Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 587

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +138

    Dhakhtar salaan sare taliye 😅🙌
    Nabiga ku salli wa jimce scw scw sallahu calayhi ❤❤😊

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +104

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤ﷺ❤💝❤❤

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว +46

    Waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 ปีที่แล้ว +146

    Maawel inta jecel😅❤

    • @Ikran_isse4890
      @Ikran_isse4890 ปีที่แล้ว +1

      ❤😂aniga

    • @monaupthi7536
      @monaupthi7536 5 หลายเดือนก่อน

      Ninkan labrkiisa iso raadiiya😭😭😂😂🙆‍♀️

    • @bilancali2011
      @bilancali2011 5 หลายเดือนก่อน

      @@monaupthi7536 ana.zxp crush ku ah wligayba😅

    • @bilancali2011
      @bilancali2011 5 หลายเดือนก่อน

      @@monaupthi7536 kan aniga wligayba crush ku ahaaye ka dhac😅🙏

  • @amr._.222
    @amr._.222 ปีที่แล้ว +19

    guys you can't imagine how dhakhtar is humble
    and mawel is so humble too🙂

    • @YngRiv
      @YngRiv ปีที่แล้ว +1

      What abt qays

    • @rhmounazir304
      @rhmounazir304 ปีที่แล้ว +1

      @@YngRiv he is very very very humble tooooooooo😂

  • @sihanhussein8877
    @sihanhussein8877 ปีที่แล้ว +10

    Mansha alla I love friendship/brotherhood kooda dagani, masulnimo, hadal kala sugid, iyo ixtiram baay ku darsadeen 🤴🏽🤴🏽🤴🏽❤️

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas ปีที่แล้ว

      Waxay ina tusaysaa heer saaxiibtimo ee ka dhexeeya ❤😊

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +30

    Alhamdulillah, grateful for another blessed day. Jumma Mubarak
    ❤️

  • @tufaaxomohamed3831
    @tufaaxomohamed3831 ปีที่แล้ว +46

    Istaqfurulaah ninkan naceejinya wayo Maweel isn’t easy 😂😂

    • @hamsesaed6201
      @hamsesaed6201 ปีที่แล้ว

      Maleh indho dayaan bayku socotaa zxp bayaal

  • @FarxaanCabdilaahi-ru4nb
    @FarxaanCabdilaahi-ru4nb ปีที่แล้ว +9

    Time ka shaashada soosaar dhakhtarrr unbelievable videos ❤❤

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 ปีที่แล้ว +10

    Alla kuwaan waa jeclahay guuleysta isla jirkiina jeclahay intaa in daawanaayo qosal ma joojin wax badan soo galiya😂😂😂😂😂❤❤❤👏👏

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 ปีที่แล้ว +40

    Maawel the funniest dude

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye ปีที่แล้ว +14

    Inta SAMAHA Jecel EE ILAWADATA TEAMKA
    HAYSOORAACDO
    MAWEL,QAYS,DHAKHTAR,ZAKI,MAWLIIDSAAM,NIYADSAME
    ❤❤❤
    SALAN SARE

  • @aamiinaamiin7815
    @aamiinaamiin7815 ปีที่แล้ว +73

    Weligay 100 Like mahelin wlhi bal maanta iga farxiya ilmaadeerayaal 😂❤️

    • @fatuma5607
      @fatuma5607 ปีที่แล้ว +2

      maxa ku falysa 100ka like

    • @aamiinaamiin7815
      @aamiinaamiin7815 ปีที่แล้ว

      @@fatuma5607 niyadaan ku dhisanyaa 😂🤟

    • @user-cy1ey9wx2h
      @user-cy1ey9wx2h ปีที่แล้ว +1

      Horta waa su aale maxaa laga faaidaa like ??halay faaideeyo
      Dad badan baan arkay dalbanaya in like loosaaro!!

