YURUB GEENYO" ASAAGA ADAAN KUU ILMEEYA - HEES CUSUB 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @MaxmedJamac-ic4nv
    @MaxmedJamac-ic4nv 2 หลายเดือนก่อน +5

    Annigoo gaadhii hoosrtii ku jiraan heestna dhagaysnaya waaa iska dayay shaqadan gaadhiga ka waday.😢😢❤
    Yurub ilaahay jannada xisaab la,aan hakugu geliyo😢❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 หลายเดือนก่อน +18

    Fanaanada La Holin Waayey Codkooda Halasiga Ah Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha alllllah yurub cod maaacan nolow wooo❤

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eng Ahmed A Beeyo Shrf iyo kramaan kuuhaynaa Zxb nagu Qaa Qaaliya Yurub iyo codkeedii Dahabka Ahaa

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaw heees macaaaan❤

  • @1972543
    @1972543 3 หลายเดือนก่อน +3

    Lovely 🎉

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 3 หลายเดือนก่อน +1

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
    YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

  • @Fadxiadan-kg7ug
    @Fadxiadan-kg7ug 3 หลายเดือนก่อน +3

    Yurub geenyo Waa jcylkii oo qof ah 😢😢😢😢😢

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii an ku wayay ooo ku wayay ilmo dhabka qoysiyoh oooyinta ma daayeh 😢

  • @Kingmoha883
    @Kingmoha883 3 หลายเดือนก่อน +1

    La adkaysan waayoo adaan kuu ilmeeyaa

  • @YasmiinRooble-iw8xg
    @YasmiinRooble-iw8xg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub geenyo 🎉❤❤❤

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cajiib Yurub maxamed cabdi

  • @abdikadirshukribashir
    @abdikadirshukribashir 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cish calaf soot qurux badan ayu ilah ugu deqay

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 หลายเดือนก่อน

    Hestani qalbigega ka guxday hadii ku wayo ilmo dhawanka qoysay ax 5 mar dhagesto Anas💋💓

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 3 หลายเดือนก่อน +4

    Erayadu Abwaan xamse Axmed Nuur Xasaawi
    Laxanku Qaasin Macruuf.
    Musig Ayuub Haaruun Waynakaa

  • @Haadi-Budul
    @Haadi-Budul 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa sawtu Raxma🙏

  • @GouhadGouhad
    @GouhadGouhad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub ❤❤❤❤❤

  • @mruun6114
    @mruun6114 2 หลายเดือนก่อน +1

    2.,50 haben nimo Ayan dageysanaya e kulamid Ayan ahay cidlan jifa

  • @QoraneShirwac
    @QoraneShirwac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yurubey lama kala haro

  • @AhlaamAbdikarem
    @AhlaamAbdikarem 2 หลายเดือนก่อน +1

    BaL iiso dabc😥💔20/Aug/2024

  • @MoustaphaDjama-hz3dq
    @MoustaphaDjama-hz3dq 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @Juusto1-u9z
    @Juusto1-u9z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mamada calacalka ❤

  • @Mohan_Omren
    @Mohan_Omren 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noloshu way adagtahay saasay tahay yurub waxay kamid tahay tiro yar oo dumar ah oo dadnimadeedu wada deeqday bulsho dhan sharfan wll yurub

    • @SomaliNewEntertainment
      @SomaliNewEntertainment  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Mohan Sidaad ula wadaagtay Fananada iyo Bulshadaba Fikirkaaga

  • @AfrahAhmed-s9u
    @AfrahAhmed-s9u 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiiraCali-t5z
    @AmiiraCali-t5z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan anima layso sarayyy🤕😫

  • @AbdirahmanAhmedAbdi-fz6qs
    @AbdirahmanAhmedAbdi-fz6qs 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub geeyo
    22:41pm.
    Travelling from Hargeisa to Jigjiga.

  • @abdinadiif5410
    @abdinadiif5410 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hees iyo badh yurub max'ed (sawto raxma ) Las'anod 4:40 2024

  • @FaadumoXasan-wx5xy
    @FaadumoXasan-wx5xy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aug 20/2024 tue sowturaxma

  • @suhaylahmed781
    @suhaylahmed781 หลายเดือนก่อน

    22.09.2024

  • @HassanFaarah-e2h
    @HassanFaarah-e2h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adigoo dhalaana ayaad rag waligood dhadhabi jiray isku dhererinaaysaa aadamuhu sinaan maleh hore ba lagu ma aragee ayaan daadku kula tegin. Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta timawaynta caaqil iyo suldaan siyaasadaynta kheyre iyo wixii la mida jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo

  • @abdikadirshukribashir
    @abdikadirshukribashir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cish calaf soot qurxoon

  • @hassanbaash6041
    @hassanbaash6041 2 หลายเดือนก่อน +1

    xeeste.juule

  • @hassanbaash6041
    @hassanbaash6041 2 หลายเดือนก่อน +1

    xeeste.juujle

  • @Ayaanmahamettt
    @Ayaanmahamettt 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