Alaha ku barakeeyo hana ku xafido jisaakalaa khayr

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 ปีที่แล้ว +4

    Jizakallah kheer walal awalkaag allah ak dhigo janad yarabi 🤲🤲

    • @musaali2074
      @musaali2074 4 ปีที่แล้ว

      Wax badan ayaan dareemay wax si aan u tilmaamo magaranayo

  • @xaliimocabdiqani6141
    @xaliimocabdiqani6141 4 ปีที่แล้ว +4

    shekh nooso badi جزاك اللةخير

  • @ayaanmohamed914
    @ayaanmohamed914 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah allaah haku xafido wankuficnaday jasakalaahu khayr

  • @xayaadcartan1288
    @xayaadcartan1288 3 ปีที่แล้ว +2

    insh allaah al waa sheesh caydruus igu soo cali guruubka

  • @sacdiyamohamedahmed6836
    @sacdiyamohamedahmed6836 4 ปีที่แล้ว +28

    Jazakallahu shekh waxan daremayaa in caloosha aad wax iiga guuxayo caloshan saray rixamka saray wlhi markaad ducada aqrinaysid waxan umodaa bahal inuu caloosha iiga socdo marwaliba waan dhagaysan donaa ruqyadaan insha'allah online kana waan kaso khayb gali donaa

    • @sacdiyamohamedahmed6836
      @sacdiyamohamedahmed6836 4 ปีที่แล้ว +1

      Waayo waa laihayaa waxbaan daremay dhaqtaradina qudur kumahaayo ayey ileyihiin xaxuun iyo guuxna makanka kadaremayaa

    • @nimcomuuseibrahimmuuse3874
      @nimcomuuseibrahimmuuse3874 4 ปีที่แล้ว

      makaanka iyo dhabarka xanuun ayaan ka dareemayaa

    • @hafsaahmed8686
      @hafsaahmed8686 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyamohamedahmed6836 abaayo biyo cusbo leh. Ku qabeeyso ruqiyada iyo surah al baqara si fiican u dhageyso.insha.Allah.waa.ka fiicnaan aniga tijaabiyey alxamdulilaah waan ku fiicnaaday

    • @sacdiyamohamedahmed6836
      @sacdiyamohamedahmed6836 4 ปีที่แล้ว

      @@hafsaahmed8686 abayo shukran waad mahadsantahay dawada umusubiyanka kaqatay Alshifa alx hada cfmd badan daremayaa biyahaas cusbadana waan sameyaa waan arkay inay fiican yihiin insha'allah waanku sii dadalayaa jazakallahu khayr yaa ukhtaah sidaad khayrka igula so jeclatay alle hainawada cafiyo dhamanteena

    • @xabiibo2244
      @xabiibo2244 4 ปีที่แล้ว

      Sacdiya abayo sasoo kale ayaan caloosha in leygaga soc do udareemayaa

  • @sagalcudoon8331
    @sagalcudoon8331 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh tabarak allh wlhi waa macan quranka mashalllh mashalllh cod macn ajir allh kaasiiyo wlhi waaa kuraaxeystay anagana alllh nagu anfaco amiiin 🤲🤲🤲

  • @user-wu3zb8xi9i
    @user-wu3zb8xi9i ปีที่แล้ว +1

    Shiikh alle haku barakeeyo mudo 3sano ur mayelan qurankaga bil ban dhegaystay si maalinle ah waxan isku arkay snqadh iyo wax lugaha iyaacyacaya dabeto xundhurta ban quraarad xoog uyaryar maalin ano jifa iskasoo guray wan yabay bil kabacdi uur ban qaday alxm hada ayaan isku arkay wanan bilaabaya dhegaysiga quraanka 2sano baa kasoo waregty marki an dhegaysan jiray alle haka abaal mariyo

  • @garaadabdulkadirgaraadmoha362
    @garaadabdulkadirgaraadmoha362 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Tabaarakalllah.

  • @qaasimaxmed8940
    @qaasimaxmed8940 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumul laah qeyr

  • @aaminojaamac8233
    @aaminojaamac8233 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha.allh walalayal iiso duceeya in rabi I siiyo awlaad baari ah aniga io intii u bahan please please 🙏

  • @abeebaabee6618
    @abeebaabee6618 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Allaha ku barakeyo

  • @amiraaqueeny5829
    @amiraaqueeny5829 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha'allaahu kaana,baarakallaa,tabaarakallaah,Alle sub a an away a salsa visa iyo sharaf hakusiiyo,aaqira iyo adsuunyaba

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +14

    Sheikh alle ajar iyo xasanad hakasiyo khayrka aad faafinayso waan sugaynay inbadan