    • @aamiinaamiin7815
      @aamiinaamiin7815 ปีที่แล้ว

      @@user-cy1ey9wx2h is weydii 😂💔

  • @abdiney2253
    @abdiney2253 ปีที่แล้ว +10

    M.a jumca mubarik wll😊😊

  • @sharmachannel6144
    @sharmachannel6144 ปีที่แล้ว +9

    MAWEELOW MAHA DAANYEERKA EE WAA DAYAXA IYO XIDIGAHA ODAY POSS CADA OO BOQOLAL WATAA BARIGAA KAYIMID LEGENDS ❤❤

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan ปีที่แล้ว +22

    M,a ileen caqligeygu wa full😂 6 kamida Su,alaha Wan gartey💃☺

    • @user-sm5de3kn1w
      @user-sm5de3kn1w 5 หลายเดือนก่อน

      Walleee waaad I caqli dhaantaaaa😂❤

  • @DekaHashiHassan
    @DekaHashiHassan ปีที่แล้ว +8

    Shibirta Bat iyo Xayawanka kale dolphin lo yaqaanaaba qaabka cuntada u raadsato Echocolocation or Echo loo yaqaana, Waxaa dirtaa Ultrasound qaab noocasay cuntada ku raadsataa @Dhakhtar and @Maweel @qaysQayser.❤

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 ปีที่แล้ว +26

    Mawell so funny !!!❤😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +6

    Fiidmeertu waa sax indho ma
    Leh jabaqda ayay ku socota caadana way ku dhacdaa sida hablaha ✌👍

    • @ibrocovi3839
      @ibrocovi3839 ปีที่แล้ว

      Sxb indho way leedahay google garee oo soo eeg

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว

      @@ibrocovi3839 hhhhhh google ma ka raadinayo sababtoo ah aniga ayaaba indhaheyga ku arkay sxb aad bad u mahadsanthy 🙏👍✌

  • @xilajanoloveyoumomzahra1213
    @xilajanoloveyoumomzahra1213 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah ❤my brothers keep going 👊

  • @wacanabdi488
    @wacanabdi488 ปีที่แล้ว +20

    Ninkaa ina maaweel talent buu leeyhy 😂

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 ปีที่แล้ว +40

    dhakhtar is working under difficult circumstances and still has more quality videos than those living in western countries ❣️✅

    • @naimahusein7957
      @naimahusein7957 ปีที่แล้ว +1

      Wlo maxd inanta ugu shaqysan😂😂😂😂

    • @QAWDHANKA1
      @QAWDHANKA1 ปีที่แล้ว +1

      InanTa magaca udhig😂

    • @cusmanmaxamoud8057
      @cusmanmaxamoud8057 ปีที่แล้ว

      Beentii ugu Wayned aan maqlo 😅😂😂

    • @Faarizi_channels
      @Faarizi_channels ปีที่แล้ว

      It's a fake channel, trust me

    • @mssmonday7902
      @mssmonday7902 ปีที่แล้ว

      Hadan kaayeelo 😂😂😂difficult circumstances mxa ku ogysiiyey 😅 inanta mgaca udhig waryaa

  • @daganmomo
    @daganmomo ปีที่แล้ว +6

    Waa idin Wada tageera lkn Maweel Xarabadisa jeclahy Funny man😂😂

  • @WiltoodhOfficail
    @WiltoodhOfficail ปีที่แล้ว +17

    ninkii maweel Barnamijksta Ku Dar dhakhtaraw wlhi waa riwayade hhhh😂

  • @mohamedabdilaah
    @mohamedabdilaah ปีที่แล้ว +2

    sxp barnaamijkan soo badiya sxpayaal oo niyad same iyo khaalid ck keena kuso dara

  • @maganmahamoud923
    @maganmahamoud923 ปีที่แล้ว +5

    1 basasha
    2 shumaca
    3 dabka
    4 shanlada
    5 lundo
    6 da'deeda
    7 galofisyada
    8 cirbada
    9 waxaba
    10 cimriga
    11 wadada
    12 diyaarada
    13 dhirta iyo caanaha geela
    14 candhuufta
    15 daanyerka
    16 dabaysha
    17 farda fuulka
    18 dabaysha
    19 korontada
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Thnks dhakhtar🎉🎉🎉🎉

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +6

    Maweel wlhi muqaalka asaa qurxiyo another level qosalki aduunka 😂😂

  • @lightuptolight
    @lightuptolight ปีที่แล้ว +2

    Yaranteydi iso xasuusiseen dakhtar barmijkan so badi wllo❤

  • @niciimamattan5871
    @niciimamattan5871 ปีที่แล้ว +14

    Maaweell waa funny 🤣🤣😂

  • @SahraMaxa-kw8ie
    @SahraMaxa-kw8ie ปีที่แล้ว +3

    Maaweel
    Dhaqtarr
    Qeysqeysr
    All of you keep going big supporter from Mogadishu people💗🌸

