3 TIIR OO ASAAS U AH GUURKA WANAAGSAN - Dr Baadiyow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Dr. Baadiyow qeybtan wuxuu uga hadlayaa SADDAX QODOB oo shakhsiyan isaga u suurtageliyay in uu nolosha aabbannimo GUUL ka gaaro.
    #qoys #guur #xiriir #jaceyl #kalsooni #xaas #furriin #jacayl #guurka #guurwanaagsan
    FADLAN #SUBSCRIBE saar haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
    Instagram: / shaakirmc
    Website: www.shamaca.com/
    Facebook: / shakirmc

ความคิดเห็น • 21

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 2 ปีที่แล้ว +3

    Adeer ilaahay kheyr ha ku siiyo aamiin aamiin cimriga ilaahay ha ku barakeeya

  • @KeyfMumtaz2021
    @KeyfMumtaz2021 2 ปีที่แล้ว +2

    Arrimaha bulshada waa mowduuca kaliya ee u baahan in mar walba laga hadlaa 👍🏽 like always good job Shaakir👏🏽

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว +1

      Thank you, abbaayo.

  • @MOHAAN7387
    @MOHAAN7387 2 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc muhiim ah mahadsanid shakra iyo ustaadkaba

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan, Idil.

  • @aishasankai3918
    @aishasankai3918 2 ปีที่แล้ว +6

    Wuu noo hiiliyay afkaaga caano lagu qaby adeer🥰

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว

      Waa xal soconaayo soo ma aha? 🙂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      Maskaxadadu waxy u shaqeesaa sidii Rag iska dhicis

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much. Ustaad Shaakir. Mowduuc baahidiisa jirta waaye

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan ustaada Xafsa.

  • @shekeye9487
    @shekeye9487 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax ka ogoow kahor intaan howl cusub bilaawin

  • @libanabdulle1705
    @libanabdulle1705 2 ปีที่แล้ว

    Su'aal: Xaajiyo Muxibo & kuwaan maanta nool ma isku midbaa widaayoow?

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run oo waa laba jiil oo kala duwan. Lkn farsama kasta oo shaqeyn karta isticmaala 😄

    • @aminaali4566
      @aminaali4566 4 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq buu ku dhqay reerkiisa oo kalsooni buu siiyey ninkii xaskiisa kalsooni siiya baa reerkiisu waaraa maashaa AllAAh nin wax qarinaya lalama noolaan karo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      @@aminaali4566 hhh dumara hadii wax walba loo sheego xisaab iyo dabagal a ayay bilaabaan oo dabeecadiina

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 6 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa xaqiiq taa waana muhiim ninka xaaskiisa waa inuu boqorad kadhigto waxaada waa ineey kula yeelataa

  • @faatmadahir2599
    @faatmadahir2599 2 ปีที่แล้ว

    Fikirkiisa xoruu uyahay

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว

      Waa run. Waana farsamo, sida muuqata, isaga u shaqeysay. Mahadsanid, Faatma.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

    ninkaaasi ama gabdho badan ayaa la dhashay ama isagaa gabdho badan dhalay hhhh

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan cuqusheena ayuu yareestay...markuu Soo hadlayo hasoo diyargaloowo... Beenta uu wada bal fiiriryo.

    • @Shamaca
      @Shamaca  2 ปีที่แล้ว

      Waxa aad kaga aragti duwan tahay qor si loo fahmo.