  • @xubihaji342
    @xubihaji342 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheran shkh nosobadi

  • @SomaliboyXC
    @SomaliboyXC ปีที่แล้ว

    Sheekh caydaruus, marxaladaas aniga ku jiree, xageen kala soo xiriira , waxan ku noolahay holland , jawaab wacan sheekh inshallah ayn ka sugayaa

  • @saharayusuf2591
    @saharayusuf2591 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah bless you and your family have a good day insha Allaah

  • @luulhurdaye9020
    @luulhurdaye9020 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Allah ha ku barakeyo
    Ruqiydan ayaa dhageyste gor dhow
    Ramadan ka dhexdiisa hebenki iigu horeysey oon dhageyto waxan ku riyoda anigo musqul galeya markasa mesha laga dhalo oo ilmaha ka soo baxan aya mass cobra oo caraba la soo baxaya ayaa iga soo baxay waan soo jiide wana dile sheikh Allah ku xafido xoga fuded ayan darema weli waan dhageyta waxan igu soconaya cafwan waan damcay inan kula soo xariiro lkn iima suura galin labar toos laga helo ma helin waxan ka fursan waaye inan comant kugu dhaafo fariintaan jazaakallahkher

  • @munahassan4429
    @munahassan4429 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kuxifdiyo sheekh allah dardiis ayaan kuu jeclahay

  • @flameboynumber1738
    @flameboynumber1738 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah I love ❤️ this video very much

  • @shadiaabdulahi7421
    @shadiaabdulahi7421 หลายเดือนก่อน

    Mashalah Allah ku barakeyo sheikh caydaruus

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 😢😢😢

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @idmanbile7545
    @idmanbile7545 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc walalayaal iiso duceya walaashiina oo xanuunsan ayaan ahey idinka allaha idin Naxriisto aduun iyo aaqiraba

    • @elaataysin1229
      @elaataysin1229 3 ปีที่แล้ว

      Allah haku gargaaro wllo oo haku shaafiyo wll amiin amiin ya rabi

  • @makoelmi5643
    @makoelmi5643 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jazakallahu khayre

  • @farxiyaali1713
    @farxiyaali1713 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallahu khayr ustad

  • @hanahapy3138
    @hanahapy3138 4 ปีที่แล้ว +2

    maansh allah khekh mahadsnidi khayar alle ha ku siiyo aamiiin inssh allah

  • @aragsancabdi292
    @aragsancabdi292 2 ปีที่แล้ว +2

    Qayr Fara badan Allaha ku siiyo Anagana Allaha Nagu Caafiyo

  • @aminaahmed7169
    @aminaahmed7169 4 ปีที่แล้ว

    Shekh alley haka abalsiyo waxad shegtayba waan lahaa quranka makanka noo soo badiy wad mahad santahay sheekh

  • @ShujriBajiin
    @ShujriBajiin 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar allaha nacaafiyo aamiin

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 4 ปีที่แล้ว

    Sheeq carabiga noogu ducey marabno afsomali احسن العربي ادعاء أفضل عربي جزاك الله خيرا

  • @salmamaxamed7505
    @salmamaxamed7505 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah mhdsanid sheekh🙏🏻

  • @fahmoshirwac2650
    @fahmoshirwac2650 ปีที่แล้ว +1

    isoo duceya xanun ayan daremaya in mudo ah💔😭🤲🙏

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamin ilmo ayaa iga soo dilmay waxbadana waan xanunsanahay jazakallaah sheekh

    • @hodanroble5337
      @hodanroble5337 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay hakusiiyo awlaad caafimadqabta Iyo n caafimaad taam ah inshalah Amiiiiiin Amiiiiiin

    • @nasteexoahmed9428
      @nasteexoahmed9428 3 ปีที่แล้ว

      Illahay haku caafiyo wll ana illahay hay caafiyo wixi islaame umada nabi muxamedna scw ee xanuusanya illahay ha caafiyo wll

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanroble5337 aamiin aamiin mahadsanid

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว

      @@nasteexoahmed9428 aamiin aamiin

    • @ayanabdirasheed8849
      @ayanabdirasheed8849 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumonuur7264 abayo see noqotay aniga hada saas ah

  • @nagiibacali1159
    @nagiibacali1159 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaahay ha ku xafido sheikh

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 ปีที่แล้ว

    Thank you sheekh

  • @deqoxassan7744
    @deqoxassan7744 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah shiikh allaha kaa ajar siiyo
    Shiik calaamadahaas dhamaantood waan leeyahay marka shiikhow quraanka Dadka online ka la gu saarayo baan rabaaye ee sideen kuugula soo xiriiri karaa