  • @ozman_ismail09_
    @ozman_ismail09_ ปีที่แล้ว +10

    Wlhi dadkaan wan iska jecelhy mrkan dwnyo😂😂❤

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhakhtar is so humble and cute 😊

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 ปีที่แล้ว +2

    Muqaalo aad leedihiin oo i dhaafay garan maayo qays qaysar maawel dhakhtar best somali youber

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +3

    next khalid ck and niyadsame💯🙌

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 ปีที่แล้ว +13

    Maweel so funny 😂♥️

  • @Maandhis_Maaweelo
    @Maandhis_Maaweelo 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qays qaysar ❤
    Dhaqtarr 😅
    Maaweel😅
    Ku dooro

  • @amindahiraxmed
    @amindahiraxmed ปีที่แล้ว +18

    ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴏғ ᴍʏ ᴍɪɴᴅ ᴍᴀᴡᴇᴇᴇʟ 😂😂😂

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 ปีที่แล้ว +4

    Abdisamed maaweel funny weeyi ninkaasi😅😅

  • @sumayoabdi2671
    @sumayoabdi2671 ปีที่แล้ว +11

    Muqalka waxa qurxiya maaweel 😅😅😅

  • @sumadqaran
    @sumadqaran ปีที่แล้ว +2

    Suaasha oogu horeeyso ee uu maaweell ka yjawaabay waa runtii wlhi xaaskaaga hadaad dhaawacdo waad Ku dhib qabtaa 😢😢

  • @Duale-114
    @Duale-114 ปีที่แล้ว +2

    Googaa
    Cadale ku cirmaayso waa , CADKA IYO CAANAHA FARDAHA .

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac ปีที่แล้ว +2

    No waankaa diiday wax boqol ilig le oo aan baruur kalla goyn waa aloolka waa qalad 😢

  • @faraxsuleimam6776
    @faraxsuleimam6776 ปีที่แล้ว +2

    Ninka maweel waa iska tageraa lakin waa to mach hadal❤😢

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 ปีที่แล้ว

    Shp sare qof qalbi wngsn maxamuud dhakhtar best roll model

  • @maxamedbashiir1780
    @maxamedbashiir1780 ปีที่แล้ว +2

    The best TH-cam dhaqtar

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 ปีที่แล้ว +3

    Ifka lagu yahay walal😢Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin❤❤❤

  • @Hibonuura-lk6ck
    @Hibonuura-lk6ck ปีที่แล้ว +18

    Maaweel is so funny wllhi😅😅😅❤❤

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 ปีที่แล้ว +2

    M.a dhakhtar iyo Asxabtisa best boys tihiin wlhy🥰🤴

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 ปีที่แล้ว +1

    Xidigaha bariga our 3 stars 🎉m.a

  • @filsanpharahabdi-di8ii
    @filsanpharahabdi-di8ii ปีที่แล้ว +8

    Xiisole is th best 😂❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 ปีที่แล้ว +3

    Ala mawel hadu wlkey ahan lha wlh waxarbe

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 ปีที่แล้ว +2

    Monchlh farxddo oklya ayan jirin wx la dhgo wlhi 🎉🎉🎉❤

  • @Dahirahmed-nor
    @Dahirahmed-nor ปีที่แล้ว +1

    Fiid-meertu indho yaryar bay leeday, lkn waxay ku shaqaysaa ECHO, jabaq bay tuurtaa reflectionka soo noqda ayay ku garataa wxa ka horeeya markaasay ka baydhaa.
    Markabkuna wuu ku shaqeeyaa oo dhulku intuu u jiruu ku ogaadaa

