Gungaar - (Daw mise Diin) - Abdulkadir Isse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @catoshmata3213
    @catoshmata3213 3 ปีที่แล้ว +16

    Nin kaa cod macaan wlligey kumaan arkin SOCIAL MEDIA RUNTII USTAAD updulgaadir isse KU TAAGEERA ANI

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 3 ปีที่แล้ว +6

      Run ahn wn hesana wriyal wx kle ah
      Madow less tv
      Maxmd muse tarsan
      Waberi media
      Ogalka dunida
      Ogaansho
      Ogal cusub
      Dhmn waa wriyaal cod dyaarsn leh cabdul qaadir ciise waa mid asna ad uwngsn

  • @liibaan-790
    @liibaan-790 4 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha ku barakeeyo c/qaadir ciise. waxaad tahay rukun kamida arkaanta lagula dirirayo khawaarijta

  • @BintiXasaa
    @BintiXasaa 5 หลายเดือนก่อน +4

    maasha cabdiqadir hoorey u soco Waxa fiicaan umaada somaaliyed u heeysaa alaaha ku xafiido

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 8 หลายเดือนก่อน +6

    Codkar
    Maalin insh alllh sawr waan kula geli doonaa
    Abdulkadir Isse guuleeyso wll

  • @abdirahmaanmohamed3320
    @abdirahmaanmohamed3320 3 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah waal qaali Abdulkadir isse Horay u soco Taariikhaadaa ku xusi doonta waxaadna haysaa shaqo aad u wanaagsan wll cadawga alaha kaa qabto. Cadawgaasna mid kale ma ahanee waa Al shabaab oo Lunsan

  • @catoshmata3213
    @catoshmata3213 3 ปีที่แล้ว +6

    Nin mar waliba XAQIIQDA SOO TAWIYO keep going ustaad गुय्त्यीह्र्व

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Alle khyr Hakysiiyo Wariye Daacada Cabdiqaadir Ciise Juba❤

  • @MulkiMire
    @MulkiMire 4 หลายเดือนก่อน

    Alaaha ku barkeeyo cabdiqadir ciise hoor u soco

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ahmed diriye waa mujrima Allah ka furtay 💯 dhalin yarada somaliyeed asaga qalday sharmuuta dhashay

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cunugaa yar waa fariid Diinta fhnsan

  • @YaasiinSanja
    @YaasiinSanja หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @bukhaarimohamed2716
    @bukhaarimohamed2716 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inaad so badiso ayaan ku talin lahaa oo xalqado badan loo sameeyo

    • @AbdifitahGure
      @AbdifitahGure 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb abduqadir bro

  • @NuradinMohamed_
    @NuradinMohamed_ ปีที่แล้ว

    Waan kula soconaa hoggaamiye Abdikadir

  • @wiilocismaan8409
    @wiilocismaan8409 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walakey allaha ku xafido

  • @hamsemuuse9951
    @hamsemuuse9951 4 หลายเดือนก่อน

    Shabab inta xalane noo furan yahay hagagi mayni

  • @mambaba537
    @mambaba537 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waan kusalaamy from limpopo Sxb hore

  • @AzizYusuf-vd4eu
    @AzizYusuf-vd4eu 4 หลายเดือนก่อน

    Carabiyatu bayna yadayk 2013 ayaan dhigtay waa buug argagixiso carabina lagama barto oo axaadiis ayaa ka buxda..

  • @LuqmaanJeelle
    @LuqmaanJeelle 11 หลายเดือนก่อน

    Allah hanaga qabto argagixisada shawab

  • @ahmedbarkhadle2878
    @ahmedbarkhadle2878 3 ปีที่แล้ว +2

    Kaligiis muslim
    Waxa no badale
    Kaligiis wadani
    Faraqmaje

  • @sihamahmed2338
    @sihamahmed2338 3 ปีที่แล้ว

    Said waxed hore u qalday sax imka wanan ku cafinay

  • @Hussnimubaarak
    @Hussnimubaarak 9 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan is qarxinaa qooq ayaa dilay ee dumar haloo guuriyo khawaarijtana alaha naga qabto

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว +2

    Kaligiis muslim
    vs
    kaligiis wadani

  • @AbdifatahZ
    @AbdifatahZ 4 หลายเดือนก่อน

    Samigeey waa Aftahan hadalka heli Og.

  • @abdirahmandirir3279
    @abdirahmandirir3279 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @LuqmaanJeelle
    @LuqmaanJeelle 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😮 yabdadna

  • @CAJIIBMEDIA-ut8ho
    @CAJIIBMEDIA-ut8ho 5 หลายเดือนก่อน +1

    CAJIIB MEDIA

  • @SaadaqMuxumad-co9ef
    @SaadaqMuxumad-co9ef 5 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali waxeey isqabyaaladeysoba qabiilka isaaqa layiraahdo ayaa ah musiibada aad aragtaan balse mafahantaan shabbat waxaa maalgaliyo fikirkaana badanaa let waa hear waqooyiga fahan ama hafahmin

    • @abdifatahcg4055
      @abdifatahcg4055 4 หลายเดือนก่อน

      Waar somaliland sida umay fogaan ee run ha moodin waxa inta comment raadiska ahi baraha bulshada ka shubayan;
      hadey naf u hayaan alshabab somaliland Madax tooyadeeda may qarxiseen, ee nimanka reer galbeed ayaa hubka xataa si hoose u siiya si aaney somali caasimadeedu cagaha dib iskugu taagin ogawna in aaney faraha kala maqneyn labada dal ee inoo arka cadow halis ku ah hadeynu cagaheena isku taagno waana Kenya iyo Ethiopia

    • @shucaybupdi2193
      @shucaybupdi2193 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdifatahcg4055waa macquul iney somaliland tageerto sabbto ah hadii eynu cagaheena ku istagno masii jiri donto filasho ictiraaf iney helan ah ah xogoda si lamida labada dal ee dariska Nala ah way jirta oo hadii anu cahahena ku is tagno dhul ban kaso ceshaneyna dhinaca kle reer galbedkuna marabo inan cagahena ku is tagno xita siyasiyintenu maraban marka cida isbadalka laga sugayo waa dhalinyarada iyagiina qaad iyo mandoriye baa loso dhofinaya walee waan hurudnaa meelkasta way nagala dagalamayan

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 ปีที่แล้ว

    🦁

  • @FarxaaninaSokorey
    @FarxaaninaSokorey 6 หลายเดือนก่อน

    Scw❤😂

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 3 ปีที่แล้ว +4

    Carabiyatu bayna yadayka jaamcda ku qaaty wlhi

  • @maslahnor7402
    @maslahnor7402 3 ปีที่แล้ว

    Waxaad dadka kugu xiran ku rafaadisay, waxan soo wadaa barnaamij fcn, iyo 3usbuuc ka hor iyo 1k kaliya