  • @ramlaadan8136
    @ramlaadan8136 10 หลายเดือนก่อน

    ameen ameen ya rabi iilahow muradkeyga irumey ya rabi

  • @aaminoyasiin3741
    @aaminoyasiin3741 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah shaykh intad shegtayba wan darema lkin ilmo ilmo iguma dilmin ki labad urkisi bn leyhy gortan hda qur an kad akhrinayso dhigaystayna ilmihi aya ad u ordaya intad qur anka akhrinayso keliya

    • @deimond9187
      @deimond9187 4 ปีที่แล้ว +1

      wallo ma xamilikartid miyaaa

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 3 หลายเดือนก่อน

    Jirka ixanunay oohina way iqabtay iyo matag waxan daremaya hurdo ilahay haigu caafiyo manta ayaa ilmo igasoo dilmen😢😢

  • @habonenour4511
    @habonenour4511 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh caydaruus kheyr Allah kuu siiyo walahi bilahi waa kuu cafimadey.

  • @fdgh5284
    @fdgh5284 4 ปีที่แล้ว +2

    Jizkalha khare sheikh

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

      scwscwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

      scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉121333333

  • @user-mp7hb2gs5q
    @user-mp7hb2gs5q หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku xifdiyo shekha

  • @deeqaquruxchannel1198
    @deeqaquruxchannel1198 3 ปีที่แล้ว +1

    Www m.a asxaptayda qurux badanan keep going

  • @user-ir4ux9bb4v
    @user-ir4ux9bb4v ปีที่แล้ว

    Allah kubarakeyo walal.

  • @safiaosman4518
    @safiaosman4518 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sheikh

  • @user-mp7hb2gs5q
    @user-mp7hb2gs5q หลายเดือนก่อน

    Shekh alle ha ku xifdiyo

  • @farxiyamqarallah4413
    @farxiyamqarallah4413 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shukran

  • @farxiyadaahir6577
    @farxiyadaahir6577 4 ปีที่แล้ว +5

    sheekh allaah haku barakeeyo

    • @mohamedjaamac7939
      @mohamedjaamac7939 3 ปีที่แล้ว

      Shiikh waad mahadsan tahy xagee kahelaa quraankan oo duubaban

  • @xaliimocabdiqani6141
    @xaliimocabdiqani6141 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك اللةخير استاد

  • @habongacal979
    @habongacal979 4 ปีที่แล้ว +7

    Aniga afar sano ayaan liqawa istalka markan adhoneh waxbo maqabtit ayaleydahaya shekhow mxansameya fadlan soo jawab

    • @umumucaad5913
      @umumucaad5913 4 ปีที่แล้ว +6

      Quraankaan dhageso inta sowasawqatadi adiga oo mashquul aheen in mudo wad duceeyso inshaa Allah Qeerka wuu imaan sabar iyo salaada dukaasho walal ilaheey ubad qeer qaba haku siiyo Amiin yarabi

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 4 ปีที่แล้ว

      Abayo wax qeyr qabo allaha ku siiyo dhaqtarka gabdhaha iyo nimankoda wa inay wada tagan jirada gabadhaha somalida badana kaligod aya melkasta tagan shifo ama dhatarba marbadan waxa dhacda ninka inu xanuunsayahay lakiin aan la ogayn

    • @noorabdiomar2554
      @noorabdiomar2554 4 ปีที่แล้ว

      Asc hubo

    • @habongacal979
      @habongacal979 4 ปีที่แล้ว

      @@noorabdiomar2554 wcs

    • @noorabdiomar2554
      @noorabdiomar2554 4 ปีที่แล้ว

      @@habongacal979 asc abayo sthy

  • @ilwaadquruxcumar602
    @ilwaadquruxcumar602 4 ปีที่แล้ว

    sheekh ilaahay ajir hakasiiyo caafimaad baankahelay ilaahayba mhdaleh waadku mhdsanthy soobadi sheekh khayr ilaahay hakasiiyo

    • @umusaara8219
      @umusaara8219 4 ปีที่แล้ว

      Abaaayo maxaad dareentay

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheihk ilaahey haka ajar siiyo ani korka dhaman woo igariiray sheihk jini canshaq aauma leyna ino ihaayo maxa uroon

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 7 วันที่ผ่านมา

    Shiikh mahadsanid

  • @rukiibabychannel6780
    @rukiibabychannel6780 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allash sheekhunaa wan wada sugeynay ruqiyadan ilaah ajar ha kaasiiyo