    • @Filsan406
      @Filsan406 ปีที่แล้ว

      Ha that’s true saas ayeey ku shaqaysa

  • @ahlamabdirahmanosman9377
    @ahlamabdirahmanosman9377 ปีที่แล้ว +4

    Wow waala idin sugayay 👏👏🙌🎉🎉❤

  • @mobiibaye6435
    @mobiibaye6435 ปีที่แล้ว +4

    Dundumo yar dumo katuudhay Waa hurdada ❤😂

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +3

    Caqlii yarii iyo idiinkuu kalaa dheriidiin ilahay haidiinxafiido ❤❤

  • @abdihakimabdilahi2138
    @abdihakimabdilahi2138 9 หลายเดือนก่อน +1

    Su aasha koowaad qalin beesalkana wey noqon kartaa 😊

  • @fardusaxmed5926
    @fardusaxmed5926 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mawell Funny weeye wlhi ❤

  • @ugbaaadmaxamed
    @ugbaaadmaxamed ปีที่แล้ว +12

    Qof kale kulama barbar dhigi karo❤❤❤❤

  • @ubaxciise5298
    @ubaxciise5298 ปีที่แล้ว +2

    Maweelow ayaa caqli badan legend ku soco ❤❤❤

  • @user-ge2ls9jn8d
    @user-ge2ls9jn8d 8 หลายเดือนก่อน +1

    QAYS QEYSAR MARNA WLL MARNA WEHEL😢❤

  • @Faaraxjamac609
    @Faaraxjamac609 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaa maweel la dhaho runtii waa xaraabo hadaanu mabrmaamujka ku jirin maba daawado funny walahi

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin samamay walalahy qaaliga ah igu soo duceeya wllshy oo mudo shan Sano Ah igu xanunu sanayaa ❤

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 ปีที่แล้ว

      Allah ha caafiyo caafimaad sariica ah walaal , insha Allah

  • @khaalidiimaan3586
    @khaalidiimaan3586 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maawel is the best

  • @yusraxaaji8972
    @yusraxaaji8972 ปีที่แล้ว +13

    Waxn ahy qofkii uhoreyey ee daawada dhakhtar waku tagera wll wxn rajeynyaa inn malin uun idin arko igu salan qays iyo mawel🥰

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 maweel walhi waa xarabee
    Dhakhtarow soo badi muqaladan oo kle

  • @FadumoJamac-uq6dq
    @FadumoJamac-uq6dq 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend qays❤

  • @xamseeid170
    @xamseeid170 ปีที่แล้ว +2

    Nafta weeye suaasha koobaax

  • @maxamedaxmed3270
    @maxamedaxmed3270 ปีที่แล้ว +4

    iidhiib gacanta waad la waydee😅😅

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 ปีที่แล้ว +2

    Wax boqol iligleh oo an baruurta goyn waa aloooolka guryaha lagu dhiso baadiyaha

  • @SundusNadiif
    @SundusNadiif 2 หลายเดือนก่อน

    Qays qeyser waa qofka kaliye an tagero ❤🎉🎉😊

  • @nuuraabdulaahi6104
    @nuuraabdulaahi6104 ปีที่แล้ว +2

    Number one comment afar xaasle saaxibadii😅

  • @qmarm8465
    @qmarm8465 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi cawa mood kaad ii badasheen khayr hele 😂😭

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em หลายเดือนก่อน

    Maweel Waa qosol wlhi markay is helaan 3dan nin sidaan u qosolayo hooya tidhaa ayaa kla jooga marmarkan is ilaabo een qosolka kor u qaado

  • @barkhadahmet
    @barkhadahmet ปีที่แล้ว +5

    Maaweel wuuna waalaya😂😂

  • @user-ln4qe2sp2v
    @user-ln4qe2sp2v ปีที่แล้ว

    Qeys iyo dhaqtar manwele horay u socod wangsan walayal❤

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 ปีที่แล้ว

    Maaweel waa very smart man legend ka odey odey baa moda mar mar waxa is dhahah ma odey bu ag jogi jiray

  • @mumtaasmukhtaar
    @mumtaasmukhtaar ปีที่แล้ว +7

    inanTa yar Ee idiin soo wareegTa maxaD futaDa farTa uga gaLisaaaa dhakhTarow😂😂😂❤

  • @ena_dayip
    @ena_dayip ปีที่แล้ว +5

    Dhakhtar nin intiisa ka weyn keep forward ❤

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +5

    Ninkii qays dumarkii way naceen allah kareem waar dumaroow Hinaasahan wax ka badala aad qof aan wax idinka dhaxayn iska jeclaanaysaan marna iska nacaysaan
    Waxaan maqli jiray uun children and women's love has no conditions!!!!
    2023 ayaa la marayaa jacaylkiina meesha aad gaynaysaan iyo emotions kiina u meel daya please 😢😢😢😢😢😢

