Aloow ya geela leh o ciinka kaceshada hada aloow ya wiilashay dhalay o kala ceshada war xasan iyo axmed midna wilkiisa iyo walki midna ku dhiban mayo war kadaya
Qarn dumis xun ayaa tahy dadka isga dhigaa nin wanagsan lkn wwrkaaga. ayaaa iska buraaa axmed madoobe waa moryaan wana la so qabaa dowld ayaa dalka ka taliso
Aniga waxey ila tahay wax ka galay ma laha siyaasiyiin ahmed iyo hassan dhalin yarada meesha ku hoayo ee reerihii dhalay ayeey gablaminaayan ama ogoontinimeeynaayaan
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Ciidamadii uu geeyey Gobolka Gedona boob iyo kufsi bey ka geysteen ???Maantey na Raas kambooni ka geysteen ??? Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Waliba Markuu jagada ka dego Waa In la'soo xiraa hantidii uu boobeyna laga Soo Celiyaa
❤wow galan media wn kutagera wararkgu wa mcanyihin thanks how
Mahadsanid Gaylan media warkaagu wa bukhaari
Hawiye Wuxu kusoo duulay darood waa in la iska dhiciyaa
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaarabi❤
Inta og inuu Ahmed madoobe guulaysan doono like Saara
Axmad waa nin jajuus weyn waa nin argixiso wana la qawanaa
AllHu aclam guusha ,laakin insha allah guul jland .
Labadaba awood bay isticmaalayaan ee wiilsha soomaaliyeed laysku dhamayn labadooda feer ha isku baxaan kii raaya aan aragnee 😂
Armaa adiga iyo wixii kulamida laqaawiyaa 😂😂😂😂😂@@AbuukarMohamed-v4t
Shuceb adiga meshan faqash oromo ka tahay amuus
Nin walpo xilka qaranka haaya wuu tagi doona balse qaranka ayaa hadhi doona aynu taagerno qarankeena insha allah sanad kadib madaxwayne cusup aya imaan doona xaladaan maanta taagan waxay noqon doonta taariikh
Axmed sifudud laguma qapan karo sasaptoo ah anaa joogna
Axmad geedo naar jubaland allaha dhaafiyo wuu diloodaye
❤❤❤ guul madaxweyne axmed maxamed islaam anaga mudug ka soo baxayna haddi ciidan u bahantahay
Masha alah gaylan
Guul iyo gomanimo ciidamada jubbalaand xasan gurguurte jab
Guuleysita guul guul guul JUBALAND
Dowlada fadaralka somalie Xasan chiik dhiko weyn galiyay somalidii si nabad ah logu wareejiyay si balaadhan u kala furay somalia..
Waaa latahay xasan❤❤❤
XASAN MAYD BARKADE MAYDKIISA JUBBALAND HALAGA DAJIYO OO HALA CANSHUURO AHMED MADOOWE 🦁🦁THE REAL HERRO✊✊
That is true 😂
Subxaanallaah ilaaheey Hanaga Haayo In Lagu Noqdo Dagaal Kale Somaali Dhaca İyo Qax Kale Iyo Ciidamo Leysku Dhameyo 😭🇸🇴🙏
Shaki kuma jiro axmed madobe inuu al shabaab la shaqeyo Iyo Kenya dabodhilif uu yahay inuu kismaayo fadhiyo 15 sano kismaayo Kaliya
Xasan sh hadduu ka guuleeysto Axmed madoobe waan taageeri doonaa shuruud laan. Viva xasan
CIIDANKU HADDUU DEGO RAAS KAANBOOBI WAA ARGAGIXISO OYO CADOWGA UMADA..!!!
Aloow ya geela leh o ciinka kaceshada hada aloow ya wiilashay dhalay o kala ceshada war xasan iyo axmed midna wilkiisa iyo walki midna ku dhiban mayo war kadaya
xasan wa cadowga nabada bal jubland oo nabada bu dagaal iyo dhiig kudaadin raba oo dad soomali xaqdaro ugu duulay
Nabad iyo Nolol.
Adiga hadlaayo iyo ahmed moryaan isku mid ayaa tihiin ethiopia ayaa u shaqaysiin alaah guuleyo.qarrnkayna
siyaasiyiin ku dheega Somalya dhaeh eeSomaliya isma heestaan
Somalia 🇸🇴 CXD .. guul Somalia 🇸🇴
❤❤
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
FADLAN AF SOOMAALIGA ISKA SAX OO DHEH "ISU DIYAARINAYAAN" EE MAAHA "ISKU DIYAARINAYAAN"
Oo hadda ma waxaad rabtaa inaad no sheegto in ciidanka qaranka oo dalka meel kamida joga in ay Dowlad kale tiraa haha baxaan
RAASKAANBOONI haddii CXD loo ogoleeyn, soo taa macnaheedu maahan MADOOBE in KENYA toos u hoos tago.
Xasan sheekh asiga aya maxakamad u baahan dadki gaajo iyo barakacin iskugu daray
Diyar ayan unahay geri iyo nolal balse gusha jubaland haracdo Mudane madaxweyne madobe ayan jwb kasugeyna InshaAllah
yaa kuusheegay ma hooyadaa ayaa fooxiso ah
Maay ee hooyad oo mooryan ay sheegtay
Haday dawalladd kala bixi weyaso mudada loo qabatay ayaa la ogaan dona awoodda jubba lan
Laba cadow allaha isgu jabiyo mxaa yeelay waa labo qayr beelayal ah
Hamze marxuun
Xasansheekhwaaqabyaaladiiste eema,aha madaxwayne soomaaliyeed
Waxaan oo kale in aan dhagaysto xittaa ma istahilaan waayo waa 2 mooryaan oo naloo sharciyeeyay
Hadan si wadani nimo ah u hadlo qabiilkana iska dhigo meel, ahmed iyo xasan 2duba wxey u jeedan dantooda, umana jeedan danta qaranka
Axmed madoobe waa ladhafiyaa jubaland
Aduunyada dhan dagaal ka socda aduunyadii wa dhamaatay😢😢
Kan la soo qabtaan sugaynaa
Waa la isparan
Edit-kaan oo madaxda dhakada kadhuubeeyso naga daa sxb
XASAN GAWAAD DAGAALKIISU MA WUXUU KUSOO URURAY DAGAALKA DAAROODKA IYO MAAMULO DHISAN???
Qarn dumis xun ayaa tahy dadka isga dhigaa nin wanagsan lkn wwrkaaga. ayaaa iska buraaa axmed madoobe waa moryaan wana la so qabaa dowld ayaa dalka ka taliso
guuleso madaxweyne xasan soo qabo axmed shabab
Waa soodhawaynaynaa in la sooqabto axmed dhuxul from daarood
Axmex madobe mahan nin ciyarciyar lagu qaban karo
Inta og ineey dowladu ka guuleeysan doonto ahmed madoobe like saara❤
Ascm
Ilaahow u gargaro shacbka somaliyed iyo kuwa islamka ah amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤
Xasan xagee buu dalkena diintena iyo dadkena kuwada waba yaabe ?😢
Wax dawlad soomaaliyeed la yiraahdo ma jirtee qolowalba tuuladeena ha ilaashato😂
Haamse waaxuu Ahmed ku nooqday islaanti tiidhii Illahahow wiilkeyga igaa haadlasi ee yiidhii hooyoo an kuu waaso
@Sahraismail2230
Qosol ayaad iigu dishay
Qosol ayaad iigu dishay my sister
Hadi farmajo ahay lahay intas ma aadan dhehden
Nin gardaran maguuleysto waana gurguurto caruurta uu kusoodaabulay hays dhiibaan hadey nolol rabaan
Nina nin kama xoog badno😅
Ku waan oromo afka somalida bartay aya meshaan kaa hadlo
Waa inuu axmed dagaal ku qaadaa siduu u muu jiyo awaado jubalaan
Aniga waxey ila tahay wax ka galay ma laha siyaasiyiin ahmed iyo hassan dhalin yarada meesha ku hoayo ee reerihii dhalay ayeey gablaminaayan ama ogoontinimeeynaayaan
Gaylan mahasanid
Waxaan aqoon u leeyahay
deegaanka la isku hayo
Xasan kaliya waxaa taageeray maqaabul iyo tolol moge
Aan awood ku jiiri karin ogadeenka kale
Cawlyahan iyo bartiile wixii
hartigu boxo gobanimo iyo
gunimo ayay baxaan waa
Talo iyo tabar wadaag
Oo ciidan axmed obe ka heli maayo cawlyahan iyo bartiile
Raas kaboomi haduu xasan dhanka kismaayo
kaso aado allashabaab ayaa
Dabka saarin kii wadadaas
mara xasan ama axmed
mafoobe kuu yahayba
Sidaa awgeed xasan ma aadi
karo dhul kayn ah isgoo
Masaga waa alshabaab ka haysto dhan kasta tabar u waayay
A.madoobe kismaayo
gu deheeda kama bixi karo
Oo kalsooni kumaqabo
Maxamed subeerka xamase iyo isgu aykala qabiyeen
Isku sooduub oo kismaayo
Xassan A.madoobe u kharaaree
Doorasho nin iyo cod ahna
Amadoobe xasan u kharaaree
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Ciidamadii uu geeyey Gobolka Gedona boob iyo kufsi bey ka geysteen ???Maantey na Raas kambooni ka geysteen ??? Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa Waliba Markuu jagada ka dego Waa In la'soo xiraa hantidii uu boobeyna laga Soo Celiyaa