    • @mahammadyuusuf2707
      @mahammadyuusuf2707 4 ปีที่แล้ว

      mash allh shiikhow ani hada umul ayn ahy wxn dhalay bisha 1129malin jimca ah waana iga saqiry asoo bilihiisa usn dhamesn 7ayuu kudhashy ilta aad sheegty na waan leyahy maxn sameenkara bara kal laah

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waan dhagsatey ,habenkii ,khamista sogalysay ,habenkii kalena kuxigay ,dhigbaa igayimi oo igasoconayey, Dawooyinkina waan qataaa aad ii qortey 😍

  • @toffo999
    @toffo999 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallahu khayr sheekh aad ban ugu caafimaaday markaan dhagay istay habeenkii ugu horaysay dhiigbaa iga yimid hada aad baan u fiicanahay waana dhagaysan donaa marwalba sheekh alle haku xafido inshaa allaah

  • @cabdalabincabdala9088
    @cabdalabincabdala9088 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah ilaah qeyr hakusiyo

  • @queenfarduusabdifataaxmaxa2143
    @queenfarduusabdifataaxmaxa2143 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh asc waxan joogaa burco waxa iga xanunsanayaa ilmo 2 sano Jira oo macaan lagu sheegay ayaa iga xanunsan sheekh maacanku aad ukacayo mar hoos udhacaya xumad maqriibkiina way qabanaysaa sheekh ila tali

  • @mohamedabdirashid3944
    @mohamedabdirashid3944 2 ปีที่แล้ว

    Kashifuuh. Aderow ceeb alah asturo.

  • @fartunomar8118
    @fartunomar8118 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc, Ilaahay ajar aan la soo Koobi Karin ha kugu siiyo dedaalka aad noo sameyso ee quraankana. Miisanka xasanadka alaha kuugu kordhiyo, Maanta maalin aad uga baahi badan tahay alaha kaaga ajar siiyo. Waan dhageystaa quraanka soo dhigto waan ku cafimad ay.

  • @user-mp7hb2gs5q
    @user-mp7hb2gs5q หลายเดือนก่อน

    Alle ha kuxifdiyo

  • @simansuldan3791
    @simansuldan3791 4 ปีที่แล้ว +2

    jazakaAllah kheyr Sheikh

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

      scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1090

  • @asiyahebrahim6672
    @asiyahebrahim6672 11 หลายเดือนก่อน

    Jasaka Allah shekh
    Ani waxaan soo dilmeey 5 jeer markasta markan bisha 3 iisi dhaman rabto an dilmaa wxan bilabey ruqyada shaley mrkan shito ee ay qabta danbo mareyso Ayan ooh in bilabey sidii qof kalee iga dhax oynayo cml wadada quran isaarry adban usii ooyey markaa wxey dhaheen wa sixir aad cabtey oo dhasha ku diidan

  • @amalabdinasir7786
    @amalabdinasir7786 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiikh qeyr badan allah haku siiyo jasakallah allah ayaa igu caafiyay quraankan

    • @swalehali2816
      @swalehali2816 3 ปีที่แล้ว

      Abayo meqamar adegesanesi malinti

  • @farxiyayuusuf9123
    @farxiyayuusuf9123 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh xagaa lagaa lasoo xidhiidhikaraa

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh kheyr allah hakusiiyo

  • @user-ir4ux9bb4v
    @user-ir4ux9bb4v ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal

  • @fatunmaxamed3898
    @fatunmaxamed3898 2 ปีที่แล้ว

    M.a shiiq alle haku barakeeyo ajirna alle hakaa siiyo aamiin yaa rabb anigo ihaayaa xanunkaas

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh alaha ku barakeyo aduun iyo aaqiroba ilaahow aamiin yaarabi

  • @hafsaahmed8686
    @hafsaahmed8686 4 ปีที่แล้ว +1

    Jezaka Allah kheyran sheikhuna Allah kaa raali noqdo aduunka iyo akhiro Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin

  • @sarahdiriye2087
    @sarahdiriye2087 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah jizakalah shiiq❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @fatumaisikufilanabdi8873
    @fatumaisikufilanabdi8873 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallahu khara kheekh

  • @fardowsaismailGmailCom
    @fardowsaismailGmailCom ปีที่แล้ว +1

    Mash allah ❤❤

  • @flameboynumber1738
    @flameboynumber1738 4 ปีที่แล้ว +4

    You are a legend in this world 🌎

    • @saqlain78697
      @saqlain78697 4 ปีที่แล้ว

      This ruqya for which purpose?

    • @dahaboabdi3922
      @dahaboabdi3922 4 ปีที่แล้ว

      @@saqlain78697 for uterus

    • @saqlain78697
      @saqlain78697 4 ปีที่แล้ว

      @@dahaboabdi3922 in last what he said I don't understand??plz tell me