    • @ilhancabdi2889
      @ilhancabdi2889 ปีที่แล้ว

      Wa kaftane cinda manecba wiilka

    • @sucdiishhussein3888
      @sucdiishhussein3888 ปีที่แล้ว

      Qofwaliba fikrad ayuu leyhy wallo wuuna ka hadli karaa fikradiisa ma,ahn qof in lagu naco Qaysna wuxuu ka hadlay fikirkiisa Waka manta la,leeyhy 4 xaasle Aftara haduu buuxiyana waa nin ragnimadiisa m,ahan manta wuxuu qays bilabaya waliged way so jirtay Marka dumarka anoo dumar la,ayaban walhi🤣🤣

  • @hamdajama6476
    @hamdajama6476 ปีที่แล้ว +1

    Maaweel muxuu isla kala hayaaaa micnaha😂 waar waan idin salaamayah saxiibayaaal

  • @kaltunahmed1767
    @kaltunahmed1767 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh maweel la,aantiis abaar ❤❤😂

  • @user-yw7ww1le5n
    @user-yw7ww1le5n ปีที่แล้ว +10

    Mawel funny 🤣😊

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q หลายเดือนก่อน

    Mawel waa nin walan qays iyo dhakhtar iyo mawel oo ishelay😂😂😂😂😂

  • @user-fw3pv7ju2x
    @user-fw3pv7ju2x ปีที่แล้ว +9

    Maaweel isn't easy 😅😅😅

  • @FadumaMaxamed-sp7jw
    @FadumaMaxamed-sp7jw ปีที่แล้ว +1

    Mayah wllhi fiidmeertu indhoh maleh qaysoow maaweel saxsan dareemo ayay ku socotaah.makhribka ayuun Bay baxdaa habeen I jiidhay wllhi

  • @IdmanIdman-qc8mx
    @IdmanIdman-qc8mx ปีที่แล้ว +2

    Waa sax su'aashasi😍

  • @xilajanoloveyoumomzahra1213
    @xilajanoloveyoumomzahra1213 ปีที่แล้ว +1

    Please maaweel 100KU garsiiya❤

  • @user-yv2wm2td6e
    @user-yv2wm2td6e ปีที่แล้ว +1

    Wiilashayadu qosoka markay iskudaraan aniguna waan riyaaqaa salaan from Abu Dhabi

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 ปีที่แล้ว +1

    So badiya barnaamijyada nocana❤

  • @bushromuuse5238
    @bushromuuse5238 หลายเดือนก่อน

    Qays iyo dhaqtar wlhi Wn jeclhy 😫🥹

  • @Atomkka
    @Atomkka ปีที่แล้ว +2

    Top Level

  • @user-ug1hy3qk4d
    @user-ug1hy3qk4d ปีที่แล้ว +1

    Waa cartiiyo canaha geel

  • @user-jw3us6el1m
    @user-jw3us6el1m ปีที่แล้ว +3

    Saxib muqalka waxa la mooda in la duubay 1991 wayo waa bila editing

  • @azzaoTheJunior
    @azzaoTheJunior ปีที่แล้ว +1

    waa saw da (wax boqol ilig leh)

  • @abdiney2253
    @abdiney2253 ปีที่แล้ว +4

    Wanku faraxsanhy ina ahy comitigi ugu horeyey dhaqtarow

    • @abdiney2253
      @abdiney2253 ปีที่แล้ว

      Nio isnabka Iso jawab

  • @wardaahmed9311
    @wardaahmed9311 ปีที่แล้ว +2

    Qays wa fariid walhi😂❤

  • @user-kk8dh7hc2o
    @user-kk8dh7hc2o 6 หลายเดือนก่อน

    Walhi dadayda waan ku faanaa inader dhakhtarow

  • @mohamedilkacase8230
    @mohamedilkacase8230 ปีที่แล้ว +2

    Zxp sobadi ❤❤

  • @mahattkeyaw7750
    @mahattkeyaw7750 ปีที่แล้ว

    Oday boosh cadoo boqolaal wataa barigaas ka yimid waa dayaxa iyo xidigaha.☝️