Windows | Baro sida loo Xakameeyo iftiinka Computerka Habeen iyo Maalin |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @guulkhayrleh7215
    @guulkhayrleh7215 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Jazakallah kheyr

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      aamiin wllkey, adigana allaha kaa abaal mariyo wanaag aan dhammaan.

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      adaa iga mudan wll in ka badan malyuun jeer.

  • @hon.ahmedabdirahman7362
    @hon.ahmedabdirahman7362 4 ปีที่แล้ว

    Qofkasta oo youtube horumar kagaaray
    waxa uu soo maray caqabdo farabadan
    nin halmar 100k subscribe helay majro
    ilaa uu meel hoose kasoo bilabay
    kusoco insha allah janalkaga meel sare ayuu gaaridoona❤❤❤
    respect ustadi🙏🙏🙏

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  4 ปีที่แล้ว

      wlhi waa run wax kasta oo bilow ahna marxaladan way soo maraan insha allah waan u dhabar adeegayaa.
      waadna ku mahadsan tahay guubaabadaada asxbtaada ku casuum channelka insha allah guuleyso.

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsantahay Sxb waan ka helay sida faseexada iyo fahansiinta leh aad casharkaan noogu soo bandhigtay waana ka faa,iidaystay hadadaan baan dul fadhiyaa computer waana u baahnaa sidaan isaga yarayn lahaa iftiinka waad i caawisay allah haku caawiyo Sxb mahadsanid

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  3 ปีที่แล้ว +2

      sxb qaali ah adaa mudan runtii in ka badan malyuun jeer, waxaana farxad weyn ii ah inaan kula wadaago waxa yar ee aan garanayo. wayna i dhiirigalinaysaa inaad ka heshay muuqaalkan, hormar balaaran ayaana kuu rajeynayaa iyo noloshoo kuu hagaagta.

  • @mohamedabdullahihassanalas2025
    @mohamedabdullahihassanalas2025 4 ปีที่แล้ว

    M.a keep going

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllkeyga qaaliga ah allaha ku barakeeyo guuleyso waligaa.

  • @saabirmaxamed
    @saabirmaxamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid ustaad

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  7 หลายเดือนก่อน +1

      Adaa mudan in ka badan malyuun jeer.