War Deg Dega Oo Ka Soo Dhacay Aqoonsigi Somaliland Falnqayn Ethiopia Iyo Somalia

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 37

  • @jama5340
    @jama5340 29 วันที่ผ่านมา +4

    Guull Somaliland ❤

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 29 วันที่ผ่านมา

    Wan sodhowenaya hadalaka wanada waxa ushega tilmata garanaqsiga aha Dr abi axamed❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 29 วันที่ผ่านมา

    Maanshalaah Guul iyo Gobonimo somaliland iyo Etiopia habalyo habalyo

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 28 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 29 วันที่ผ่านมา +1

    Viva Somaliland

  • @5ali945
    @5ali945 29 วันที่ผ่านมา

    In shaa allaah guul

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 วันที่ผ่านมา +5

    Guul soomalilan❤❤❤🎉🎉🎉

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 29 วันที่ผ่านมา

    ❤️💥💯💪

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 29 วันที่ผ่านมา

    Somaliland xidigay ku socotay,yaa gaadha!
    maashaa allaah.
    laguma cuno ,laguma cawryo qarankayagow.

  • @Somalilande
    @Somalilande 29 วันที่ผ่านมา +1

    9k sirdoonka leexsan salan sare

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 29 วันที่ผ่านมา +4

    Somaliland guul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 29 วันที่ผ่านมา +1

    SaLdhig milatery iyo biyo badd yaan la bixin iLaa la aqoonsanayo daLka reer galbeedku waa danaystayaal inaynu weligeen Laangadhe ahaano ayey rabaan haku dhawaaqqan aqoonsiga ama bye halayidhaahdo

  • @artanproduction2315
    @artanproduction2315 29 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 29 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne Muse, please and please, Baddeena ha siin Ethiopia. Ethiopia waa cadowgeen koowaad. Iyada oo dhul inaga haysata dhul kale ha uugu darin.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 29 วันที่ผ่านมา

    Aqoonsigii soow kii qudaar noqday

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 29 วันที่ผ่านมา +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 29 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @KUSOWQAWDHAN-b4x
    @KUSOWQAWDHAN-b4x 29 วันที่ผ่านมา

    Bernera unukaa iska leh (Somalia)!

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 29 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa way caddahay dhaqaale farabadan inay ka heleyso dawladda federalka ethiopia.
    2.0. Hase yeeshee ma cadda waxay ka heleyso somaliland haddii ay dhaqaale tahay iyo haddii
    Ay kalleetaba.
    3.0. Ilaa hadda ma cadda waxay somaliland ka helleyso.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 29 วันที่ผ่านมา

    Ciil ma qabeen hadi reer Somaliland ay is racaan. Bal eega niinka MutfeCagjar oo afkisu anu ka xadayn kalmada Somaliland

  • @salmamohamedsalma5817
    @salmamohamedsalma5817 29 วันที่ผ่านมา

    Waxa ìsku xidhan heeshiika bada iyo ictiraafka Somaaliland. Madhacayso in ETHIOPIA bad hesho iyada oo aan ku dhawaaqin ictiraafka Somaliland. Labada arin wey isku. Xidhan yihiin

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 28 วันที่ผ่านมา

    A lot of people talking about the MOU between Somaland and Enhiopia, they do not what is in the MOU and theey are lying about the MOU. These people should get an other work.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 29 วันที่ผ่านมา

    Ooo inaxagjar ma wax fiican ayuu sheegay xoolihh barvara ayuub idinka xiraya xoolatahay niyo iska amue

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 29 วันที่ผ่านมา

    Emaaraatku meeshuu galo wuu Baabi iyaa. Yuhuuda ayuu u shaqeeyaa. Saudigu hangool buu iskaga qabtay.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 29 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan ma wuxuu jecel yahay ayuu dadka u sheegaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 29 วันที่ผ่านมา

    Dabo.dhilifka.etiopa.iyo.asqsda.bada.lagugadayo

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 29 วันที่ผ่านมา

    Hadalka Aby Ahmed wa la cabiri kara inu Bada cas dalbaday oo xukumada kaliya ee awood uu lahayd inay dalabka ka jawabta ay tahay Somaliland madama anay Somaliya xakuumin

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 29 วันที่ผ่านมา

    Oo maxaa idinku faiiden hadii barbara xoolihii laga warejiyey

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 29 วันที่ผ่านมา

    Waxaa jira dad ay iskaga qaldantay dhaliisha xukumada iyo guusha xukumada guushana ku hambalyee dhaliisheedana u sheeg false baahida guudee Sl 1aad waa aqoonsi waa maxay dadkan diidan aqoonsiga maxay doonayaan.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 29 วันที่ผ่านมา

    Imaaraadku muu dhulkiisa saldhigyo ka siiyo maxaa ka galay Somaliland adeer saldhigyo uma baahnin waxaanu u baahanahayd maalgelin wershado waaweyn sida oil refineries, petrochemicals, steel mills, dekado iyo technical colleges, IT institutes si shaqo abuur dhalinyarada ugu sameeyaan, maxaynu askari qori haysta oo xero ku jira ka faaiidi dhaqan xumo iyo qudhun ayuu kuula iman markaa Imaaradow sida DP World maalgelin balaadhan keena ee hanoo keenina saldhigyo dhaqan xumo badan keeni kara.

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 29 วันที่ผ่านมา

    Waar dadka ka soo horjeed guusha Muuse bixi oo.aan eegayn guusha somaliland ee u hadlaya sida cadawga.

  • @almher8883
    @almher8883 29 วันที่ผ่านมา

    You keep recycling same story.....Nothing new here.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 29 วันที่ผ่านมา

    Waa been farmaajaaba 4dekadood inuu siinayo toos usheegay

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 29 วันที่ผ่านมา

    Meeyqrka dowlad deeegaanku muu odhan. Kariwaayey. Somaliland Allow cadowgeeda jabi
    Guul Somali land

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 29 วันที่ผ่านมา

    Waar miyaanu Madaxwaye M uuse biixi isagoo abi garab fadhiya inoo sheegin in aynu itoobiya isdhaafsanayno bad 20 kiro iyo aqoonsi ay si si , baahideena koowaadna tahay aqoonsi taasi hadaanay dhicin aanay inaguna bad miyaan siin karaynaa false waxan ay somaliya ka qaylinaysaa ay tahay aqonsiga.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 29 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale